Тёмный

Ajakis sheko qosol badan 

Kordhi Aqontaada
Подписаться 2,9 тыс.
Просмотров 142 тыс.
50% 1

Ajakis Sheeko qosol badan

Опубликовано:

 

6 июн 2013

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@abdulshaytosan1501
@abdulshaytosan1501 9 лет назад
Aad iyo aad ayaan u jaclaystay sheekadan gaban, si cajiib ahna waa loo matalay, Ajakis waa hormudka fanka Banaadiriga WAA JILAA CAAN AH AJAKIS SIDOO KALE MACALIN JIIS NINKA KU MATALAYO KABA DARAN, gabdhahana sidoo kale
@sacidabdi5858
@sacidabdi5858 8 лет назад
runtii best waaye atariishada
@inajaama8630
@inajaama8630 8 лет назад
ajakis riwaayada wallaahida haka daayo wallaahi ciyaar ciyaar looguma dhaarto waa tallo
@hashimialqartata9082
@hashimialqartata9082 5 лет назад
ajakis cadi mahan calool xumo leeb sii woo ale waaye ajakis ilen aadi matihid sxp
@qaasimcabdisheekh7975
@qaasimcabdisheekh7975 6 лет назад
Maxamed deeq mahadsanid bro jaa waa dhageystay hada lkn wan kuso ceshanaa aad ba u mahadsantahay sxb 👏
@kulmi1
@kulmi1 9 лет назад
I love the song 31.07
@cabdicade5280
@cabdicade5280 8 лет назад
anig hesta ayan ku haystaaa ee xagee kahelaa
@engabdirrabiaadan859
@engabdirrabiaadan859 6 лет назад
Hhhhhhh Ajakiz Comedian
@cismansalad9677
@cismansalad9677 8 лет назад
a boo aboo
@lt2528
@lt2528 9 лет назад
ani gabarta qoorta dheer isoo radiya soamli weyn wax walba ayn oko lahay
@ahmedshiinejiiramaskiin9333
@ahmedshiinejiiramaskiin9333 9 лет назад
kkkkkk adiga waa iska ka tarxila iga dheh hhhhhhh loool wlhi nice ajakis
@amiiramohamed8716
@amiiramohamed8716 8 лет назад
kkkkkkk ninkii shiid ah aabihii xataa waaku dayaa asiga ayaa donaayo meeshi laga rabay inuu u doono wiilkisa alloooow hana tusin
@nadaadhayaow8739
@nadaadhayaow8739 7 лет назад
Algaa qurxnaado kula haaaa hhhhhhhhhh
@abdirisaaqdiri27
@abdirisaaqdiri27 9 лет назад
Nice
@majmaceydiid7471
@majmaceydiid7471 8 лет назад
walhi waan kahelay
@majmaceydiid7471
@majmaceydiid7471 8 лет назад
+Majma Ceydiid kkkkkk arkan seebuu kaga siinayaa lugta
@shabeelmuxumed5215
@shabeelmuxumed5215 9 лет назад
jacaylku madhaba sxb yaal
@abdirahmaandiinaari2650
@abdirahmaandiinaari2650 8 лет назад
hhhhhhhh faataale
@abdirahmanvideos555
@abdirahmanvideos555 8 лет назад
shiid sidiisaba aabihi hata makafakanayo.siis uooyo dai adooga banyaaa
@abdirahmanmohamud9713
@abdirahmanmohamud9713 6 лет назад
Hhhhhhhhhhhh aabaha kacsan waaye nabeeeee
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 8 лет назад
kkkk qosol waaye lkn aabahiis haduu u cuno iskumeeshi lee waaye maxaa ooyintaan dhan
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 6 лет назад
gabdha, ku mataleeysa hooyada shalmada cas, weey dhimaty Ayaan xalay ajakis, kamaqlayay masraxa furan isagooleh allaha u naxariisto qabrigeeda allaha u waasaciyo? miyeey dhimtay?
@xidig3833
@xidig3833 Год назад
Alha unXriisto
@abshirreermagaal4663
@abshirreermagaal4663 Год назад
2023 Soo Boqday Xasuus🥲😭
@feysalosmanaweys7544
@feysalosmanaweys7544 6 лет назад
Hhh runtii waa sheeko aad iyo aad u xanuun badan wayna dhacdaa arimahan ah ah ah maxa kaxanun badan noloshada in block lagu sameyo aaaaaaaahhh aaaaah
@ajacade4063
@ajacade4063 7 лет назад
Kkkkkkkkkkkk ajakis wlhi
@burhaanmohamed5951
@burhaanmohamed5951 9 лет назад
Ajakis shactiradiisa ka helaa
@qaasimcabdisheekh7975
@qaasimcabdisheekh7975 7 лет назад
Akhyaareey heesta ugu dambeyso xagee ka heli karaa plz i qisha hada xarfaan tihin
@maxameddeeq7641
@maxameddeeq7641 6 лет назад
Jaabir cabdi heesta waxaa qaaday xabiib sharaab hhhhhhhh
@sihamh3196
@sihamh3196 9 лет назад
deriska saan maay u qurxanaayeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ar ajakis dhib badanaa
@shabeelmuxumed5215
@shabeelmuxumed5215 9 лет назад
ax ax waxlahu qoslo maaha lkn waa wax layaabo
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 9 лет назад
kkkkkkkkkkkk aduunka waxaa iigu daran jiiska markuu dheelaayo, kkkkkkk Ajakis meelaaan usocdayba waa hilmaamay maa,itiri xoogaa filinka calool xumo waaye lurbooday lurbooday laciifoodeee jaaaaaaaah
@khalidaxmed7587
@khalidaxmed7587 8 лет назад
walle wa callol xanuun filmka ajakis cadi ma aha loool
@sacidabdi5858
@sacidabdi5858 8 лет назад
hhhhhhhhhhh
@mohamedAbdi-by4dd
@mohamedAbdi-by4dd 8 лет назад
wale waa ruwayada
@shuqulaxmed4983
@shuqulaxmed4983 7 лет назад
shako
@nashadali8269
@nashadali8269 6 лет назад
Cadi MA Aha kkkkkkhhhhhhhh
@kulmi1
@kulmi1 9 лет назад
Viva ajakis
@nasterihaam6705
@nasterihaam6705 8 лет назад
hhhhhhhhh wankuray ayado I kurosa arkay
@ibraahinbidaaye874
@ibraahinbidaaye874 8 лет назад
ajakiska aan kutashano nolaw saan oqoslenay ilin ayaa naga imaday
@xussenabdiislaawshekoole3430
@xussenabdiislaawshekoole3430 7 лет назад
ajakis jaceelka dhaaf
@maxameddeeq7641
@maxameddeeq7641 6 лет назад
ibraahin bidaaye masha alaH ilanta qurux badnaa
@maxameddeeq7641
@maxameddeeq7641 6 лет назад
wlahi meesha usocdo magasaayi
@khalidabukar406
@khalidabukar406 6 лет назад
Gabadhaan buuran farxiyo weydhimatey ee ka bixiya meeshaan waadmahadasantihiin
@abdirahmanvideos555
@abdirahmanvideos555 8 лет назад
shiid sidiisaba aabihi hata makafakanayo.siis uooyo dai adooga banyaaa
Далее
Jaceyl & Jakdhabow
23:18
Просмотров 97 тыс.
Я НЕ ОЖИДАЛ ЭТОГО!!! #Shorts #Глент
00:19
PORTAL SPAMMER🤬🤬🤬| Doge Gaming
00:19
Просмотров 1 млн
AJAKIS IYO JEERI MAXAA KALA HAASTO QOSOL BADANAA
19:19
Просмотров 230 тыс.
SHEEKO YAABLEH! SHEEKO GAABAN MEHER BEN AH
22:36
Просмотров 422 тыс.
RUWAYAD AJAKIS IYO ODEY CABDULE LIBAX IYO YAXAS
41:40
Sheeko Gaaban lab dharii socunoow
25:46
Просмотров 514 тыс.
Sheeko Gaaban Maseeyr iyo maan gaab
29:07
Просмотров 747 тыс.
Sheeko Gaaban Kala daran
22:51
Просмотров 612 тыс.
sheko Habib marshale mohamud
21:54
Просмотров 9 тыс.
Я НЕ ОЖИДАЛ ЭТОГО!!! #Shorts #Глент
00:19