Тёмный

Maxey tahay arinta Alshabaab ku qasbay in laba Saac gudahood ay muqdisho uga baxaan 2011 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@abdifatahyusuf1793
@abdifatahyusuf1793 Год назад
Waxa Aay la saldhigan la dahay daawlada waa waxaan or midhan in nin ka tirsanaan jiray argagaxiso laga dhigto la taliye raysul wasaare ma qabo anigu
@Analysis5
@Analysis5 Год назад
Ninkan wa informer shbab ah af carbiga iyo asluubta ku filan
@Somali12222
@Somali12222 Год назад
Khawaarijaa xamar dheel dheel ugu baxday wlhi inaan dhagtaan galineyn ilahey ha xafido saraakiishi ka saartay magalada dantoode la carareen aaway 5 tii kun ee roobow ku soo shubay barmuudo iyo siigale 😂😂😂😂 waa iska baxnay kulahaa dhagahaa laga jafay nimankaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌🏾✌🏾✌🏾
@youngmoha5759
@youngmoha5759 Год назад
Calanka Yahuuda ayaa kuu saaran waxba lagama dhageesanaayo
@Somali12222
@Somali12222 Год назад
@@youngmoha5759 intuu la yhy
@youngmoha5759
@youngmoha5759 Год назад
@@Somali12222 calanka yahuuda maa leedahay intuu la yhay?
@Somali12222
@Somali12222 Год назад
@@youngmoha5759 haaa intuu la yhy
@Nuurcalaanuur3710
@Nuurcalaanuur3710 Год назад
@@Somali12222 Farac miyaa kuu galay yahuuda intoo la yahay kulahaa anaga yahuud farac nooma galin . Koo kasta oo hadaf leh alshabaab ayuu noogu soo ganbanaa asigoo ka fikrad xun ka anshax xun ka argagaxiso badam
@SuperExcuse
@SuperExcuse Год назад
Kan xabsi aan geeyn lahaa ilaa 10 sano inoo towbad keenay waa in la hubiyaa sii fudud aa lagu aaminay wallaahi 😊
@warsamehuseen3219
@warsamehuseen3219 Год назад
Shaki maleh in ay labo shabaab wada shaqeeyaan
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Год назад
Sidee lagu aaminay nin shalay Al-shabaab ahaa in maanta uu kashaqeeyo xafiiska R.W.???
@ibtijah2747
@ibtijah2747 Год назад
Waa yaab allow amuuraha sahal.
@Horizon_fx
@Horizon_fx 3 месяца назад
Sida axmed madoobe lagu aaminay aya lagu aaaminay
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Год назад
Argagixisada waa fal dambiyeed qofka ka soo baxa oo qaladkiisa qirtaa ma xumo
@MaxamudAxmed-no4qx
@MaxamudAxmed-no4qx 17 дней назад
Ninkaasi haderee lashaqeya baa la oran karaa wuu aminsan yahay alshabab nimada kulahaa baruga alshabab marka wuu qurxinYAa
@JoojintaXadka
@JoojintaXadka Месяц назад
Aqyaareey hadey alshabaab dad xunyihiin dadka kasoo baxa maxey sunada ugu tagaan 😂😂 ileen waan ighy wada xaq iney kudagaalamayaan
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Год назад
Adiga dadkii aad leysay awaay tuug baatahy inaa hadasho maahan adoo kale
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 Год назад
Maxaa lagu aaminay ninkaan, maxaa lagala soo dhex doonay xurumaha dowlada?
@maycosenge1267
@maycosenge1267 Год назад
Hogaankoda markii ladilo Ma burburaan taas waxay cadeen utahay bananka ayaa laga mamulaa Wadamo hoogleh ayaa mamulo Somaliya Mel kabaxsan baa laga mamulaa
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 Год назад
Waa sax argaagixisada Gaalada ayaa maamusho iyagane maba oga oo waxeey u maleeyaan inu nin carab ah maamulo. Argaagixisada waxaa ku shaqeeysto wadamo Cadaw ku ah dadka Soomaaliyeed iyo dadka muslimka ah.
@Football-fans327
@Football-fans327 Год назад
Isku fikr ayaan nahay
@Nuurcalaanuur3710
@Nuurcalaanuur3710 Год назад
@@audijooyjoy7976 Ragaan cid gaalo ah maamusho taasi ayaa been ah ragaan waa rag si kale wax la yihiin gaalana neceb dilana balse dowlada ayagaa ayaaba gaalada la socota si ragaan ula dagaalamaan waxay cadeyn u tahay ragaan iyo gaalo kala lawo balse diyaaradaha ayay la dul taaganyihiin hadey ayiga ku shaqeysan lahaayeena sidaasi uma daba dhigan laheen kaba soo qaad inay gaalo maamulaan yaa yiri gaalka ayaa wax maamula wuxuu maamulana ka daba hadal ma laha
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 Год назад
@@Nuurcalaanuur3710 Gaalada awood weey u leey laakin danaha ay ka lee yihiin waa in uu dagaalka Somalia ka socdo in uu weligiis iska socdo oyihiin in ay baa bi´iyo argaagixisada
@Nuurcalaanuur3710
@Nuurcalaanuur3710 Год назад
@@audijooyjoy7976 Walaaloow caqiidada ayaa kaa qaldan iska sax gaalka awood uu leeyahay ma jiraanee wax uu qaban karana ma jiraan
@HasanAbdi-k1g
@HasanAbdi-k1g Месяц назад
Alshabaab lagama adkaan karo wlhi ee wada hadal haloo furo
@dribraahinhassansokor7211
@dribraahinhassansokor7211 Год назад
Noo badiya wareysigan
@Cadar49
@Cadar49 Год назад
See loo aminaa ninkaan hada ILAHOOW daacad nooga dhig oo aqli wadaniyad nimo sii dhamaan tood kuwii soo noqday
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Год назад
Waddaniyada beenta ah oo dadka dhiigoda lagu baneeysto iyo alshabaab oo argagixiso ah waa isku mid
@yaasincabdi9453
@yaasincabdi9453 8 месяцев назад
Sorry I am story
@AshaAsha-uv9ng
@AshaAsha-uv9ng Год назад
Dowlada alshabab kuma jiro maxaa loo dhahaayay
@Nuurcalaanuur3710
@Nuurcalaanuur3710 Год назад
Alshabaab waa ay ka qibrad badanyihiin wayna ka nadaam fiicanyihiin kuwa dowlada sidaasi darteeda raga ka midka ahaa aqoontooda maamuleed ayay u baahi qabaan dowlada
@bashirfarah8771
@bashirfarah8771 Год назад
So long us ethor land or so called somali land exists terrorist will undermine the entire somali straight talk break no friendship.
@Nyusuf-gj6xu
@Nyusuf-gj6xu Год назад
Nina alshabe yaBaya
Далее
Мои РОДИТЕЛИ - БОТАНЫ !
31:36
Просмотров 555 тыс.