Тёмный

Afgambiga Natenyahu loo maleegay Xaaskiisa sheegtay & Hubka india Siisay Israil waliba Drones 

Dulmi Diid
Подписаться 374 тыс.
Просмотров 63 тыс.
50% 1

Afgambiga Natenyahu loo maleegay Xaaskiisa sheegtay & Hubka india Siisay Israil waliba Drones
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Развлечения

Опубликовано:

 

24 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 149   
@DulmiDiid
@DulmiDiid Месяц назад
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mathér end dog 🐶🐕 😢😢😢😢 subhanallah
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 Месяц назад
P​@@hassanhassanismael8470
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Месяц назад
kenyaatiga anaga wanaageena meey ka shaqeeyaan, waa maya, vissaha caalamka oo dhan ay ufasaxeen anaga oo deriskooda ah waanoo diideen,, badeena ayay nagu haystaan, dad soomaaliyeed ayay diyaarado ku weeraraan oo ay dilaan , wadankeena ayay ku joogtaa sharciyad la'aan...... Marka sheekhoow anagana ha gubato maahee hadeey qaraxdo wax naga galay male daanyeerta sanka waaweyn
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Месяц назад
Ayagoo dhan rabi ha afganbiyo
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Месяц назад
Sheekh wadankastoo gaalo ledahay dhibwaala rabna ileyn waxnooma rebanee ilaahey haburburiyo kuwa dabaqyada kadhistayna wadankodey sooguben
@user-ir9df5go5l
@user-ir9df5go5l Месяц назад
Shiikhow coursadi xagay maraysa ilaahay kheyr haku siiyee
@Cabdixakiimmuusecige7
@Cabdixakiimmuusecige7 Месяц назад
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SomaliMusic11
@SomaliMusic11 Месяц назад
Waan Kuu Saarnay Walaal Qabyaaladiid Cabdixakiim Horay Usoco ❤❤❤
@qaatemadhige1722
@qaatemadhige1722 Месяц назад
Hala Caawiyo waa Walaalkeen Oo Soomaaliya waxba inama Yeelayso waa wacyi Galiye Walaal keen Qabyaaladiid Cabdixakiim Horay Usoco Keep Going Bro ❤❤❤❤❤
@qaatemadhige1722
@qaatemadhige1722 Месяц назад
Hala Caawiyo waa Walaalkeen Oo Soomaaliya waxba inama Yeelayso waa wacyi Galiye Walaal keen Qabyaaladiid Cabdixakiim Horay Usoco Keep Going Bro ❤❤❤❤❤
@CumarDoodaaye
@CumarDoodaaye Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤
@AbuukarMohamud
@AbuukarMohamud Месяц назад
Shekhow Kenya io ithopiya naxaris inagama dhaxeyso hawada gubtan in badan wadankeyna ayey gubayeyn
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 Месяц назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 Месяц назад
Alloow nagu badbaadi kenya waan daganahay waa wadankeena 2aad
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Месяц назад
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@habibajamac9941
@habibajamac9941 Месяц назад
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Месяц назад
Aamiin yaa rabi Aamiin
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
illaahay haaw grgaaro shacbka falastiin yaarabi
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Месяц назад
اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة ياارحم الراحمین
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 Месяц назад
SHIIKH IN SOOMAALIDA LADHOCO MAJECLI LKN MAY MAALGASHADAAN WADDANKOODA AMA XATAA GAARISSA
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk Месяц назад
Masha allah sheikh mohamed New updates thanks
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 Месяц назад
Waa run hidida muslimiinta aad beey uneceb yihiin meel walbo ooy joogaanba ilaahay iyaga haku celiyee oo ha udhintaan naceebka muslimkee
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Месяц назад
Scw scw scw scw ❤❤❤❤ yuhuud waye jaabtaye Inshallah gull gobonimo sheikh wacaleikum salam doua preay gaza save
@MalangeMunchen
@MalangeMunchen Месяц назад
Runter sheekh waa malinki uhoreyey ee Komentare kabixiyo❤❤❤ Kuli sidan ayaa abadannahay alle hanasoo hadeeyo
@BACAD_BACK
@BACAD_BACK Месяц назад
ASC MARKA HORE DADOOW❤2●
@user-qv2pt3vd4t
@user-qv2pt3vd4t Месяц назад
Sheekhow warkaaga sax ma ahan. Adiga iyo kuwa dhistey Kenya was haasidiin Waayo waxa lol bahnaa dalkooda in ey dhistaan
@ashamohamed689
@ashamohamed689 Месяц назад
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
@MoussaAwdaher
@MoussaAwdaher Месяц назад
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ما يقارب شهرين بدأت بمتابعة برنامجكم الذي جل أخباره فى غزة ولقد أعجبتني اسلوبكم وطريقتكم التي تقدمونهاللمستمعين حيث جمال الخطاب فريدمن نوعه وانكم قد نجحتم على نشراخبار صادقة ونزيهة من النفاق والتملق والرياء الحمدلله فى جهادكم ونحن معكم وشكرا اخوكم شيخ موسى من جيبوتي
@MoussaAwdaher
@MoussaAwdaher Месяц назад
الصحيح ونزاهتكم من النفاق ٠٠الخ
@MoussaAwdaher
@MoussaAwdaher Месяц назад
الصحيح ونزاهتكم من النفاق ٠٠الخ
@lulmohamed181
@lulmohamed181 Месяц назад
Allah ha ugargaaro walaaleheen reer falastiin aamiin yaa rabi ❤
@alcadaalachannel4035
@alcadaalachannel4035 Месяц назад
Alaha Kala Qaboojiyo
@mohamedtowbah1922
@mohamedtowbah1922 Месяц назад
Dulmidiid Allah hakubarakeeyo
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b Месяц назад
Ilaahay ha isku diro aamiin
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Месяц назад
Yahuuda iyo wixii cawiyaba Allha dhulka Lajaro Ayagoo dulaysan Aamiin Yaa Rabi
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Месяц назад
Sheikh warka sobaahdih Inshallah 40minite
@marianabokar7809
@marianabokar7809 Месяц назад
Iney ka tagaan maaha waxaan soo taagnaa soomaaliya in ay wadan jireen waayeelkooda ama qof baa u hari,jiray walee soomaali intaa waan ku fiicneen kama tageen aniga
@MaxxmedAlcumari
@MaxxmedAlcumari Месяц назад
Ambi Insha Allah aamin
@MuuseCilmi-g2e
@MuuseCilmi-g2e Месяц назад
Ilaahay hakala qaboojiyo
@degaghedi1738
@degaghedi1738 Месяц назад
Sax illaahow xaasid hanaga dhigin
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 Месяц назад
Subxaana alla allow dhibta ka qaad dhib cidna uma fiicna
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Месяц назад
Cuqubo xun bay galeen reer qaza Allah ka so saro cuqubo xun
@u.j4515
@u.j4515 Месяц назад
I pray for peace calmness, lots our Somali people live, prosperous and invested 😢
@nadranadra2130
@nadranadra2130 Месяц назад
Kenya Rabbi harogo, wadankeenna ayey rogayaan horena urogeene.
@mokhalidisak8672
@mokhalidisak8672 Месяц назад
Waa xanti xaaraan ah
@shukridiriye1166
@shukridiriye1166 Месяц назад
Ilahy amni hanoga dhigo
@FaaneySheikh
@FaaneySheikh Месяц назад
Scw first coment
@mahmedbarkele1273
@mahmedbarkele1273 Месяц назад
Masha Allaah
@housseinali4145
@housseinali4145 Месяц назад
First comment 🤲💚
@adamfarah1952
@adamfarah1952 Месяц назад
Illahay haburburiyo
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Месяц назад
Allah isku diro yahuuda
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Месяц назад
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@mamaruney4373
@mamaruney4373 Месяц назад
Wcs sheekh
@HasanShire-bq9pm
@HasanShire-bq9pm Месяц назад
Waad mahasan tahay
@abdilahimuse3464
@abdilahimuse3464 Месяц назад
Shekh koorsadii weli kaama haynee mad la noqotayna mise wey soo socotaa
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Месяц назад
ascww shiikh maxamed dulmi diid maasha alaah jasaa alaahu qeyr waxaan kuu rajeynaa in ilaah towfiiqda iyo tubta suuban ku waafajiyo asc
@ummumuhammad9412
@ummumuhammad9412 Месяц назад
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Месяц назад
Shacabka Africa aan kamid nahay waa isku mentality wax aay isdhaamaan majidho. Wax yaabaha layaabka leh waxaa weeya marka aay mudaharaadayaan waxaay burburinayaan laamiyadii xafiisyadii Doowlada hantidii Shacabka iyo tii Doowlada. Aqli xumadu heerka aay gaadhay Waxaas aay burburinayaan waxaay u haaystaan in uu leeyahay President Ruto waana isku mid Africa including Somalia
@loulaloula9520
@loulaloula9520 Месяц назад
Machallah inchallah guulastay midnimo musulmans palestiniens
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ thanks
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 Месяц назад
Sheekh hana tusin calooxuda ayeeyada eegu cunaayo
@user-eu3fw8wn8w
@user-eu3fw8wn8w Месяц назад
Illahaoow kabadbaadi oo nabad ku soo dabasl yourbbi illahayoow meelkasta ha nagu ololinin
@mohamedHassan-bw6ze
@mohamedHassan-bw6ze Месяц назад
Kohor inta eysan ciidammadoodu dalkeena imaan imaanin oo aysan dadkeena si xaqdaro ah udilin Kenyatiga dhib kumeynan qabin lkn hada dowladoodu waa cadawgeena cadawgeena dhibkiisuna waa dheefteena hade dowlada ayaan kahadlaa shacabka kama hadlayo.
@sahroali1196
@sahroali1196 Месяц назад
Musiibadii.uu.kudhigay.reer.Qasa.Nataniyaahu..allaha.kurido
@ashawooo
@ashawooo Месяц назад
Nytahu walaal iyo walaabahar illahaya ha uu keno iyo masibo deg deg ah allaha la kulamiya bura cudar illahaya ha cadabo Hindiyo rabi idan kena masibo iyo mucujusa deg rabi idan cadabo ciidamad Yuhud nacalada ha ku dhacada illahaya Eyaha idan ku kici
@abdisalaanhassan2215
@abdisalaanhassan2215 Месяц назад
Vibe waaye wuxu cabaayo sigaarka electronic ah ee Maaha tear gas
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Месяц назад
Sheekhaw xaasidnimada qabiil kayga CM ayaa lagu xantaaye koru bax fadlan
@maxamedyusuf4299
@maxamedyusuf4299 Месяц назад
Walaahi UK ayaan ku noolay ilaahayna waxa aan ka baryayaa inuu dumiyo
@uzaam10
@uzaam10 Месяц назад
Ustaas hooyada eeyga qaniinayo wa ay noshahay dhawac aya so garay xogto dhamestirana waxad kaso eegta @emelia🇸🇪
@yahiaadam3403
@yahiaadam3403 Месяц назад
Lacagtii somalidu waxay taalaa kenya allah ha sahlo
@kingpower6909
@kingpower6909 Месяц назад
اقترب نصر
@PrimeCare-zf1fw
@PrimeCare-zf1fw Месяц назад
Yahuuda makujirtaa sheeekhoow
@gurdan5841
@gurdan5841 Месяц назад
Wcs
@amanijama9597
@amanijama9597 Месяц назад
Kenya is home to so many somali people, I hope this situation will calm down.
@maryanjimale9241
@maryanjimale9241 Месяц назад
Nothing Will happen to kenya wllo since it has freedom of speech.
@maryanjimale9241
@maryanjimale9241 Месяц назад
Nothing Will happen to kenya wllo since it has freedom of speech.
@maryanjimale9241
@maryanjimale9241 Месяц назад
Nothing Will happen to kenya wllo since it has freedom of speech.
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 Месяц назад
Caruur dile cadaabta waji waji ha u galo aduunkana cariiri
@abbdll
@abbdll Месяц назад
Kenya hadey barshadaha siisocdaan kkk soomaaliya wixii ka dhacay baashaal ayay noqonaayaan
@maryanjimale9241
@maryanjimale9241 Месяц назад
Yahuuu maxad noqahari wadanka selfish
@abbdll
@abbdll Месяц назад
@@maryanjimale9241 kkkkkkk sidii ruwanda ayay isku dilayaan. Hadii aan lakala qaban
@maryanjimale9241
@maryanjimale9241 29 дней назад
@@abbdll that will never happen. God almighty protect our land (Kenya)
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q Месяц назад
Inay haysato shaki kuma jiro
@AbdulahiMustafmohamed
@AbdulahiMustafmohamed Месяц назад
Asc
@africa166
@africa166 Месяц назад
Dulmi did adiga ka celi
@Mohamedahmed-mw9ew
@Mohamedahmed-mw9ew Месяц назад
Sheikh corsadi warkeda intu maraya
@user-wr6vy3rb7h
@user-wr6vy3rb7h Месяц назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-.&__،،،،،،،،
@user-zs6lq7oc6s
@user-zs6lq7oc6s Месяц назад
sax
@AasiyaAbdi
@AasiyaAbdi Месяц назад
R ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Месяц назад
Ha la inqilaabo Netanyahu.
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 Месяц назад
حسبي الله ونعم الوكيل ✌🏾
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b Месяц назад
Alaa ciilbadana yahuud yaa iikeena iyagoo xirxiran
@ruqiyoahmed6582
@ruqiyoahmed6582 Месяц назад
Asc Hindiya waxay necebyihiin Islamka waxaana aan aad uga xumahay in dowlad Islaam sheeganeyso ay u ogolaatey in wadankeeda laga dhiso macbadkooda ugu weyn oo shaqaalo badan oo hindi ah ay shaqaaleyso, Hindiyana ay burburineyso Masaajidadii oo u bedeleyso meel ay ku caabudaan Asnaamtooda Allahu Akbar sc
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 Месяц назад
Ameen 🤲😒
@SirajQolkadacwada
@SirajQolkadacwada Месяц назад
👍
@KhadraSharif-iw1hv
@KhadraSharif-iw1hv Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Месяц назад
Dowlada Hidooska Ah Allha Bur buriyo
@anabbintufulaan9031
@anabbintufulaan9031 Месяц назад
Xasbiyallahu was nicmal wa kiil
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i Месяц назад
😊
@maxamedyusuf4299
@maxamedyusuf4299 Месяц назад
Maxaad Gaal uga naxaysaaa ilaahay ha dumiyo kenya, Ethiopia, UK, USA iyo wax alla wixii umada islaamka dhibkooda ka shaqeynaayey
@liibanshakat4030
@liibanshakat4030 Месяц назад
Asalaamu calaykum [brother] walaalkey maxaa inoo tusaysaa gabar walaasheen oo waayeel ah oo xayawaan sixun ugalaayo, Laakiin waad ka cabsoo naysaa in aad natustid qof yahuudi oo la salcinaayo, wax badan waan ku jeclaay laakiin arintaas caawa aanala share gareysay waan ka xumaaday waa fikradeyda oo kaliyah, Allah hana wada xifdiyo aamiin.
@hodanc6255
@hodanc6255 Месяц назад
Dabcan dintu ma ogola in qof la silciyo xata midka kula dagalaya marka xagu ka keni wad aragtay maxabista say u qurxonyin
@sacdiyokeynaan2958
@sacdiyokeynaan2958 Месяц назад
ASC SHEEQ WAXAN UDHAHEYNA WAAXAN RABI LAHEN INEY DELKENA IN EY MAAL GASHTAN INTEY KENYA NAGU DHISAYAN NACEEB NAGAMA AHAN EE WAA CIIL NAHAYA
@nakrumamohamed414
@nakrumamohamed414 Месяц назад
Asc sheekh ilahay haku xiftiyo waxan ka codsan lah waxad ka sheegaya yay dharbilod kahor ee lagu socordhiye talefanado seden u xiraa wuxu igawsheer garaynay sawirada
@abdiabass4197
@abdiabass4197 Месяц назад
Reer Somali wanag way keneen lakin waxan Eurupe iyo Mareykan laga kene (daqan celeska eh..) Hata parents kooda support there evil deeds...
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 Месяц назад
Wcs wcs wcs
@mremoyentertainment3655
@mremoyentertainment3655 Месяц назад
Sxbow dibaato aan wadno maaho ee wa demonstration against the finance bill 2024/25. Ruto inu mareykan aade ba finance bill IMF & world Bank so qorten usoo diiben.. waxo yaro bribe neh jabkey usogiliyen …markasu raba inu xog kumarsado anakane ma yeeleyno taas over our dead body. It’s a peaceful demonstration.
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 29 дней назад
asc shakhaw sitartiib ah miyad rabta in aad gaalada nojeclaysiiso kiinyaatiga itobiyanka hakaha burburiyo aamiin somalda waxan usheegi hantida keena dalkiina gadil kale halaydin bililiqaysto ilahay udinkii
@Zahra..259
@Zahra..259 Месяц назад
Sheekha waa gaala hadad la jeclaato xumaanta ma xaasid baad ku noqon?. Iyaguba burburka somalida baay ka shaqeeyan.
@aayatulaah4821
@aayatulaah4821 Месяц назад
Iyagaa dhibtèna jecel anaguna ka nixi mayno halaagoodu somaali waa.u dan
@user-be2si2fg6b
@user-be2si2fg6b Месяц назад
Sheikh barnaamijkii course sadii aad sheegaysay ma dagaalaadaa Ayaa qaatay
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Месяц назад
Shiiqoow xaasidnimo maahan lakiin wadankeena dadkii xukumaayeey barlamaankii kuligood waxeey u guureen keeya dadkii wax haystay waxeey u guureen kiinya dhaqaalihii soomaaliya waxaa lagu cunaa keeny
@aftaxyassin1265
@aftaxyassin1265 Месяц назад
Kenya ha dunto dalkayaga ayey dhibaato ku tahay waayo tuugadii soomaaliya soo countay iyo khawaariijtii soomaalida ayaa xoolihii dhigatay
@afgobeedle
@afgobeedle Месяц назад
Shiikhow gudaha qaybta senatarka ayey ku jireen xitaa qadadii mp yada ayeyba cuneen.
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 Месяц назад
Hindiya waa cadowga Muslimka WELIGOODBA waa la ogyahay iney NECEBYIHIIN Muslimiinta
Далее
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 8 млн
Моя Жена Босс!
0:40
Просмотров 8 млн