Тёмный

YOUTUBER  

Guusha Nolosha Official
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 54 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 221   
@duniyakordahab
@duniyakordahab 3 месяца назад
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw subxanalah allahu akbar meel kasta aad joogtaan alle kabaq
@Busharamahamed
@Busharamahamed 2 месяца назад
Swc scw scw
@MohamedAhmed-rt3tg
@MohamedAhmed-rt3tg 3 месяца назад
views dambe ood naga heshaan ma jiri doono filmaantiinana ma rabno
@fatumaali1463
@fatumaali1463 3 месяца назад
Ala maxad fahantay 😂😂😂
@nafisamohamed8110
@nafisamohamed8110 3 месяца назад
Hada waaba laga yabaaa dagaalkaaan dhan in uu been yhy oo anaka ley nagu waali rabaaan oo viewskaba inta ka raadinaayaan😊
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 3 месяца назад
Sax waye fiyuska ku badsanayan😂😂😂😂😂😂 naga qaleya
@SafiaKabail-p3u
@SafiaKabail-p3u 3 месяца назад
Gabadhaas sucdi habar ma ahan danbaa ku badey xishoo weykaa yartahay
@naimabarre7088
@naimabarre7088 2 месяца назад
Waxeykayattahay malaha waa ISKU facc Sucdi baana gardarneyd
@AsmoAbdulahiGabow
@AsmoAbdulahiGabow 3 месяца назад
Sucdi hada Ayaan u kacaynaa ❤
@Sowda-nu5hv
@Sowda-nu5hv 3 месяца назад
Yes sucdi xaaraan Bay guu haysatay iyo waxaa jiira qaar galoo badan oj sida sucdi gadaran ay gu samaysay
@luulibrahim5039
@luulibrahim5039 3 месяца назад
It's not good for you and your friends please stop.
@aishaayanle1780
@aishaayanle1780 3 месяца назад
Sure waaan jeclahay lkn subicrbtayda waaan kaalla lAabtay anigu
@ZainabAden-h3g
@ZainabAden-h3g 3 месяца назад
Iska sii wallo waxba kumayn yeeline adigee
@saparinabdalla9460
@saparinabdalla9460 2 месяца назад
Naa wlaal wnku jecelnhy lkn ina adeertey iska daa😊
@qadromuxudiin4951
@qadromuxudiin4951 3 месяца назад
Gabadhii danboo kuu shaqeyn dontaa layaabanahy so tan oo kle Kuma dhaceyso uf naa xishoo qof kuu shaqeyo oo hadana gabar kula ah see ucayni
@MohamedAhmed-rt3tg
@MohamedAhmed-rt3tg 3 месяца назад
it's shamefull kadaa sagaley kolley anaga kalsoonidii wn idiinkala noqoney ceeb baad dhex dabaalaneysaan
@ريحانهحسن-ظ6ي
@ريحانهحسن-ظ6ي 3 месяца назад
Sagaleey adaa ig xiga reer ahaan lakin warkaagu iguma socdo gabadhaas maskiinimo iyo daacadnimaa ka muuqata Jooji masayrka kaleexo gabadha
@bassflix5982
@bassflix5982 3 месяца назад
Sagal waxeeda waa xoog igu shaqeey hadii kale waa ku caynayaa😮 Cawa qabiil dhan bey caaysay ilaa hawiye caaysay maxaa hawiye ka galay naag bay is heestaan 🤔naagtaan waa qaaimad markii hore iyadaa u maleeyey in ay saxan tahay lakin beenteeda iyo maseerkeeda wuu soo baxay cawa😢
@NasraOsman-mr8tj
@NasraOsman-mr8tj 3 месяца назад
Way iskuxaartay sagal qaraar isdil qandho af bali leh
@Halima-v8c
@Halima-v8c 3 месяца назад
Naahooy dawacooy awalba wax sharaf leh maadan keeni jirin yaq yaqsi baad ahaydiin ee ka fariista suuqa kulligiin waxaad wada tihiin shilin raadis waxaan xishood darrow ahayna maydaan la imaan jirin suuqa wixii aan rabbi darti8s loo qabana saasaa u dambaysa
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 месяца назад
Marka nagta mxa anaga noga shegeysa. Mamaxkamad bad namodey orod kawaji waji days kafays iskaga so celi fuleyey
@caishafaarax7136
@caishafaarax7136 3 месяца назад
Sagal waji mahan
@khadijac9841
@khadijac9841 3 месяца назад
Akhas naaxishooda jaahiliin Allah iyo aadamihiusa midna kaxishoonayn
@fatumaali1463
@fatumaali1463 3 месяца назад
Walaaley idinma kala aqaano midna ima xigtee gabadhi gabadh waa umagane cayda iska dhaaf Prank soo tii adiyo ninkaaga aad noo dhiibteen
@umumascuud3307
@umumascuud3307 3 месяца назад
😂😂😂markaas miskiin bey aheyd mnta waa isla weynthy ilowsha dhawaa ma umul baa
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 месяца назад
Been mad shegin barnki ubadi
@LayJ-n1p
@LayJ-n1p 3 месяца назад
Saxib tinimo Nageed 🤬waan bakadanbesa 🤣
@fatumahaji7346
@fatumahaji7346 3 месяца назад
Runtaaa wayeee
@samowsamale3490
@samowsamale3490 3 месяца назад
Taad caayeyso ayaad ka liita oo waxan views ku raadinaaya naa xishood belo kula af weynaatee
@fatumaali1463
@fatumaali1463 3 месяца назад
Sagaley wali ninkaagu is xijaab ma kusheegay riwaayadii xaaraanta ahayd oo adigoo lagu qabo rag jacayl la jilasay inay kaa daba iman waan ogaa imisaan kaala hadlay
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 месяца назад
Familkaan diin wax kuma dabaqaan kufsi iyo qurun bey jilayeen
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 месяца назад
Alla run badnida
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 месяца назад
@@hawohosh9198 wa fmly rogmadey bilash bet jceyl istisnima ah nogu jilayan
@Ujgdasgjuythhh
@Ujgdasgjuythhh 3 месяца назад
Subscribe kaala laabtay anuu Kabir maqornee😢😂😂
@maawasaid
@maawasaid 3 месяца назад
Uffff na magartiit sucdi ee isku xishow
@ubaxjama5976
@ubaxjama5976 3 месяца назад
Beenleey sagal because ilmahaaga reerkoodaad caayeysay asad baad xishmeyn weysay hada adigaa caytamaya iyoadu ma caytamin naa xishoo jaahilad yahay
@ilhaanf663
@ilhaanf663 3 месяца назад
Saaxiib naageed siil weyn iyo siil weyn baa udambeyso so sad 😢😮
@nimcoaden1737
@nimcoaden1737 3 месяца назад
Naaa ma ada kayar adaba kawane bisinka
@ayannur9480
@ayannur9480 3 месяца назад
Filter waaye soo dawada ruwayada Abdi shukur la jileesay. wooow
@FaysaAbdi-k9i
@FaysaAbdi-k9i 28 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😅sagal lofa wankujecelhaya
@Ujgdasgjuythhh
@Ujgdasgjuythhh 3 месяца назад
Reer comment sucdi aan ukacno🎉❤
@SahraAli-m8b
@SahraAli-m8b 3 месяца назад
Sagaaleey.xishood..waxaan.waa.aduun.bari.aakhiraa.danbeyso.urta.iyo.waxaad.sheegeyso.ka.xishoo.oo.waliba.sodohaad.noqoneysaaye.dhowrso.caay.qofkeedeey.sharafta.ka.qaadaa.eeha.caytamin.waa.iga.waano
@bassflix5982
@bassflix5982 3 месяца назад
Adigane maxaa raadineysaa soo views ma ahan?😂 nayaa maseer ayaa ku haayo sucdi ragiina wax ma ku faleyso ee AK iyo iyada prank Isla dhigeen ayaa ka maseertay😂 waa laguu jeedaa cajuuso sucdi ee booskeeda keenso qof kale MEESHAAN HA OOYIN HANA CAYTAMIN RUNTA WAAN OGNAHAY BEENLEEY ALLE KA FURATAY AYAA TAHAY OO MORYAAN AH LABO WAJIILE😢
@fatumaali1463
@fatumaali1463 3 месяца назад
Walaaley idinma kala aqaano midna ima xigtee gabadhi gabadh waa umagane cayda iska dhaaf Prank soo tii adiyo ninkaaga aad noo dhiibteen
@NimcoDahir-ok7po
@NimcoDahir-ok7po 3 месяца назад
Adu maad ale kabakhdid waadiga gabadha walasha ah ceebteda laso taagan meeshe
@CaliMaxamud-k5v
@CaliMaxamud-k5v 3 месяца назад
Doqonta
@CaliCaraale-kn6ri
@CaliCaraale-kn6ri 3 месяца назад
صلى الله عليه وسلم 😊😊😊😊❤❤❤❤😊😊😊😊❤❤❤
@nimcocaafi3624
@nimcocaafi3624 3 месяца назад
Doqon
@foosmuke6029
@foosmuke6029 3 месяца назад
Wax Kenya joogo oo faaiido leh ma arag waxaa tuugo kuligii
@hooyosom8904
@hooyosom8904 3 месяца назад
Gabadhaaso Gabar Been Shekeyso Umma Egayn Sucdi
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp 3 месяца назад
Anaga maxaa naga galay waxaad sheegayso,oradoo maxkabada daahir Calasow, u taga
@inaahmed3734
@inaahmed3734 3 месяца назад
Filimkay channelka soo galisay ee dhamaaday RunRun ayu udhacaya sey ilathy wayo filimkasna inay khiyamayso sucdi ayuu kusocda😂😂
@rukiamohamed6699
@rukiamohamed6699 2 месяца назад
Walaalay waxaad qabtay waxba ha ku lobin sheegin ,please dadka ceebihiisa ha raarcin 🤬🤬🤬🤬🤬💔💔😭
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 3 месяца назад
Wa sababtan waligey naag saxiib oga diganin
@LuulMohamoud-i7c
@LuulMohamoud-i7c 3 месяца назад
Naago waa kuwanaa siday u saaxiib yihiin bay mar isku dhacayaan kadibna waa kuwan maxakabadii media baa laysu soo fadhiisanayaa.
@farhiamali4693
@farhiamali4693 3 месяца назад
Sidagan mey wax u shegta wamaxay aflagadadu gabadhan maxay ismooday Kibiir kibira Eebe ma Jecla
@rahmahassan7793
@rahmahassan7793 3 месяца назад
Wax la qaato inanto oo xumana inanta sucdi noogamad sheegine gabadha daa wll ilahy ka baqoo
@abdijama1984
@abdijama1984 3 месяца назад
Sagalee walal wax isu har ilama ayaad leedahay alle kabaq iska dhaaf allaah kudaa afkaaga qabso mardabe haka hadlin❤❤❤❤ plz
@zahramohamed4883
@zahramohamed4883 3 месяца назад
Doqonta
@aminamusa1907
@aminamusa1907 3 месяца назад
You are so rude fear Allah.Do you think you will live forever. Do good before you die and regret it
@fardushussen3473
@fardushussen3473 3 месяца назад
Maxkaa galey Adiga barankigeeda iyo qarabaded iska data Alaah ka baq
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 2 месяца назад
Labadiinaba midba. Midakale. Waxay. Ledahay wa urta oo. Waahabar. Ee waa ceeb caydu idka. Dhafa
@IdilAli-fx5pf
@IdilAli-fx5pf 3 месяца назад
Naaaa waxad tathy dhilo way ka muqata inad tahy dhilo
@anabbashir2678
@anabbashir2678 2 месяца назад
Tan oo kale waa layaan waa qolyaha 2024ka qabiil rabta iney caanbaxdo. Dad iska dhaafe xataa quraanjo waligeed iney dilaan ku dhaaran karaa
@onlymaandeeq6427
@onlymaandeeq6427 3 месяца назад
Wee jii meeleehiid kaafuuq gaabadha naag Somaliad qoofiiki usheeqeeysa dhiib qaabd
@ashoduale9144
@ashoduale9144 3 месяца назад
Dhiladhiladudhashay oo imanlay oo qumayad tarigada oo walan
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 3 месяца назад
Subxaanallah wallee waa maxishooto naagtani sagal öa leeyahay naa xishood oo ilahay unoqo gabadha cawrada ah ka hadh oo xidhood sucdi wallee adigaa ka wayan anagaa runta kuu sheegyna markii lagu arkoba waxaad taha, Filter khajil kan ku qabaa miyaanu nin ahayan muu ku ceshadi allaw sucdi uhiiili
@marwohawaarab
@marwohawaarab 3 месяца назад
na waye ka qurux badntahye runta marka laka hadlo ad mad is egtaye nucad o ektahye bobe camal ano nag sura ah ban ahye se kuguma racayo dulmika waxd ku celcelinesa af wayen bal hal mar is eg
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 месяца назад
Doqon uqdadesan dir mcl darood hawiyea kaweyn uresoy
@umaamina1885
@umaamina1885 3 месяца назад
Waxan maqli jiray dumar iyo lo daba xoog ayay isugu fanan sagal qabyalad aya ka if ifeysa sucdi iyo tiimka dhan aya ku afduubna is daji caayda afkaga ka dhaceysana dadku waa arkaan hal mar sucdi hadal qaldan kuma aysan dhihin adiga caacdaas haya naa is ceebso dad dir iyo daarod haye inta kale ma waxba😂😂😂afkaga iyo ereyadadaba waa bilaa aqlaaq stop
@s.warsame9689
@s.warsame9689 3 месяца назад
Hooyo wuxuu ilaahay kau yiri hal ceeb hadii astutid Adana kunceeb aa laguu astura
@CabdiCabdulaahi-ng6vf
@CabdiCabdulaahi-ng6vf 3 месяца назад
Calaamo Aleksandr ifi xishod adaa ceebaysane
@tahlilali2201
@tahlilali2201 3 месяца назад
Ninkaga ayaan kufanaysaa gabarbaad isqabaten watna kastsgtay Waad ceebawday Kkkkkk Kkkkk Kkkkkkk Kkkkkk guriga maxaa uguxitatay Kkkkk Kkkkkk Kkkk
@cashojimacle8713
@cashojimacle8713 2 месяца назад
sagaley beenta kala tag dadka sucdi waa kaa yartay maxaad la qaraareysaa maa qof walbo iskii u shaqeysto ilaa hada waa adiga qofka qaraarsan ee gabadha ka dhamow xoog qof laguma heysan karo
@Deen_over_dunya08
@Deen_over_dunya08 3 месяца назад
Wajigaada aad buu u qurxoonaa markaad sucdi is shaqeyneyseen lkn hada murug badan baa kaa muuqata
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 3 месяца назад
Yeey beenteeda qurunkaa usheegaysaa ciyaal waad ku qaracan santahay gabadha kaayar ka fuq
@Abdullahi_thegoat
@Abdullahi_thegoat 3 месяца назад
walaley ilahay ka kacsada idinka shalay iswatay maanta cerbihina haka sheekayn gabadha walasha waye wax iskula har
@Tala-safwan.
@Tala-safwan. 3 месяца назад
Naaya inanta ka xishooooo af dheereet❌❌❌😡
@wardayuusuf7547
@wardayuusuf7547 3 месяца назад
Somaliyeey sucdi hala caawiyo maskiinta
@HaniAden-jp3fz
@HaniAden-jp3fz Месяц назад
Kitty jiiuuu sxbht Raitt xasw 😢😢😮😮😅
@XXx-xp8ll
@XXx-xp8ll 3 месяца назад
Qof walbo dabeecadiisa lagulamo dhaqmo suurtagalna ma ahan. Waxaa la sameeyaa nidaam lagu wada shaqeeyo cidi jebisana lagula xisaabtamo.
@Shamso-xw8ju
@Shamso-xw8ju 3 месяца назад
walkley ala kacabso oofiri qiyqmqhaga
@Faisa-y9o
@Faisa-y9o 3 месяца назад
Itabaqulaah kibir ilaahey waa xarimey ee yasmada iskaa daa biniaadam baa tahay xaari caloosha ku wato
@cawoali6544
@cawoali6544 3 месяца назад
Tani way ka soo dartay Yaahu Naag ninkeeda iyo caruurteeda. Reerka ay ka dhasheen aflagaadeyneysay
@FoosO-zo3vz
@FoosO-zo3vz 3 месяца назад
Wale kox iyo filing ad ku jirtid ma rabno
@SaafiAli-wd5oq
@SaafiAli-wd5oq 3 месяца назад
Asad aaway muu kaa tagay maxay tahay ciilka la oyeysid so raadso asad gorme qaxootiga aade
@Sowda-nu5hv
@Sowda-nu5hv 3 месяца назад
Waa beenalay walaahi ilaahay gabaq guri buuxa gu jiirta maanta waa if bari waa aaqiro
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 3 месяца назад
Naa isqariya caydaad cayday dadkaa ceeeeeeeeeb kugu filan
@FatimaAbdiyoussouf
@FatimaAbdiyoussouf 3 месяца назад
Caydo ma ficno walaalo hadi laysdiido wa lakala taga wadada waxa lo bananeyay in lakala wecdo
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 3 месяца назад
Midii kalane sas dhaar iyo habaar isku dartay waxan iska daaya labadiinaba wallayaal
@QaaliMacalin-s3s
@QaaliMacalin-s3s 3 месяца назад
Caleyhi salaatu wasalaaam❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉❤❤
@ubaxjaamac8777
@ubaxjaamac8777 3 месяца назад
Baastarad iskala weyday baad tahay hush qurumad yahay
@sainabyussuf8252
@sainabyussuf8252 3 месяца назад
Ceeb sagaleey mee ninkii ku qabay dumaashi
@abdiqadirali5940
@abdiqadirali5940 3 месяца назад
Sheekadii filinka oo run run ah miyaa hhhhh
@younusmahamoud9784
@younusmahamoud9784 3 месяца назад
Sagal Wasku Xaartay Wana katagnay bye bye
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 3 месяца назад
Naa ima kala xigtaan Laakiin adaa munaafaqad u eg ilaahay ka baqa adba waa raadinaysaa fews
@SaaqeyCabdulaahi
@SaaqeyCabdulaahi 3 месяца назад
Nahaabad inaa tahay way kaa muuqataa doqon baa tahay gabadha ha ku digan
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 3 месяца назад
Aaway umadii oo dhan soow ayada ma raacin sucdi bay la joogaan
@adnacadey297
@adnacadey297 2 месяца назад
Qoftan waaaaa qof xuna hala ribo gareyo
@ShukriMaxamedidiris
@ShukriMaxamedidiris 3 месяца назад
Dhilo adokale san waligu yaqanaa
@ShukriMaxamedidiris
@ShukriMaxamedidiris 3 месяца назад
Dhilo adokale san waligu yaqanaa
@RayanAbdirahman-q2d
@RayanAbdirahman-q2d 3 месяца назад
Oo kaalay Hodan iyo munasar ma is qabaanna war ba idinkaa og kkkk
@HalimaHudle
@HalimaHudle 3 месяца назад
Sagaleey ale kacabsi majiro miyaa
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 3 месяца назад
Sucdi ha loo kaco islaantan waa abeeso
@FoziaMicaadNuur
@FoziaMicaadNuur 3 месяца назад
Benalèey sagal⁹😂😂😂😂😂😂😂
@FaadumoMaxamed-e9q
@FaadumoMaxamed-e9q 2 месяца назад
Naaya sucdi waa gabdha ficnhy adi xun😂
@quruxleeyqaracantay2580
@quruxleeyqaracantay2580 3 месяца назад
Saaxiib naageed siil wayn baa udabaysa
@HaniAden-jp3fz
@HaniAden-jp3fz Месяц назад
Mmret Kohei xeyuk vswr jjrrhj ❤❤❤
@HaniAden-jp3fz
@HaniAden-jp3fz Месяц назад
Goooy gritty bio ssvgt 🎉😮😅😢
@ummusaadabdalla4240
@ummusaadabdalla4240 3 месяца назад
Na matukaoo gawaada daf kac sotuko
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 3 месяца назад
Hadalka gabadhan marka aan u fiirsaday waxaan u arka gabadha kale in ay ka dhaqaale ama lacag badantahay oo gabadha sucdi la yiraahdo ay gabadhani yasayso taasna wax aad u liita weeye lakiin naagaha soomaalida badanka waa dhaqankooda in marka ay arkaan gabadh miskiin ah ay gumaysi iyo hadal xumo ula dhaqman Qabiil ayaay ka hadashay dee qabiil haduu wax taraayo gabadha sucdi waxaad tiri waa sacad waxaana aan u fahmay sacadkii hawiye ee habargidir in uu yahay sidaas hadii uu yahay naagtas qabiil cid soomaali ah oo ugu faani karta ma jirto baarka sare iyo rag geesiyaal ah ayaay ka dhalatay adna dir ayaad sheegatay naag sacad ahna dee dir qabiil ku buusi karto😂😂😂
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 3 месяца назад
Soomaali dhan ma xumo. Dad badan oo rag iyo dumarba ku jiro oo wanaagsan baa jiro jecelna inayba wehel iyo saaxiib ka dhigtaan dadka masaakiinta, kuwa laga dhaqaala roon yahay iyo kuwa la dulmiyo marka hadaad hadlayso u hadal si cilmiyaysan oo ha dulmin dadkeena inta wanaagsan. Mar walbana ogow inta wanaagsan ayaa badan balse inta xun ayaa attentionka hesho waana shaydaanka iyo dagaalkiisa uu Alle u balan qaaday inuu kula jiro adoomada ilaahay. Alxamdulillaah in Allaah ka reebay kuwa hanuunsan oo diinta ku dhaqmo inuusan shaydaan duufsan karin.
@FaysaMaxamed-kn2iv
@FaysaMaxamed-kn2iv 3 месяца назад
Oo adiguba manad habar ahayn
@MaryanbarreSeymey
@MaryanbarreSeymey 3 месяца назад
Adaaba fiyuus raadis ka adaba he
@marwohawaarab
@marwohawaarab 3 месяца назад
ado af somali xumida maxa o cayesa
@rahmahassan7793
@rahmahassan7793 3 месяца назад
Yaad usheegysan marka managa isku kiin dirnay😂
@SaynabAxmed2023
@SaynabAxmed2023 3 месяца назад
Xage ku nooshahay wll
@hanihassan3448
@hanihassan3448 3 месяца назад
Naa bax sheedaamadyahey
Далее
SAGAL SOMALI NEW HIT MUSHUP | MUSIC VIDEO 2023
7:09
Просмотров 49 тыс.
XAASIDKII JACEYLKA QAYBTII 1
18:38
Просмотров 69 тыс.
Teeth gadget every dentist should have 😬
00:20
Просмотров 1,3 млн
荧光棒的最佳玩法UP+#short #angel #clown
00:18
Sagal Somali iyo Sucdi oo dagaal qadhaadhi dhex maray
20:58
KALAMAAN 02 OGTOBER 2024
10:08
Просмотров 15 тыс.
IMTIXAAN ADUUN PART 1
46:50
Просмотров 186 тыс.
Teeth gadget every dentist should have 😬
00:20
Просмотров 1,3 млн