Тёмный

ALXMDULLAH UGU DANBEEN WAA KU LANAY WALASHEY MACAN  

MY RAJO
Подписаться 252 тыс.
Просмотров 85 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 204   
@najmociise5887
@najmociise5887 3 месяца назад
Masha Allah Tabarakalah xalay Walahi waxan ku riyoday anigo Malaysia 🇲🇾 aday riyadeyda my rajo ika ka furantahy wan u xiisay Malaysia 🇲🇾 fartun iku salan wan la so kulmay markan tagay Malaysia 🇲🇾 ❤❤❤
@CoffeandTea1
@CoffeandTea1 3 месяца назад
Masha Allah Tabaraka Allah ilahey nabad hakugu geeyo nabadna hakugu so celiyo ❤
@xamdixarako2479
@xamdixarako2479 3 месяца назад
Ayyyy saan ufarxay wlhi waxaad modaa inaa laabta ku galinaayo apaayo muniira saan ku jclhy le allow ku daa safar salaama maama😢 nabad aale hakugu geeyo i.n
@aragsan_1
@aragsan_1 2 месяца назад
wiilasha waweyn adi madhashay masha all alla ha kuu daayo❤❤
@mariahonest3007
@mariahonest3007 3 месяца назад
Munira skin care kaada nala wadaag masha allh noqotay ❤❤❤🙏
@saharosheikh9573
@saharosheikh9573 3 месяца назад
Mashaa allaah tabaarakallaah walaala wanaagsan ayaa tihiin ilaahay ha idin barakeeyo ❤
@nasramohamud2549
@nasramohamud2549 3 месяца назад
İloohow adno yar xafid oo il iyo sheedan ka ilali gabar bariyad ah oo hooyaded u dhago fudud argnaa Masha allaah gabdha qaar lama karo walhi
@iqramohamed8022
@iqramohamed8022 3 месяца назад
Masha Allah tabarakallah ill cadow iyo mid xaasidba Allah ka haayo ❤
@aminaali9108
@aminaali9108 3 месяца назад
Amiin
@user-sahra.123
@user-sahra.123 3 месяца назад
Masha allah masha allah mar hadi aad nabad timi wll my rajo qalbigan ka jeclahay i noolada intay nololi jirtoo amiin
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 3 месяца назад
Mashallh tabarkalha arkoya yarki mashallh ❤❤❤❤❤❤❤🎉
@FatumaDj
@FatumaDj 3 месяца назад
Masha Allah wllnimadu waa shey qali ah Alxamdulillah Hadu Alle ku nabad keenay❤
@budeybudey2707
@budeybudey2707 3 месяца назад
Mashallaah Tabarakallaah barakalaah fii Alaah idiin xafido amiin amiin Yaa xabiibtay
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 3 месяца назад
Maasha"Allaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidakum safe journey Qaali
@zahradahir2811
@zahradahir2811 3 месяца назад
Mashallah tabarkallah ❤❤❤
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 3 месяца назад
Tiim dumar abaay muniira maleshiya intee joogto 300k an gaarsino ka badan ay u qalantaa dad an soo dalinba 3malin 100k ku garsinoysan
@MaanoJeylaani
@MaanoJeylaani 2 месяца назад
Abaayo fartuun igusalaam nabadkutak anigoo ehe maano jeylaani nuur ❤
@faizaahmed4268
@faizaahmed4268 3 месяца назад
Walaahi waan sugayey I am first person ❤️❤️💕💕❤️❤️🇸🇴🇺🇸🇺🇸
@FaatuushHusseen-pk1qz
@FaatuushHusseen-pk1qz 3 месяца назад
Wlh Wan idinala oyay walalahey mcne allaha isku kiin dayo ❤❤❤❤
@Ducadaaqbalka
@Ducadaaqbalka 3 месяца назад
Aya abayo muniro iyo miss happy is helay isku dhaceso waaye love you so much waliheeyga aan jacelahay❤❤❤
@f.a.909
@f.a.909 3 месяца назад
Maasha allaah tabaraka laah hadiibo Ilahey nabad idinku geeyay ❤alxamdullilaah ❤farxad a la oogst🥹Ilahey ha idin xifdiyo ❤
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 3 месяца назад
Masha Allah wlh wan farxad ayan la qiirooday ilahay ha idin xifdiyo
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 3 месяца назад
Masha allah ilma aderadey rabi ha idin xafido❤🥰
@xafsomohammed8516
@xafsomohammed8516 3 месяца назад
Mash Alllah Alle hydinka walalo sidaaas isku jecelaado ❤❤❤🎉🎉😢😢
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu 3 месяца назад
Masha Allah bashaal wanaagsan adi walashaa Ilmahaa katagtey haboyarta u ahay Allah hakuu xifdiyo
@HamdiXassan-vm9rs
@HamdiXassan-vm9rs 3 месяца назад
Masha Allah
@kayftahlil4461
@kayftahlil4461 3 месяца назад
Mansh Allah walalayaal .my two favorite sisters I love you so much may Allah bless you all.
@naciimoibrahim8035
@naciimoibrahim8035 3 месяца назад
Masha allah ❤abayo alle haku xafido carurtada ❤❤
@guushanoloshaofficial574
@guushanoloshaofficial574 3 месяца назад
Masha Allah abayo Nabadna allaha idinku soo celiyo❤
@Hodanabdiraxmaan-z2l
@Hodanabdiraxmaan-z2l 3 месяца назад
Mnsha Allha wax kasta wallnima ka weyna Alleh haykuw kiin daayo ❤❤❤
@Xantiikudhaaftay
@Xantiikudhaaftay 3 месяца назад
Masha Allaah Alle heydin xafido nabad iyo caafimaad Alle gurigaaga iyo awlaadaada haku celiyo abaayo❤insha Allaah
@suurobadan2826
@suurobadan2826 3 месяца назад
masha allah 😭😭😭😭 wllhi waan iska oyay anigaa isku maleyay xaqiiqdii illah haidin xafido wllshy mcn muniro io fartu farxad io cafimad illah haidinsiiyo
@afnancumer8907
@afnancumer8907 3 месяца назад
Mansha allah mansha allah ilahay isha si xun wax u egta ha idinka hayo
@MaryamaHassan-in6dy
@MaryamaHassan-in6dy 3 месяца назад
M.a hambalyo hddaa nbd tagty abyo❤nbd kuso noqo in.a❤
@shukridaahir9537
@shukridaahir9537 3 месяца назад
Manshaallah adaan yarisay maku soo raacady abaayo maniro
@AnnoyedFloatingIceberg-pz7on
@AnnoyedFloatingIceberg-pz7on 3 месяца назад
Wlh wan oyay walal meykey ka maqantaha daremee ani xita walashey 9 sano ano arkin aa laba sano kahor notimaday nadar lana isla jogtin meshasey dagantahay masha alah hada walasha isku timaden wlh wan oyay ani xita
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 3 месяца назад
Walhi marka hab sisid wan oyaa wlhi ❤😢Yaa rabii 😭
@maxamedxasanmaxamed6719
@maxamedxasanmaxamed6719 3 месяца назад
Manshallah igusalan Fortunatosaabrin Iyo Another Dhamaan ciyaalka Wanidin Jeclahay
@laylasheikhabdollahie-mp6oq
@laylasheikhabdollahie-mp6oq 3 месяца назад
Masha alllah
@XamdaXasan-fe8dl
@XamdaXasan-fe8dl 3 месяца назад
Wallo ❤❤❤ Masha allha❤❤❤ilahay saygag iyo caruurtada quruxda badan ❤❤❤ilahay hkudayo❤❤nabad kusonoqo
@faadumoxasan3811
@faadumoxasan3811 3 месяца назад
Asc muniiro mansha alah lkn muniiro video qebta udambeysa gabar madax qawan kamuuqato o dirac cad wadato e kajara
@FaadumoMaxmuud-kt1cn
@FaadumoMaxmuud-kt1cn 3 месяца назад
Abayo muniiro ilmaha kale aawe
@Lastprincess-o3h
@Lastprincess-o3h 3 месяца назад
Muniiro❤❤❤❤malasia kusoo dhawoow fartuun iyo adi sigaara idin jeclhyy❤❤❤
@sadiyoal
@sadiyoal 3 месяца назад
Maasha allaah tabarakkallah ❤
@Maryamaruun-ls2wp
@Maryamaruun-ls2wp 3 месяца назад
Alla hooyooy😭 wlhi caloshaa ihurtay Abyo farxad kuwada noolaada I.a❤
@MariyabintuAdem
@MariyabintuAdem 2 месяца назад
Masha allah😢❤🎉
@caashojilacow5787
@caashojilacow5787 3 месяца назад
Maansha allaah
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 3 месяца назад
Muniira KFC please hadaan yahuuda taageeraan lacagta falastiin lagu xasuuqa iyo McDonald's iyo kuwa badan u sheeg reer Malaysia falastiin taagera
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 3 месяца назад
Mansha Allah tabarakallah ilahay hakugu geyo nabad Amiin Amiin yaa Allah yaa rabi ❤❤ waxa tahay walal ficn nabad kuso labo insha Allah qali dumar my family ❤❤🎉
@ShugriIbraahim-u4t
@ShugriIbraahim-u4t 3 месяца назад
Masha allah tabaark laah hooyo yar masha allah warun alle isha ha idin kahayo walhi waa idin ku farxay ❤😍
@Sacdiyahadfow86
@Sacdiyahadfow86 3 месяца назад
M.a walhi wllnimo mcn ❤❤ allha ikado walashey ❤❤
@ZakiyaMohamed-tq9gk
@ZakiyaMohamed-tq9gk 3 месяца назад
Masha allah wllo is jecel allah idin xafido🤲🏻🥰
@nimcoaadan5114
@nimcoaadan5114 3 месяца назад
Walaahi waanba ooyay maasha allaah maama muniiro ani uunbaa dhiman inaan idiin imaado maasha allaah tabaraka laah❤❤❤
@UmzakiUm
@UmzakiUm 3 месяца назад
Abaayo muniro Malaysia allah ka dhigo halkaad Malyan ku gaari laheyd
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 3 месяца назад
Yaa rabii 😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@ZahraosmanIsse
@ZahraosmanIsse 3 месяца назад
Wllo is jecel batihin adi iyo fartuun❤❤❤
@ayanhassan47
@ayanhassan47 3 месяца назад
waan qiirooday walhi walaashay waxaa naan is arag 22 sano Allah haysu kiin daayo idinkana anagana si nabada haku kaayo tuso
@nasteexinapea814
@nasteexinapea814 3 месяца назад
Mash allah tabarakalaah abayayaal
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 3 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤❤👍🤲🤲🤲🤲
@Halimayyyyyyyy
@Halimayyyyyyyy 3 месяца назад
Mashallah tabarakallah abayo muniira ❤❤❤
@FaizoCusman-nv8io
@FaizoCusman-nv8io 3 месяца назад
Masha Allah ❤❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 3 месяца назад
wcs abaayo muniiro alle hakunawad geyo insha allaa safar salaama🖐❤❤❤
@ikranabdulahi2758
@ikranabdulahi2758 3 месяца назад
masha allah abyo walhi farxdin waa farxdryda❤❤❤❤❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 3 месяца назад
Masha allah tabarakallah 🥺 anaa ba qiroodey ohin illaahay ha idin xafido abayo
@hafsaali5108
@hafsaali5108 3 месяца назад
Mashallah aad baa ugu farxay isu imaanshihiina ani ilaa 2017 wan kula socday mararka qaar xtaa video yadadi hore baa iskaga noqdaa jacayl aan ku qabo😢❤
@najma649
@najma649 3 месяца назад
allaha nabad hakuugu geeyo walaashaa
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 3 месяца назад
Safar salama muniiro Abshir osman omar allaah ha idin xafidayo tuuney hooyaded labad
@xamdixarako2479
@xamdixarako2479 3 месяца назад
Apay muniira goormee laabta ku galin doonaa wlhi dar ilahy baan kuu jclhy mcneyyyyy aduun hdii aan isku arki weyno alow nagu kulmi janatul fardowza 😢I.n xmr Malaga yabaa inaa kusoo noqoto maamiii love you too ❤❤❤❤wlhi
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 3 месяца назад
Waaw Masha Allaah Ale haidinxixdiyo igu salan fartuun habi❤❤❤
@Cadey2_3
@Cadey2_3 3 месяца назад
Waan jeclahay gabadh qurbo joogto hijaban degan walhi baayo guuleyso if iyo akhiraba❤
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 3 месяца назад
Mashallah Mashallah abayo 👍 👏
@ummuisra6271
@ummuisra6271 3 месяца назад
Masha ALLAAH ❤❤❤❤❤❤
@MulkiIbraahim-po2bs
@MulkiIbraahim-po2bs 3 месяца назад
Masha allh ❤❤❤
@fartuunMaxamuud-lj5jo
@fartuunMaxamuud-lj5jo 3 месяца назад
Alxmdu lliilaaah saan ufarax sanhay 😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hodan-i9m
@Hodan-i9m 3 месяца назад
Maashaa Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉safar wacan
@ShamisMohamed2797
@ShamisMohamed2797 3 месяца назад
Ma isla dhasheen 2 gabar horta
@zaaidmohammed8972
@zaaidmohammed8972 3 месяца назад
masha allah abayo qali ah ❤❤❤❤
@iqramahamed2608
@iqramahamed2608 3 месяца назад
Masha Allah Allah hadin xifidiyo abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadiijoali9455
@khadiijoali9455 3 месяца назад
manshaa allah alle ha idin barakeyo ❤
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 3 месяца назад
Alxamdulillah Allaha nabad idinku geeyey malaysia nabad Allaha kugu soo celiya Aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲❤️❤️ ina adeer
@farhiafarhan9730
@farhiafarhan9730 3 месяца назад
Manshaa allha abaayo wan itin jaclahay❤ ❤❤wan oye wallhi❤
@Salwa3r
@Salwa3r 3 месяца назад
M.a abyo munira alx hada sama takteen aniga wan ba oiya bo walhi sanbora igu kaco markas inaa ooyinta na ga jartaan wad ku mahdsan tihin jah wanila farah sanahy walhi❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
@Darwaa123
@Darwaa123 3 месяца назад
Masha allaah wlcm 🎉abaaayo muniiro wa idinla farxay idinla oyey ani itimid cml u farxay wlh fartuun bes waaye suuro suuro heleey 😂
@AminaCabdi-c1s
@AminaCabdi-c1s 3 месяца назад
Mashallah habo farxada allah inasayo
@MaryanJaamac-k1u
@MaryanJaamac-k1u 3 месяца назад
Welcome to Malaysia ❤❤❤
@AyanSalad-u1g
@AyanSalad-u1g 3 месяца назад
Man sha Allah aamin aamin aamin yaa allah
@Qu681
@Qu681 3 месяца назад
Masha Allah welcome to Malaysia wlshey muniro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Haffyy
@Haffyy 3 месяца назад
Ilahow isha biliadamka ka hay adiga family gaga abayo muniira 🤲🥹♥️
@felsanbuti4290
@felsanbuti4290 3 месяца назад
Maasha allha❤❤❤
@nutritionbabyandprotein3827
@nutritionbabyandprotein3827 3 месяца назад
Masha Allah walalnimo Waa wehel ❤❤❤ farxd aduunka ❤❤❤
@nafisladan2225
@nafisladan2225 3 месяца назад
Masha Allh fartuun walashaa miyaa Allha idin dhowro😢❤
@walaaltaagtigo9305
@walaaltaagtigo9305 3 месяца назад
Mashaallah
@Qamarbintucamir
@Qamarbintucamir 3 месяца назад
Safar salama abayo muniro ❤🎉🎉
@muniraabukar7590
@muniraabukar7590 3 месяца назад
M.a wllo isjecel
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s 3 месяца назад
Asad Hagio soo booqo Abaay Muniiro insha Allah
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle 3 месяца назад
Maansha allaah ❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 месяца назад
Manshalah adna amiir soo waday muniro ❤❤
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 3 месяца назад
Safar salaama ❤❤❤❤❤ abaayo muniiro
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 3 месяца назад
maasha allah👏👏
@Najomo-hh8it
@Najomo-hh8it 3 месяца назад
M.a ilahey haiskukendaayo habo
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 3 месяца назад
Adno warkoya e awey yaarkii
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 3 месяца назад
Masha allah welcome abayo muniiro ❤😢
@Fariihachannel1
@Fariihachannel1 3 месяца назад
iso boqda halmar gacanta isara dadkey gow allah dartiisa plz ha idhafin jazakallah ❤❤❤ thank you 😍😍😍 plz 🎉🎉🎉🎉
Далее
WALAKALA SHAKIYAY SHAQADA UGU JECLAHAY RER #my_rajo
11:51
FROM QOL TO GURI WEYN ALHAMDLULAH NOLOSHA WAA IS BEDEL
21:16
Sit down Chit Chat | Kaalaya aan sheekaysanee☕️
52:54