Тёмный

ALAABTAAN ISKU OGAADA GABDHO WALAGAMA HADLAAN 

Marwa Star Cooking
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 сен 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 54   
@sacdiyaolol8383
@sacdiyaolol8383 Год назад
Shunburo Milix yar Toon Blanyoger Sisin Liindhanaan biyeheda
@kinmohamed5710
@kinmohamed5710 Год назад
Mansha Allah my Allah SW protect you and your families ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@zaynabm1475
@zaynabm1475 Год назад
Masha Allaah 🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹🌹🌹🌹❤️❤️
@sadiomohamedali8638
@sadiomohamedali8638 Год назад
Maasha Allah shugran xabiibti
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 Год назад
Masha allaah
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Год назад
Wcs wr wb mansha Allah tabarikalaha jizakalahu kharan walaasheya macan Allah ha ku barkeyo amiina amiina yaa rabi hore uso shugan walaasheya 👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯🌹💓💓💕😘💕♥️🥰
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 Год назад
Thanks abayo
@nimcoabdi9247
@nimcoabdi9247 Год назад
Amiin abyo
@nimcoabdi9247
@nimcoabdi9247 Год назад
Mashaaa alh
@aminhashi1333
@aminhashi1333 Год назад
Thanks ❤ ❤
@beyrutmohamud8930
@beyrutmohamud8930 Год назад
Masha allh abyo keep going walshy qaliyah❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is Год назад
Masahllha
@ayansaed2451
@ayansaed2451 Год назад
Masha alllh hore usoco waa buxda somaliya qali harago banu dhahna qali
@ilhan6838
@ilhan6838 Год назад
Abayo marwa ilahay farxad aan dhamad laheen hakugu arsaqo wallahi wankafaidaa vedio yadaada Jazakallah
@ayanahmed2663
@ayanahmed2663 Год назад
Masha'Allah Tabarak'Allah جزاك الله خير يا اختي عزيزه. May Allah SWT reward you janaatul ferdos
@safiyamaalin7136
@safiyamaalin7136 Год назад
Asc marwo saxibeey Allaha kuxafido adiga iyo ehelkada xabiibti ma ilahadlikartaa telkada maheysto adan kurabaa quruxeey
@maryanosman1541
@maryanosman1541 Год назад
Mazha Allah qaliyey Allah ku barakeyo numberkada sa uheli kara
@kadraibrahim6746
@kadraibrahim6746 Год назад
Manshallah Manshallah 🎉mahadsanid hadaa chanalkan iigu horyso ❤
@sowdajama4450
@sowdajama4450 Год назад
Ward mahadsantahay abandoned Amagansett rabi ha noo fududeeyo waxii noo fiican
@Nadahajji3371
@Nadahajji3371 Год назад
Mash allah wllo qaali allah ku barakeeyo ❤❤❤
@deeqomaxamuud4339
@deeqomaxamuud4339 Год назад
4
@user-qh6jw6dd8z
@user-qh6jw6dd8z 4 месяца назад
Asc wll marway xagee kabaxdey
@waaniweyanfaci991
@waaniweyanfaci991 Год назад
Abaayo roosmeri kasoo hadal faidadisa iyo dhibatadisa
@farxiyacareysfilsan3036
@farxiyacareysfilsan3036 Год назад
M,a
@safiyaxusen4084
@safiyaxusen4084 Год назад
Walal xagee kaala soxriraa fadlan
@zaynabm1475
@zaynabm1475 Год назад
Wcs
@maariaahmed7779
@maariaahmed7779 Год назад
Marwoy abaayo xabaturishaadka hdaan shiiday qaado iyda ah iyo qaado malab ah hdaan isku darsaday wn cuni kariyay ee kul weeye Xbbti markaan laqo laabta dhan ihureysa bisbaas umaleyn in lagu daray ma,iyada abaayo bahasha saas ukulul mise anaa si khaldan u,is ticmaaly isoo jawaab abaayo haydkii ayaa ii joogee aaan kafaaideystee abaayo dhirta aad noo sheegtay
@Ilhan-1104
@Ilhan-1104 Год назад
Shunburada weeyqn
@khadijaadan9679
@khadijaadan9679 Год назад
Macnto PCOS wax dabici ufican mano shegitd
@canabfarax5005
@canabfarax5005 Год назад
wll macny isoojawab sideeda hadan ucabo kawaran
@maxamed8830
@maxamed8830 Год назад
💘💘💕💕💕💘💘💘👍👍💕💕💘
@ramlaaxmadramla2840
@ramlaaxmadramla2840 Год назад
asc wllo waxa i dhibay qumayada caloosha gashah oo dhasha didah maxaa igu cawin kadhaah isoo sheeg wanku baryayah
@zukaynajano6102
@zukaynajano6102 Год назад
Xbbti biyo quraan leh ku qubayso adkaarta galabtii iyo habeenkiina akhriso Ayad kurisigana akhriso dhegaysona habeenkii xataa ku seexo iyadoo ayad kursigu kuu shidan tahay ❤
@no-vx1qc
@no-vx1qc Год назад
Manta modocaga oodhan sisin shiidan Lee mana baree mise waxayeesiinta sisinta shidan
@sahroaden5293
@sahroaden5293 Год назад
kaso hadal tubeblock wax lagu furo walal qali thnks
@fardowsaabdi2833
@fardowsaabdi2833 Год назад
Abya ani xitaa wan u baahna tube block wax laga furo abyo labada ma block ah
@haaruunmaxamed1563
@haaruunmaxamed1563 Год назад
Aboyo mx ku drdrty sisint shidan max kulla drtyyy
@ayansaed2451
@ayansaed2451 Год назад
Harago weye
@halimoarab9556
@halimoarab9556 Год назад
Ajar iyo xasanaat aa lasokobi karin rabbi hakasiyo
@hamdishurie1021
@hamdishurie1021 Год назад
Abayo wan cuni jiray lkni way dhusabadan tahay
@aminhashi1333
@aminhashi1333 Год назад
Abyo marwo qeer alah ku siyo ameen abyo Tube block maxa lagu furaa
@shukrimohamed5732
@shukrimohamed5732 Год назад
Qof uur leh ma cuni karaaa abayo
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Год назад
Ee digir camal waaye
@shukrimohamed5732
@shukrimohamed5732 Год назад
@@user-mk1gp2cw7o tnks mcnto ❤️
@Maidamohamed3810
@Maidamohamed3810 Год назад
Asc abayo wa walashey o murugeysan 7 sano aya ley qaba owlaadan ma helin marka waxan rabee suaal badan inan ku weydiiyo ? Ee lamabarkaga
@deeqsandeeqsan2137
@deeqsandeeqsan2137 Год назад
Habiiba waxaad isticmasha folic acid kasa wax badan kaa acwin insha allah
@Maidamohamed3810
@Maidamohamed3810 Год назад
@@deeqsandeeqsan2137 shukran quruxey lkn hadas ninka yahaay maxa cawine karo ?
@farhiyodahir9435
@farhiyodahir9435 Год назад
Asc walal saliga nabiga s.c.w.badi inshaa allaah
@Maidamohamed3810
@Maidamohamed3810 Год назад
@@farhiyodahir9435 wcs xabibtii jazaakallahu qeyr waan aqariya alhamdulillah qaali shukran
@deeqsandeeqsan2137
@deeqsandeeqsan2137 Год назад
@@Maidamohamed3810 abaayo dhakhtar ha aado waa mihii adabad ogtahay inay ciladu isaga tahay insha allah khayr
Далее
Телеграмм-Колян Карелия #юмор
00:10
Elden Ring DLC - ПОДОЖГЛО ПОПУ!
07:26
Просмотров 492 тыс.
Diuretics | Pharmacology | Dr Najeeb
3:03:35
Просмотров 1,1 млн