Тёмный

Amb.  

HANOOLAATO
Подписаться 495 тыс.
Просмотров 244 тыс.
50% 1

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 300   
@siidcalimohamed8681
@siidcalimohamed8681 Год назад
Walaahi bilaaahi wareeysigaaan waxbadan ayaa lagu ogaaaday mahadsanid mr salaaad cali jeele qabiir wax badan og❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣🙏🙏🙏🙏🙏😊
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
❤ very interesting thanks Mr salaad iyo Ayaanle
@walalshaafka9463
@walalshaafka9463 Год назад
Ayeenle hadii xataa 24 sacadood wareysi soconayo aad soo dhigtid woxoo lamid yabay 10 daqiiqo oo kale wariyaha ugu wanagsan dhanka wareysiyada guuleso jiroo joog wllkey❤
@nasteexofarah9957
@nasteexofarah9957 Месяц назад
Quik grow vegetable
@sucdisafi3692
@sucdisafi3692 Год назад
Salad cali jeele maskaxdo nofuray mahadsanid ayanle guul somalia inash alaah
@saidabdullahi6255
@saidabdullahi6255 Год назад
Very important information about Al sh. long life ambassador jele
@i.yl7
@i.yl7 Год назад
Kuwii xukuumaddi hore taageeri jiray la yaabanaan jiray waxas oo dhan waa fahmaayey anigu siyaasad shaqo ku laheen xaqiiqadu haddi caddaatay weliba wareysiga Gen.bashiir goobbe baa xaqiiqooyin bdn ku jiraan. Thank you Ayaanle 🙏🏽
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Год назад
Masha Allah Waa warbixin fiican Mr Ambassadör Jeelle Guuleyso 😊
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Год назад
Amp Salaad Cali Jeele Waa Nin Wax Badan Xogogaal U Ah Allah Xafido Insha Allah
@cwaliindhacade6875
@cwaliindhacade6875 Год назад
Ilaahayoow khawaarijta ina dhaafi adaa awoodee🤲
@cabdicasiisCali-t6i
@cabdicasiisCali-t6i Год назад
Maxaa ku badalaya lakin mayswaydiisay kuwo kadaranuuun
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Год назад
@@cabdicasiisCali-t6ikir
@Mohamed16830
@Mohamed16830 Год назад
@@cabdicasiisCali-t6i khawaarij miyaad difaaci dhiiga muslimka banaystay?
@saybahmed1504
@saybahmed1504 Год назад
Ilaheey qawariijta iyo inta dhagarqabayasha ah umadaada dhaafi
@qaranujoog1779
@qaranujoog1779 Год назад
Waxbadanaa iiga baxay wareysigaan. Mahadsanid amp.
@susumohamed7293
@susumohamed7293 Год назад
I love this man❤❤❤❤❤ waaa tuunlow ilaahaye ha ku xiifdiyo
@cadeyare9900
@cadeyare9900 Год назад
Ninkan any interview uu bixiyo aaan dawan waayba yartahay waa aqoonyahan siyaasi si xoogan wax u og m.a❤
@AhmedCayaash-ei3gx
@AhmedCayaash-ei3gx Год назад
Mahadsanid 🎉
@adeerkaqarniga1-7-54
@adeerkaqarniga1-7-54 Год назад
Maasha'Allah! Amb. Salaad Cali Jeelle waa nin daacad ah oo laabxaaran
@aamiincali6794
@aamiincali6794 Год назад
subxanallah Allow adaa kaman galay khawaarijta io musibadoda 🤲🤲
@gaacircadde3729
@gaacircadde3729 Год назад
😢😢
@abdikarimsalat1396
@abdikarimsalat1396 11 месяцев назад
Ameen ❤️
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Год назад
Mashaa Allaah Amb mudane Salaad Ali Jeele Waa Sheekh Quraanka yaqaan
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Год назад
Maansha Allah Salaad Cali Jeele geesi
@cmc-iskachannel2335
@cmc-iskachannel2335 Год назад
Ambassador Salaad Cali Jeelle nin hadal yaqaan ah wax badane og wareeysigiisa waan ku dhaartaa waligey qudbad tiisa ah ima dhaafin waa nin ahlu Qur’aan ah.
@alidaahirwarsame2049
@alidaahirwarsame2049 Год назад
Salaad Cali Jeele Waa siyaasiga kaliya ee aan hadalkiisa been kahsheegin kana cabsan inuu runta qariyo waraysigaana waxbadan ayaa iiga kordhay oo aan warmooge ka ahaa aad baan usoo Dhaweynayaa barnaamijkaan hanoolaato iyo Ayaanle Xuseen Cabbdi waad mahad santihiin
@amiinxadaari7954
@amiinxadaari7954 Год назад
Manshll wareysiga xaaji salad soobadi ❤❤❤
@AabdeAhmed
@AabdeAhmed Год назад
Great
@ShuriXasan-xv7xw
@ShuriXasan-xv7xw Месяц назад
Allahakbar 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲
@amiincuuke2813
@amiincuuke2813 Год назад
Wuxuu u qalmaa madaxweynaha mustaqbalka insha allah
@143-k1d
@143-k1d Год назад
salaad cali jeele waa nin dhan kasta ka dhisan masha-allah oo diinta sifiican u yaqaan.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Год назад
Waa siday kula tahay
@amirsheikh691
@amirsheikh691 Год назад
​@@lilcuzzwhitemoewaa runtii salaad cali jeele dhan walbu ka dhisanyahay
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Год назад
@@amirsheikh691 Aniga wuxuu iigumuuqdaa nin lunsan kuwa kalena siiluminaya
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Год назад
@@lilcuzzwhitemoeWaa sida ay tahay, dadka comments-kooda fiiri 95% waa la taageersan yahay danjiraha.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Год назад
@padronedelmare1307 dadka badankoodu xiliga hadda lajoogo xaqa iyo baadilka waxay jecelyihiin baadilka maxaayeelay waxay wax ku salaynayaan dhaldhalaalka adduunka aakhirana danweyn kamalaha ,marka comments kaas badan oo warkiisa ladhacsan waxay muujinaysaa oo kaliya oday ashahaado ladirir ah iyo taageerayaashiisa oo isu camiraya ee maaha wax xaqiiqda ku fadhida
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Год назад
Amp salaad cali jeelle waa qabiir waxgarad ah oo xaqiiqda ka hadla masha allaah
@abdirizaksiyadhussein4773
@abdirizaksiyadhussein4773 Год назад
Waa Wareysi cajiib ah
@DUBPLAYS
@DUBPLAYS Год назад
Ayaanle waa mahadsantahay waruntiis salaad inta uu sheegay in dowladda ay kujiraan khawaarijtu, marka waxaan kudhihilahaa wareysiga Salaad in aad siiwado waayo xog badan ayuu nasiinlahaa. Mahadsanid
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 Год назад
Salaad cali ma comedianbaa mise waa siyaasi mise waa ciyaalka xaafada, I like this guy , kulaha garabka siyaasiga dowladoow kudhexjiryaa 😂😂
@143-k1d
@143-k1d Год назад
waa runtiis fahad yaasiin iyo farxaan qaroole iyo kulane jiis aa ahaa yeen arsenal
@xalkanolosha1437
@xalkanolosha1437 Год назад
​@@143-k1dfarxaan qarooole maxa loo dilay marka haduu aha shabab mida kale sideed ku cadayn kartaa hadii adan adiga ba la jirin ayaga
@fnw8688
@fnw8688 Год назад
Hanoolaato ❤
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Год назад
Alshabaab is karma for retribution for injustices that happened in 1991.
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Год назад
Salaada call jeele waa ku salaamay reer Jowhar ❤
@SacidKartay
@SacidKartay 13 дней назад
Saxmiyaa
@madiinaali5265
@madiinaali5265 Год назад
Kkk run Artimiraa
@liibaantifow9607
@liibaantifow9607 Год назад
Safiirka wax badan ayuu sheegay wallahi waa run
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 Год назад
Mashallah .waa wadani dhaab aah salaad cali
@omarali4265
@omarali4265 Год назад
Masha Allah, laan dheere,eebow jeelle run sheege lagu difaaci maayo madax Wayne Hassan sheikh anukaa is cid nahay
@muusemuuse8787
@muusemuuse8787 2 месяца назад
Xeytahy
@dhuubo.....
@dhuubo..... Год назад
سبحان الله
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 Год назад
Waayajoo ambassador Salad Ali thanks
@mahadcabdullecadow1329
@mahadcabdullecadow1329 Год назад
Masha'allah siyaasi salaad cali jeele soomaalidu wey jeceshahay maxaayeekay runlow geesi ah oo jecel in soomaali toosto dowlanimana hesho
@husseinabdirahman5173
@husseinabdirahman5173 Год назад
Maasha alaah waan kuumahad celinaa waayo anagoo gurigeena joogo aad noo soo gudbisaa
@fuadomar7831
@fuadomar7831 Год назад
Garabkooda Siyaasiga waa Damujadiid maxaad kaloo weydineysa Ambasciatore Salaad Ali Jelle 👍😎👑👑
@TarsanCfc77
@TarsanCfc77 Месяц назад
Salaad cali jeelle siyaasi run sheek bdn
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Год назад
AYAANLE HUSSAIN abdi mahadsanid
@Mohamed16830
@Mohamed16830 Год назад
Anigu waxaan kaso jeeda gobolada waqooyiga togdheer fikir kayga ayaan ka dhiibanaya. Waxaa aminsanahay khawaarijtu inay tahay gacan ku rimis uu sameeyay reer galbeedku iyo cadowgeena Ethiopia sababta laga rabo ee faidada uu ah waa inay dowlad ka dhismin somalia reer galbeedkuna gurtaan macdanta dalka sida yuraamiyanka iyo macdanta qaaliga ah Ethiopia faidada ugu jirta waa inay dhulkeena xalaashato inaga maqan ee degaanka somalida iyo inay dhul kalo cusub inaga qabsato. Khawaarijtu waxa weeye dad marin habaabinaya dhalinta somaliyeed. Maskaxdayda waxa gali la sidee hooyo soobe joogta oo xabuub ii binaysa qarxinteeda janno loogu galaya hadii ay rabaan gaalo may tagaan dhulka ay joogaan sida xalane iyo inta lamidka ah mida kale jannada xamar taal waa noocma ee magaaloyinka kale ool caqli maaha. Ilaahay umada haka qabto inta dhiigooda banaysatay sida aniga oo burco uu jooga aan uu aminsanahay dowlad somaliyed oo loo siman yahy oo xaq ah inay soo noqonayso ha uu aamino wiilka xamar jooga hana iska ilaaliyo dhagar qabayaasha.
@AbdulahiAli-z3b
@AbdulahiAli-z3b 2 месяца назад
Kkkk walaahi waa sidaasi sax ah
@XasanCali-ts6xm
@XasanCali-ts6xm 5 месяцев назад
Waasax
@HamdiMahamed-xo1md
@HamdiMahamed-xo1md Год назад
Waaa daaacad Alle khayr hasiiyo
@abdirizakibrhm
@abdirizakibrhm Год назад
Ninkaan xaqiiqda kama gambado legend Salad Ali Jelle
@MushtaaqYussuf
@MushtaaqYussuf 2 месяца назад
Hanoo lato soo maliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@m0orash
@m0orash 11 месяцев назад
Waa markii ugu horeysay aan wax ka ogaanno dadka is qarxiya iyo sababta.....ileen waa dhalin yaro la khasbo, oo la addoonsado oo khasab lagu galiyo qarxinta.
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 5 месяцев назад
Ayaalow salad cali jeele dawladii cabdullahi yusuf allaha u naxariisto salad wasiirka gsh ku x ayu ahaa waan ka horjeeday itoobiyo darteed
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 Год назад
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun.rabi naxariistii jannah fardowsa.haka waraabiyo.aamin yaa rabi
@taatareyabdullaahi1647
@taatareyabdullaahi1647 Год назад
Subxanalaah
@ahmedsharifahmed8595
@ahmedsharifahmed8595 Год назад
Dowladu kujiraa, durba wey iga qoslisey
@TggYgh
@TggYgh Месяц назад
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Год назад
Su’aal : Qofkii diin ahaan wax igu dhaama waxaan rabaa inaan weydiiyo, qofkii isagaoo jaahil ah aqoon darro looga faaideysto ama hunguri oo sidaas wax ku dila isku qarxiya isagoo been Loo sheegay oo la marin habaabshay isna run mooda, Aakhiro dambiga uu galay ma isagaa leh mise Qofkii waxaan beenta ah ku shubay mise lababooduba waa leeyihiiin? Bal ii soo jawaaba Qofkii wax iga dhaama waa yaabe!
@mohamedabdirahmanali4209
@mohamedabdirahmanali4209 Год назад
Sxb qofku hadduu Muslim ahaa dadka muslimiinta ahna uu Ku dhex koray wax cududaar ah maleh
@AliMohamed-bt8ev
@AliMohamed-bt8ev Год назад
Qofkaas laduufsaday iyo kan amrayba waa loo heystaa
@abubakar0032
@abubakar0032 Месяц назад
Shaydaankuba wuu ku amra lkn isaga horeyba u xumaa lkn adiga dembigaaga adaa iska leh ha lagu qaldo ama haddii kale... Bina"aadimka xitaa shaydaan ayuu leeyahay...
@abwaanjookar
@abwaanjookar Год назад
Salaad cali jeele run iyo been maqariyo
@AhmedAli-ee2mg
@AhmedAli-ee2mg Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Год назад
Subxaanallaah
@ahlamalijama831
@ahlamalijama831 5 месяцев назад
Asc 😂😂❤❤
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Год назад
Amb mr Jeele salam on you Run baa u sheegty tuugtii khawaarijta ahayd ee DIIN IYO QURAN DIIDKA AH THANKS
@khalidqeys5841
@khalidqeys5841 Год назад
Salaad cali jeelle xog ogaal dhamaystirin ahaaa
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Год назад
Danjire siyaasi Salaad Cali Jeele nin wax badan og aad ayaan u taageeraa.
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Год назад
Illaah aya uu maqan umaadan
@SahroOmarqabobe
@SahroOmarqabobe 2 месяца назад
sumxaana laaha salaad Cali jelow ilmaaha haala baad badiyo dowlaada maa maqlehe ilmaaha xiraan ee galshiro xu xiraan haala bad adiyo waa lasiraay
@nasteexofarah9957
@nasteexofarah9957 Месяц назад
Quick grow vegetables
@alidekdahir5911
@alidekdahir5911 Год назад
Ninkaas ayaan ku aragti ahay markey timaado UGUS
@BaxsansiciidOwnuur
@BaxsansiciidOwnuur 5 месяцев назад
Salaad cali jeele waa nin waxa badan xogogaal u ah allah xafido insha allah
@ISMAILIBRMO
@ISMAILIBRMO Год назад
Waxay nooga warrantay riyadeedii xaley Oo kaliya runti 🥱
@FadumoAbdirahman-bk4cx
@FadumoAbdirahman-bk4cx Год назад
Xaqiiq ninkan ka hadlay ayanle dad mucjisaa aya no kentaa masha allah
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od Год назад
Allaha naga qabto balaayada ugus
@AbdirashidAwale-e4p
@AbdirashidAwale-e4p 7 месяцев назад
B
@deqaissa7045
@deqaissa7045 Год назад
Waaba movie shekadu
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Год назад
HABARTI 20 SANO AN DHICIN EE KHADIJO GALGALATOY AYA KOW AHA KUWA XILIBANAD U AH ALSHASHAB!!
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 Год назад
Anigu waxaan hubaa xil layiraahdo Xirsi Aadan waa xildhiban aan dhicin wuxuuna adeegsadaa shaarka shaabab mana dhoco
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 Год назад
Codka Ayaa Daciifa Naga hagaaji Please 🙏 Hanoolato Waraysi qiimo leh Thanks
@fuadsomal
@fuadsomal Год назад
Codka daciif ma ahan adiga jirkaaga intiisa kale waa caadi laakin dhegaha ayad AS katahay.
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Год назад
Caadi waaye codka dhinaceyga.
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Год назад
Soo dhawoow salaad jeele,alla muxu fahmy khawariijta Allow sahal
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Год назад
Salaad maskaxda Allaylehe usoo celi somali wareersan wuu kashify noolow
@mohamuddahir5772
@mohamuddahir5772 Год назад
😂😂
@AbdirahmanHaji-po6rj
@AbdirahmanHaji-po6rj 5 месяцев назад
"Xildhibaan aan dhacaynin hadaad aragto waa AS"🤔 wallee waa xog ogaal Abs. #salaad_ali❤
@Ahmedabdirisak
@Ahmedabdirisak Год назад
Ayaanle waraysiyada wuxuu gaaray meeshii igu muhimsanad u ah alshababka dowlada ku dhex nool,ma aqaan waxa kugu kalifay in aad waraysiga sii Wadi waydo,salaad waa aqaan ila 2004,waxan wada joognay jawhar,baydhabo,ilaa muqdisho,waxan huba inu haya maclamud qof haya u yaryahay u ku saabsan argagaxisada siyaasadaysen,ee hada jaanis hesho mar kale ku loqo salaad u warayso
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu Год назад
Salaad Cali Jeelle waa halyey xaqiiqada ka hadla, mana mujaamileeyo
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 11 месяцев назад
Mr hanolaato iyo siyasi ruug caddaa ah salaad cali jeelle gulaysta.
@lgmediapro4835
@lgmediapro4835 Год назад
Legend runsheeg oo hadane xog'ogaal ah
@saideinab7088
@saideinab7088 Год назад
Waligay wareysi 1saac madhamaysan aan ahyn prof: salaad..runtu waa qaraar
@user-abtol45
@user-abtol45 Год назад
Ambassador ka wareesigiisa soo badi walaal. Waa garaad. Experienced.
@abdirahimaliahmed4759
@abdirahimaliahmed4759 Год назад
Waa runtiis Amb Salad haba taagero dowladii N&N lkn waa nin runta aana qarin karin 😂
@midnimogeneral2697
@midnimogeneral2697 Год назад
Haloo
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 5 месяцев назад
Abaasa toor Cali Jeele. Somalidah qabuu kayeedh siinayaah inagadaah yaan ladilineh 🦁🦁💪🏻🌿💐🌿💐👏👏✅🤣🤣🤣❤
@Garaadnews-m7w
@Garaadnews-m7w 7 месяцев назад
Salaad cali jeele waa shiikh aad iyo aad buu u yaqaana Diinta Islam ka iyo tafsiirka qur,aan kariim ah
@KorkoorBoodaan
@KorkoorBoodaan Год назад
Khaain Allah Ka Furtey Oo Been Badan Murtad Salaad Cali Jeelle iyo Murtad Ayaanlle Xuseen Oo Aan Ka Dhicin insha allah Waqtiga inta Uu Doono Ha Qaatee Maalin Maalmaha Kamid Ah in Shartiina Umada Ladhaafiyaa
@siyadosman2000
@siyadosman2000 Год назад
sheydan xun o alsheydan ah o khawarij ah aya tahay umada allah hakaso qabta
@togdheer-boy4111
@togdheer-boy4111 Год назад
Aakhiro xagaad aadi adaa murdad ah oo xaaraamiya ma runta ayaad ka guban kaas la maalaayo ee shisheeyuhu wadankiisa iyo elite kiisa ku dhameeyey ayaad tahay shut the fuck up ugus foqol ugus xaaraami
@143-k1d
@143-k1d Год назад
adiga murdad ah iyo wixii ku dhalay xaaraaan yahoow bastarka ah
@truecomment3650
@truecomment3650 Год назад
Khawaarij shaydaan ku shaqeesto ayaa tahay. Idinkaana suaayo.Xaaraan banaanka laga soo qaaday baa tahay.
@ismailaden7
@ismailaden7 Год назад
Khawaarij oohinta daa ey ey dhalay orod jilib isku qarxi… Naarta Allaha kugu fogeeyo
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 Год назад
Xaqiiq waaye taas garab khawariijta siyaasada u qaabilsan in uu dowladda ku dhex jirro qaar ka mid ahna la yaqaano
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Год назад
Indheer Garad
@MaxamedmuuseCabdi121
@MaxamedmuuseCabdi121 2 месяца назад
Waa shiqsiyaadka sirahabadan haya ninka aad arkaysa
@mahadsoojeede2116
@mahadsoojeede2116 Год назад
Wax lagu qoslo ma ahan lkn ad ayan u qoslay cibadada badiya ilahey barya markad dhahday 5daqiqo ku dhawad ayan qoslayay ayanle
@mozi3051
@mozi3051 7 месяцев назад
Afew months later, SYL was just attacked by Mahad salaad. The head of NISA
@axmedkalluun9228
@axmedkalluun9228 Год назад
Sheekaa iiga baxday walee 😮
@somalilandnew
@somalilandnew Год назад
walahi ninkani waa nin dacad ah oo firo dheer leh!
@hamdixarago8234
@hamdixarago8234 Год назад
Illaahay dalka iyo dadka alshabaab haka qabto way gumeeyeen umadii salaad waa rutii dadku waa lahaytayaal
Далее