Тёмный
No video :(

ALXDULILAAH FARXAADEYDA ADINKA USABAB AH🥰🥰🥰🥰🥰SAMIRA SIMAN 

Samira Siman Channel
Подписаться 172 тыс.
Просмотров 43 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 327   
@user-xq6bb6ik4l
@user-xq6bb6ik4l 3 месяца назад
Abaayo macan cadarka dambi waaye iska dhaaf xppti janada carafteeda xita ma arkeysid siduu nabigeenu dhahay Salalahu caleyhi wasalam
@canabqardho7963
@canabqardho7963 3 месяца назад
Salalahu caleyhi wasalam ❤
@mcntiyowabdii
@mcntiyowabdii 3 месяца назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 3 месяца назад
Iney diwada labaxdo waa dambi lakiin gurigeda wey isku carfi kartaa
@user-xq6bb6ik4l
@user-xq6bb6ik4l 3 месяца назад
@@maryamcumar5895 haa xppti waad saxantahay banaanka bey usocotay soo maahan sidaas darteed u dhahay maahine gurigeeda wey ku marsan kartaa haduusan qof ajnabiya la joogin
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 3 месяца назад
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faadumocabdiraxman4219
@faadumocabdiraxman4219 3 месяца назад
Samiiro adi marka waxwalba bixiso ninkaaguna muxuu bixiyaa Halkas kunoqo xbbti Guriga caawin unbaad kuleedahy ee xajiga waxwalba laga raba Keydna sameyso abaayo waxa mesha kaheshi dabka un haku shubine
@zaiabdi7558
@zaiabdi7558 3 месяца назад
Abaayo calosha hana hurin codkaga wn ku haysanaa wana kudawanaa Alle ha ku barakeeyo 😢
@MaandeeqMohamed
@MaandeeqMohamed 3 месяца назад
blzzzzzzzzzzzzzzzz abayao caraft iaka day banank marak ads waxa la mid tah ado Zinest blzzzzzzzz mar kala ha samen walaha wan ku jeclahay❤
@ashiidaqurux6764
@ashiidaqurux6764 3 месяца назад
Abayo adoo xumana ii arag culusow asa ka fiyuus badan masuliya guriga inana dusha sarato wa cules anan ku muqan inad cawiso wuxusan aboodin aada ku kabta wagoni single mother matihid wax kaydso qalbiyey igana rali noqo hadad iga xumate wan ku jeclahay abyo wana ku dawada mar waliba inad heer gartan jeclahay ❤
@umuxanaan7548
@umuxanaan7548 3 месяца назад
Waa sx wax xun mad shegin sistr yada kaliya maxa biilka kusoo forooriyey isaga waxba ma bixiyo miya
@user-qy3jd2ef6z
@user-qy3jd2ef6z 2 месяца назад
Nimanka somalida qarkod wacadow jacelka nagta ayu ka faidestan ayagana madareman
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 3 месяца назад
Abaayo en ku dawadaa markasta manshaAllah. Abayoy dadkaga ku daawada duco I waydii inay dhamntod iiso wada duceeyaan muraad leyahaye❤
@shamischannel6816
@shamischannel6816 3 месяца назад
Dadkaan aanka yaabay qofka meeshu ka jilcan yahay ayeey ka riixaan saan ayeey ba ku shaqesata gabadhaan waayo in wax laduubo hool ayeey u baahan tahay iyo waqti abaayo farxad ku noloow anaga waxba nagama dhibeeso adna wax ween ayeey ku tahay❤❤❤
@maarizacadeey6142
@maarizacadeey6142 3 месяца назад
Meqaa RU-vid kaheshaa xabiitii rabi haku barakeyo
@ZeynapCali
@ZeynapCali 3 месяца назад
Samiiro abaayo allah haku barakeeyo wanaaga ayaan kula jeclahay abayo xijaabka hahil maamin dumarkana carafta waa ka xaaraan markii banaanka loo baxaayo 😢😢
@user-hy9gx5ij3v
@user-hy9gx5ij3v 3 месяца назад
Haa wlhi carafta waa manhi waa la xarantimeyay in banaanka loolaso baxo gurigaaga bax isku carfi
@umucabdullaahi2386
@umucabdullaahi2386 3 месяца назад
Maasha allaah illaah hanoo siyaadiyo farxada anaga iyo dhamaan muslimiinta inta murugeysana alle haku dulqaado aamiin Yaa rabi.
@canabqardho7963
@canabqardho7963 3 месяца назад
Abayo marka hore wan ku salamayaa Marka xigta nah waxan kuleyhy ked yelo oo ad ku baxsigaga yhy mar waliba wax ad mel dhigato adiga un buu baxsan ku yhy guriga waxii xil xajigaga ayaa rabi saray adiga kabis u baad ku ledahay ninkaga nah sharaf bey u thy hadalkaa manta kaso yeray mar dabe ha oran quruxey ninka raga ah waa kii rerkisa bishaa qalad nah ha ifahmin rer dadow nah inaa dhaxgalo marabo lkn hadalkaa manta tiri baa xajigaga dhawac ku noqon karo 🙏
@muniramohamed4265
@muniramohamed4265 3 месяца назад
wali ma daawan sis lkn farxadada wa farxadena mar dhahday hada fiirsanaynin iska shid ee ka tag ilaa hada wa fiirsada markas an go'aansaday ina muqalkaga dhamaysto xata an bobsinin..walahi wx aa ku faraxsanthy xata ma aqano hada daawana insha Allaah❤❤❤
@LeilaMahamed
@LeilaMahamed 3 месяца назад
Abayo garabkaga nahy guleyso mar walbo 💕
@haniabdulkadir9794
@haniabdulkadir9794 3 месяца назад
Abayo ilahay haku barakeyo reerkega nolol mcn o qurxoina alaha idin galiyo lacagta mid ka mida inaa hesho. Ale kaga barya
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 месяца назад
Afnan iyo baby Azrin Noo dhunko wll🫶😘
@ramlahagi2750
@ramlahagi2750 3 месяца назад
Manshalh abayo wa farxad wlh markasto muqalka da so dhaco tv ayan ka darta wan dhamaysta kalama jarjaro xata wlahi alx ina faraxdo ina kamid ahay wa i farxad❤❤gulayso abayo
@ikliilaahmed1149
@ikliilaahmed1149 3 месяца назад
Masha Allah Allah ku xafido Abayo samira farxada Alle ha ku siyadiyo ❤
@user-tg9ut6mj8r
@user-tg9ut6mj8r Месяц назад
Samiiro ani adi bas bakudawada nosobadi falogyada wx badan ba kafaiiday markastana wnkuduceya wayo alle dartis ba kujeclhy❤❤❤
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 3 месяца назад
Allah es es kusali kusali salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis keeps going qali 😊
@glambydeqa
@glambydeqa 3 месяца назад
Samira abyo adiga oo aan xumaan i arkin masuuliyadaada ka badan ha qaadin mustaqbalka ka fikir kiro iyo wxas asiga ayey u talaa wxii dheraad uusan awoodin iska dibar lkn saaan beri ayaad ka shaleynaysaa nina wxas la iskuma baro😊
@ayanahmed915
@ayanahmed915 3 месяца назад
Waa runtaa nin waxas laiskuma baro hadow wukukimri
@xabiibomacalin7350
@xabiibomacalin7350 3 месяца назад
Taas anaa kashalaaynooyo dhuqdhuq nin majeclo wallhi ani mashaqeynen lkn waxan helo oo walalehey isiiyan kucaawin jiray hada ciyaalka hadey xanusadan lacaga dhaqtar kugeyo mahayi uu dhaha
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed 3 месяца назад
Haa walhi abyo nin soo Mali hada hor carattid waa sida
@baqtiquransade5435
@baqtiquransade5435 3 месяца назад
Guleysoh abayo marwalbo garabkaga nahay wxa u bahantahay kma hagraneno❤
@FaraxCali-bf5lq
@FaraxCali-bf5lq 3 месяца назад
❤❤❤❤❤mnshaalhaa
@naimahassan867
@naimahassan867 3 месяца назад
ilaahay abaayo haku barakeeyo masha allah tabark allah , khyr iyo hormar walba waa kula jecelahay ilaahay haku fududeeyo ana like view iyo duco aan kula garab istaagaa....🥰🥰
@RahmaSh.ismail
@RahmaSh.ismail 3 месяца назад
Culusow views fcn ayuba haystaye lcg kama helo miya RU-vid ka abayo saving lahaaw hoya tahy ilma haysato guriga wixi cawinad un ku lahaaw lkn bilka xogisa xajiga leh uda masuliyafisa adiga tan mustaqbalka ilmahga ka fikir
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 3 месяца назад
100% waa fikrad wanaagsan re ha qaadati talaadaas wll
@Umonan
@Umonan 3 месяца назад
Sax been mahan
@lulunor7284
@lulunor7284 3 месяца назад
Abayo waa run saving waa muhiim dahab Laga gadaa hadhow wd ubaxsanaysaa
@Hafsaisxaq
@Hafsaisxaq 3 месяца назад
Sax Masuuliyada quriga ninka ayaa iska leh adiga caawinaad oo keli ah kulahaw inta kale meel dhigo
@RahmaSh.ismail
@RahmaSh.ismail 3 месяца назад
@@user-du3km8bz2y wakasa midaas cml aya imaneso ninka hadadan udaynin masuliyadisa lcgtisa u arureso bari ka malin nag kale buba ku gursa
@ayaanitawaaaye3797
@ayaanitawaaaye3797 3 месяца назад
Masha Allah tabarakallah abayo guriga Allaha ku barakeyo wax dhiba alle kuma tuso arzaqada wasac ah idinka iyo dadka dhan shar iyo sheydan Allaha idinka hayo
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 3 месяца назад
MASHA'ALLAAH ALLAAH kuuxafido caruurtaada iyo kuweenaba❤
@IfraahArizak
@IfraahArizak 3 месяца назад
Wlasheyn samira mar walbo garabkada nhy wlh video yashada xalxabo ima dhaafan waan daawada o role model ii thy farxada waa farxadena illahey family haku dhooro o ilmaha illahey hakula goriyo lkn wlasheyn ilmha camerada kadaay o haku badinin madahsanid sidaa video quruxda bdan nagu soo gudbisid hanaga caajisin video sida musasalka oo kale u suga wlh ❤️🥰🧡
@sunsaalsunsaal2948
@sunsaalsunsaal2948 3 месяца назад
Maasha Allah aniga inaa ku fiirsado waaba iska jeclahay Insha Allah adiga iyo familkaba farxadaan idinrajeynaya abaayo sidaas wax noguso geli maalinti xitaa hadaa awoow 2 videos noso geli kaama daleyno nolosha kuma ciisho xabiibti❤❤❤❤
@beelamaxamed4203
@beelamaxamed4203 3 месяца назад
Wakudawadaa abayo illahey hakulakoriyo ilmaha cafimad iyo farxad wartane allaha idinsiiyo ❤❤❤
@user-bf2xx2mx9t
@user-bf2xx2mx9t 3 месяца назад
ما شاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم يا ربي🤱🏼❤
@hudabuxane2294
@hudabuxane2294 3 месяца назад
Masha Allah abaayo samiira adi iyo qoys kagaba Alle haydin xiftiyo waan dawanaynaa haday adiga wax kutarayso nagu halee waan ku jecel nahay huuno mcn meelna iniga oon ku dhigin ayaa fiirsadaa video gaga ❤❤❤❤🎉
@fadumomohamed-uf3lb
@fadumomohamed-uf3lb 3 месяца назад
Walaal malinwaba soo gasho muqala waan ku dawana❤❤❤
@fardusmaxamed282
@fardusmaxamed282 3 месяца назад
Maalin walba wax soogeli haka cajisin❤
@user-wo8cu8xw8v
@user-wo8cu8xw8v 3 месяца назад
Amiin amiin amiin 🤲🤲🤲
@xabiibomacalin7350
@xabiibomacalin7350 3 месяца назад
M.a wallahi wey kuu kala kacday abaayo Anna iiso duceeya inuu ilaahey ii kala kiciyo😂😂jah m.a abaayo allaha kuu barakeeyo
@amalhussein7143
@amalhussein7143 3 месяца назад
Guleyso mcnto guul aan dhamad laheyn qof qalbi wanagsan aya tahy qalbi safiyey ❤
@deeqoahmedsomaliyaguul7685
@deeqoahmedsomaliyaguul7685 3 месяца назад
Manshallah nolashada Allah Kuqurxiyo waligaa faraxsanow hori usoco
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 месяца назад
MAASHA. ALAAH. FARXADADA. WAA FARXADEENA. ABAYO❤❤❤
@missAmerica-cx3lz
@missAmerica-cx3lz 3 месяца назад
Masha'Allah abayo guuleyso hadan 100 qof ahan lahaana wanku daawan lahaa lkn hal qof ahay runtii ado murugsan marka arkay bilabay ina toos kuu support gareyo guleyso abayo
@sahroali2547
@sahroali2547 3 месяца назад
Allaha kuu barakeeyo abaayo mid kabadan oo xalal ah na Allaha ku siiyo
@ibtisaam6223
@ibtisaam6223 3 месяца назад
Masha allaah abaayo guuleysta isku waara mar walbe garab isku ahaada
@xidigmomohamoud3706
@xidigmomohamoud3706 3 месяца назад
Masha allah tabarakalah allaha ku barakeeyo meeshan iyo meel kasareyso wadgaridontaa somali batahay
@farhiyodagane7407
@farhiyodagane7407 3 месяца назад
Abaayo mcn guuleyso marwalibo
@user-zl5ir2dn8k
@user-zl5ir2dn8k 3 месяца назад
Masha allaah abaayo waligaa faraxsanaaw ❤❤
@boqoradaotanga5808
@boqoradaotanga5808 3 месяца назад
Guleyso Abayo mar walbo wan ku dawada Alle waxan kaga baryaa intas in ka badan in ad hesho insh allah ilahay dartisa ku jclhy Abayo 😊
@kadaneosman8910
@kadaneosman8910 3 месяца назад
Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲
@faadumocabdiraxman4219
@faadumocabdiraxman4219 3 месяца назад
Masha allh guuleyso qaali samiira quruxbadan marwalba garabkaga nahay ❤❤❤❤
@ilovemyjob5063
@ilovemyjob5063 3 месяца назад
Farxadada waa faxadeena Allaha hakusiyaadsho farxadada ❤❤❤❤
@aaliyaqueen1189
@aaliyaqueen1189 3 месяца назад
MAsha allah ❤
@hindafarah9663
@hindafarah9663 3 месяца назад
ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله اختي ❤
@ayaanitaabokor4383
@ayaanitaabokor4383 3 месяца назад
Ilaahay hakuu barakeeyo xabiibti ❤❤❤❤❤
@user-cw2rg3qh3i
@user-cw2rg3qh3i 3 месяца назад
Masha Allah ilaahay ha barakeeyo ubadka yer yer
@amanahmed244
@amanahmed244 3 месяца назад
Waan ku dawanaynaa xabiibti Allah garabkaaga ha galo ❤❤❤❤
@Khair_Doon_media
@Khair_Doon_media 3 месяца назад
Allow farxada kuziyadi oo nolosha kuuqurxi
@jawahirshugrimahamud4343
@jawahirshugrimahamud4343 3 месяца назад
Ilaahay haku siyaadiyo wll❤
@lielaosman8710
@lielaosman8710 3 месяца назад
Gbdho daag daag dhaafa lcgta ine samiiro iyo tan abukar ine samiro wada heyso ayada mamusha laga yaaba nin nagtis qarash laam dhigayo ma jiro hadu haayo
@user-pd9tb5pj3j
@user-pd9tb5pj3j 3 месяца назад
Azriin iyo gebadheyda waa isku bil Masha allh ❤❤❤ hal bil ayey wada dhasheen
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 2 месяца назад
Mashaa Allah❤❤❤❤❤
@shamsosheekh40
@shamsosheekh40 3 месяца назад
Masha Allah ❤
@naciimoibrahim8035
@naciimoibrahim8035 3 месяца назад
Masha allah abayo familka qurux badan alle haku xafido carurtada ❤❤❤
@Ikraan2020Tifoow
@Ikraan2020Tifoow 2 месяца назад
mansha alaah
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 месяца назад
Manshaallah samiira farxada alah ku siyadiyo 😍 inshallah Alxamdulilah xabibti bilcaafiya 😊🥰
@annaahmed2564
@annaahmed2564 3 месяца назад
Masha Allah xabiibtii jzklq horey u soco xabiibtii cidna ha u joojjin horumar kaaga xabiibtii jzklq video kaaga Inaba cadi cuntadaada wanaagsan nal soo wadaag anagana garab kaaga Ayaan joogna sidaa u ogoow xabiibtii ku soo dadaal cuntada nafaqada leh great video horey u soco xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey.
@fardusmaxamed282
@fardusmaxamed282 3 месяца назад
Alle haku barakeeyo ❤walshy
@user-co8vw7qz4j
@user-co8vw7qz4j 3 месяца назад
Masha alah farxadena jeclahaay abayo ❤
@shacniiimaan7255
@shacniiimaan7255 3 месяца назад
masha allah abaayo guleeyso waligaa
@user-ng3me1pm1e
@user-ng3me1pm1e 3 месяца назад
Beerka iyo hilibka intadan frjka galin baaa la jarjaraa xbbt wixii oo iskuyaala ha galin mesha nolol qurux badan kuu rajaynaa mcnt
@user-yf6fr8uz8r
@user-yf6fr8uz8r 3 месяца назад
Masha Allaha guuleyso inbadan abyo Allaha ha ku xafiido xbbti ❤️ ♥️ 🎉❤❤🥰🥰🥰🥰🥰❤️‍🔥❤️‍🔥
@user-gs4vn1lo3x
@user-gs4vn1lo3x 3 месяца назад
Gabadhan kaliya ee idhiiri gelisa ayaa thy ❤🎉
@rukiamohamed6279
@rukiamohamed6279 3 месяца назад
Markaad kiro iyo aduun bixineysid nina ku qabo mx dhacy muu shaqeeyo waxn aad bixineysid hadad save garey san leheed hooyada waxad ku aado ma weyn laheen illah risiqa haku waasiyo lkn aqli yeelo abyo haad singal tahy la garty
@fardowsocali937
@fardowsocali937 3 месяца назад
Ninka asi la bahdiloyaa mafahmoyo isgaro cml waaye
@nimcoxasan4832
@nimcoxasan4832 3 месяца назад
Samiiro maskiin waye waxba maqarin karto😂
@user-uj5io2on5y
@user-uj5io2on5y 3 месяца назад
Masha allah illahey ha ku barakeeyo
@fahiimoo
@fahiimoo 3 месяца назад
Gabadhan ha taageero gabadhan walahi waa qalbi fiicantahau
@maryamachannel5256
@maryamachannel5256 3 месяца назад
Masha allh abaayo farxada alle haku siyadiyo ilmaha alle hakula koriyo❤❤🎉
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 месяца назад
Mashaa Allah walashay samira, Farxadiinu waa teena, Alle ha idiin barakeeyo wax kasta oo aad haysataan, guuleysta, Aamiin Aamiin ya Rabb❤💖
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 3 месяца назад
Abyo lacagta kaso gasho iyo waxa ku samesid ha shegin hadka xun xun bad chance siinesa oo ey ninkaga ku aflagadeyan
@cudoonosmaan5850
@cudoonosmaan5850 3 месяца назад
Ugu dambeen ruux igu fikir ahaan hele wlhi xale markuu saas iso dhacayaan daawade waliba ayadoo ree comment imaanin intaan iyo inkaloo bdn intaan qore yaan iska tire armeey qalad kuu fahantaa hadhow e wexee samese dadka ku tageranaa igashe
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 3 месяца назад
@@cudoonosmaan5850 ha abyo ma wngsana rerkaga waxaku taagertay in ad melaha ka shegtid dadka hadhow bey kugu ceynayaan oo ul ad adiga udhibtay oo lagugu tumo bu noqonaa marka reerkaga afaarahisa walidka xataa lalama wadaago
@Nagaadmoussamohamed21
@Nagaadmoussamohamed21 3 месяца назад
MachaAllah sister
@khadromuse2518
@khadromuse2518 3 месяца назад
Samiira farxadaada jeclahay qali guulayso❤
@Cuud19
@Cuud19 3 месяца назад
Manshallah ❤❤
@fatumaali5834
@fatumaali5834 3 месяца назад
Samiroy bananka marka aadeysid abayo carafta iskadhaaf wa dambi abayo qali waxaga allha kubarakeyo❤
@MaryamaHassan-in6dy
@MaryamaHassan-in6dy 3 месяца назад
M.a ❤alle hakuu siyaadsho abyo
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam 3 месяца назад
Masha Alah ala haku barakeyo abayo mar walbo wan ku dawadaa
@SmilingBoxer-gq5jo
@SmilingBoxer-gq5jo 3 месяца назад
Masha allah hurumar intaas kabadan kunaawilayaa hbbt horu soco❤❤
@xaawokhaliif3182
@xaawokhaliif3182 3 месяца назад
MaSha allaaha ilaaha ha ku barakeeyo walalshay
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 3 месяца назад
Masha Allaha hambalyo sister ❤❤❤
@mustalifaxasan2253
@mustalifaxasan2253 3 месяца назад
Masha alah abayo alaha kuxafido masha alah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 3 месяца назад
Amiin
@hannaupdy9529
@hannaupdy9529 3 месяца назад
MashaaAllah 🎉 xbbti horey usoco hooyo adag , oo dagan , karti badan , caqli badan ayaa tahay 🫶🏻❤️ Allow kubaraake noloshaan quruxda badan ood sameysatay ❤ waana kujeclnhy marna kaama caajiseyno 😊😘
@queenfatima8019
@queenfatima8019 3 месяца назад
Masha lh ilaahy haku barakeeyo abyo
@user-yo1ui2dt6v
@user-yo1ui2dt6v 3 месяца назад
Abayo illahay ha ni xafido oo hani barakeeyo adiga iyo familigaaga
@abdibarre7520
@abdibarre7520 3 месяца назад
Masha allah
@ZuhuurCabdi
@ZuhuurCabdi 3 месяца назад
❤❤❤❤ masha allaah abaayo allaah idin xifdiyo wa idin jclhy
@SeynabAbdi-zq4et
@SeynabAbdi-zq4et 3 месяца назад
Abaayoy dulqaadka allha kuu siyaadiyo koley aniga qof baan ahayuu xoolaan ku rafaaday nin maku dabari kariye 😢 qurey bar ninka in uu asaga nolashaada iyo tan gurigaba masuul kayahay
@sihamfarah-vx5wm
@sihamfarah-vx5wm 3 месяца назад
Masha Allah ❤🎉
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 3 месяца назад
Masha allha
@QotofUmmuSaad
@QotofUmmuSaad 3 месяца назад
Masha allah allah yubarik
@farduusHamble
@farduusHamble 3 месяца назад
Alle hakuu siyaadiyo hno anigana iisoo ducee in Alle awlaad bariyaala isiiyo
@hiboahmed6548
@hiboahmed6548 3 месяца назад
Abayo samiiro siman walhi aad ayan u jeclahay video yadada codka wanba ku haysta se u xira 😂wa dhagaysta ano mashqulsan mahe ima dhaafo wa ku jecelahay macnto lacagta na Allah haku barakeyo ilahay khayr hakugu daro abayo ♥️
@SahraLifestyle
@SahraLifestyle 3 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉
@zakariaali1057
@zakariaali1057 3 месяца назад
Maasha allah guulesta abukar culusow family ❤❤
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 3 месяца назад
Mansha Allah Allah ha ku barakeeyo ❤
Далее
NIGHT ROUTINE SAMIRA SIMAN 😍 😴
12:02
Просмотров 26 тыс.
WAAN GUURSADAY UGUDAMBEEN 💍❤️
8:36
Просмотров 10 тыс.