Тёмный
No video :(

Ambassador Abukar Baale Discusses Somalia's Challenges and Reforms at UN Security Council Briefing. 

Abdijaliil Show
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@fardowsaomer5910
@fardowsaomer5910 Месяц назад
Ragii libaaxyada ahaa ee somali ninkan iyo dhowrkalaa ka hadhay illahowkudaa ❤❤❤
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Месяц назад
Libaax matago.
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Месяц назад
Aaamin aamin
@halimahassan657
@halimahassan657 Месяц назад
Asc Ambassador Abuukar Baale illaahey ha ku xafido adiga, reerka iyoxaaskaba wall aduunyada Caafimaad iyo Camal suuban ayaan Illaah kaaga baryeeynaa sidii aad inoo sifaacday rabi shar oo dhan hakaaga difaaco bSoomali dhalad ayaa tahay anaguna waan kuu ducey naynaa insha allaahu Qayr aan go,in allaah kugu abaal mariyo nin dalkiisa, dadkiisa, iyo diintiisa difaacaya ayaa tahaye ❤❤❤❤❤❤Guul Guul Guul Abuukar Baale. jzk Qayran.
@ziyadabdi1060
@ziyadabdi1060 2 месяца назад
Qabkii iyo xigmadii somalia ayuu kuhadlay thanks
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Месяц назад
Muxuu qaadi karaa. Heshiiskii Somaliland iyo Ethiopia wuu fiuleyaa waanu hirgeleyaa. Oyiinta iyo cabaadka sii wadaa.
@Bagagac
@Bagagac Месяц назад
​@@halimamumin3643qofkii rabaa in itobiya minyare unoqdaa ama biqindha umasxa ha aado itobiya
@abdiyahyamogow5765
@abdiyahyamogow5765 Месяц назад
Masha Allah waa gessi somaliyed thanks ambassardar
@rocky4066
@rocky4066 2 месяца назад
Abhukar baalle waa qabiir ku habboon jagada uu u hayo dalka soomaaliya guul iyo caafimaad baalle
@AhmedMohamed-gu8hr
@AhmedMohamed-gu8hr 2 месяца назад
*One somalia for ever 🇸🇴*
@user-zx7gk5xv5t
@user-zx7gk5xv5t Месяц назад
Maasha Allah Abukar Allah ha ku xifdiyo
@safarle9284
@safarle9284 Месяц назад
well spoken, Mudane, inshaa Allah, weeynu kabaxeenaa jahwareerka Argagaxisada iyo ciidamada Ajaanibta, qaas ahaan kuwaan dhurwaayga itoobiyaanka ah, ee hagardaameenaayo wadankeena qaaligaa
@user-ri7nw2mn1u
@user-ri7nw2mn1u Месяц назад
Abuukar Baale must Remain his position as Somali Representative in United Nation , New York
@Somfox1
@Somfox1 Месяц назад
Ambasoor Abuukar waa Dadaalayaa..laakin Madaxweynaha Liita ee Xasan Sheekh baa umadii la hadhay!
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Месяц назад
Qorshaha hasan munaafaq wuxuu rabaa inuu xilka ka qaado ambasadoor abuukar baale wuxuuna ku badalayaa mid aan aqoon lahayn sida wasiirka arimaha dibada Somalia FIQI dadka aqoonta leh ayuu la dagaalayaa..
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 Месяц назад
Miskiin xanuunsan ayaa tahay oo cuqdad, cunfi iyo cuqdad la ildaran. Madaxweyne HSM somalia 🇸🇴 oo dhan hugaamiye u yahay. Mudane Abuukar Baale codkii Madaxweyne HSM ayuu ku hadlaa hadii aad wax fahmi karto
@cabdallacagey2632
@cabdallacagey2632 2 месяца назад
Waxaan ka baqayaa xasan sheekh inuu abuukar baale ka qaado kursiga wallahi
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Месяц назад
Macaac
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 Месяц назад
Waxaan kabaqi inuu gabadhiisa uga qaado ama wiilkiisa
@abdelkadir1243
@abdelkadir1243 2 месяца назад
Noolow amb Abukar Baale
@joeokieh43
@joeokieh43 2 месяца назад
le lion de Somalie mashallah, ALLAH bénit abukar iyo Somalie
@khadramohamed1716
@khadramohamed1716 Месяц назад
I’ll listen to you and one like who’s fighting for our country ❤❤
@user-jw4wr7fm2z
@user-jw4wr7fm2z 2 месяца назад
Good ambass 🇸🇴👍👍
@sahromahamud
@sahromahamud Месяц назад
Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka 🙏🇸🇴
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 месяца назад
Kudos Ambassador Abukar Balle waxaa tahay halyeey qaranka ka difaaca fagaarayaasha caalamka Si aan leeymoodin in aan isku Qabiil nahay Abukar Anigu waxaan ahay Majeerteen laakiin soomaalinimo iyo qofkii dalka u shaqeeya daacadnimo in lataageero
@raghedanan3959
@raghedanan3959 Месяц назад
Majeerteen iyo Soomaalinimo kala daa isma galaane. Majeerteen saw ma Ahayn kuwii Xabashida usoo hor kacay Caasimada Soomaaliya ? Alloow Alle war iska aamus hadal Kuuma banaanee !
@runsheegxaqaani4742
@runsheegxaqaani4742 Месяц назад
ادْعُوهُمْ لآبائهِمْ هُوَ أقْسَطُ عِنْدِ اللَّهِ فإنْ لَمْ تَعْلمُوا آباءَهُمْ فَإخْوانُكُمْ فِي الدِّينِ وَمَوَالِيكُمْ), NIN AAN AABIHII SHEEGAN KARIN OO AAYADDAN KU DURDURIYEY IN UU MAJEERTEEN WAX KA SHEEGO WAA YAAB
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Месяц назад
@@raghedanan3959 aqoon la’aantu waa dhibaato Anigu waxaan u sheegay reerka aan ahay si aan leeymoodin in aan isku qabiil nahay Majeerteen ayagaa dhisay dawladii 1960 iyo tan federal ka waxaan ka xoreeynay argagixisada aad maanta iska celin la’dihiiin
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Месяц назад
@@runsheegxaqaani4742 waxaad sooqortay maaha wax lafahmi karo mana aha wax quseeya comment geeyga so fuck off
@janaraalwaasuge6624
@janaraalwaasuge6624 2 месяца назад
Libaax baa hadlay caawa.
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 месяца назад
aad iyo aad waa halyeey Soomaaliyeed
@mohamoudbotan3021
@mohamoudbotan3021 2 месяца назад
Halyay halyay dhalay. Ninkan oo kale ayay Somali u badanhantahay
@najibabdi9676
@najibabdi9676 Месяц назад
Somalia 🇸🇴
@AA-ks2tw
@AA-ks2tw Месяц назад
Very competent man
@yusufabdirahmanjama8720
@yusufabdirahmanjama8720 Месяц назад
Well representative
@dirayamohamed347
@dirayamohamed347 Месяц назад
Thank you, Abukar Bill for your good service to represent Somalian people you get there good time but your time right now don’t look like so good because because of our president today ideology you have is good Somalian people but the president who is empower today is the weakest ever become second time Somalian president, so you know your job is to represent Somalian people. The president is chatting behind you and playing bad politics with the Somalian people and the neighbor countries. The way you put about Ethiopian is the right but the president is part of the problem so who is the devil the Somalian president is the deviland you a good Samaritan all appreciate salute you for your work, but is there is a back line biting your neck watch out who is behind you
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq Месяц назад
Masha Allah legende wali waa nool yahay allow cimri dheer sii Abuukar Baale 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@musabhussein7200
@musabhussein7200 Месяц назад
maxaa ku dhici doona somalia ma heli karaan hub milatariga somalia
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u Месяц назад
Waxaa. Halkaan. Ka. Salaamayaa. Saxib keyga. Abuukar. Baale. I don’t see. Long time. Waxaa. Iskeen. Dambeeysey. Toronto Canada. 2005. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye
@ZeroSumgame-vo4uh
@ZeroSumgame-vo4uh Месяц назад
Great somalia
@CountryCountdown
@CountryCountdown 2 месяца назад
Goood❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l Месяц назад
Somali 5ta ingiriiskii u Qaybiyay. Ha u dacwoon!!!
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Месяц назад
Xurmadle xshm qumayo iyo qumay wanaagaaga ka naxaya.ilaah kuma tuso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 Месяц назад
Qofku hadu wadani uyahay soomaali oo dhan baa taageeri sida ninkan lkn haduu tug yahay jifadiisa umba taageeri
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l Месяц назад
Un dead in Gazza. No U.nation in somalia..Ak47 somaligii hastaa waa Xor. Mapka ha la ilaaliyo: saylac somalia.
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Месяц назад
Why cant he be the president instead of the current traitor?
@user-fn5fd3ey2u
@user-fn5fd3ey2u Месяц назад
Yaa yidha kaso dararee meesha xor ma tihidineee ..
@shamisali4599
@shamisali4599 Месяц назад
Xassan shiiq nawiqaya qudbadis qabowga ee jileeca side Ethiopia dakad loga kirena xitaa hade kiro rabto dal dagal nagala dhexeeyo waye oo dhulna naga hesato dhulna rabto tankale 200-2006 50 kun ka badan somaliya reyd ku maqan yaa kala hadlay dagalki 1977 yaa ka hishiiyay xudadahena yaa ka hadlay marnab calaqad mana dhexmari Karo Ethiopia 🇪🇹 hassan shiiq lataliyah qofka u ah hakala hadlo marnaba marabno Ethiopia dalkena cidankeda halaga saaro
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Месяц назад
Cabaadka ma UN ta ayeey geeyeen reer cabaad weeyne😂 Yaa ooyintooda dhegeeysandoonaa😢. UN Iyo aduunka kaleba dan kama lahaa reer caabaadweeyne.
@hashiade7767
@hashiade7767 Месяц назад
Meshan xasan shiiq muxudiin darbawayne inuu geyaan kabaqan o bale lacuna
@idrisharun66
@idrisharun66 Месяц назад
In desperation, you need to call paranoia helpline
@baambaam6336
@baambaam6336 Месяц назад
Nacas wakaa
@baambaam6336
@baambaam6336 Месяц назад
Just lies al shabab is still killing.
@najibabdi9676
@najibabdi9676 Месяц назад
Haters going to hate 😂
@baambaam6336
@baambaam6336 Месяц назад
@@najibabdi9676 you got that right.
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c Месяц назад
I think you were forgetting about Ethiopian troops brought Somali government to muqadisho and lost a lot lives for that you have to respect Ethiopian brotherhood
@najibabdi9676
@najibabdi9676 Месяц назад
Remember 1977 😂 The Black Lion 🦁🇸🇴 is up again 😅
@YuuAden8
@YuuAden8 Месяц назад
No problem we get that but how many civilians are they killed more then 2 millions died and 6 millions run ,, what are they doing in Somalia now they are not fighting Alsahab , why are they more military troops acrossing the border different places , where are they going to?? Ask yourself those questions?? Lets say they brought Somali government to muqdisho which is not true and I don’t believe it . That’s not mean they won the country or they can do whatever they want come lets talk seriously
@alisaid8234
@alisaid8234 Месяц назад
Baale waa tuug nacasah
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 Месяц назад
Kkkkk adiga miyuu wax kaa xaday mise waa qaraareesa axmaro af somali bartay orommo 😂halo xawaadle nacas Kama dhasho ok meesha Ka carar yaane ceerinka kugu cunin
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq Месяц назад
Adiga tuuk ah
@najibabdi9676
@najibabdi9676 Месяц назад
@@fowziamulaha9638inu oromo af somali nagu baratay yahay yakushegay 😂😂😂
Далее
How Somalia Became Muslim
15:07
Просмотров 93 тыс.
How to win a argument
9:28
Просмотров 469 тыс.
The UAE's Bloody War in Sudan with Sami Hamdi
1:00:07
Просмотров 338 тыс.
President Ruto's "Story za jaba'
7:05
Просмотров 14 тыс.