Тёмный

Afhayeenka Booliska" Islamarkii uu qaraxa dhacay Banaanka Xeebta Liido waxaan ku qabanay gaari qarax 

Dalsan TV
Подписаться 172 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Afhayeenka Booliska" Islamarkii uu qaraxa dhacay Banaanka Xeebta Liido waxaan ku qabanay gaari qarax iyo Ninkii waday oo nool,dhimashadu waa inkabadan 30 Dhaawacyadu waa inkabadan 60".

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 14   
@findheofficial621
@findheofficial621 2 месяца назад
Waan kaxumahay arrintan alle hayna ammaansado dhammaanteen waxaase ku tallinlahaa in xamar bacda cishe ninkaan shaqaysanayn guri giisa haqaado. Sidaas ayaana fiican waana taladii rasuulka scw. Dan weyn haddaad kalahayn suuqa iska joog walal.
@Mmm6-d8j
@Mmm6-d8j 2 месяца назад
Alle ha u naxariisto dhamaan intii dhimatay 😢Alle inta dhawacana ha caafiyo . Wax la sheegi karo meshas kama dhicin walhii 😢
@shukriluggeed4108
@shukriluggeed4108 2 месяца назад
Anaga hanoo shegin waxii lagu ganacsanaye umadii aad masuulka ka eheed oo meesha ku baabaday ka bixi jawaab cidanka soo gurmaday markii hore yeey ilaalinayeen shacabkiiba dhamayee balayo idinku habsatay oo dowladnimo idnka sugtay 😢😢😢
@IbrahimMuqtaarSalaad
@IbrahimMuqtaarSalaad 2 месяца назад
Waa jiib idin kasaarsn waaye amaanka shacabka soomaaliyed inaad ilalisan qofkasto inaad baartan ayaa loo bahana feejig naan dherri malah cidanka
@kifayocali9987
@kifayocali9987 2 месяца назад
Waxaa laraba in lala xisabtamo shabab dadka wadada u soobaneyay oo laaluushka qaaday
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 2 месяца назад
Afka somaliga ku adag ma ugandisba kkkk damashad
@osmanosman2224
@osmanosman2224 2 месяца назад
Todobada arooska haku qabsadaa goobaha cibaada
@bilanxaawo7274
@bilanxaawo7274 2 месяца назад
Maxaa ka galay adigu shayadiinta dadka dilaysa miyaa ka mid tahay
@fuaddhisow9529
@fuaddhisow9529 2 месяца назад
Ninkaani ma wariyaa masey waa ninkii qaaday masuuliyad amniga dadka lalaayey
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 2 месяца назад
Lkn shacabka somaaliyeed u sheega sababta ninka qaraxa wada u sodhaafo goobaha baadhintaana dadkana loo baadho qof loo baadho kowa idinka ka aha amini xumda
@CaaQilHamse
@CaaQilHamse 2 месяца назад
Iyagu sawmaali ma aha mìyaa
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 месяца назад
Warya afhayeenka police hooyada was kala tag umada beenta waradka was
@Mideye157
@Mideye157 2 месяца назад
Beenawaas runta ka sheeg khasaraha iyo dawladada ay ka buuxan kuwa dadka xasuuqaya
@calisidiiqomaralisidiiqomar
@calisidiiqomaralisidiiqomar 2 месяца назад
𝙸𝚕𝚕𝚊𝚑𝚢 𝚑𝚊𝚠 𝚗𝚊𝚡𝚊𝚛𝚒𝚒𝚜𝚝𝚘 𝚒𝚗𝚝𝚒𝚒 𝚔𝚞 𝚐𝚎𝚎𝚛𝚒𝚢𝚘𝚘𝚝𝚊𝚢 𝚒𝚗𝚝𝚊 𝚔𝚞𝚍𝚑𝚊𝚠𝚊𝚌𝚊𝚗 𝚝𝚊𝚢𝚗𝚊 𝚒𝚕𝚕𝚊𝚑 𝚑𝚊𝚠 𝚋𝚘𝚘𝚐𝚊 𝚍𝚑𝚊𝚢𝚘 𝚠𝚊𝚊 𝚊𝚛𝚒𝚗 𝚖𝚞𝚛𝚞𝚐𝚘 𝚡𝚊𝚖𝚋𝚊𝚊𝚛𝚜𝚊𝚗 𝚖𝚊𝚊𝚗𝚝𝚊 𝚍𝚞𝚌𝚊𝚢𝚗𝚞 𝚞 𝚊𝚠𝚘𝚘𝚍𝚗𝚊𝚊 𝚒𝚕𝚕𝚊𝚑𝚢 𝚑𝚊𝚔𝚊 𝚍𝚞𝚕𝚚𝚊𝚊𝚍𝚘
Далее
Maxaadan ka Ogayn Maleeshiyada U Dagaalanto Khawaarijta
27:35
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57
#kikakim
00:17
Просмотров 7 млн