Тёмный

Ahmed Rasta,new release DOOKH, 2014 by Socdaal 

Socdaal Photography
Подписаться 25 тыс.
Просмотров 3,6 млн
50% 1

another new song from Ahmed Rasta, DOOKH, ereyadii Mahamud Burhaan, music by Bashir Hanuuniye, Laxanka iyo Codkaba by Al-fanaan Ahmed Rasta.

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,2 тыс.   
@hudeifabdulkadir
@hudeifabdulkadir 8 месяцев назад
2024 hada dhegesaneso love ta dhac kusi😢😂❤
@mohamedabdukadir3631
@mohamedabdukadir3631 2 месяца назад
Wa igu ogthy seedi
@Instagram-KAMAAL.98
@Instagram-KAMAAL.98 3 года назад
Erey kasta oo heestan kamida sida falaarta ayuu wadnahayga ku dhacayaa ❤😭Jacaylkaygii ugu horeeyey ee 2014 ayaan kuso xasuustay wlhi 😢😢 wlhi qof aad qaraabo tihiin hadii aad jeclaato waa dhib 😭😭 saa markasta waad is arkeysaan, nasiib fiican baan kuu rajeynayaa jacaylkaygij 😭❤
@mohamedomarhirsi8580
@mohamedomarhirsi8580 2 года назад
Hadda ma is calafsateen mise waqtiga AA idin kala geeyay
@mahadali1666
@mahadali1666 2 года назад
Nolasha waxa ugu fcn dadka ad ehel iyo qarabo wadagtan ❤❤❤❤
@rashka2038
@rashka2038 2 года назад
Ha wlahi wasida shektay waxana daremi karo qof qisadas okalae somaray
@raxmoreys9098
@raxmoreys9098 Год назад
Nasiib wcn wllo😓💔
@mukhtarrooble3102
@mukhtarrooble3102 Год назад
2014 waxa ii bilawday jcyl an mudo afarsano ah waday ugu dambayna calafku na kala geeyay gabadhii an xiligaa jeclaa
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Год назад
"Labadii is doortee". "Wanaagiyooo iyo dulqadkiyo".. "Darajana ka simanee".... Fanan muxu ahaa ninkan ilaa hada wan taageera The One And Only Legend Axmed Rasta❤️✊🏿
@sacdiyojamac8309
@sacdiyojamac8309 Год назад
Waaw ilaa hadda madaawataa ani waan iska jeclahay codkiisa marwalba search dhahaa . Ahmed rasta jiroo joog.🥰
@hamthanourabeauty2159
@hamthanourabeauty2159 Год назад
Anigaba waan daawadaa legendkan
@sacdiyoduuni682
@sacdiyoduuni682 Год назад
Heestan hees wey dhaafty legend axmed rasta 🤍🥰
@samiiramohamed3592
@samiiramohamed3592 4 года назад
Heestan xasuus gaara ayey igu leedahy 2016😭😭😭😭😭still watching 2020
@saciidcali5192
@saciidcali5192 2 года назад
2022 still ✊🏻😂😂
@abdiqanijeyte3228
@abdiqanijeyte3228 3 месяца назад
Waa hees qalbigeygu aan ka go’in waxan ku xasuusta gabadhi igu horeysay aan xiriir yelano 2011kii markii aan kulano inay talefankeda inoga daari jirtay waxa umalena 2014kii inay ehed alle muxu jacelkaas ahaa mid qurux badan ma is calfan balse waxan hubaa inaa isu xiisnay greeting from south africa 🇿🇦
@IqromaxamedCali-z1j
@IqromaxamedCali-z1j Месяц назад
😢😢😢
@abdiqanijeyte3228
@abdiqanijeyte3228 Месяц назад
@@IqromaxamedCali-z1j 😢
@raage4231
@raage4231 5 лет назад
Wlhi xasuus heestan 2014 wllkey baa dhagesan jiray Anigoo yar oo dugsileey ah Cawadana soo xasuustay waana helay Markaan asaga ushegay wuu iku qoslay Hadaad ika dambeyso nolosha kuma xumeyso like 👇💜
@mohamudyussuf8582
@mohamudyussuf8582 4 года назад
Hhhhh Aniga aya kulamid ah
@malmo4235
@malmo4235 4 года назад
2014 hadaa ilma yar ahayd maxaad intaa ka qabaneeysaa Alla nahaabsnaaa
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 2 месяца назад
Walaal ma nooshahay imaka?😅
@raage4231
@raage4231 2 месяца назад
@@dhalinkaabechannelwaan nolahy zxb 😂
@barwaaqomaxamed8434
@barwaaqomaxamed8434 Год назад
16/5/2023 baan dhagaysanaa heestan heestaN wxay ii aHeed Fv zoNg baLse hada waxay iitaHay daren gaara waxaan JeclaaDay wiiL aanu isku classmate ahayn waxaaa ujecLaaday si waaLiya horaaNtii isaGu ima jeClayn baLse muDo baDan markaan usamaray ayuu ijeClaaday xaLadaan daRti umaRy maaHa mid aan walaahi halkan kaga sheekayn karo ugu dambayn hada waan is jeceLanahy ana sidii sikadaran baan u ahayn isna wuu ijecel yahay waxaan rajayn inaan is caLfaNo kadib aan Heestan uwada dhagaysano siwada jira waana ku duceestaa marwalba waana jeclahay😢❤
@MohamettAbdukadir
@MohamettAbdukadir 8 месяцев назад
Apayoh waxwalpa aad u samirto waad heli incha alah
@theironlady6009
@theironlady6009 7 месяцев назад
Sidaaa Salamida Waxaan jeclahy wiil classmate keyga ah waaan Rajeynyaaa inana wada Dhagysano haweenka Arooskeena😢idinkana Alle Ha isku kiiin simo❤😊
@shaakir6abshir6cusmaan6
@shaakir6abshir6cusmaan6 4 месяца назад
Huno. Barwaaqo gabar la dhoho saas oo kale hada waa is jecelnahay lkn wey iisoo sabartay. Horaanti ma jecleyn. Hadase waa boqoradeyda. Ayadi aaba kuu maleeyay.
@cabdifarxaan5294
@cabdifarxaan5294 4 месяца назад
Ilahay calaf hakuugu daro wll😢
@MarwanYare-oc1nb
@MarwanYare-oc1nb 2 месяца назад
Alle calaf haiskukindaro wllo
@abdisalam1243
@abdisalam1243 4 года назад
2020 Yaa ila dhageysanoyo✌ kama xiisa dhaco wlhi Heestan
@hodanqambicali5526
@hodanqambicali5526 4 года назад
Ani aboowe waa hees mcn
@abdisalam1243
@abdisalam1243 4 года назад
@@hodanqambicali5526 welcome walalo
@xamdimaxamed9226
@xamdimaxamed9226 4 года назад
Anikkk
@maariyayusuf9622
@maariyayusuf9622 3 года назад
Ani hada waan dhekaysanayaa
@haboonhani7065
@haboonhani7065 3 года назад
Aniga
@zacidaxmad2394
@zacidaxmad2394 3 года назад
2021 hada dhageysaneyso heesihi dagna ee axmed rasta dhac like da kusii
@cilowali4662
@cilowali4662 2 года назад
2022😢
@azmabalbal2357
@azmabalbal2357 Год назад
2023
@Abdullahi_Bataraale
@Abdullahi_Bataraale 3 года назад
Earphones u gasho codka u dheereyso jiifka ku daawo hees music-geeda kal iyo laab yahay 2021 Bilaawga bisha carafo ayaan daawanaya waaba iga dambeyn doontaa anaaba ku ogee like dhac kusii
@hodanjaamac7780
@hodanjaamac7780 2 года назад
Quruxlowgi somalida hadaanu xaaz laheyn waan gurzanlahaa
@hodanjaamac7780
@hodanjaamac7780 2 года назад
Koley isagi idhaafye wiil madhaley kaazan idhafayne aabihi un uniyeysane😁😁
@abdiqafarkulow5849
@abdiqafarkulow5849 Год назад
​@@hodanjaamac7780iska gurso
@salepanturtur2906
@salepanturtur2906 Год назад
2023 heestii ugu horaysay aan dhageesto🤍🤍🤍🤍 this is what I call class👏👏👏
@ashwaqfarah2832
@ashwaqfarah2832 8 лет назад
Best of Somali song I hardly listen Somali Songs but cant get enough of this song I can almost listen 24/7 love it and Thanks Ahmed Rasta.
@abdirisakfarahgouled4128
@abdirisakfarahgouled4128 8 лет назад
yes
@jamaljay6095
@jamaljay6095 8 лет назад
mostly u listen jamaican songs right?
@umaimahabdihakiim1046
@umaimahabdihakiim1046 8 лет назад
👍
@abdikafaralim9137
@abdikafaralim9137 3 года назад
Manoshahy😢
@blueskytravel5441
@blueskytravel5441 2 года назад
@@jamaljay6095 lol
@wiilkabosasolehwiilkabosas4757
@wiilkabosasolehwiilkabosas4757 3 года назад
Wlhi Heestan Xasuus bay igu Ledahy 2016 dhagaysan jirnay aniga iyo asxbtyda hal meel inta wada fariisano anago badan😭wa uxiisay wlhi asxabtyda ilaahy ha idin Xafido💚
@nooonimohamuud1806
@nooonimohamuud1806 6 лет назад
waa hees igu wayen oo xasuus i leh qof an adunka u jeclahy ayaan ku so xasuustaa😍😍😘😘
@ahmedrasta374
@ahmedrasta374 Год назад
Man shaAllah
@muhumeddiin8704
@muhumeddiin8704 Год назад
😭😭😭😭
@johngenga8092
@johngenga8092 Год назад
My all time musician i don't get tiered of this one since 2014.was started listening Somewhere in mandera county am jaluo from nyanza region... Passing my best regards to my student from sheikh Ali high school and the entire funs of rastaa man...
@zakariaali6857
@zakariaali6857 Год назад
Welcome bro i am also from MDR but nilisomea maseno school
@mohamedhajiali2849
@mohamedhajiali2849 Год назад
From Mss too
@Caduur27
@Caduur27 Год назад
heesta waxan ku xasausta 2017 waxa iso tirtay inan aad I jeclayd lkn hadda ???❤😅😅
@cabdiraxmanfarxan7031
@cabdiraxmanfarxan7031 Год назад
😢😢
@sucadhasheikhhussein9993
@sucadhasheikhhussein9993 Год назад
Aww sorry wll😊
@Caduur27
@Caduur27 Год назад
@@sucadhasheikhhussein9993 thanks wall qali 😰🙏🙏
@safamuuse2120
@safamuuse2120 Год назад
Wllo hada ma nooshy😢
@Caduur27
@Caduur27 Год назад
@@safamuuse2120 Haa wallo qali shukran so dhawowo
@jacobalmaydasr2494
@jacobalmaydasr2494 2 года назад
I commented about this artist voice few years back yet I'm listening to it to this day 4th June 2022. I love him very much. One of the greatest Somali musicians ever. He simply the best. One big ❤ from Majertenia
@sakariyecabdulahi8183
@sakariyecabdulahi8183 2 года назад
Bisinkow who ask you your qabiil walal
@rgcb4045
@rgcb4045 Год назад
000
@rgcb4045
@rgcb4045 Год назад
@@sakariyecabdulahi8183 00000000
@rgcb4045
@rgcb4045 Год назад
0
@rgcb4045
@rgcb4045 Год назад
@@sakariyecabdulahi8183 0
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 Год назад
Heestan aadka u macaan waxa dhagaysan jirey 2015 Labadii is doortii Wanagiyo dulqaadkiyo Darajada ka simanee Maxuu bilow walba farxad uleeyahay maalmo kadib na maxay waxwalba isku badalaan dhamaad murug leh😢💔 Duni waxay joogna qofkaad rabto inuu ku naco la tuso jacayl iyo daacad nimo xadka dhaaf ah😔 2/9/2023 2:17 duhurnimo sabti ah
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
Waa iska sunaha nolosha don't worry about it.
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 Год назад
@@Naagnool124 yaa xidhiidhka noloshu wuu iska casharo badan yahay😔
@faisahassan1631
@faisahassan1631 10 лет назад
you have the most beautiful voice ever, masha Allaah.
@adeshdaud9679
@adeshdaud9679 4 года назад
True
@fatmaosman6155
@fatmaosman6155 4 года назад
Tanga tanga squad
@gacalibnuabdiabdi5776
@gacalibnuabdiabdi5776 4 года назад
Exactly wllhi the only one Ahmed Mohammed muxumad Ahmed rasta
@sahromaxamedshire4553
@sahromaxamedshire4553 4 года назад
Sudan
@fardowsam3641
@fardowsam3641 4 года назад
Password
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 Год назад
Hpen isnin ah daawaday hees jaceyl ah oo aad u macaan 1/2/ 2023 hadii iga danbayso like hayla dhaafin👍
@AsmaaKheyr
@AsmaaKheyr 5 месяцев назад
Heestan waxa dhageesan jirey gbdheena curadda io saxiibkeed 2016 itaga ku brtey cawa ayaaa anah dhgeesanaa 5//4/2014 hben jimco ah ❤❤
@Abullahiyusufmuse
@Abullahiyusufmuse 10 лет назад
Wow this song s real the one of the century I don't indeed get tired of listening to well prepared and said words by the king of the voice
@nimconadar873
@nimconadar873 2 года назад
Manoshahay hda😁😁😳
@nadifoomar9161
@nadifoomar9161 Год назад
@@nimconadar873😂😂😂😂😂
@johnnygambino8846
@johnnygambino8846 6 лет назад
1 Axmed rasts 2 Axmed xariir 3 mursal muse 4 lafoole 5 awaale adan 6nimcaan hilaac 7 Axmed arshee 8suldaan seraar 9dayAx dalnuurshee 10,guuleed I love you very much
@dhuuxafrica5252
@dhuuxafrica5252 Год назад
Maxamed bk❤
@bashirabdi8999
@bashirabdi8999 10 лет назад
I just realized how nice Columbus ohio downtown looks at night, Rich st bridge. Rasta you the man
@Maajid9777
@Maajid9777 3 года назад
2021 hadii hestan erayada iyo codka macaan isku darsatay dawaneysid like isaar ❤🇸🇴🙏
@mohamedabdi7603
@mohamedabdi7603 4 года назад
I understood and still watching in 19th Jan 2020
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 8 месяцев назад
I'm listen when I was young, still I'm listening in 2024
@Princesssena-cp4qm
@Princesssena-cp4qm 6 месяцев назад
❤❤❤ me too
@Naimadeyr9999
@Naimadeyr9999 6 дней назад
Heestan marka lasoo qaadaye 9jir baan ahaa wllhi😂😂😂 cyal 2024 one Love ❤
@mohamedhussein9468
@mohamedhussein9468 6 лет назад
New York city I miss wlhi quruxda adunka waye♡😍
@realpelmx3597
@realpelmx3597 4 года назад
i was remember. who is still watching this time, 6_Aug_2020
@khaled.__.hassan
@khaled.__.hassan 4 года назад
Me
@sacdiacali8278
@sacdiacali8278 4 года назад
Hees xasus igu leh kacaylkagi kobad o nasiibku nakala fogeyay ayn ku xasusta hestan 4sano kahor ayn siwada jira udhagaysan jirnay cawana kligay ay dhagsanayo adunku waa wajiyo bdnyhy runti 26/Aug/2020 yaila dhagsanayo talow
@hamsehaajiaar3684
@hamsehaajiaar3684 3 года назад
2014 anoo Grade Eight ahbaa heestan layga Celin jirrey inaan dhageysto, hadana anoo Xaasle ah Baa marwada u daara heestan🥳😂😂😂😂Astaqfuralah Still I'm not married
@hodanjaamac7780
@hodanjaamac7780 2 года назад
Hhhhh inkasto wlhi Ku garadsadey ano hees dhagayzana hadana hestan my boy friend aad ujecla Mr walpana iso diri jirey ♥
@hodanjaamac7780
@hodanjaamac7780 2 года назад
Still watching 2022🔐
@hamsehaajiaar3684
@hamsehaajiaar3684 2 года назад
Bilaa inagoo mida Mar Wada dhageysanaaba lol😂
@raxmoreys9098
@raxmoreys9098 2 года назад
Hada maguursaty marka hee 2023 loo sii socdaa ee😂😂🤚
@zeynababdirizakh921
@zeynababdirizakh921 Год назад
@@hamsehaajiaar3684 😊still iskabulo miyaa 😅
@sayidkasayidka1217
@sayidkasayidka1217 5 лет назад
2014 xili glb ah anoo banooni usocono wl sxpky dhagesanayay form 2 aha really wankahely hsta aya maqlay 2014 hit @like
@maxsugu3269
@maxsugu3269 5 лет назад
October 2019 still watching....who else is watching and he or she doesn't understand the lyrics
@inaabaabina9099
@inaabaabina9099 5 лет назад
😁🙋
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 5 лет назад
😂😂i'm watching it now and understand the lyrics
@isxasuusintaebe5978
@isxasuusintaebe5978 5 лет назад
💕💕💕😊
@adeyaaralearalegabay8256
@adeyaaralearalegabay8256 5 лет назад
Mi2
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 5 лет назад
Am watching it now but i understand better
@1978kys
@1978kys 10 лет назад
Columbus, Ohio :-))))). Beautiful song sang in a beautiful city.
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 5 лет назад
Still... siwezi forget, i was left at home alone... my uncle's family were away a trip to mandera, i felt lonely and i was listening this music sethimously, that was a day i thought of to be a musician but alhamdulilah... 6years ago... Tonight i was unable to sleep... i was setting an exam...
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 5 лет назад
Rer mandera Rer Galkcyo Hadaa tahy igu qabo like-da
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 года назад
Again 7 april 2020
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 8 месяцев назад
Again 15 01 2024, Mon 10:38p.m
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 Месяц назад
Again 25 jul 2024
@apiano7-kt7vu
@apiano7-kt7vu 11 месяцев назад
Still 2023 ya dawanayo😢🖐😆
@hussenmohmmed7251
@hussenmohmmed7251 Год назад
"Labadii Dadaalee diintiyo Asluubtiyo 💙 Dabciguba israacshee❤️ Adinkaa Aqal wada dagi💙❤️ Oo loo dabaal dagi 💜💙 Ducadiyo salaantana 💚❤️ Dadka idin gu doonsiin💚❤️ Maanta waa malintii ugu dambaysay sanadka 2022 Waxaan Rajaynayaa inay wax walba ii hagaagaan i,a
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 Год назад
Legend ana labo cisho ka dib ku arkay guleyso zxp
@dhowrsan9005
@dhowrsan9005 9 месяцев назад
Halsano kadib wxanku rajynyaa inay waxwalba kuu hagaageen ilsha allah ♥️
@HusseinAbdulaahimohamed
@HusseinAbdulaahimohamed 8 месяцев назад
Halsano kahor maantoo kale Ayuu Ahaa Qoraalkaa sare alx wax badan Waan Rajaynayaa inay ii hagagaan Rajo ma dhamaato...... Maantana waa malintii ugu dambysay 2023😢.
@HusseinAbdulaahimohamed
@HusseinAbdulaahimohamed 8 месяцев назад
​@@dhowrsan9005 gulayso Abaaayo qaali I,a sidoo kale
@HusseinAbdulaahimohamed
@HusseinAbdulaahimohamed 8 месяцев назад
​​@khaalidcheesto7483 sxb qaali inaad caafimaad Qabtaan kuu rajaynayaaa
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi Год назад
Ahmed resta wuxuu ku jiraa inamad codka u haysta somalida heeskiisana waan taageera si aan caadi ahayn best voice
@ruxiadakash2866
@ruxiadakash2866 10 лет назад
Man u did beyond perfection! Well done...
@fatushhassan4459
@fatushhassan4459 Год назад
2023 ba wxa ka dhimn 1bil hestana still ilove it Subx aroor hore eh baan dwanaya peace and love my people ❤
@Radmelfalcao11
@Radmelfalcao11 9 месяцев назад
Hdan 2024 bil ka yar dhiman😂😂
@fatushhassan4459
@fatushhassan4459 9 месяцев назад
@@Radmelfalcao11hhh wlhi inader waqtiga wu cararaya 😁
@Radmelfalcao11
@Radmelfalcao11 9 месяцев назад
Zaaid wllhi wllashei 2025 reply kle iga filo🤣
@RaymanAhmed-f5e
@RaymanAhmed-f5e 6 дней назад
@@Radmelfalcao1113/92024 sidee thy 😊
@mohamedabdigaab9912
@mohamedabdigaab9912 7 лет назад
boqorka codka ahmed raste waan ku aamin sanahay
@jamadjamad1774
@jamadjamad1774 7 лет назад
Mohamed Abdi gaab 😂😂😂
@haboonbaboon2656
@haboonbaboon2656 7 лет назад
Jamad Jamad hsiusjsi
@DarajopoY
@DarajopoY Месяц назад
if you are listening and watching this song 2025 you are the legend 🎶🫵🫶✊️My Favorite song 🎵💕🫵
@daganxaaji7815
@daganxaaji7815 6 лет назад
Heestan maba ilawikaro iyado cusub 2015 arooskeyga lagashiday😍 ex keyga ixasusinoysiin
@odowaacariif1482
@odowaacariif1482 5 лет назад
Xaqiiqdii aniga xitaa xasuus ii gaar ah bee iithy waan Kula mid ah arooskeygaa Laga shiday ex teyda
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 года назад
ladan omar Ahmed Hussein wuu in salaam ay Australia 🇦🇺
@rahmomohamed8809
@rahmomohamed8809 4 года назад
Walale labadiina weyeh isku labtaa xasuus haku nolanineeh sibaad wali rajo isga qabtaneeh☑️☑️
@gacalsame71
@gacalsame71 4 года назад
Kkkkkk Nagadaya Sheka Xariirta Is Gaad Gaad Cad ahaaa 😁
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 4 года назад
@@gacalsame71 ma ila aragtaa😂😂😂
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 года назад
Ahmed rasta Heesihiisa waa heestaan ugu jecelhY❤
@abdullahisharuu7806
@abdullahisharuu7806 2 года назад
Hestan waxa jecl gabar aan aad ujeclhy lkn waqtigan lajogo waxan kusuganhy dhawac 💔😰lkn ma ogi iney noqon donto farxadeyda XAMDI mar walbo ogow inan dunida kugu jeclhy 😰❤
@qadromaxamed2062
@qadromaxamed2062 Год назад
😭😥 ayan lesku kin dirin 😭💔😥 Soory abowe mcn 😔😕
@hodanhaji7067
@hodanhaji7067 9 лет назад
ax ax ax heestan waxan ku xasuusta qoof igu qali ah 💛💛
@suweytking9377
@suweytking9377 6 лет назад
Hodan Haji naga da benta melwalba benbad latagantahay
@umunada9618
@umunada9618 6 лет назад
Hodan Haji 😘😘
@sahraabdilahi1951
@sahraabdilahi1951 6 лет назад
ninkan wan tageeraa bk nagu dawikhiiyeene
@quruxdadumarka7375
@quruxdadumarka7375 5 лет назад
Ft
@quruxdadumarka7375
@quruxdadumarka7375 5 лет назад
V Bb UuojjyyyouflHohyigfpgg
@faynuus8382
@faynuus8382 3 года назад
2021 yaaa ila daawanaya🥰Ahmed rasta🔥🥰
@xasanamore8087
@xasanamore8087 3 года назад
Aniga 🥰🥰
@IkrancabdiMaxamed
@IkrancabdiMaxamed Год назад
Hestan wlhi ax ax meel by iga taala Waxn ku xasuusta wil aan is jeclyn sanadi 2019kii wilkas ayey aroskeni noo daarnyd Wilkas oo la dhhy axmad lkn sorry qabyalad baa nakla reebty waxn is gursany 2019kii bishi 4rad waxa kla tagny 2019 bishi 10 nad ano ur 3 bil ah leh wilki aan jecelaa sidii qabilkoodu igu diry oo loo isma gaydan gbdhan maba hayo ilaa hada 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 wuxuu gursady gbr ay isku cid yihin ilhy ha u barakeye 😭😭😭😭lkn qalyaladaa xasus igu noqody 😭😭😭😭
@YunisSheikh-d6t
@YunisSheikh-d6t Год назад
Sorry apyo 😭 😭 😭
@IkrancabdiMaxamed
@IkrancabdiMaxamed Год назад
​@@YunisSheikh-d6t dhib mle wa wax dhca
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
​@@IkrancabdiMaxamed Heesta Damac ee uu qaado isla fanaankani soo dhagaysto. Wuxuu odhanayaa" Qof nacabka duulaanka ah ee caashaqa dumin raba dibnaha gooyo dacar cabsiin kara ayaan doonayaa" geesi muu ahayn inankaasi hadduu geesi yahay laguguma direen ee markii hore ayay afka uun ka ahayd jaceylku kolley waana laga caqli badin karaa oo habaar iyo duco kala dooro iyo isma gaydaan waxaasaa loogu sheekayn karaa.
@nimokhalif3001
@nimokhalif3001 4 года назад
This song deserves to be watched over and over ....Amazing
@nacimoapdullahi721
@nacimoapdullahi721 7 месяцев назад
Old is gold i was listening since 2015
@LeeMoyka-et7lk
@LeeMoyka-et7lk 6 месяцев назад
Ilaa hada ma dhageysaneysaa 😮
@kingduceyzduceyz5115
@kingduceyzduceyz5115 5 лет назад
The one and the only song I love I still watching 2019
@AmiiraCali-t5z
@AmiiraCali-t5z 5 месяцев назад
Fv songs 😢😢2014&2024
@sumeya7887
@sumeya7887 5 лет назад
I love 💕 Ahmed Rasta 🥰
@HaniMoyow-fl3fg
@HaniMoyow-fl3fg Год назад
Same😂❤😢
@naftadahir2377
@naftadahir2377 2 месяца назад
Heestaan mantay soo raadiyay guurkeyga labaad soodhaw madaama midi kowaad iga fashilmay😢❤
@shuushuhussein3507
@shuushuhussein3507 2 года назад
Yaa dhageysana 2022 my song Ayan laysku kiin dirin😍✌
@saabirinmahamed3898
@saabirinmahamed3898 2 года назад
2014 until 2022 🥺🦋
@dayaxcadceed6655
@dayaxcadceed6655 Год назад
Yes
@haniqueen7523
@haniqueen7523 Год назад
Me 😉❤❤😍
@dayaxcadceed6655
@dayaxcadceed6655 Год назад
@@haniqueen7523 🥰🥰
@mohamedabdulaahiali6257
@mohamedabdulaahiali6257 10 лет назад
my favorite singer ii noolow yaaqey rasta
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Год назад
Yaa 2023 dhagaysanaya. ❤
@nimcomaxamed3365
@nimcomaxamed3365 Год назад
Waa hees dareen leh 2022 kii dawanaya bishii 11aad ilohow wax najecel hanOO WAAYIN🥰🥰
@samsamadam9641
@samsamadam9641 Год назад
Inta abti liiban kasoo aragtey heestan qatartaa fanta taaga 😁🥰
@TRAPSTAR-PHEISERL
@TRAPSTAR-PHEISERL 4 года назад
Still watching, 02 August 2020..
@hupiabdirahmn3586
@hupiabdirahmn3586 4 года назад
Same✌✌🥰
@asmahiesmohamed7522
@asmahiesmohamed7522 4 года назад
Waaaan Staa fanankan jiroo joog
@abdijr846
@abdijr846 8 лет назад
I love ma boy ahmed rasta amirka codka if u agree hit like peace out ✌️
@aragsancdyaragsancdy4974
@aragsancdyaragsancdy4974 6 лет назад
Iioreyou ahmed rasata
@qaalimaxamadwwoooww6763
@qaalimaxamadwwoooww6763 6 лет назад
Abdishakur Abdullahi wwwooww mansha aallah ahmed rasta wàa nuurusa
@ahmedcabdi9641
@ahmedcabdi9641 5 лет назад
Aj Abdullahi nacas English oo aadan aqoonin mel lagamaro misna waxad moday inaad luqad kle lagu hadlo ilbax nimo ku jirto war nacas baa thy ee ku hadal luqadada hoyo
@dahiyeahmed3581
@dahiyeahmed3581 9 лет назад
ahmed rasta my best fanan of the year...greetings from London!!!!!!!!!!!!!
@ibrahimsomo9055
@ibrahimsomo9055 5 лет назад
Unconditional love for my Tigray but love somalis too.
@muhudinabukar7073
@muhudinabukar7073 2 года назад
Ax xasuus wlaahi Ahmed rasta lagend 2022 hadaa daawaneeso is muuji please❤️🥰🥲
@nasteexomaxamed1987
@nasteexomaxamed1987 3 года назад
2021 yaaila dhagysanaya ahmed rasta maba ka xiiso dhaco aniga😘
@camowtube3127
@camowtube3127 2 года назад
Voice is really penetrating ,,,Ahmed Rasta a living legend
@sharmaakesiciid1693
@sharmaakesiciid1693 7 лет назад
1 lafoole 2 Nimcaan hilaac 3 mursal muse 4 Awale Adan 5 ahmed rasta Shanta nin Ee ugu codka Macan somalida raga Wlh
@wanaagzameh359
@wanaagzameh359 6 лет назад
sharmaake siciid taageero U ahay intaba bro
@abdiabass1826
@abdiabass1826 6 лет назад
sharmaake siciid Aaway fananaka cod dhahabiga leh dalmar aqyaar
@makiyahassan6937
@makiyahassan6937 6 лет назад
Exactly
@haidarsweedendream9101
@haidarsweedendream9101 6 лет назад
sharmaake siciid abdifatah yare waa ninka kaliya ee ugu codka macaan fanaaniinta somaliyeed
@hassanmahad8566
@hassanmahad8566 6 лет назад
+Haidar Sweeden dream wlhi wa sax inkastuu iska daayay
@allyrashid6714
@allyrashid6714 10 лет назад
The best song and i love the style of ahmed rasta
@munosaid1411
@munosaid1411 7 лет назад
Kama dalo heestan fanankyga ahmed rasta 😍😍😍😍
@Balanbaalisstudeo
@Balanbaalisstudeo Год назад
Still me Listing 2023 Ahmed rast Nice Voice 🥰❤❤
@alazkavaska7739
@alazkavaska7739 5 лет назад
2019 anyone from Turkey Ankara #like
@om3531
@om3531 5 лет назад
Cod aaad umacn axmed resta noolaw edeb😍😍😍😍😍
@ismailjelle8896
@ismailjelle8896 4 года назад
Iko poa
@fartunosman767
@fartunosman767 8 лет назад
beautiful song my best musician#team Ahmed rasta
@Rain-nn6ub
@Rain-nn6ub 2 года назад
2022 and still listening to this song coz it reminds me of the first nd the last girl I've ever loved truly, the rest is just history..........
@najaxmahad4154
@najaxmahad4154 Год назад
_%-~,77 (.₩) Po0p0lpk0p9o
@najmayussuf2794
@najmayussuf2794 Год назад
Try me, I will show u love
@zackali7305
@zackali7305 11 месяцев назад
Wankuficnhy hbb sethy
@RidwaanSuleyban
@RidwaanSuleyban 11 месяцев назад
​@@najmayussuf2794r
@Rain-nn6ub
@Rain-nn6ub 11 месяцев назад
@@najmayussuf2794 negative side or positive side nd btw am still listening 😂🖐
@maxamedmuuse8673
@maxamedmuuse8673 8 месяцев назад
Waxan zo xasuustay 2014 Ayan dhagysan jiray Old is gold 😢
@najiibhassan
@najiibhassan 2 года назад
2021 yaa dawanaya inta iga danbaysa like sara 🥰✊
@fatxikhaliif2138
@fatxikhaliif2138 3 года назад
Allow nacab iyo dira diralaha lamanayasha is dortay kadhex qabo👐
@munamoalin8571
@munamoalin8571 9 лет назад
Ahmed rasta ❤️❤️❤️❤️
@CSheeko
@CSheeko 11 месяцев назад
Fav song ahmed rast 13/10/2023 Friday Some songs never die🎉🎉
@ayaanahmed7292
@ayaanahmed7292 6 лет назад
Saxiibow darta ban udhiban rabaa rasta😢😢😘
@IdmanHussein-tq3yw
@IdmanHussein-tq3yw 9 месяцев назад
I love 💕💕💕💕 Ahmed Rasta songs
@AbdiAbadir-r2l
@AbdiAbadir-r2l 10 месяцев назад
This song was made me love 9 years ago now 2023
@ilhanjecel3540
@ilhanjecel3540 8 лет назад
Haye haye haye 💔💌💗💖💜💛💕💘💚💞💝💟💓❤️💍💍💍💍💍💍💍💍💍💍💍💍💍💍💍💍
@mohamedabdullahimoalim4818
@mohamedabdullahimoalim4818 10 лет назад
waah waah yartay dokaagu wa dahabe yarkuna wa inu daremaayee best song ever 2014 rasta
@AliAbdi-ai
@AliAbdi-ai 5 лет назад
I lyk it how Dalmar says Haaahey.. so beautiful👍
@abdirizackarale9076
@abdirizackarale9076 6 лет назад
hasus iga deh 2014 when I was in a some where I used to enjoy when one of my classmates start singing called chemoo
@somliajamama8184
@somliajamama8184 5 лет назад
baana maxaya tara Ahmed Rasta Codkaga waa dhaymana iyo dahaba waliba waa ka saraya wax waliba oo la dhagaysto sida xaqiiqda ah 🌟🌟🌟🌟🌟🎤🕺💋💋💋lvu bro keep going VIVO Ahmed Rasta 👌👌👌👍👍👍✍✍✍🙏🙏🙏
@abdulqadirisack5873
@abdulqadirisack5873 7 лет назад
my favourite song..wow mashAllah
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 4 года назад
16 of December 2019 am enjoying with this song maanshaa allaa my allaah bless me and for give me inshaaaaaaa allaaaaaaaaaaaaaaah
@zakishidane3025
@zakishidane3025 4 года назад
Hada ayaan dawanyaa 😂 isku mid ayaan nhy sister
@farhiyoali8644
@farhiyoali8644 8 лет назад
Afkaaga hooyo baro hadii kale translate please baa kuu dambayn doonta. Heestaan shidana dhagayso aadka bogatide 👍👌👍👌👊
@mokhtarilkcs3513
@mokhtarilkcs3513 8 лет назад
Hhhhh Wax Qasan Usheeg 😂😂😂😂😂😂
@khalid_0313
@khalid_0313 8 лет назад
of all his songs ths s de best one
@cadnaansergio5792
@cadnaansergio5792 8 лет назад
kk
@cadnaansergio5792
@cadnaansergio5792 8 лет назад
yyyyyyy
@buulaxuubeyvediosproductio9241
Farhiyo Ali xaasid ufasir noo dadka dib nacA ah
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
Heestu macaanaa!
@deeqsan3414
@deeqsan3414 3 года назад
Manta oo ah malinki igu farxada badnayd ayan heestan dhagay sanayi 22/mai/2021 um 14Uhr
@MuseAfrah
@MuseAfrah Год назад
This songs is the memory my life 😢 2014 listen 🎶 in Tardo Hiiraan somalia😢
@adamfarah7678
@adamfarah7678 5 лет назад
Boqorka Codka Yaa dhegaysanaya 2019👍
@ismailjelle8896
@ismailjelle8896 4 года назад
Niaje bro
@abassmohaa9349
@abassmohaa9349 4 года назад
Who is listening 2019 and is here From balad xawo
@abdulahiak1116
@abdulahiak1116 3 года назад
Sidoo kle Bh ...🖤✌️
@zakariaali2190
@zakariaali2190 3 года назад
Wan jogna sxb
@Chadmali
@Chadmali 2 года назад
Amiirka codka waxaan hees waa dhaaftay🥰❤
@somaliswaryaaboy9269
@somaliswaryaaboy9269 10 лет назад
best fanan ever Ahmed Rasta nooloow walal!!
@boqoradasomaliyed9168
@boqoradasomaliyed9168 5 лет назад
I still watch 2019 hestan cadi mahan
@ahmedwll6198
@ahmedwll6198 2 года назад
Caawa kaliya ayaan si dhab ah u dareemay heestan & jecelka waxa uu yhy still 2022 February
@saabirinmahamed3898
@saabirinmahamed3898 2 года назад
March 2022 old is gold 🦋
@MohamedHussein-xl9kp
@MohamedHussein-xl9kp 9 лет назад
WOW!!!!!! gentleman i like ur songs..and voice too, surely ur songs touch me.....good luck bruh.
@kaltumamohammed1592
@kaltumamohammed1592 9 лет назад
Keep it up rasta
@abukarmuxumed6011
@abukarmuxumed6011 Год назад
Sxptee rumaad xfldedi aroskan ka maqly markii igu horesay nasb xumo wey geriyota asxapta iguso duceyaa in allah janadi fardowso ka waraabiyo 😭😭😭😭😭😭
Далее
How to Install and Use an Adjustable TV Arm
00:18
Просмотров 2 млн
GONE.Fludd, ЛСП - Ути-Пути (official video)
03:37
Axmed rasta| Barqadaan is baranaa|
6:22
Просмотров 407 тыс.
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39
AHMED RASTA TOP 10 TEN HEESO BY DEEYOO
59:22
Просмотров 245 тыс.
Fuad Omar - Mays Aroosna
5:45
Просмотров 9 млн
Hubqaad
8:24
Просмотров 1 млн
How to Install and Use an Adjustable TV Arm
00:18
Просмотров 2 млн