Тёмный

AK IYO SAKADHA O SIR WEYN FASHILAY YAA QALDAN SUCDI IYO SAGAL MARQAATIYAAL & SIDUU DAGAALKU KU BILOW 

Ahmed Kallaa
Подписаться 53 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
FOLLOW

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@user-go8rb6ho5b
@user-go8rb6ho5b 20 дней назад
Alla Ak dhibadanaa kulahaa waa habaday marna jeceelkayga ah
@istaahilaxmed8512
@istaahilaxmed8512 20 дней назад
Kkkk
@user-hz2ov5rg2c
@user-hz2ov5rg2c 18 дней назад
😂😂😂​@@istaahilaxmed8512
@user-rs1jm4bl4t
@user-rs1jm4bl4t 19 дней назад
Dulmigana uu dhibayo Somalinimaduna ay ku weyn tahay guulayso Habo
@shugriduhul2170
@shugriduhul2170 19 дней назад
Wcs Team Axmed Kallaa Jzk kheyr, Masha Allaah Sakaadha iyo Ak si Wangsan oo dhax dhaxad ah, waxa na muu jiseen Xadiiskii Rasuul- keena ( SCW ) ee ahaa walaalka Markuu gar daran yahay GACANTA ka qabo. Wiilashas Jzk kheyr. Rabbi hanagu irsaqo inan Xadiis Kas ku dhaqano si aan SACAADO ugu noolano dhamaan Somaali weyn. Aamiin
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 18 дней назад
Abti xabibi ayan horey uu maqle habo xabibi na May soo socota 😂😂😂
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 20 дней назад
Nuucyada ugu muhiimsan vitamins oo jirkagu ubahanyhy kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤
@SahracabdiGoox-l6z
@SahracabdiGoox-l6z 18 дней назад
Haye aan dhamysto wrka😂
@ifkahalane6528
@ifkahalane6528 19 дней назад
Guul team 22
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 18 дней назад
Sucdi iyo sagal waxay ahayen labo qof oo walal ah inay Is cafiyan aya qurux badan wayo manta wa adun barina wa akhiro takale qof walba irsaqadisa Allah aya uu haya anigu labadodaba wan tagera balse inay Is caayan iyago shalay ceesh so wada cunay waxa ka ficned Haday shaqada isku fahmi wayan inay kala danaystan balse sagal waxay ku qaldantay qabil dhan oo wax udhimin ayey soo cayday wana laga ficanyahay Allah ha so hanuniyo labada gabadhod oo xaqa ha tuso Qabil waxba kuma tarayo somalinimo inaga badan From djabuti
@xogdhawrnews7760
@xogdhawrnews7760 18 дней назад
@hawohosh9198
@hawohosh9198 20 дней назад
Wiilasha waa nin dhalinyaro ah oo firfircon laakiin waxaa ka muuqata iney dareemayaan culeys dadkooda ka heysta somalidu waa qad qabyaaladu madax martay waxay u egtahay in culeys lugu saarayo waryaa maxaa jiro waa kugu qabiil balaa balaa war danihiina meesha ka aragtaan aada
@yasminmaxamud1680
@yasminmaxamud1680 19 дней назад
Mansh alla my brother ❤
@Malyun578
@Malyun578 20 дней назад
Yaahuu Ak waa jacaylkygii iyo waa habryartay kala saar
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 18 дней назад
Very funny waa jaceelkayga iyo waa habaryartay confusion 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Kamacgure-ex2sb
@Kamacgure-ex2sb 20 дней назад
🎉
@khadraaelmi921
@khadraaelmi921 19 дней назад
AK WA NIN AKHIYAARA OO RAGA WAX BADAN BUU DABOOLAYAA MAASHA ALLAH "HABARYAR XABIIBI" CAADI MA AHA
@user-yh1gs4kh7d
@user-yh1gs4kh7d 17 дней назад
Wll Alle haku barakeeyo Alledar tiis n Ban kuujeclahay walahi❤
@Leyloqurux05
@Leyloqurux05 19 дней назад
Maasha alaah waa wiilal fiican
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 18 дней назад
Ak waan ku sheegay in labadas dumar khayr ka so socon
@ishafilms9730
@ishafilms9730 18 дней назад
Ak kulaha balah balah 😂😂😂😂 sagal booto cml hhhh
@MaymuunIbrahim
@MaymuunIbrahim 19 дней назад
Sagaley team ka dhibka iyo dagalka iska day 21:25 😂😢😮😮
@dekalovemoha9544
@dekalovemoha9544 19 дней назад
Team 22 Ninka RU-vid Leh Ahmed Dhago idiin La Ciyaaray Wlhi Views Fiirsaday 1 Naag 5 Qof Ugu So Fariisateen 🤭🤣🤣
@user-rs1jm4bl4t
@user-rs1jm4bl4t 19 дней назад
Walaahi Sakaadho waa Nin Rag ah oo gaban.
@umnalka7740
@umnalka7740 19 дней назад
Ksllaa iyo Ak isu ekaa ma walaalaa talow
@MaymuunIbrahim
@MaymuunIbrahim 19 дней назад
Sagaley team ka dhibka iyo dagalka iska day
@gagaa7649
@gagaa7649 19 дней назад
Habaryar habibi miyaa
@maankacabdullahi165
@maankacabdullahi165 19 дней назад
Ak baqdin bdn ka muuqato
@Rasaan-oi3dw
@Rasaan-oi3dw 20 дней назад
Wiilazha way fakarsan tihiin 😢
@hawohosh9198
@hawohosh9198 20 дней назад
Sax waxaa ka muuto in qiyaarka loo diidan yahay iney cidey raban la shaqaystaan
@Leyloqurux05
@Leyloqurux05 19 дней назад
Sakadha good point geesi
@NastexoAxmed-fn2gn
@NastexoAxmed-fn2gn 20 дней назад
waxid iyo wadar ya khaldan man maqli jiray
@Abyanlady
@Abyanlady 19 дней назад
Ak maashallaah nin rageed
@user-rs1jm4bl4t
@user-rs1jm4bl4t 19 дней назад
CAR SAGAL HAKU YEESHO SAA DHIIQAA KASOO HORAYSAYE
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 18 дней назад
Ak nin adag ❤❤❤
@degaghedi1738
@degaghedi1738 5 дней назад
Qabiil waan ku qasaarnay ee smliyeey kii xun runta usheega haduu qaadan waayo karaaca kii aad fahmi kartaan qabiil waa qasaaro
@Xaawo399
@Xaawo399 20 дней назад
Wllhi waa arin cajiib ah waaxid iyo wadar yaa waaalan baan ka dhaxlay sheekadaan
@Xaawo399
@Xaawo399 20 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 20 дней назад
Ak wiilka markuu hadlaayo see ufiirin hhhhhh
@FarxiyoCali-ob9pu
@FarxiyoCali-ob9pu 20 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdulqaniMohammed-ve5vn
@AbdulqaniMohammed-ve5vn 19 дней назад
Telephon yaro 15 bu watay😂😂
@MaymuunIbrahim
@MaymuunIbrahim 19 дней назад
Sagaley team ka dhibka iyo dagalka iska day 21:25
@jibrilabokar9274
@jibrilabokar9274 19 дней назад
Sanadahan rag iyo dumar waa la kala aqoon la’yahay hunguriga wuxu maeayaa in ragii sida dumarka heblaa tiri iyo hebel baa yiri ka xishoon waayaan wuxu damiir xumaa
@asalsomali7745
@asalsomali7745 19 дней назад
Shekada AK wa Waxne hasheegin waxa sheegtane ha waayin 😂😂
@mrcurious144
@mrcurious144 19 дней назад
Wad ilafahantii wllh,,, wilasha wah bay qarini hayan😅
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 19 дней назад
Waa jacaylkagii kulahaa waadiga indhiuhu kureeraadeen markii Aad sagal lajoogteen baad qurux badnayd waxbaad qarinaysaan malcag baalasiiyey beritoole waxkale yaan lagaa maqlin waaba baqayaa kini yaahuu
@shushuprince9149
@shushuprince9149 19 дней назад
Its true bro he was very handsome before he looks rough and thin u dont what happen.Second i thought he was young to Marry her
@FarxiyoCali-ob9pu
@FarxiyoCali-ob9pu 20 дней назад
Have
@NaimaOsman-cq9rw
@NaimaOsman-cq9rw 19 дней назад
Sorry sakadha❤😢and Ak ❤Kenya cid nigu hajabi karo mayarto😢sharci kajiro meshan ❤sagaal na wey gardarantahy abyo dulmiga dhaaf sagaley waxan oo dad been ay shegayan lama dhihi karo
@user-ps2jm9hm2k
@user-ps2jm9hm2k 20 дней назад
Akey ina adeer sasaa lagaa rabaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@nimco2176
@nimco2176 20 дней назад
Wasax ekay
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 19 дней назад
Marka laqabto ayey Soomaali kumarmar soodaan saaxiibow xaalqaado akhas ak waadoqon
@Busharamahamed
@Busharamahamed 19 дней назад
Maxaad ola hadli waydeen sagal waba walaashiine. Walee miidaan ixtiraamin sagal. Sagaley abayo waxba dadkaan hada kadib hawsoo jwaabin wan aragnaaye umadaane
@SundusMuhyadeenMohamed
@SundusMuhyadeenMohamed 19 дней назад
Kkkkk adi shaqo ruufyanima ba kusobaxdey😅
@maryamoruun3051
@maryamoruun3051 20 дней назад
Iaamina waxaan wax leysla og yahay waayay kala kicis😂😂😂
@Ilwaadwarsa1111
@Ilwaadwarsa1111 19 дней назад
Ilmo aan dhalay Ama mid Ila dhashay inuu iga yeelayo xitaa ma aminsani anah shaqo kuma hayo qofkaasna lama shaqayn kartid 😂😂
@gagaa7649
@gagaa7649 19 дней назад
Kkkkkkkkkk
@Leyloqurux05
@Leyloqurux05 19 дней назад
Wadar iyo waaxid yaa waalan sagal dabo malaas ayada ayaa qaldan wey ceebeysan tahay
@user-nc5dm9ko4s
@user-nc5dm9ko4s 19 дней назад
Isla yaaaba waxba kuma hadlaysane
@user-jm9bd5dm8f
@user-jm9bd5dm8f 19 дней назад
War iskada walaal nagahan shekadoodu meel dheer ma gaadho
@aminaali2334
@aminaali2334 19 дней назад
Dagaalkii masala miyaa nooga dhigteen 😂😂😂😂
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 20 дней назад
RAGA LABA DUMAR AH KALA SAARI.WAAYAY.EE.KU.KALA.FAYLAY..BULSHO.DHAN.MA.ISKU.KEENI.KARAAN.WAA.MAYA
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 20 дней назад
Maxaa suucuudi kaaraabtiin tiina caataamaaseeysaah maa ceeshaataan.
@Fadumohalgan
@Fadumohalgan 20 дней назад
Sucdi ma Ayagaa haysta waa sagal waxay kahadlayan
@Ayaancalinuur-pk5wp
@Ayaancalinuur-pk5wp 20 дней назад
Wiilasha aan habar yarta u ahay idiin jecliyaa
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 20 дней назад
Ma walalaa wilasha
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 19 дней назад
Kuligiin Asad iyo Sagal waan isugu tagteen waana qiyaan teen waayo idinkoo lashaqaynayey ayaad shaqokale kudulfurteen nabsigu idinqabay markii ladinsoo ilbixiyey ayaad kukibirteen
@user-ms6vq3gn7g
@user-ms6vq3gn7g 19 дней назад
Xor ma aha miyaa ayaga qof walbo dantiisa asagaa yaqaan
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 19 дней назад
AK sarbeeb buu ku sheegay inay Sagal qaldan tahay dhinaca saxsan baa la jiraa buu yiri ficil baa ugu muujiyay hadaan afka ka sheegin Ak culeyska beeshiisa baa saaran markuu Sakadha waa geesi lama gamban inay qaldan tahay sagal Ak uu warwareegay 😂
@AyaanCisman-s7c
@AyaanCisman-s7c 20 дней назад
Xabiibi mama❤❤
@zeynababdullhizeynab1769
@zeynababdullhizeynab1769 19 дней назад
AK iyo sakaadho walaashiin wad garab banayseen uf. Rag waawayn on waxba xalin Karin sagal iyo sucdi dagaalka kataagan idinkaa usababa. Sucdi wa saaxiibtay Marna wa habaryartay kulahaa kkkkkk. War sucdi waad iska leedahiine jacayl meesha mayaalee. Sagalbaad uheshiiseene warka nagadhaafa
@MaymuunIbrahim
@MaymuunIbrahim 19 дней назад
Sagaley team ka dhibka iyo dagalka iska day
@MaymuunIbrahim
@MaymuunIbrahim 19 дней назад
Sagaley team ka dhibka iyo dagalka iska day 21:25
@MaymuunIbrahim
@MaymuunIbrahim 19 дней назад
Sagaley team ka dhibka iyo dagalka iska day
Далее
РУБИН - ЗЕНИТ: ВСЕ ГОЛЫ
01:03
Просмотров 162 тыс.
ТРОЛЛИНГ СКАМЕРА СТАНДОФФ 2
00:59