Тёмный

Wareysi Cabdulahi Yuusuf 2aad.mpg 

Baafo Media
Подписаться 37 тыс.
Просмотров 2,1 млн
50% 1

Wareysi Gaar Ah Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf By Hereri

Опубликовано:

 

17 ноя 2011

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,8 тыс.   
@anthonioofficial7341
@anthonioofficial7341 6 месяцев назад
2024 Hadii aad daawanayso like iisar ❤
@abrahman129
@abrahman129 5 месяцев назад
😂
@anabdaud6096
@anabdaud6096 4 месяца назад
​@@abrahman129❤
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 4 месяца назад
Hhgg😂
@sudiboy1
@sudiboy1 4 месяца назад
@aliibraahim4538
@aliibraahim4538 3 месяца назад
Haa 😂 aduunyo cusub ayaan jognaa
@abdihafiidxalan417
@abdihafiidxalan417 Год назад
2023 qofkii daawanya like hayla dhaafin
@suhaybomerr
@suhaybomerr 7 месяцев назад
Me
@cabdilaahimaxamuud8420
@cabdilaahimaxamuud8420 6 месяцев назад
2024 baan daawanay😂aa
@xuseencabdiqaalib6523
@xuseencabdiqaalib6523 5 месяцев назад
😊😅😊😊😊
@kashki1145
@kashki1145 5 лет назад
2019 bisha 8aad wixii ka dambeeya qofka daawan doonow like ii saara❤
@ayanleyusuf439
@ayanleyusuf439 5 лет назад
Cabdixamiid Puntlander like taas waxad ka heshan baan garanwayay ee waxaas walidinkaga roonyhy
@kashki1145
@kashki1145 4 года назад
@@ayanleyusuf439 saaxiib anba kula mid baan ahay, garan mayo wlhi wax laga helo waana la yaaba dadku markay dhahaa. Markaan tijaabi ban is iri bal waxaad heshid hahahaha
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 года назад
Kashki 114 haye halaguwaso markaa lagula dhiciye
@mohamedaadanganeeymaxamed5285
@mohamedaadanganeeymaxamed5285 4 года назад
Mohammed Aadan Ganeey
@ayubjr2030
@ayubjr2030 4 года назад
2020
@kingayuayuu4833
@kingayuayuu4833 4 года назад
waqtiga crono virus uu jiro hadaa daawanayso like dhac ku sii😂😂
@shafiifarah879
@shafiifarah879 4 года назад
What is that you mean ///////“”
@kingayuayuu4833
@kingayuayuu4833 4 года назад
@@shafiifarah879 this video i was wacthed the time of crono
@faaaduma
@faaaduma 4 года назад
I'm from the future, where there's no corona 😌
@hussenmohamed2109
@hussenmohamed2109 3 года назад
Wa ku sarey walh wa iga qoslisey waliba sbscrb ba ku sarey😀
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 3 года назад
Waxa wanaagsan in waraysigan la daawadsiiyo waraashiya hada shaqeeya oo qofka ay waraysanayaan 100 jeer hadalka ka dhex galla oo aan aqoon sida loo qaado waraysiga . Mahadsanid Cabdisalaan Ibraahim Hereri.
@calisiciid4735
@calisiciid4735 Год назад
P0
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 Год назад
Legend Isaaq ah mr Hereri
@lakaadan3399
@lakaadan3399 Месяц назад
Wariyeyaasha hada jiro markaad aragto waxaad moodaaba qofka ay wareysanayaan inay u careysan yihiin sida ay ula hadlayaan
@aasiyobilanboqoradiqardho8836
@aasiyobilanboqoradiqardho8836 2 года назад
Ilahy ha unaxaristo aabo cabdulahi Yusuf Hal yey gesiyah buu ahaa ilahow janadii ka warabii aamiin 🇸🇱🇸🇱 🤲🤲🤲
@eidbudin9062
@eidbudin9062 Год назад
Amiiin ya allah 😢🙏💔❤
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Год назад
Amiin yarabi 🤲♥️
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 5 месяцев назад
ilaahay naarta haku fogeeyo.
@user-wj9mj4yf4l
@user-wj9mj4yf4l 3 месяца назад
Waa madax weynihii aan ku garaadso oo amxaaro kuxasuusto aaqiro waxbaa jiro wllhi wan xsuustaa maanta wana hooseyaa qof walbane miraha ow gurtow leya
@mussejama311
@mussejama311 3 месяца назад
Axmaaro jacayl
@maxamedcabdimuxumed9708
@maxamedcabdimuxumed9708 4 года назад
Ilahay haw naxariisto marxumka geesiga Cabdilahi Yuusuf axmed janatulfardawsa haku macsuumo amiin yaarabi
@ahmedbaadhi2273
@ahmedbaadhi2273 Год назад
Raxinulah tarikhdiida u ka shekenayo iyo wixi lagu dambeeyay aabe abaal waxa kaaga haya dhisitaanka puntland ileen geedka Bertay ayaan ku indho qadoo mirihiisi gurtay jano waarta aabe Aale kusii❤❤❤
@burhansamatar7983
@burhansamatar7983 5 лет назад
Halyeey Abdulahi Yusuf, ilaahay janadiisii hakaa waraabiyo. Geesi geesi dhalay buu ahaa.somali dii hore buu ahaa oo geesiyiin ah
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 3 года назад
Nin adagbuu ahaa oo dacad ah siyad bare wuxuu kula colobay ninkan dacad nimda inta igu racsan like 2020 danaysa like
@aishamohamud7747
@aishamohamud7747 Год назад
2023/4/11 ban dhagysanay ilhy jandisa haa kuu warabiyo 😢❤
@abdullahisayid8597
@abdullahisayid8597 10 месяцев назад
Ameen
@hoodgoodcilmimumin8052
@hoodgoodcilmimumin8052 4 года назад
Madaxweyne qiima badan buu ahaa ilaah janada haka waraabiyo amiin💯❤️❤️❤️🥇🥇🥇🥇
@ibrahim10rock
@ibrahim10rock Год назад
Hadaad wareysigan dawaneysid 2023 uducee dhamaan madaxweynayaashii Somalia 🇸🇴 oodhan iyo qofkastoo Islam ah oo dhintay 🙏🏾🙏🏾
@axmedshire4320
@axmedshire4320 Год назад
M.a😢😢😊
@JsheEhehej
@JsheEhehej Месяц назад
Ilahaay.hawadah.naxaristob.intih.. Islam.ahed.ee.dhi.matayrabigay.hasiyo.naxaristih.janadah.amiin.amiin
@CabdixakiinCaliyaasiin
@CabdixakiinCaliyaasiin 8 месяцев назад
Intiina daawanaysa wixii ka danbeeya 26.11.2023 like hay saarto😂😂😂😂😂😂
@seydcali5169
@seydcali5169 6 месяцев назад
20/1/2024
@abdiazizdarwiish
@abdiazizdarwiish 5 лет назад
Geesi qaran oo dalkiisa jecel buu ahaa rabbi qabrigiisa ha u waasiciyo janatul fardawsana haka waraabiyo aamiin
@abdiabdi1738
@abdiabdi1738 2 года назад
Ilaahay ha unaxriisto mw Cabdilaahi Yuusuf mw soomaliya aamin aamiin Inshaallaahu cafudulahaahu y’a allaa forme somlilaan capital hargysa ❤
@gameplan1759
@gameplan1759 Год назад
AUN he was man of his word. Integrity, honest & hard working. May Allah Bless his soul in Paradise eternally.
@seidabdi751
@seidabdi751 10 месяцев назад
AAMIIN
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 8 месяцев назад
Amin
@user-cz5ve9mf2c
@user-cz5ve9mf2c 8 месяцев назад
​@@seidabdi751⁸
@umurayaanmahamed4057
@umurayaanmahamed4057 7 месяцев назад
Aamiin
@mohamedabdirisaak6368
@mohamedabdirisaak6368 Месяц назад
Aamiin
@fadumofarah8130
@fadumofarah8130 5 лет назад
Ilaahow unaxariiso geesiga keliya aan aqoonsanahay ee beesha majeerteen ka dhashay runtana sheegijiray qabiil ka dheer ❤️❤️❤️❤️❤️
@abdiladiifosman3143
@abdiladiifosman3143 4 года назад
Muqaal Somali ah oo 1 million daawato kan ka hor ma arag allah yaa arxamu may 2020
@CaliCadde-se7wq
@CaliCadde-se7wq Месяц назад
Waxan daawaday maalin kheyr bdn o carfo ah 19/06/2024 allaha unxriito mdxweyne c/laahi yuusuf ahmed janatul firdows allaha geeyo aamiin
@user-rt6pq2wg6f
@user-rt6pq2wg6f 3 года назад
The best somali military strategiest ever.
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 года назад
2022 hdad daawanayso allh how nxariste mrx🦁 clhahi🦁yusuf #LIKE___👉❤❤👍👍___#IISAAR Wlhi libaaxbu ahaa Claahi Yousuf
@TheReal_Man
@TheReal_Man Год назад
Aad iyo aad libaax libaax dhalay weeye
@inashiine5105
@inashiine5105 Год назад
0 P ppp⁰₩₩₩)
@dahabilyrics
@dahabilyrics 3 месяца назад
HALYEY🦁 SOMALIYEED🇸🇴BUU AHAA AAN RUNTA KA GABAN WLHI MADAXWAYNE C.DULLAHI YUUSUF ILAAHY JANATUL FIRDOWS HAKUGU ARSAAQO🤲🏼🤲🏼AAMIIN TARIKHDAA KU XUSTAY✒🇸🇴🦁❤❤
@horyaalsportstv9501
@horyaalsportstv9501 Год назад
Allaha u naxariisto G ceeydiid 2023 Ayyan u duceeyay ✊🏼
@salahahmed1201
@salahahmed1201 10 лет назад
geesi halyeey illaahow kuu naxariiso madaxwene adoo kalana waligeed abad somali ma soo marayso illaahow qabriga u qabooji una waasici aameen aameen yaa allah
@ahmad13328
@ahmad13328 11 лет назад
nin somaliland ah baan ahay laakiin ninka raga ah waaloo qiraa raganimadiisa ninkan hogaamiye adag ayuu ahaa ilaahay ha unaxariisto..
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 лет назад
ahmed indhacse abdi Waa Run Sxb Majerteen Nin Lamida Maso mari
@cumarxaashicaliiinangumeed6262
ahmed indhacse abdi mahadsanid walaal
@Dabayl
@Dabayl 5 лет назад
Af qarmuun. Midgaan Soomaliland baad tahay.
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
@@Dabayl *LONG LIVE SOMALILAND DOWN HAWIYE FUTO MADOOBE*
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
@@Dabayl EELAY XUN AYAAD TAHAY NACDALI KUGU DHACDEE
@ibraofficial7761
@ibraofficial7761 3 года назад
2021 hadaa daawayso is muuji 👍 Alle haku naxariisto madax wayne Abdullahi Yuusuf
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 8 лет назад
Allaha u naxariisto.madaxweyne abdullahi Yusuf ahmed .. gobanimo waa u Dhalasho. ...
@cadarfaykoni1763
@cadarfaykoni1763 Год назад
Illaahey qabriga hakuu waasaciyo aamiin
@Mohamed-ww9ml
@Mohamed-ww9ml 3 года назад
2021 bisha labaad maalin ka dib kaba ka cararkii cabdiraxman cabdi shakuur iyo orodkii xassan ali khayre hadaad daawanayso like ii saar
@tanzaani1hassan265
@tanzaani1hassan265 6 лет назад
Anigu darood ma ihi se ninkani Waa siyaasi runsheega ah Waa qof nolashiisa target ku lahaa
@alifarah5262
@alifarah5262 3 года назад
Nolshiisa TARGET kala lahaa oo doonayay in Ethiopia uu Soomaaliya soo galiyo, that was his target
@tanzaani1hassan265
@tanzaani1hassan265 3 года назад
@@alifarah5262 nolaahiisa dhan ma intaasbaad ka fahantay waar alle haw naxariisto uun dhe imika kuu jawaabi maayee
@alifarah5262
@alifarah5262 3 года назад
@@tanzaani1hassan265 waa run in aanu ii jawaabeyn laakin taariikhdu been mà sheegto oo kaligii mà aha nin waliba waxa uu bi'iyo iyo waxa uu qabto oo wanaag ah record baa la galshaa tiisana waa qoran tahay
@mohazzabdiqaadir9724
@mohazzabdiqaadir9724 3 года назад
@@alifarah5262 oo hda itoopiya maka mqanyahay hdaladi Aun c.lahi Yuzuf wxa ka mid aha (Aniga shiikh shariif WxkLe kuma kala duwanayn kaliya kofiyadbu xiran jiray) oo kawaday itopiyanba watay iyopiyan bu watay.
@khalidatteye8142
@khalidatteye8142 3 года назад
@@alifarah5262 awoowgaa ayaa been ku sheegay. Ethiopia Dan ayuu ka lahaa oo ee tahay inuu xamar security ahaan uu isticmaal saa meeshu bahalo ayaa ka buuxay. Hadu sidaa sameen laheyn maba jirin laheyn dawlad ilaa hadda. Somalia isaga mar labaad rajo uu muujiyey
@ahmethashim3098
@ahmethashim3098 4 года назад
9 sano kadib yaa daawanayo jiika cusub, runtii jiilkii naga horeeyay nolol adag bay ka tageen
@somajr5700
@somajr5700 26 дней назад
2024 legenda Somalia wa ninkas ma aha said berre
@mahadow1
@mahadow1 3 года назад
Maxamed Siyaad, Caydiid & C/laahi Yuusuf, dhamaantood waa dhinteen. Ilaaheey ayaana ka xisaabin doona wanaag & xumaan waxeey galeen.
@xafsaxasan6229
@xafsaxasan6229 4 года назад
Awoowe Cabdulaahi Yuusuf Axmed Yeey ilaahy qabriga hakuu waa siciyo geesi baad ahyde 😢
@rashidhersi7087
@rashidhersi7087 2 года назад
He was a great man ever and and true nationalism.... Allah yarhamahu......
@hiyoesB
@hiyoesB 8 лет назад
illahayoowqabriga u waasici oo unaxariiso madaxweeyne cabdillaahi yuusuf
@asiyamuuse5291
@asiyamuuse5291 7 лет назад
geesi kamil ahaa allh hakuu naxristo tarikhdaa kuxisysa
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 7 лет назад
Asiya Aska Fear Allah. This man was no good for Somalia. He brought Ethiopia into mogadishu in 2006.
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 5 лет назад
@@mrhassanali3297 he is a good leader Ethiopia coming in muqdishio is a good
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 лет назад
@@mrhassanali3297 sxb macaan in dawladnimadii lasoo celiyuu horseeday 2006,hadaan xabashi la keenin awood kale muu u hayn dagaalkuna wuu dheeraan lahaa
@mocrobiankingdom136
@mocrobiankingdom136 4 года назад
Kana geesi ah walah canduftayda ayaa ka qiimo badan kan duli waye ilahay sixun ayuu udilay arka xabashi xabashi ayuu u egyahay
@SKSabirKadiye
@SKSabirKadiye 4 года назад
Muxu geesi ka og yahay niman ficiis ah ayuu siyaasad kasoo qaatay dalkiisiina burburiyay
@shirinhotime2670
@shirinhotime2670 2 года назад
2022 yaa daawanayaa legend abdullahi yusuf Allahyaraxma 😰
@salmosalmo8163
@salmosalmo8163 6 месяцев назад
Still I'm watching 5 feb 2024😢😢😢after 12years 😢😢😢Allaha ha unaxaristo MW hore ee 🇸🇴.... 2011kii interviewgan marki laqadayey 8sano jiray ❤❤❤
@muhammadabdullahi1181
@muhammadabdullahi1181 7 лет назад
Geesi Geesi dhalay oon runta lagaban oo wadani dhabah ahaa Eebe ha uraxmado
@fajacalafarxaan5457
@fajacalafarxaan5457 10 лет назад
@honestliar7065
@honestliar7065 5 лет назад
I'm marexaan and i believe this man did good things and bad things just like Siad Bare did good and bad things. The good things he done was he brought unity in Puntland and build prosper puntland. And the bad things he done was he brought our enemy Ethiopians to mogadishu and let them slaughter our brothers and sisters in mogadishu. Either way RIP only God can judge
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 лет назад
Of cause Siyaad Barre Did good things like building structures, build many factories,did the writing af Somali and administration many things. he also killed 10 wadadis and bombing in waqooyi SNM Cabdullahi yuusuf build Puntland and good administration He brought Ethiopians to Xamar He started the SSDF jabhad who fought siyaad barre although he regretted the fonding of SSDF But look what USC did Caydiid was only a destroyer No gain but loose still Xamar is firing
@mohamedyunisali1345
@mohamedyunisali1345 Год назад
He did revenge for daroods and rebuild the state house don’t see any problem 😅
@happycustomer9720
@happycustomer9720 8 месяцев назад
@@mohamedyunisali1345I am Hawiye and I don’t hate Darood and Darood does not hate Hawiye. Only few gridy politicians divide our people.
@mariyaclrizaaq3984
@mariyaclrizaaq3984 Год назад
Allaha unaxariisto Abdulaahi yuusuf axmad🦁🥰❤
@donib7225
@donib7225 Год назад
Amin
@adiljakatooreahmed3396
@adiljakatooreahmed3396 4 года назад
Last real leader of puntland RIP, waxii kadambeeyo waa dad ciyaalka xaafada oo jeego weyne deni udambeeye
@abdulahimohamedelmi9742
@abdulahimohamedelmi9742 Год назад
Dani wa libaax Ina ader ninkaas ba so labeya
@ibrahimalimashin9696
@ibrahimalimashin9696 3 года назад
18th Sept 2020@3:05pm ayan daawaday ... Alaha unaxariisto Abdullahi yussuf ❤️❤️❤️❤️❤️
@burhaanmaxamudcali9631
@burhaanmaxamudcali9631 10 месяцев назад
wxn dawadey mlin khyresn mowlidki nabiga rabi wxn kga bryey jnatul fardwsa🥺
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 4 года назад
He and General Aideed they was two Friends and Lions!!!...A/UNaxariisto...Aamiin.Aamiin.
@Futuresompres
@Futuresompres 4 года назад
2020 yaa daawan wlhi waraysigaan sadex jeer baa daawaday 1 2015 1 2017 3 2020 😅😅 Edit 2024 ayaan hadana dib udaawan
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 4 года назад
Luubaan Dakar caadiyah baad tahay 😂😂
@abdallachanel8187
@abdallachanel8187 4 года назад
Lagama dhammaan karo wareysigan ,libaax baa hadlaya
@sahardidabdisalam3261
@sahardidabdisalam3261 3 года назад
2021wareysi qiimo badan wariye ruug cadaa ah na wareysanayo waa wareysi dhaxal gal ah waybta kowaad xagee lagahelayaa waa ka saarteen
@alifarah5262
@alifarah5262 3 года назад
Waa nafti hafe been isugu heesa shisheeye kalkaal caqli qabali ah taariikhdeena soomaaliyeedna BOOG u yeelaay
@foox4080
@foox4080 2 года назад
@@alifarah5262 xoolow naga aamus, cuqdad baa kuhaysee.
@dahabilyrics
@dahabilyrics 11 месяцев назад
OUR HERRO OUR DAD C.DULLAHI YUUSUF ILAAHY HAKUU NAXARIISTO🤲🏼😢AABE GEEDKAA🌲🌳NO BEERTAY BAYNU HARSANAYNAA🇸🇱🇸🇱😢🤲🏼😭🤲🏼😢
@sharmake3752
@sharmake3752 10 месяцев назад
Eey eey dhalay ayo Ahaaa😂😂
@GaaShAaNLe12
@GaaShAaNLe12 10 месяцев назад
@@sharmake3752 iisheeg bal hada hal sabab oo aad ku ceyday marxumkas sharafta leh
@user-hb9np9go5v
@user-hb9np9go5v 7 месяцев назад
😜🤪🤪 maxaa aaqiro war u yaal😅
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 4 месяца назад
Nijaas buu ahaa diin la aan ahaa
@JsheEhehej
@JsheEhehej Месяц назад
​​@@Suhayb1_4khof.muslin.ah.lamah.yiradoh.najis.buh.aha.najisnah.matajhanah. Waxeey.tahay.adigah.laguh.weydinaya.dintin.latisanah.maxah.kagalay.adigah.
@samaalegrouptv5310
@samaalegrouptv5310 11 лет назад
Walaahi waaa Muwaadin A laaahi Yuusuf Ahmed God bless you!
@CabdimaaligIsmail-rb3sx
@CabdimaaligIsmail-rb3sx 2 месяца назад
Illaahow adiga mahad oo dhan leh illaaho naxariistaada jano ku casuum cabdilaahi yusuf ahmed
@salmanmoha1061
@salmanmoha1061 4 года назад
2030 markle firsana insha allah adna hda si jogto luuqa sogal 🤪
@simirasiman1788
@simirasiman1788 8 лет назад
Allah u naxaristo jana fardowso allah geeyo
@mansamusa5923
@mansamusa5923 3 года назад
Waraysi aad u qiimo badan hadaa daawanayso 2021 like.ta dhac ku siiya la ina ku dhufay yaanan ina orane
@maxamedncilmi5380
@maxamedncilmi5380 8 лет назад
Rabi ha u naxariisto Madaxweeyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed!
@ghboy2914
@ghboy2914 5 лет назад
kadib markuu xawaadle badan laayey miyaad duco ugu dartey?
@QGprincess
@QGprincess 4 года назад
What a legend!!!!🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sahardidabdisalam3261
@sahardidabdisalam3261 2 года назад
10 April 2022 2:52 daawaneyaa
@deeqopuntland7607
@deeqopuntland7607 10 лет назад
illahay ha u naxariisto qabrigana ha u nuuriyo ameen yaa allah
@cabdulhijama1472
@cabdulhijama1472 9 лет назад
Ilahay haw naxarito waa gesigii can ka ah yaa rabi
@mubaarakxaajixasan3046
@mubaarakxaajixasan3046 6 лет назад
Alle swt ka xishooda midna waad cayaysaan midna waad amaaneysaan
@Dabayl
@Dabayl 5 лет назад
Qabrigaa Allaha ku madoobeeyo..
@nasraabda1709
@nasraabda1709 5 лет назад
Narta ha galo jahanmo Ilah ha uku bishaarayo
@maxamedmaxam3e230
@maxamedmaxam3e230 5 лет назад
Nimc
@apdisomali2387
@apdisomali2387 5 лет назад
M.Allah commentska badankood wn akhriyey wx dhib ka sheganayah manan arkin Allaha u naxariisto❤🇸🇴
@ahmedmohamed-vb3dz
@ahmedmohamed-vb3dz 5 лет назад
the father of modern day somalia, inshallah we will make a museum for him
@aliismail6598
@aliismail6598 3 года назад
Wa run
@arafatsahardid1870
@arafatsahardid1870 Год назад
adeerkaa miyaa... waa ninkii Xabashida soo xambaaray...mogadisho taangiyada u garaacay...
@Mahir52143
@Mahir52143 Год назад
@@arafatsahardid1870 cuqdad udhimo idin alle
@Bidaayewaye
@Bidaayewaye Год назад
​@@Mahir52143 maxa cuqdad ah dee ma beenba 😅
@ggtl304
@ggtl304 7 месяцев назад
Amxaaradu keenay Ayan bugag Ku qoreyna Insha a Allah,asaga iyo Cali geedi 😂,wax Ka tarikh xun majirto
@mohamedmohamud5156
@mohamedmohamud5156 8 лет назад
wow it's one of the most best interviews that has ever been created in somali
@SomaliDate
@SomaliDate 10 лет назад
Allaha unaxariisto ..... Abdulahi Yusuf dhulkiisa magadan that's why Ethiopia put him in jail for 6 yrs....... He created puntland for us
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 лет назад
SomaliDate yes my brother that's the best version of his career may Allah swt grant him janatul firdows inshaAllah amiin
@Dabayl
@Dabayl 5 лет назад
Tuug buu ahaaa dad badan laayay sidaas baa loo xiray Itoobiyaa. PL waxaa u sameeyay adiga ma ahayn he got mad at " Cairo Conference"
@TJ-ry8dk
@TJ-ry8dk 5 лет назад
@@Dabayl jaahil waaxid. Tuuganimo aabeheed waa la yaqaan oo Somaliya beec u raadinaya.
@Dabayl
@Dabayl 5 лет назад
@@TJ-ry8dk , . Lacag iyo nolol Ilaaahay baa noogu nimceeyay.
@soyaalkabarakeysan5459
@soyaalkabarakeysan5459 4 года назад
SomaliDate mashaa allaah ypu genius and smart..
@reergaalkacyood9361
@reergaalkacyood9361 3 года назад
Ilaahay hakuu naxariisto Cabdullaahi Yuusuf Axmed Yey, nin wuxuu rabo yaqaan buu ahaa. Dalkiyo dadka Soomaaliyeedna Aysan Kala Xigin.
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 5 лет назад
Alle ha u nxristo wuxu aha waddani aad lo jecel yahay ex madaxweynahine hore abdilaahi yuzuf
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 4 месяца назад
Allaha u naxariisto MD abdullahi yuusuf ahmett wuxu aha geesi+halyeey+ daacad ah +nin karmeed +run yaqaaan waxan dawanaya bil Ramadan 23/3/2024 from ogaadenia ❤
@bellcomoneclick7051
@bellcomoneclick7051 10 лет назад
halyeey abdulaahi yuuusuf ilahayow ku naxariiso
@Tooxcade
@Tooxcade 12 лет назад
Allaaaaah ku naxariisto Our best Wadani, Our one of the SOMALI GEESI and One of the Somali Madaxweyne. Cafi iyo masaamaxa, JANATUL FIRDOWSE ALAHA KU GEEYO.
@arman__aj3751
@arman__aj3751 2 года назад
Adi hda ma nooshahy
@aadaminhoazhar1582
@aadaminhoazhar1582 2 года назад
@@arman__aj3751 adigana manoshahay hda😆
@Short_factz
@Short_factz Год назад
Wadani??? Ina qabiil kudidaacayso waa iska cadahay
@Mahir52143
@Mahir52143 Год назад
@@Short_factz aamu dad 10 yrs ago cilmi lahaa baa hadlayee
@khaliifhersi1255
@khaliifhersi1255 5 лет назад
Msha Allah awowgay MD mudane cllaahi Yusuf axmed ilahow unaxariiso
@aaliyah2037
@aaliyah2037 4 года назад
Diidiin baa yiri alla meshii laygu tashanayey so alle majoogin.Abti mcn alla haku naxariisto adi iyo adeerkay siyadba.40sano kusi socota somaliya wali wa qasan tahay anigana dhulkii wan kudhashay mahee kuma korin.. Everything went wrong..peace be with you abti macane your the the true somali
@abdinaasirkhalam8154
@abdinaasirkhalam8154 5 лет назад
Alle Ha Unaxariisto Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 5 лет назад
2019 wixi dawadey like izara ✋✌✌✋✌
@mahadyare4746
@mahadyare4746 5 лет назад
Ilahay ahu naxiristo gesigi somaliyed
@khaalidaxmed5096
@khaalidaxmed5096 4 года назад
Imikaba igu horaysa
@rooblejama2701
@rooblejama2701 3 года назад
Maxad ku falin like ta
@mahadabdilahi3958
@mahadabdilahi3958 9 лет назад
What ever he has done for the long the time he was in service and politics he is soomali legend
@Dabayl
@Dabayl 5 лет назад
Your service in your ass.
@drgarad
@drgarad 2 года назад
Amxaaro nin Dabada ku wata Legend hanoogu sheegin.
@m.x970
@m.x970 2 года назад
Iiwad sheekada
@dahaboshmohamed9422
@dahaboshmohamed9422 2 года назад
@@drgarad BB
@Abdinur-yu7sw
@Abdinur-yu7sw 6 месяцев назад
War manoshahay ina ader
@galladgarfoosh224
@galladgarfoosh224 3 года назад
AllaHa Qabrigiisa u waasiciyo Aabe CabdullaHi Yuusuf axmed 🤲❤
@omarnuh
@omarnuh 7 лет назад
Allah Yarhamuhu *Ina Yusuf Yeey.* Nin dhamacuu ahaa Waloow uu ahaa Mucaaradkii uhoreeyey ee soo Gorileya, Riyadiisii waa ay urumawday Maadaama uu yiri maray noqotaba Villa Somalia Copachinaha waan ku dhex Cabidoonaa Adeer sida Akhyaarkaa AUN.Hankaaga & Hiigsigaaguba hafogaadaan. 23:05pm.tue.20june.2017.Nederland.
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
HIJ WAS SLECHT MAN VOOR SOMALIES MENSEN ERGER DAN SIYAD BARRE
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 года назад
Xog badan oo daahsoon buu shaaca ka qaaday. Naxariistii Janno Allaah haka waraabiyo qabrigana ha u nuuriyo.
@BaaliBaali-dv4ck
@BaaliBaali-dv4ck Год назад
Allaha u naxariisto mw cabdulahi Yousuf Ahmed (yey) geesi buu ahaa Dowlada hada jirta iyo puntland ba isagaa salka udhigay oo rabi ku ayiday in badana altixaad wuu ladiriray alla yarxam
@mohamedalisaid8160
@mohamedalisaid8160 8 лет назад
C'est l'une des interview qui ma fortement touché
@abukarmurudimumin253
@abukarmurudimumin253 2 года назад
Moi aussi ! Il était grand Générale. Il voudrait d'être le président de Somalie longtemps finalement il est devenu le président de Somalie. Il a mentionné si j'échoue, je dimensionnerai. Il a fait ça !
@abdilahiahmed686
@abdilahiahmed686 4 года назад
14/12/2019 kaliya 17maalmood aya ka hadhay sanadka cusub ee 2020 hit a like hadii ad dabaday daawaanyid waraysigan
@aadiyoaad7611
@aadiyoaad7611 6 лет назад
Lipaax labo ma ahan wlhi lipax wye kan soo jabey ilah ha u naxariiste
@madaale3997
@madaale3997 5 лет назад
Heesta ka horaysa yaa qaadaya please ii sheega qofkii garanayow
@maxamedyuusuf2675
@maxamedyuusuf2675 5 лет назад
anigoo ah wiil reer waqooyi ah xaqiqatan odaygan c.laahi yuusuf waxaan arkay inuu yahay geesi somaliyed khaladna wuu leeyahay balse ninku waa nin raga oo buuro ah
@sharmarkeali9291
@sharmarkeali9291 4 года назад
waad mahadsantahay inaadeer waaya-arag baad tahay waa run ninkani waa geesi buuro ah qaladse waa leeyahay
@nuradiinfirdhiye8339
@nuradiinfirdhiye8339 4 года назад
lipaax buu ahaa ninkani alle haw naxaristee dawasho 2019
@sahalseef4593
@sahalseef4593 8 лет назад
Wareysigii ugu qiimaha badnaa ee al wareysto mas'uul Soomaaliyeed aan daba dhilif aheyn runtana ka gamban. Cabdisalaan Hereri wareysi dhaxal gal ah ayaad qaaday ee Allaha ku sharfo.
@Dabayl
@Dabayl 5 лет назад
Dabadhilif ahayn? heheheheheh. . Haddii aanu kan dabadhilif ahayn ma jirto dabadhilif
@mohamedhassan-dr6si
@mohamedhassan-dr6si 5 лет назад
@@Dabayl )11
@yahyahassan5610
@yahyahassan5610 5 лет назад
Allah yarham geesi libax bu ahaa abdulahi yusuf
@cabdirmancumarqawdhan7387
@cabdirmancumarqawdhan7387 4 года назад
Sahal Seef Cadillac. Tugs.
@MohamedOmar-fg3pj
@MohamedOmar-fg3pj 4 года назад
@@Dabayl alle ha inaxariisto cabdillahi yusuf
@abdisamedmohamud1245
@abdisamedmohamud1245 10 лет назад
cabdullahi yusuf nin dacad ah buu ahaa oo wadani ah eebow janadii ka waraabi somaliyey qabyalada inaga daya dhulku waa ina deeqaaaye greeting qandala boy
@sahalseef4593
@sahalseef4593 8 лет назад
Geesi aan baqin taariikhda runta ka sheegay ayuu ahaa. Janatul Fardiwza Allaha ka waraabiyo
@daacadyare321
@daacadyare321 5 лет назад
6
@warsanmedia4699
@warsanmedia4699 4 года назад
Marada waa ka dhacday kaabe kan iyo geesi waxan qadanayo mahan waxaan kasheego mabahaayo Lkn ilaahay ha unaxaristo
@abdullrahmandualeh7390
@abdullrahmandualeh7390 Год назад
Waa waraysi taariikh mug weeyn xanbaarsan. AHN Cabdulahi Yuusuf wuxuu kulansaday Wadaninimo, Geesinimo iyo Run sheegnimo.
@queenzunish
@queenzunish Год назад
ilahow unaxariso halyeey dhiiran buu ahaye ❤️🐯😭
@XuseenCabdiXuseen-oi8qm
@XuseenCabdiXuseen-oi8qm Год назад
Lp😊😊
@mustafedurun2576
@mustafedurun2576 4 года назад
waxaan dhashy 1998 nabad baan ku dhashay ilhy ha unaxaristo kornayl cabdulaahi yuusuf
@sahraahmedkoshin
@sahraahmedkoshin 5 лет назад
Allow kuu naxaariiso adeer Cabdulaahi Yuusuf. Wax badan baan dhagaystay wareysigaan taariikhiga ah sababo kale duwan awgood.
@sucaadegge804
@sucaadegge804 5 лет назад
Alle Haw Naxariisto halyeey Abdullaahi Yousuf Ahmed
@abdisomali1
@abdisomali1 12 лет назад
The best interview from a President VIVA Abdullahi Yusuf
@abdiqaniyare6504
@abdiqaniyare6504 6 лет назад
Alle haa unaxariisto Cabdulahi yusuf nin adag ayuu ahaa
@suummuusow4108
@suummuusow4108 4 года назад
Walee rag wanaagsan Somali way soo mareen laakiin qabiil qudhuna ayaa kala diray. Inshaalaah Somali way soo noqon maalin.
@rashidabdiali3732
@rashidabdiali3732 2 года назад
Ilahay ha u naxariisto abdulahi Yusuf axmed. Wuxuu ahaa geesi aan ka gaban runta. Nin hanti aan ka sameysan xilalkii uu soo marey Sarakiisha 5 ah ee cidamada ugu aqoonta badan xaga cidamada ayuu Ahaa Qofkasta oo bana adim ah waa qaldamaa Wey jirtaa in uu qaladad lahaa Ma qaldame waa ilahay Waxase xaqiq ah in uu wadani somaliyeed ahaa
@abdimohamed2345
@abdimohamed2345 Год назад
Mahadsanid walaalo waan kugu dhiiri galin naynaa abdi salaam ina adeer dhex dhexaad nimadaada iyo somaslinimadaada libaaxaan aad waraysaneyso waa libaaxeeni rabi naxariis iyo nabad galyo ha siiyee kaartadi uu jeexayna waan ku guuleysanay anagoo ah daarood ismaaciil oo harti ah mahadsanid ina adeer guul guul guul harti markadta iyo meel walba .
@nugaldevelopment
@nugaldevelopment 11 лет назад
Mugdisho ayuu Mugdi kasaaray... Rabi ha kuu naxariisto.
@zakariyeboss8489
@zakariyeboss8489 4 года назад
kkkk daarood futo dhiibta been badnaa, soo kii dadkii muqdisho u adeegsaday xabashida
@adenseed9388
@adenseed9388 4 года назад
@@zakariyeboss8489 wlle si fcn taariikhda u baar dadka muqdisho ayagaa laga kari waayay u hogaansama awaamiirta iyo dowladnimada si wadanku u soo kaco. Balse waxaad baadhaa ninkii ra'iisul wasaaraha ahaa ee intuu arimaha muqdisho kala tashtay ku jawaabay muqdisho cusub baan abuuraynaa isagoo reer muqdisho ahaa wlle si fcn libinta ha la isku siiyo
@abdulahisaciid6224
@abdulahisaciid6224 4 года назад
haduusan goaan geesinimo leh qaadan berigii maxaakiimra wixii somaray wax kamugdisan beey ku dhici lahayd oo Aduun weyne nagu dul dagaalamo saa wagaas ethopia kaliyaa ku dul dagaalamaye
@alimohamedisack2734
@alimohamedisack2734 3 года назад
@@abdulahisaciid6224 waa xaqiiq
@abdirisakwais8100
@abdirisakwais8100 3 года назад
Kursigaa mànta farmajo isku ruxayo,muj.cabdulahi yusuf ayaa salaxan waana in abaaalkaa loo hayaa.yaa igu diidan sidaa.from somaliland republic
@abdirahmaanyaasiin178
@abdirahmaanyaasiin178 2 года назад
2021 ayaan daawanayaa.mogdisho 21 november.Allaha ha u naxariisto halyay iyo geesi soomaaliyeed Col Abdulaahi yuusuf.
@amsamatarstudio
@amsamatarstudio 5 лет назад
Rag raga somali soo maray lakiin waa iscuneen allow quwadi somali soo celi fadlan like iigu qabta inta igu raacsan
@dajiyemohamed2399
@dajiyemohamed2399 5 лет назад
Geesi an baqin bu ahaa cabdulahi yusuf allah haku naxariisto
@abdallejama7086
@abdallejama7086 4 года назад
Ilhy ha naxriisto cabdulahi yusuf iyo caydiid oo zxp ahaa jeelna isla soo marey soo gubtey reer mudug waa waxkle wllhi hhhh
@yasinabdihussein1140
@yasinabdihussein1140 Год назад
2023 hada dawaneysid like isar
@naanownuure2801
@naanownuure2801 4 года назад
halyey walaahi 2020 hadad daawaneyso like saar
@tuulo-cw9bn
@tuulo-cw9bn 4 года назад
fadlan yaa ii sheegi karo meesha aan ka heli karo qaybtii 1aad.
@LionelMessi-yg4hx
@LionelMessi-yg4hx 4 года назад
He is a great man we will make a museum for him
Далее
Китайка Шрек всех Сожрал😂😆
00:20
Викторина от ПАПЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:56
Xusuus Reeb = Waraysi Muuse Biixi Qaybtii 1 aad
45:17
Просмотров 540 тыс.
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 6
52:50
Просмотров 246 тыс.