Тёмный
Abdijaliil Show
Abdijaliil Show
Abdijaliil Show
Подписаться
Salamullah: Welcome to Abdijaliil Show, Your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Join me on an exhilarating journey as I uncover stories, shed light on crucial issues, entertain, and engage with remarkable individuals from around the world.

WHAT I DO:
🌍 Exploring Africa and Beyond:
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to my channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join me on Social Media:
Stay connected with us beyond RU-vid!
#subscribe
#share
#like
#comments
Комментарии
@mahadimaan9186
@mahadimaan9186 33 минуты назад
War kani wareysi ma ahan waa laba nin oo ilmo adeer ah kana shekestay reerkoda waxa reer kale kaladhexeya
@sharmakesomali6747
@sharmakesomali6747 54 минуты назад
😢🙏🏾🙏🏾🤲
@mohamedabdisalam1732
@mohamedabdisalam1732 Час назад
Boosaaso waxaa dagan dad masaakiin ah oo. Aan waxba diidin aan yeeli karina
@jsl9429
@jsl9429 2 часа назад
Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa
@jsl9429
@jsl9429 2 часа назад
Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa
@jsl9429
@jsl9429 2 часа назад
Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa
@reerguuraa9830
@reerguuraa9830 4 часа назад
Bal eeeeg taaariikhda uuu beeenta ka sheegayo hadiiii axmaaaar la nacebyey kala badh somalia ma xukumeeeen waliba halka qudha eee wax sooo saaarka leh qudha somalia waxay ku badbaaadaysaa inay somaliland aqooonsado haday sidaaas ay isku adkanayso africa kale ayaaaanu aqooonsi ka raaadinsynaaaa Ethiopië anagaaa sooo dejinayna xeeebaha wadada ugu dheeer bay Jabouti wada leeeyihiiin markaaaa bad bay rabtaaaa waaa sheekada taaala kooinfur marooodigu tagarta saaran ma arkeee takarta kale ayuuu arkaaaa wax ciiidan joooga Ethiopië iyo kenya uma muuuqdaaaan eeee dhul nabad iyo barwaaaqo raaadinaya ayaaaa u muuuqda 😂😂😂😂
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 7 часов назад
Marka shewkadan soo shaac baxday waan sii qalbi jabay oo mustaqbalka ii iffi maayo! Inta weliba xassan joogo.
@JamalJeylani-yn6yo
@JamalJeylani-yn6yo 10 часов назад
Masha allah waad Nala hadashay sheekh laakin somalia 🇸🇴 maku fahmeysaa
@khalidqawdhan3265
@khalidqawdhan3265 10 часов назад
Faisal aqoonyahan baan moodi jiray wamaxay dawladan uu ka sheekeneyo eeh wardhiiglay uu leeyahay waxbay ilaalinayaan sovreignty iyo wax bay ilaalinaysa
@user-ze2ks5sh2t
@user-ze2ks5sh2t 11 часов назад
Wad mahadsantahay
@khalidqawdhan3265
@khalidqawdhan3265 11 часов назад
alla daaroodka iyo hawiyaha ruawayado bay isku dhigayaan war wax somaliland ay idinka rabto oo ay idinka sugayasa ma jirto halkina ka calacaalalah
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 11 часов назад
Si hormar siyaasaeeed iyo hormarka kale aan ku tallaabsano,waa in aan Arrimaheena soomaliyeed Qabyaaladda laga saarro Siiba dadkaanaga shacabka ah.
@gashiredleodombori5499
@gashiredleodombori5499 11 часов назад
Horta marka u horaysa madax kusheega soomaalida oo markay baneeyaan booska banaanka keena dhaliilalaha laakiinse aan awoodin markay xukunka joogaan Inay shacabka u gudbiyaan waxa khaldamay marka la
@AqsaE
@AqsaE 11 часов назад
Woow amazing amazing I have a RU-vid cook. I will buy Amazon Inshallah thank you.
@user-ik9ck2ui3g
@user-ik9ck2ui3g 11 часов назад
waxaan.kuwaydiiyey.farmasjo.shandekedood.ayuu.usaxeexxay.ee.malamaqlay.qof.leh.itoobiya.waa.cadaw.ma.marka.reer.waqooyi.ayey.cadawnoqotay
@muktardiyad93
@muktardiyad93 11 часов назад
what killed somalia is lack of meritocracy competent candidate to the power seat of a nation and second is 4.5 the second one is somehowly possible thought isnt good and can't be tolerated. anyway good luck somalia.
@nurabdiqadirahmed8294
@nurabdiqadirahmed8294 12 часов назад
Abdi jaliil thanks ninka ayaanle naga bareejeeyay.
@DrJimaleHaibe-s9s
@DrJimaleHaibe-s9s 12 часов назад
Xildhibaan Fawzia Haji Adam Waxay Siyaasada Kasoo Gashay Iyada Iyada Iyo Mdxweyne Hassan Sh Dhinaca Arimaha Bulshada Gaar Ahaan Dhanka Waxbarashada Waa ASASE WARBAAHINEED WAA ASAASAHA JAMACADA HARGAISA Aabaheed Waa Ninkii Sameeyey Heesta Astaanta U Ah Somalia 🇸🇴 Ee “SOOMAALIYEEY TOOSA “ In Mdxweyne Hassan Sh Mohamoud Oo Ah Ninkii Ay Foosiya Siyaasada Isku Marka Soo Wada Galeen Uu Ka Reebo Labo Tartan Oo Caalamiya Waa Ku Gef Reer Somalilnad Haweenka Soomaaliyeed Iyo Fowziba Waanan Ka Xumahay Runtii Waxa Ku Dhacay Dhanka Kale Hassan Sh Fowzia wax badan Ayuu Siiyey Fursado Qaaliya Mudo Xileedkisi Hore Isago Isugu Daray Raysal Wasaare Ku Xigeen Iyo Wasiirka Arimaha Debeda Dhanka Kale Saxafiga Abdijaliil Show Waxa Weeye Saxafiga Kaliya Ee Si Macno leh U Mucaarida Dawlada Hasan Sh MoHamoud Waxaa Malaha U Dhigmaa Gundhig Oo Aheyd Haayad Warbaahineed Oo Sidan oo kale Warbixin Mucaarida Oo Macno leh U dhaliili Jirtay Farmajo Ninkii Gundhig haystay Hada Waa Afhayeenka Villa Somalia ninkan Abdijalil Malaha halkaasu u socdaa Hon Jimale Haibe
@Siciidaadan12
@Siciidaadan12 13 часов назад
10000 eed sheegayso 10000 kii la degi lahaabaan diyaarinee iskeen siiya nio 😂😂😂😂😂
@ahmedmohamedabdi8702
@ahmedmohamedabdi8702 15 часов назад
War niyahow waa iga qoslisay 38:58 "ismail madaahirayaa" waa su'aal muhiim ah
@AhmedJimale
@AhmedJimale 16 часов назад
LAAN GAAB AAN TOLKIISA AWOOD LEEN WAAYE FAHAD
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 16 часов назад
Wadaadka wadani weya m.a waa qola maa kkkkk qola weydinta wa iga kaftan
@ramsiosman8325
@ramsiosman8325 16 часов назад
Na orod tag somaliland basaasad
@ramsiosman8325
@ramsiosman8325 16 часов назад
Foosiya iska oy kkkkkkkkk
@hamzekhadar4971
@hamzekhadar4971 17 часов назад
Sheeku inta badan waxa fican ayu sheegay lakin inyaro nacayn qabayl ah ayaa hadalkisa ku jirta oo daad gaar ah neceb
@user-eg6ux9tw7f
@user-eg6ux9tw7f 18 часов назад
Sabirku waa qacda hore tanı sabır lama yiraa
@dr.abdiweli3803
@dr.abdiweli3803 18 часов назад
Guul guul Fosia Yusuf H.Adan
@deeqalcadaala480
@deeqalcadaala480 18 часов назад
@abdijaliil show Waxaa keentaa Fahad Yaasiin
@MohaancoutinhoCuuke
@MohaancoutinhoCuuke 19 часов назад
Sheikh abdi xirsi nin wax badan og
@iamsoomaliboy8907
@iamsoomaliboy8907 19 часов назад
Mahadsanid abdi jaliil wll Saad suaashyda usoo qaadaty alaha kuu sharfo adiga iyo sheekaba❤
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 21 час назад
Nagala tag dooda raqiista ah ee dhinaca ka raran!! Waxaad noo amaanaysaa kooxdii dad qalatada ahayd ee Alle dhaafiyay ummada Somaliyed!!
@intizarmohamed634
@intizarmohamed634 21 час назад
Waar heedhe Somalidu iyka I su muuqda
@abdirashidmahamed1192
@abdirashidmahamed1192 21 час назад
Hassan ku arag waa leysu habaaraa,odeyga biyo hoosttiis ayuu kaa arkay,sax qof aqoon leh,somali ah,xaq u leh jagadaas,laakiin??????????????ayaa ku saaran
@abdirashidmahamed1192
@abdirashidmahamed1192 21 час назад
Ma Somali land baad rabtaa in daaqada ka soo gelisid? Kkkkkkkkkkk
@abdirashidmahamed1192
@abdirashidmahamed1192 21 час назад
Yaa ku amino karo fawziyo?kkkkkkkkkkk
@yousephc1673
@yousephc1673 21 час назад
Never give up your nation
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 22 часа назад
Ummaddaadu waa tee. Annagu reer somaliland ayaanu. Qadaadweyn waxba nagama khusayso. Meeshaad ku cararayso waxaad u doonaysa in somaliland aad ictiraafkeeda isku hortaagto. Haddii niyadaadu caynkaasi tahay jagadaasi ilaah ay kuma saaro.
@intizarmohamed634
@intizarmohamed634 22 часа назад
Fosiya waa mamo aad u nadiif ah.
@Umu548
@Umu548 22 часа назад
Xassan wuu na diley
@TheSomalilander
@TheSomalilander 22 часа назад
Inay dadkan buukan .. marna waxay layheen midnimo somali marna waxay layheen cadow .. maya la waashy miisa cadan ba laga heesaya
@samiryeelo143samiryeelo2
@samiryeelo143samiryeelo2 22 часа назад
Minaafaq cudadeesan weeye midkaan sheikh dholay ah danyuuska
@saidadenali1175
@saidadenali1175 23 часа назад
Nin caruur yar soo kufsaday ayaa la wareesanaa somalia ninkooda waalan ayey dhageestaa markuu dhahaayi shikh mustaf beentiisa ma ahan odaygaan xirsi asagoo caruur soo kufsaday ayuu canada u soo baxsaday manta waa kaas siyaasada somalia ayaa laga wareesanaa hadana qapyaakad ayaa lafaha ka gashay
@PIRATANet-jh5xv
@PIRATANet-jh5xv 21 час назад
Nio ilmaha xageebu ku kufsaday
@abdimuse6945
@abdimuse6945 23 часа назад
Guulayso xaq bay ku hadlaysa Inangumeedka su aasha Waydiinayaa waa suqaal Qaldan waxa uu waydiinayo Inanta xasana ilaahay hana Nadhaafiyo isaga iyo wixii Lamida
@ahmedcarab5366
@ahmedcarab5366 День назад
war shiikhu waa CBB, wallee inaanan kugu dagmi lahaa