Тёмный

NIGHT ROUTINE SAMIRA SIMAN 😍 😴 

Samira Siman Channel
Подписаться 180 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 172   
@Hani-Janni
@Hani-Janni 6 месяцев назад
Wlhy samira saa u jeclahay ❤❤❤❤❤yaa ila jecel inantan ❤ guulayso qali from burco somaliland
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 6 месяцев назад
ASC samiiro caruurta dhar ayna isku daboolayn u xir madama aadna la jiifin sababtoo ah tan yar iney dharka culus isku daboosha laga yaabaa allaah haku barakeyo caruurta
@jamaadxasan7299
@jamaadxasan7299 6 месяцев назад
Abaayo routine sidan udher nagula dadaal 😍
@DaneysteXCIUZATO
@DaneysteXCIUZATO 6 месяцев назад
Hadalka wangsn aad ku hadleyso ba wax lasissan karin ❤
@fatumomukhtar2711
@fatumomukhtar2711 6 месяцев назад
Wlhi samira vedio gedaa subax kisto waxey so dhigtaa radiyaa abayo noloshaa farxad ku dhameyso ❤❤
@hamdiahmed7405
@hamdiahmed7405 6 месяцев назад
Abayo balakonka inu gaban yahy Ayan filaa Iska xir afnaan yeysan fuulin Allaha no xifdiye awlaada
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 6 месяцев назад
Masha allah mcnt marwalba waku dawada ku dayashad mudanthay iyo dhiirigalin ilahay hku xafido ❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 6 месяцев назад
الحمد لله على كل شيء وعلي كل حال ❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 6 месяцев назад
ALLAAH idiin ziyaadiyo farxadiina ALLAAH kuuxafido caruurtaada iyo kuweenaba ❤
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 6 месяцев назад
Aamiin aamiin allaha uwada naxariisto intii waalidkood ay geeriyòtay aamiin aamiin ❤❤❤❤❤
@umuciyaal4222
@umuciyaal4222 6 месяцев назад
Ano kadawanayo tvgeyga inta waxan uso aday like ina kusaro lee ❤ guuleyso insha Allah
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 6 месяцев назад
Abyo roog udhig gbdhaha sariiraha dhexdoda🎉❤
@miinicali2297
@miinicali2297 6 месяцев назад
Way usoo wadaa video hore ku sheegtay xbbti
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 6 месяцев назад
Haa masha allh
@آمنه-ع2س
@آمنه-ع2س 6 месяцев назад
Nolosha kuma ciisho abyo ❤walaha video kaga markaa arko waan kufarxaa
@كنداعياللخير-د9ض
@كنداعياللخير-د9ض 5 месяцев назад
Abaayo Samira Allaah idin Barakeyo adi iyo reerkaga Owlaaadana iyo zowjka Allaah ku dhowro, qaali wax yar an ku sheegi lahaaa dharka cusub ilmaha ka dhaq kiimiko ayey leeyihiin xasaasiyad ayey ka qaadi karaan. Guuleyso qaali❤❤
@muniramohamed4265
@muniramohamed4265 6 месяцев назад
wan ku faraxsanahay daawashada videoshada ❤❤❤❤
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 6 месяцев назад
Mashaa Allah samira❤💖
@maidaxusen3633
@maidaxusen3633 6 месяцев назад
Masha alah abyo wanku dawadaa weliba 1baan ahay horay usoco abyo
@sadiamusemohamed1883
@sadiamusemohamed1883 6 месяцев назад
Guuleyso mcnto waa naga mudantahay intaa iyo inkabadan haddaa awoodo Daqiiqad ayaa kugu gaarsiin lahaa 2 million ♥️ blse waagareysaa insha allah sabarkada quruxdiisa ayaa alle kugu arsaqayaa insha allah
@SabrinAbdullahi-om7fj
@SabrinAbdullahi-om7fj 6 месяцев назад
Samiiro wa caatowday m.a sas ka rawa abyo🎉🎉
@Khadro8796
@Khadro8796 6 месяцев назад
Masha allah samiira azriin sariirta mad hoos ugu dhigtid amay ka dhacda abyo
@fadumo5687
@fadumo5687 6 месяцев назад
Illahey farxada haku siyadiyo abayo
@aishashiekhabduaziiz7860
@aishashiekhabduaziiz7860 6 месяцев назад
Maasha Allah Samiira cady gaari dumar ayaatahy allaha kuxafido ❤❤❤
@umeetamer8295
@umeetamer8295 6 месяцев назад
Asc abaaayo wan kugu farxay faxadad wey ifarax galisa alaah idin xafido adiga iyo carurtada gurga jadidka wer alaah kaga dhigo yaaa rabbi ❤❤❤
@JawahirIbrahimJawahirIbr-vs8jz
@JawahirIbrahimJawahirIbr-vs8jz 6 месяцев назад
Masha Allah 💕 tabaraka Allah
@FartuunXasan-cq6po
@FartuunXasan-cq6po 6 месяцев назад
Aamiin abaayo farxada Allah hakusiyadsho
@CayniCabdi-s3g
@CayniCabdi-s3g 6 месяцев назад
Masha Allaha guuleyso inbadan abyo Allaha ha ku xafiido farxad iigu nolow intii nolol jiirto ❤️
@umuikhlaas9189
@umuikhlaas9189 6 месяцев назад
Masha Allah adiga carurta Allah ku barakeyo farxadada waa farxadena ❤❤❤hor mar wacan
@SaafiXersi
@SaafiXersi 6 месяцев назад
Samiro abayo nolosha kuma xumeso abayo allah ku xifdiyo adiga xajigag iyo owladad
@FarhiyaAbubakar-c4g
@FarhiyaAbubakar-c4g 6 месяцев назад
Abayo macan binki ukadhik sariiraha gabdhaha qurux ayey noqonayaan❤❤❤❤❤❤❤
@sihamfarah-vx5wm
@sihamfarah-vx5wm 6 месяцев назад
Mashaa Allah ❤abayo ilahay haku barakiyo ❤
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 6 месяцев назад
Mashallah farxada dareemeysid ilahay subxaanu watacala haku siyadsho allahuma amiin
@Hibaaqgarad
@Hibaaqgarad 6 месяцев назад
Masha allah tabaraka raxmaan
@xamdaibrahim7274
@xamdaibrahim7274 6 месяцев назад
Mashallh abayo Wllhi wan suga intad wax so galinaysid dar alle ku jeclahy abayo❤️👸
@malkiabintishurie6372
@malkiabintishurie6372 6 месяцев назад
Guriga dan routine noqasosameee walashey samira qurax❤
@amaaljibriil3687
@amaaljibriil3687 6 месяцев назад
Masha allha adiga iyo famil kaga ale hadin xifdiyo❤ilha hey idim tosowax idin dhibo❤
@ilovemyjob5063
@ilovemyjob5063 6 месяцев назад
MashaAllah Mcnto farxad waarta Allaha kusiiyo albaab kasta oo wanagsan Allaha kufuro
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 6 месяцев назад
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik wllo ❤❤
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 6 месяцев назад
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis keeps going qali 😊😊
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle 6 месяцев назад
Maansha allaah❤❤❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 6 месяцев назад
Samira qurux hadal iyo hanan wnga wan kugu jeceshahay wlhi m.a ale ha idin barakeyo adiga iyo rerkaga qurux badan ❤❤❤
@Qlbisalimhaji
@Qlbisalimhaji 6 месяцев назад
Masha Allah abyo mcn marwad wax hagajimayso fadlan wxyaba wax kudhibikara amaba culus iska ilali hooyatehe caafimaad kaga kafikir guulayso ❤
@zamzammohamed374
@zamzammohamed374 6 месяцев назад
Mash Allh I nolashada haku barakeyo carurtana barii kaga dhig❤❤
@hodanbazhir5293
@hodanbazhir5293 6 месяцев назад
Masha Allah
@fartuunmaxamed4917
@fartuunmaxamed4917 6 месяцев назад
Masha Allah abayo hormar wacan
@jaaizaandthehthnow8000
@jaaizaandthehthnow8000 6 месяцев назад
QOLKA JIIFKA NA DUS ABAAYO ALLEY HA KU BARAKIYO QOOSGADA ♥ ❤
@bushramedia4766
@bushramedia4766 6 месяцев назад
MashaAllah guleyso macanto
@mariamjego9016
@mariamjego9016 6 месяцев назад
Illahey farxada haguu siyadiyo hppti samiiro anaga garabkaaga ah illah awlaada haguu koriyo sharafey❤😊
@aliyamustafa8466
@aliyamustafa8466 6 месяцев назад
Mashaa Allah Allah ku xafido Adiga family quruxd badan ❤❤❤❤❤❤
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 6 месяцев назад
MashaAllaah MashaAllaah
@CaliHiraabe-h3g
@CaliHiraabe-h3g 6 месяцев назад
Masha allah abaayo farxada allah ha ku siyaadiyo markale waxyaabaha qaar secret ka dhigo waa iga talo xabiibti❤❤❤❤🎉🎉🎉
@sahroabdala9995
@sahroabdala9995 6 месяцев назад
Man sha allah🎉🎉❤
@bahja2377
@bahja2377 6 месяцев назад
Maasha Allah horay u soco walaalo
@DahabaIbrahim
@DahabaIbrahim 6 месяцев назад
Masha Allah❤❤
@khadromuse2518
@khadromuse2518 6 месяцев назад
Maasha allaah❤
@xawadagan698
@xawadagan698 6 месяцев назад
Samiiro waan ku jeclahay hore u soco
@laylacismaan-o6o
@laylacismaan-o6o 6 месяцев назад
Mansha allah❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 6 месяцев назад
masha allaah❤❤❤
@Sofiyadiriye
@Sofiyadiriye 6 месяцев назад
Keep going abyo caajis ilaahay kuma tuso 😘
@queenfatima8019
@queenfatima8019 6 месяцев назад
Masha alh keep going abyo mcn nolosha ilaahy haku barakeeyo ❤❤
@NasteexoMaxamad-g6m
@NasteexoMaxamad-g6m 5 месяцев назад
MnshaAllaah mcnto ❤
@ikliilaahmed1149
@ikliilaahmed1149 6 месяцев назад
Masha Allah Allah idin xafido my Beautiful family ❤Hore usoco guleyso guule hakula jiro Waliga ifarax sanow nolosha kuma ciisho Farxada Alle haku siyadiyo
@sacdiyocalicaddow3962
@sacdiyocalicaddow3962 6 месяцев назад
Asc abayo Samira alle haku siyadiyo farxadada insha Allah abayo diksiga birta kadhaf qaado cag ama miiko u isticmaal makaa hool maayo marki ladhaqona saliid aa lamariyaa wuu kucimrinaa❤❤
@ayuushahmedelmi8191
@ayuushahmedelmi8191 6 месяцев назад
Masha Allha ❤😊
@mumtaazqaali2631
@mumtaazqaali2631 6 месяцев назад
M.A qalbi❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 6 месяцев назад
WAA LAGAA. QAADEY. ABAAYO. HOOSHA. ILAAH. KUFUDUDEEYO❤❤❤
@monaahmed5700
@monaahmed5700 6 месяцев назад
Mansha allaah tabaraka llaah xbbti
@marwoabdirahman2826
@marwoabdirahman2826 6 месяцев назад
M.a baayo❤❤
@اللالل-ذ1س
@اللالل-ذ1س 6 месяцев назад
❤❤❤❤ انا ع تلفوون😂🎉
@sabirincabdulahi6242
@sabirincabdulahi6242 6 месяцев назад
Masha allah farxada allah ku siyaadiyo mcnt waa sax abaayo waxyabaha qaar qarso ❤❤❤🎉🎉🎉
@QadromaxamedguleedQadriina
@QadromaxamedguleedQadriina 6 месяцев назад
Allow farxada kuu siyadiyo mcnto❤❤❤
@sucaadoRaage-qu5iu
@sucaadoRaage-qu5iu 6 месяцев назад
Masha allh I like it ❤
@hafsagacal
@hafsagacal 6 месяцев назад
Abayo yal halaiga so boqdo channel Samira siman walashey hor uusoco❤
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 6 месяцев назад
Mnshalh mcny guleeso guul gaar abid qurx bdny❤
@DekaAli-ic2ov
@DekaAli-ic2ov 6 месяцев назад
Alle hakuu barakeeyo my sister
@CaaishoMaxamad-rz4dn
@CaaishoMaxamad-rz4dn 6 месяцев назад
Abyo hore usoco inlh 😊😊😢
@AsmaAli-uy3or
@AsmaAli-uy3or 6 месяцев назад
Allah hakuu siyaadiyo farxada abaayo❤
@SucaadHassan-x5d
@SucaadHassan-x5d 6 месяцев назад
Mansha allah abayo ❤❤❤
@Princessahme
@Princessahme 6 месяцев назад
Ayy Jah qoralkeyga waad ku dhawaqdayy 😢m.a wax kasto anaga ku garab tagan abayoo
@user-wo8cu8xw8v
@user-wo8cu8xw8v 6 месяцев назад
MashaAllah ❤❤❤
@SabirinAliTosman
@SabirinAliTosman 6 месяцев назад
M.a abyo❤❤❤❤❤
@nasraaxmed6598
@nasraaxmed6598 6 месяцев назад
Maash Allah ❤ ii nooloow waan daawan hadaad wax uun aad heli😊
@NastexoMaafiyo
@NastexoMaafiyo 6 месяцев назад
Masha allha quruxey❤
@marwo1162
@marwo1162 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤masha alllh
@Hafsa-ei4ng
@Hafsa-ei4ng 6 месяцев назад
Income kuso galaya lama sheego wllo marka insha allah qarso ❤❤❤
@najmasaleban2421
@najmasaleban2421 6 месяцев назад
Mnsh allha xbbti rabiga raxamaanka haydin xiftiyo qalbiyeey cilaan soo saaro aadbad ugu nuuraysaaye
@ladanhusseinfarah8259
@ladanhusseinfarah8259 6 месяцев назад
Manta anigaa ugu horeya Guleyso mcney
@Ayan-zi1bg
@Ayan-zi1bg 6 месяцев назад
Maashallah
@FardowsocadeyFardowsocadeey
@FardowsocadeyFardowsocadeey 6 месяцев назад
Nashaa allah abaayo illahey haku barakeyo grab kada nahy
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam 6 месяцев назад
Farxadeda wan jeclahy walalahi m. A
@AzmaMahat
@AzmaMahat 6 месяцев назад
Curadaydii oo dhalatay 15ka bishan ataaan afnaan ubixiyay samiray mnzhalh ❤❤❤from hrgysa
@qmaalim1687
@qmaalim1687 6 месяцев назад
Abayo mombasa hafadee kadektey
@RaxmoAdan-p5l
@RaxmoAdan-p5l 6 месяцев назад
Abayo horey usoco ❤❤❤
@NimcoSiciid-tq1vp
@NimcoSiciid-tq1vp 6 месяцев назад
Aamiin yaarbi wllo
@abdibarre7520
@abdibarre7520 6 месяцев назад
Keep going abayo❤❤❤
@FarhiaMukhtar
@FarhiaMukhtar 6 месяцев назад
Alle ha u naxariisto hooyo mcn ani xita hooyaday wy dhimaty adigaba iga nasiib badan o hooyada adigo wayn ka dhimatay ani hooyaday xita muqeeda ma aqoon san karo 3 4 jir bn alle waxn ka barya mar walba inu janadiisa nagu kulmiyo
@simanhirey3244
@simanhirey3244 6 месяцев назад
Samira tvga codkisa iska xirarka codka sarayso abayo horey usoco 👏👏
@lulunor7284
@lulunor7284 6 месяцев назад
#abayo #malin kasta 2 video Soo Gali wn ku dawanaynaa inshallah 🥰🥰🥰
@FatmaAhmed-mb4je
@FatmaAhmed-mb4je 6 месяцев назад
Abayo mcnto horay usoco ani hal video oo ad ledahay ima dhaafo abayo cabadyadihii ma dhamaysay
@ayaanitaabokor4383
@ayaanitaabokor4383 6 месяцев назад
I am happy with you xabiibti all the time ❤❤❤❤❤
@Samiirasimanchannel
@Samiirasimanchannel 6 месяцев назад
Mahdsanid abyo 😍
@SacdiyoMohamed-sz3eb
@SacdiyoMohamed-sz3eb 6 месяцев назад
M.a walalshey macaan
@FardowsocadeyFardowsocadeey
@FardowsocadeyFardowsocadeey 6 месяцев назад
Guuleyso qaali
Далее
MY DAILY LIFE ROUTINE BY SAMIRA SIMAN 🥰 🥰
10:08
3 лайфхака для УШМ
01:00
Просмотров 149 тыс.
♡ My Revert Story ♡
33:36
Просмотров 10 тыс.
Jadwalkeena iyo skincare keyga
9:23
Просмотров 3,4 тыс.
NIGHT ROUTINE JADWALKEYGA HABEENKI
8:51
Просмотров 87 тыс.
Daily Routin Samira Siman🥰🥰🥰
12:57
Просмотров 61 тыс.