Тёмный

Ahmaddey Sh Mukhtaar - Wareysi #3/3 - Wixi aan ka wariyay aabahay 

HANOOLAATO
Подписаться 479 тыс.
Просмотров 257 тыс.
50% 1

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Опубликовано:

 

5 мар 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 192   
@abdallahbashir7309
@abdallahbashir7309 Год назад
Masha Allah,, Sheikh Mukhtaar wuxuu ahaa wadani Soomaaliyeed. Allaha u Naxariisto Aamiin Aamiin.
@YoonisAbdi-cr9mg
@YoonisAbdi-cr9mg 6 месяцев назад
😊😊😢🎉🎉🎉🎉😢😢
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Год назад
Illaahoow u naxariiso sh Mukhtaar Maxammed Xuseen
@isxaaqik2775
@isxaaqik2775 2 месяца назад
Amiin allah unaxristo
@farhaanibraahim8356
@farhaanibraahim8356 Год назад
Faarax macalin dawaare ayuu u egyahay odayga
@mohamedcadaani8425
@mohamedcadaani8425 Год назад
Qeybta. Mafahmin dib ogu noqosho ayaay u baaahantahay 2 askri oo qolka kulajiro oo labada dhinac ka taaagan ayuuu warqad qore oo uu jeebka u galiye iyo baarlamaaanka oo aheyd meeshiii ogu mihiimsaneyd ayaan soo galay askarigii intiii uuu labada albab dhaxdooda socde ayaan qolka furi laimana arkin inta aaan maaamushe ayaan ka soo baxee kunoqo arinkan wax kasoo badal kadib nooogu soo celi
@Almacarif
@Almacarif Год назад
اللهم صلّ على محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@hodanmohamed1972
@hodanmohamed1972 Год назад
Ayaanle habo Allaha ku xafido waa taariiq aad u qurux badan intii dhimatay Allaha u naxariisto qofka soomaaligaa ilaa mid rabi u naxariisto maahane kuma fiicnin runsheegnimada iyo amaanada waxaad moodaa in xidadadeenu musuqmaasuq ka samaysan yihiin wado gaaban ayaan mar walba dooranaa waxayna na gaysaa godkii halaaga cimrigiisa Allaha u barakeeyo waxaa muuqata inuu dhalay aabe wanaagsan😢
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Год назад
Wlh khibrad Bdn aya ka kororsadey barnaamijyadan thanks ayaanle please noo soo badi ❤❤❤
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 Год назад
Sheikh Mukhtar was the right leader for Somalia but they did not recognize him he was an honest and God fearing man he was a faithful employee of the state
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Год назад
Ayaan_loow maxaad u sixi_weeyday, oo ugu sheegi_weeysey in uu khaldan yahay, maadaama uu ku Qoslay AUN Dil_kii Salaat Gabeeyre ?. Ugu yaraan waxeey aheeyd in aad Jarto, yacnii ka Gooyso Qosol_kiisa, kadibna soo dhigto RU-vid_ka.
@maanoche9742
@maanoche9742 Год назад
6da cisho ee u dhaxaysa 15 october ilaa 21 october waa muddo taariikhiya oo aad u muhiim ah, go'aamisayna sida ay u ekaan doonto qaabka siyaasadeed ee Somalidu. Waxaan aad u jeclaan lahaa in cilmi baadhis qoto dheer laga sameeyo mudadaasi.
@moolcaliyow
@moolcaliyow Год назад
“Albaabkii Africa ayaa noo furmay” iyo sida taariikhda Geeska Africa u dhacday waa wax aad isugu eg.
@mansamusa5923
@mansamusa5923 Год назад
Ayaanle waraysigaan waa ku mahadsan tahay❤ Xaqiiqdii waxa cad Kacaankii in uu ka danbeeyey dilkii c/rashid ali sharmaake ilaahy ha u naxariisto
@muhuboabubakr-jg1kz
@muhuboabubakr-jg1kz Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuleso kuu soomaalonomaad guul goobonimo😊
@Almacarif
@Almacarif Год назад
سبحان الله والحمد لله ولا إله الا الله والله أكبر
@abdirashidibrahim8190
@abdirashidibrahim8190 Год назад
Wxuu ahaa Sheikh Mukhtar Mohamed Hussein nin dacadnimo ay kudhamatey, akhriyaar ah Allena yaqiiney AUN.
@ali-ahmdxasan6581
@ali-ahmdxasan6581 Год назад
Interesting
@maxamuudcabdiraxmaan75033
@maxamuudcabdiraxmaan75033 Год назад
Kkkkkkkkkkkk INQILAABAY SIYAAD BARRE ALLE HAW NAXARIISTEE MARXUUMKA AAAMIIN AAMIIN AAAMIIN
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 Год назад
Waa sheego ku fcn in flim laga sameeyo ,dad ilbaxa ahaayeen ,M.A
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Год назад
Waraysan wacan.
@shuceybjakarta7041
@shuceybjakarta7041 Год назад
Aad iyo aad ayad u mahadsantahay Ayaanle xusen cabdi, Aad Ayan uga helay wareysiyadaada xulka ah
@fadminaabdi3163
@fadminaabdi3163 Год назад
asc ayaanle Illahay ha ku xafido ninkan adwareysatey asagaa qayr laawe ah qosol kuma galin ee allaha ku dugo inuu cafis weey diisto dadkii aabihiis uu wax ka gumaaday
@amii86
@amii86 Год назад
Aabihiis aya u daran markaa soo asi oo dhahaya qeyr laawihi salaad gabayre Walibana qoslaayo ya allah 🙏🏻
@abdihassan4382
@abdihassan4382 Год назад
masha Allah
@Almacarif
@Almacarif Год назад
لا حول ولا قوة إلا بالله
@rooraayecalimurjaan377
@rooraayecalimurjaan377 Год назад
Mahadsanidiin!
@maxamuudcabdiraxmaan75033
@maxamuudcabdiraxmaan75033 Год назад
Guddpomihii baarlamaanka Somaaliyeed KKKKK SH. MUKHTAR
@aliahmedabdalla9374
@aliahmedabdalla9374 Год назад
36:55 very interesting
@mohamoudabdulrashid6810
@mohamoudabdulrashid6810 Год назад
Waxa cajiib ah ahmadey hada dib isu dhagaysto in hadalkagu iska hor imaanyo habenki inqilaabka 11:00 aabaha waxa u yimi maxamed siyaad hadana waxa le dahye xafadi kle aya lagu khaldamye o habenka gaare lagu jabiyey o laga so wayey qofki u dambeyey maxamed siyaad bu ahaa maxa guriga laga dooney hadiba Qofki ugu dambeyey aabaha la kulma u maxamed siyaad ahaa I!!!!
@maxamedabdiabukar2567
@maxamedabdiabukar2567 Год назад
Adiga warmoog ayaad tahay, Sheekadana Lama Socon Saan Filaayo, Max'ed Siyaad Muusan Rabin in Habeenka koowaad la qabto Odaygaan, Asagaa u Diray Guriga kale, Subaxdiina ugu Badalay Xabsi.Guri. hadii habeenka koowaad ee Raafka Siyaasiyiinta la Qaban Lahaa waxaa la Geyn lahaa Afgooye, waayo habeenkaas waxaa Howsha Waday Salaad Gabeyre, Mana dhici laheyn in kalidii xabsi guri laga dhigo iyadoo sodogii xiran yahay, Sheekhuna waa Qofkii dalbaday in Ciidanka soo Fara Geliyaan, waayo wuxuu Xakameyn waayey Baarlamaankii Xaq buuna u Lahaa inuu saas sameeyo sharciga ayaana sidaas faraayo ee aan dastuurka ku qoranay, qofka Madaxeynaha ah ayaa ah Taliyaha guud ee Ciidanka. Wabillahi Towfiiq.
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Год назад
Waa sheeko keliya waraysigu Nidaamka askartu ma ogola nin gurigiisii iyo sariirtiisii la dul joogo Inay xafiiskiisa ka maqnaayeen.
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh Год назад
1969 hadaad jitrtay 18 sanno waxaad hada jirtaa 72 sanno umana ekid Masha Allah,horayna waxaad usheegtay inaad dhalatay 1954 iswaafaji oday.
@yufamoha8285
@yufamoha8285 Год назад
15 ayuu dhahay si fiican u dhageyso 15 plus 54 waa 69
@IsmailSaid-dw6uq
@IsmailSaid-dw6uq 10 месяцев назад
War fiican baad kerntaken Mäasha allaah
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 Год назад
Xafiiska madaxweynaha ninka galay askarigu anu lahaysan kabahasan dhegaystay qab qab xasaasi halkasi sual bay ubahnayd filim camal
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Год назад
Wangar tey warey sigii 2 bad sodaa soda axmed sh mukh taar maxa med xuseen wll
@guleedciise4497
@guleedciise4497 11 месяцев назад
Ayaanle waxay ahayd inaa Waydiiso Ninka Cookerka ahaa Magaciisa iyo halka laga heli karo carruurtiisii Sidoo kale Askeriga u sheegay in madaxweynaha dili doona magaciisa iyo qabiilkiisa
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Год назад
Shiikh muqtar, Adan cade iyo Cabdirashiid Ali Sharmaake rag akhyaara ayey ahaayeen. Ninka si sax ah ayuu uga waramay intuu ka yaqiin madaama nin yar uu ahaa.
@engdhuguf
@engdhuguf Год назад
WAR AXMADEY SH MUKHTAAR BEEN BADANAA
@justincasecase4367
@justincasecase4367 5 месяцев назад
Hanolato Cuqudad Ba Ka Buuxudo Allah ku Caafiyo
@nurahmed6712
@nurahmed6712 Год назад
Faarax Galooley"Salaanaa wax haleynee is ma laheyn"
@maryammb7064
@maryammb7064 11 месяцев назад
😅😅😅😅❤❤❤
@user-pb4zw1ct5d
@user-pb4zw1ct5d 4 месяца назад
Dilki cabdirashid ziyad bara diley majirto
@user-pb4zw1ct5d
@user-pb4zw1ct5d 4 месяца назад
Hadey qabyaaladu jirto ma shaqu Helo lahaa.
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Год назад
HANOOLAATO CHANNEL WELL DONE. AYAANLE HUSSAIN ABDI MAHADSANID SXB KEEP GOING
@hugdheh
@hugdheh Год назад
21 october waxay ahayd maalin talaado ah waxaa u malayna marku shegayo inu Arbaco ka wado ama Khamiis
@sareeye2899
@sareeye2899 Год назад
Hhh wlhi ninkaan legend waaye film inuu jilaayo cml sxpo naga kala yaree
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Xaasadcadayyareeydaanaa qiimobadan dumaroo khayrbadan lagufarxo oorimarwa ah dumaroo lagufarxo qiimobadan qaranyareey.
@habibahashi2575
@habibahashi2575 11 месяцев назад
❤❤
@abdiashkir4124
@abdiashkir4124 Год назад
Bal beentaa days ana biri film hindiyaan soo wadaa soomaliyey iga dhagrysta
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 Год назад
Ninkan Marne wuxuu lehyahay abbe laba askari ayaa ilalineysa is markaasna cunug Yara u warqad iyo furo u soo dhibay caajib wuxuu axmedey ka sheekeynay waa wax isqbanayo maha
@esmaelsheybow3226
@esmaelsheybow3226 Год назад
ALi. Karaani. Oo. Reer. Bari. Ayuu. Ahaa. Nin. Dheer. Cad buu. Ahaa
@OsmanAbdi-nf7dh
@OsmanAbdi-nf7dh Год назад
Waligey nin ka been badan ma arag waayo xafiis ciidanqansadey sidee qof shacab ku deyn karaa? !!!!!beenlow
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 Год назад
Kkk. Waa iska sheeko xariir iyo mada daalo.Xooga dalka iyo Golahiisa Sare dalka waa idiin dhiseen. Afka hooyo waa idiiin qoreen. Bacaad iyo gaajo waa idinka difaaceen. Jabuuti waa idiin xoreeyeen. Soomaali Galbeed waa isku dayeen in ay Xoreeyaan. Laakiin gaalo oo dhan baa u soo gurmatay oo Soomaaliya burbursiy iyaga oo adeegsanaaya Qabyaalada.
@maryammb7064
@maryammb7064 11 месяцев назад
✅ ✅ ✅
@user-ce5te9gy5c
@user-ce5te9gy5c Год назад
Maxamed Siyaad Bare waxy deedanaa in our Madaxweyne noqdo Musse Boqor
@mohamedhussein4002
@mohamedhussein4002 Год назад
Waw Gods gift
@mohamedhussein4002
@mohamedhussein4002 Год назад
What trouble life history it was mr
@maxamefyuusuf6190
@maxamefyuusuf6190 Год назад
waa tariikh cajiiba
@user-kx4uu2pw5q
@user-kx4uu2pw5q 5 месяцев назад
Ok
@mahadjama1481
@mahadjama1481 Год назад
Waxyaabaha qaar run maaha qaarna waa dhacdooyin dhab ah sida uu ii sheegay Aabahay Avvocato Xabeeb oo wakhtigaas iyo intii dacwadu socotayba qareen iyo difaac u noqday askarigii toogtey Madaxweyne C/rashiid taas oo keentay in askarigu u sheego sida ay wax u dhaceen. aabbahay oo markii dambe ii sheegay.
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 Год назад
AYAANLE ADIGA IYO KUWA AAD WARAYSATABA OO KANHADA AAD WARAYSANAYSO XOOLO AYAA THI
@user-ho7jl4by6v
@user-ho7jl4by6v Год назад
xada ayaa loobaahanaa in uu sameeyo daimond faramaajo waqtigiisa inta ciidan kiisa diyaarsanaa wllh qashinkaan xada socodo nama dhibileheen ee qaran muuqdo ayaan ahaan leheen ruuto kenyana dhibcaahaan managa heli lahaan
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 5 месяцев назад
Wasaq farmaajo wuu isku daye lakin badbaado qaran ayaa diyaar u aheed. Don't forget. Adigana waxaad beeraha u fali laheed Ethiopia injireey. Oo farmaajo iyo siyaad bare labadaba jaajuusiin Ethiopia 🇪🇹 ayee ahaa yeen
@esmaelsheybow3226
@esmaelsheybow3226 Год назад
Muuse. Boqor. Waxaa. Lagu. Diidayey. Markuu. Ahaa. Wasiirka. Arimaha. Gudaha. Ayaa. Masaajid. Ku yaaley. Mubaariq. Awdheegle. Salaada. Jimcaha. Lagu. Tukanaayey. Muuse. Boqor. Ciidamo. Uu. Watey. Amar Ku siyey. 50. Qof. Ayuu. Ka. Diley. Jameecadii. Masjidka. Mubaariq. Waa. Taariikh. Aan. La. ILaaweeyn. ILaa. Hada. Abdarshiid. Muuse. Boqor. Canada. Ayaa. Wada. Joognaa. Hataa. Ma. Salaamo. Aniga. Anigoo. Ah. Gaashaanle. Hussein Afgooye
@Abdijama8809
@Abdijama8809 Месяц назад
Abdirashid marka Maxa u salaami wayday
@abdiashkir4124
@abdiashkir4124 Год назад
Film mareekan ah Yaad noo mtashay will baarlaman askarta was sixranaayen ilaa albaabka iyo xafiiska wax ku arkay malahan miyaa
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Aan noolaado tantan soo maahan yartaan haweendumaar tii kujirtayba layga soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo maalintii casartii aaakhirooooooy dunni nolol malehee,
@abdirisakmohamedabdi317
@abdirisakmohamedabdi317 Год назад
War kani Faarax Dawaare isu ekaa illeyn Faarax waa nin Raxanweyna
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
Alle intaas qaf isku Eg umaa
@abdishakurxashi
@abdishakurxashi 11 месяцев назад
waa isleeyihin somalidu
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Год назад
Jidka wadnaha jid cade buu ahaayo laami buu ahaayo wariye Ayaanle magaranayo oo madhalan xiligaas hadii uu dhashayna kama uu xasuun karo waana sababta uu taariikhda wadankiisa u raadiyo.
@halimaalihassanhassan7317
@halimaalihassanhassan7317 Год назад
Ahmadeey waan xasuusta telefonkiisa xaggee ayaan ka hela..
@Wonderer224
@Wonderer224 Год назад
Wuxuu na leeyahay ilmaha yari socod barad buu ahaa, haddana wuxuu leeyahay odagii baa furihii xafiiska iyo warqad farriin ah jeebka u soo geliyey oo weliba ku yiri alaabtaa walaalkaa u gey. Sidee labadaa arrimood isu qabanaayaan? Waxay u egtahay sheeko hayl iyo qorfe lagu daray (fiction).
@50jirpes12
@50jirpes12 Год назад
Axmadey hadalkaga waxa ku jira ka bad badis 😢 waxad noosheegtay inad 13 jir tahay waxad sheegtay madaxda inad dhex gali jirtay waxad kalo noosheegtay in 2 askari sariirtisa 2da dhinac ay kataagnayen warqada mar arkaayan miyaa furaha markuu ku so dhibayay ma arkin miyaa madaxtooyada xafiiska ku yaal oo lawaardiyaynayo inad gashay iyaduna waa arin kale 😅 sory axmadey aniga filim qiyaali ayan u arkaa warkaga
@MrWadhaf
@MrWadhaf Год назад
Waxa ninkan akhriyaayo ma garan karo wuxuu aabihii iyo xadhigiisa ka sheegaayo balse buuga Hasan Al Haykal uu ka sheegaayo waa been waayo waan akhriyay. Brejnew wuxuu yidhi dal yar oo kacaan ah ayaa la afgambiyi rabaa oon u digaynaa.
@abdirizackamin5799
@abdirizackamin5799 Год назад
Siyad bare maxa siyaad galiye markuu ayaanle dhahy qosol ba u dhintay kkk nin dhaarsan ba leydahy maxa siyad galiyey
@asiahussein8969
@asiahussein8969 Год назад
Sxb aabi hiiy hoore ayuu waar qada qoore 😅😅
@user-cz2pz4en5o
@user-cz2pz4en5o Год назад
waa been warkas ha nolato
@AhmedAli-ge5xf
@AhmedAli-ge5xf 4 месяца назад
Kani sheeko xumo liita weeye,Kan wareysanaa baa kaliita,gurigiisii iyo nacnac buu la soo fariistay
@maxamuudjoobane
@maxamuudjoobane Год назад
Askariga sidee ku ogaaday in madaxweynaha la dili rabo ninka cookerka makusheegay
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 Год назад
Ayaanle waa ku salaamay ninkan wuxuu u eekyahay farax maclin farax maclin waa nin caajib ah lakin ahmedey waa wuxuu rabo sheegaya Kas ama haa kasin
@husseinhersi9090
@husseinhersi9090 6 месяцев назад
Ninka isku magacaabay Hanoolaato ma’aha nin suxufi iyo taariikhda somaaliya aruurinaaya ee waa nin faafinaaya nacayb iyo xasad bulshada dhexdeeda
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 Год назад
Waa qiso fiican lakin sidu uga hadlayo waa ciyal xamar la waresanayo 😂
@tarikhcasha2136
@tarikhcasha2136 8 месяцев назад
Waa ciise faarex fares faarex waceys dhuule
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Год назад
Warkaan waxbaa ku saayida
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 Год назад
🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐
@mohamedhussein4002
@mohamedhussein4002 Год назад
Cheating on those olden days
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 6 месяцев назад
Asc filin cowboy ah ninkii. Rabow dawo
@mysalah06
@mysalah06 Год назад
You go to your fathers office without anyone saying anything to you while your father is being watched in his room? That is very interesting almost like a move 😅
@maxamed2521
@maxamed2521 Год назад
007 James Bond 🎬 😄
@ahmedmurshid874
@ahmedmurshid874 Год назад
Qol yarow Aabihiis xafiis u ahaa oo uu noo sheegay inuu documents asga gaar u ah u dirsaday ayaaba macluumaadka kale oo boqolaalka ah kaaga micno weeyn! Ninka qolkiisa 3sano la dhex taagan yahay waxba kulama ahan!
@qaranbileproduction147
@qaranbileproduction147 Год назад
I guess you’re say wallaahi and you missed the bit he explained how he avoided the solder that was patrolling his father’s office!😫
@mahadabdurahman
@mahadabdurahman Год назад
🤣 for sure, some parts are a bit exaggerated.
@hah7064
@hah7064 Год назад
Maya ninkan si fiican buu usoo gudbiyey wixii uu la kulmay, waxba meel meel yaroo hoose lagama eego arimaha. Waxaa laga qaataa uun (general view) muuqaalka guud siday wax u dhaceen ayuun baa laga fahmaa. Waanan uga tacsiyeynayaa xabsi guriga iyo tacadiga qoyska ninkaa madaxda ahaa la soo darseen.
@rooblesiyaad984
@rooblesiyaad984 11 месяцев назад
Nolol, iyo nabad dadkaas baa soo arkay, inta kale beeen😮
@amii86
@amii86 Год назад
Ninkan maxaa ka siya mrko dhahaayo qeyr laawaahihii salaad gabayre aa la toogtay qosol kana waxay mise aabihiis inta uu guri xabsiga ahaa aya u daran🤔
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 Год назад
Axmadey Sh. Muqtaar waa Cabtooy weyn he come to Sana Yemen 1992 😮😮😮😮😮
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
​@@mohamudulusow3668 wxa rabto iska sheeg Salaad gabeyre asga Afweyne dadka kuso hogmyey asgii la toogtey wxb kama faaidn
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 Год назад
Kugi maxu sameye ma u' shegay marka
@user-pb4zw1ct5d
@user-pb4zw1ct5d 4 месяца назад
Ninkan faarax macalin but uegyahay
@cabdirisaaqbaraag3465
@cabdirisaaqbaraag3465 Год назад
Yaanle, arrin mudnaan weyn leh ayaad ka dhex gashay. Waa markii uu sheegi lahaa ninkii cunta kariyaha u ahaa Cabdirashiid ninkii ay isku reerka ahaayeen sida uu ku ogaaday in Madaxweynaha la dilayo? Ninka dilaya ee laga daba wado sida uu ku aqoonsaday? Yaa ninka dilaya soo diray? 1980y ninkii reer Shabeelle maxuu u sheegay ninkan aad waraysanaysay?
@ismaciilismacade275
@ismaciilismacade275 4 месяца назад
Warninkaan faarax macalin uekaa
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Год назад
Mudanha ma haayasa documentiyada aad sheegtay.
@axamedducaale7979
@axamedducaale7979 Год назад
Muna sar wasirki cfmka ahna Dr madaxweynaha lugu badalay gabose
@Wadani924
@Wadani924 Год назад
Ninka Fasrax Mscallin baan mooday.
@xamarey8143
@xamarey8143 Год назад
sheekh mukhtaar daris ayaan aheyn aniga waan yaraa laakiin walaalahey aabahey dhay ayaa ku wada nooleyn gurigeena waxaan maqley 5 bari ayuu madax weyne ahaa markey kacaanka ku dhawaaqeen asagaa gurigiisa lagu ilaalinaayey ee asgaa wax inuu sameeyo laga ilaalinaayey maxamed sabriye sagateerka baarlamaaka ayuu ahaa cid ilaalineysayna majirto filmka hindiga ah ee uu ka sheekeynaayo ma fahmin
@tarikhcasha2136
@tarikhcasha2136 8 месяцев назад
Ciidanadu waxey qaaden jiree 180 shilin soomaali walaahi
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Год назад
Ayaanle afyar dumar ..
@omarosman619
@omarosman619 Год назад
Qaybta ugu fiican ee u sahashey Afweyne in uu dalka ku ciyaaro oo inqilaabo ayuu Shiikh Mukhtaar fududeeye. Cuqdaq qabiil oo loo qabo Muse Boqor Cisman ayaa dalka dumisey.
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 3 месяца назад
Aun c/rashiid galab ayaa la dilay isna subax baa la dilay buu leeyahay
@user-pb4zw1ct5d
@user-pb4zw1ct5d 4 месяца назад
Adu kacaanki wax dhama maheysaa
@sultanlife5385
@sultanlife5385 Год назад
abe siyaad allaha kuu naxaristo soomali wey kuuhilowdey😭
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 Год назад
Dhibta haysta soomaliya haysta kow asagaa ka ah
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Год назад
Dhibka dalka ka dhacay masuul asaga ayaa ka ah , dadkeyga Reer Kounfur Galbeed over 300,000 ayuu ka xasuuqay asagoo Bakaarihii masagada iyo keydkii raashiinka ka qaatay xoolihiina ka laayay asagoo dawlad sheeganaya Ilaahey hortii muxuu ka jawaabi doonaa ?
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld Год назад
Naartii ALLE haku cadaabo. Somali baabiye number one
@iaw2401
@iaw2401 Год назад
Adinka nin mareexan ah o jadbeesan baa ku le dahiin dadk asa leeye 😅 waxas shaqadisa mahe adeerki uxiise iyo malafkii uu cuni jire
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 Год назад
Ma garacyada an Aabbaha leheen ayad kujirtaa
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 4 месяца назад
Dowlad iyo kursi ninki udhawado lee malaxukumoo waa kuhesa iihes hee iimarmar adunyada hee
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 Год назад
Ninkan waxu u egyahay farah macalin dawaara.
@hah7064
@hah7064 Год назад
Walahi Somali dhibka ilaa maanta ina haysta waxa weeye hebel in la diido reernimo darteed. Imika halkan waxaan ks baranay in nin la dooranayey reer ahaan loo diiday kadibna murankaas looga faa'iidaystay inqilaab iyo askar jugalo xukunka boobts. Ninkaas uu sheegay waa la xaadayey sidaa ka fahmi karno
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 Год назад
Film camal 😂😂😂Ninkaan riwaayad ayuu nooga sheekeeyey ee taariikh nooma sheegin😂😂😂
@hanasdaahir6033
@hanasdaahir6033 Год назад
Horta ayaan yaabay waaba filim caadiya 13 jirna waan ahay kulahaa 😂😂😂
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 Год назад
@@hanasdaahir6033 13jir Baabuurkii aabahiis intuu qaatay Meel walbo maraayo dawladii dhex galaayo 😂😂 so funny
@waxsoosaar
@waxsoosaar Год назад
18 jirbuudhahay, beenta daaya. Kelitalis Alle baa ina dhaafiyey.
@Abdirahman244
@Abdirahman244 Год назад
Ninkaan sibuu haaf uyahay sababtoo ah nin fadhiyo ilama,ahan aniga
Далее
QABTII 1991 iyo Dagaalkii #AL-ITIXAAD - Dr Dhegoweyne.
22:08
Wareysi Cabdulahi Yuusuf 2aad.mpg
1:11:50
Просмотров 2 млн