Тёмный

amina abdilahi hirsi heestii ambabax 

ADAL MEDIA
Подписаться 29 тыс.
Просмотров 1,6 млн
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 413   
@ahmedabdi4731
@ahmedabdi4731 Год назад
Ilaahay ha u naxariisto Maamo Aamina. Maanta ayay Boorama ku geeryootay. Wallaahay waxay ahayd hoobalad aan jeclahay heesaheeda. Intaan u duceeyay ayaan soo doontay codkeedii dawada ii ahaa weligay.😢
@mhassan0163
@mhassan0163 Год назад
Akhlaaqda iyo dhaqankeeda fiicnaa baadan ogayn. Weligeed cid lama kala qaban
@mhassan0163
@mhassan0163 5 лет назад
1974 ayaan Hargeisa ku galay ruwaayadda, xaafaddii Gurya-samo la odhan jirey, Dab Jaceyl Kari waa, waxaa actor iyo actored ka ahaa Cigaal& Maamo Amina Abdillahi. Sahra Axmed aun iyo Abdi Ali Bicalwaan ayaa iyana metelayey. Ayeeydey hooyo baa iga bixisay Illaahay baxariista janno ha siiyo.
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST Год назад
walaal taariikh baad haysaa.
@ayancabdi7885
@ayancabdi7885 5 лет назад
Aaaaax yaila dhagesanaya 2019 oo si dhamanaya allow cimriga ku dhere mamo Amiiina abdullahi
@zawjadiiidiris9854
@zawjadiiidiris9854 5 лет назад
2019 cidi daawanaysa like iigu qabo😂
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 7 лет назад
walaahi emotional baan noqdaa markaan arko fanaaniinteeni soomaaliyeed ee qabiilka ka madhnaa iyo maanta fanaaniinteenan mid waliba reerkoodii la saftay ee reer hebel u heesayo; alloow noo soo celi cisigii iyo sharaftii aanu lahayn oo dhamaystiramm, umada soomaaliyeedna bogooga burcad isku mari oo mid kaliya naga dhig, aamiin
@fatxibotan9606
@fatxibotan9606 4 года назад
Aamin walal
@Kbsl621
@Kbsl621 2 года назад
That's true Ma wax la noqon wayaa sxb
@mwaranle
@mwaranle 4 месяца назад
Soomali dulmiga ugu weyn waxay ka gashay fanaanintii wakhti gooda , maskaxdooda iyo murtidooda dad kooda ay jecel yihiin ugu nasteexayn jirtey. Ilaahow u wada naxariiso intii dhimatay. Inta noolna cimriga iyo caqliga u barakee
@zimanheiz9382
@zimanheiz9382 4 года назад
Heestan waxan wada dhagysan jirnay jacylkayga hadana ah saygaya qligaa marksatoo meel u baxyaba waan u qadi jiray isna wuu dhagysan jiray allh keep u my husband🥰
@abdirahmanwarsame3931
@abdirahmanwarsame3931 11 лет назад
50 yrs codka wa sidiisii mama aamina ilaahey cimri dheer ha ku siiyo
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 лет назад
My lovely mamo Amina Abdilaahi Xirsi. Oh, what a legend. God bless you. Love her beautiful voice. ❤💙👏👏🌹🌻🌺
@zagalaxmed2926
@zagalaxmed2926 4 года назад
2020 yaaa iladhageysanaya amina cabdilah ilahey cimriga hadkuu barakeeyo mamo❤❤❤❤❤
@schakurdahir6854
@schakurdahir6854 9 лет назад
xusuus igu qaaliya erayadan oo ay isoo dirtay ....xaaskaygu waqti aaan addisaba ka soo dhoofayey... axlaa hees ...amina abdilahi
@mohamedyunis8023
@mohamedyunis8023 10 лет назад
beautiful song waa ka baxsate Hooyo Amino Abdilahi fananadena can ka ah noolow hooyo
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 6 лет назад
Maamo janutul firdausa kuguduceye Wa ani iyo my two friends nasiib and mohd Ok gobtuna wa hurlingham nairobi kenya haben xasus mudan
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 11 лет назад
Mama Amina Abdillahi is Hodan Cabdiraxman's mum ! I did know that ! Fanaanimada waa loo dhashaaaa , Masha Allah.
@hakeemmusse5561
@hakeemmusse5561 8 лет назад
heestan ad ban u xasuusta marki aha 10yers Hart sheet city coz my bro coming from Newsealad while I was rufuge cam in Hart sherkh. anyway this song always remains me my bro b4 26 year ago
@saidmussa6461
@saidmussa6461 6 лет назад
1978 hargeysa ayaa Bus sare ka sooracey oo aan ku imid Muqdishow heeskani baa saarnaa cajiib ilaan aan Mareykanka ka galo waa idaba socotey aad baan u jeclaa
@amaalabdullahi9628
@amaalabdullahi9628 4 года назад
Said Mussa rag dhaqaaqii
@hannad879
@hannad879 3 года назад
@said mussa legend baad tahay
@malkaadunka7484
@malkaadunka7484 6 лет назад
Hodan abdiraxman hoyaded soma ahan..mnsha Allh
@mohamedkafi5856
@mohamedkafi5856 5 лет назад
Haa walaal.Waa iyada.
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257
haa hodan hooyadeey
@nimconuur3378
@nimconuur3378 8 лет назад
waa xasus qliya malinti uuu iga safray Qof kaan jcela Ayan heestan dhagaysnyna aniga isgna uuu diray markasta maqlna waxan xasusnya Qof Igu qaliya Allah and isku kayaa keen
@jamaljamacalisoomaalilande2220
nimco nuur 😣😣😣😣😣😣
@muwamxmed8665
@muwamxmed8665 6 лет назад
nimco nuur wllo imka ma isla socotan qof kas
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 года назад
Waa ereyadii abwaan Xassan Xaaji Cabdullahi Xasan Ganey laxankii AUN Axmed Nuur Jaangow. Waana riwayadii ugu horaysay uu curiyay abwaanku waxayna ahayd Dab jacayl kari waa laxamadeeda Cigaal iyo AUN Axmed Nuur Jaangow, waxayna heesta wada qaadaayeen Axmed Cali Cigaal. Sanadku waa 1972 iyo Hargaysa.
@alinouh1002
@alinouh1002 8 лет назад
Wow, waxaasaa cod ah , oo ileyn Hodan codka meel fogba kamey raadine hooyo Aamina ayay toos uga dhaxashey. Maansha alah Hooyo aamina alow ku dhowr caafimaadkana kuugu deeq isagaa awood lehe.
@cumardaahir1875
@cumardaahir1875 11 лет назад
Waaw, Veteran Musician, LEGEND AMINA Returns, Codku waa sidiisii, xitaa muuqaal ahaan may xuma, tolow Sahra Axmed miyey markii hore ka da' yarayd waaba u jeedaayoo hadda waa la kala haray e.
@khadarmaxamed5041
@khadarmaxamed5041 11 лет назад
Mashallah she sounds traffic, I recently watcher her interview with Somalichannel.. She went to the Hajj and retired from FANKA..She refused to sing for them,,
@baylecali4778
@baylecali4778 3 года назад
Cimri Sheree Ku noolow mama aaamina abdilaahi xirsi afartiii habeenimo ayaaan dhagaysanaayay herer from borama jidkay iiisooo dhawaysa
@mwaranle
@mwaranle 4 месяца назад
Soomali dulmiga ugu weyn waxay ka gashay fanaanintii wakhti gooda , maskaxdooda iyo murtidooda dad kooda ay jecel yihiin ugu nasteexayn jirtey. Ilaahow u wada naxariiso intii dhimatay. Inta noolna cimriga iyo caqliga u barakee
@saidmussa6461
@saidmussa6461 6 лет назад
Xasuus 1976 oo aan Bus Borssani ka sooracey Buurhakaba ayaan heestani ka saarneed xasuus bay igu reebtey kadibna Atlanta Georgia 1980 waa ay idaba socotey thanks amina abdullahi. Xasuus bayna nagu reebtey
@abdullahihersi3692
@abdullahihersi3692 6 лет назад
Cimriga Allaha kuu barakeeyo. Aamiin
@nabadraadshe
@nabadraadshe 10 лет назад
Heestan waxay la mid aheyd riwaayaddii "Dab Jaceyl Kari Waa" ee uu sameeyey abwaan Xasan Ganeey, Eebbe ha noo daayee. Waxay soo baxday1974. waxaa heestan Aamina la qaada hobolka codka macaan Axmed cali Cigaal.
@calidhalawyn7302
@calidhalawyn7302 5 лет назад
nabadraadshe
@gulaidaden3290
@gulaidaden3290 6 лет назад
Eeshcalaa hees Aamina cabdillahi wey ku fara yareesatay heestan
@luuleyhaaji7668
@luuleyhaaji7668 7 лет назад
Wa dheymanki dahabka Fanaaninti i hore kuligood intii.dhimatay Allah u naxaristo inta noolna khayr alle hà siiyo
@goalschampionsooh7560
@goalschampionsooh7560 5 лет назад
Ah heestaan love aan ku ahy stiil am listen 2019
@ilko-dheere
@ilko-dheere 2 года назад
Allah ha ku naxaristo Amina Abdillahi 💚🤍❤️
@MubYus
@MubYus Год назад
Alah Raxma
@tamratdesta8186
@tamratdesta8186 12 лет назад
waaw mama aamina codkaagu waligaa is badalaayo ilaahay cimriga hakuu dheereeyo
@abdirahmanxuseen4968
@abdirahmanxuseen4968 9 лет назад
mam aamina cabdilahi ilaahay cimrigaga ha dheere sida aad noogu raaxaysaay
@yusufcaqilka404
@yusufcaqilka404 8 лет назад
mama amina nice voice hesaheda wankadambeya
@amranmaandeeq4470
@amranmaandeeq4470 6 лет назад
Woow midhihii abwaan hasan ganay iyo codkii aamina abdilaahi
@somalistadalistmrham8631
@somalistadalistmrham8631 Год назад
Akhirkii maanta ayay dhimatay aamina. Raximahullaaah
@caashojama6349
@caashojama6349 9 лет назад
Masha allah wa hoyo cod ad iyo ad umacan iyo qurux
@jaayaahlaan7449
@jaayaahlaan7449 8 лет назад
yaah alla heestu miro qurxonaa aamina ii noolow
@hamdisaid2923
@hamdisaid2923 7 лет назад
She was the queen of wabari her voice is soo nice
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 лет назад
Hamdi, So true, hooyo aamina iyo sahra ahmed bey waaberi hargeisa u shidneyd. Sahra alaya rahma, aamina cimri dheer iyo caafimaad cibaado leh ilahow sii.. Amiin.😘
@cabdiraxmaanc.bakeyrchanne5658
heestan wax ay ku jirtay riwaayadii Dab jacayl kari waa ee uu sameeyey ABWAAN XASAN XAAJI CABDILLAAHI (xasan genay) hilaadihii 1973 waxaana wada qaadaya axmed cali cigaal iyo aamina cabdillahi xirsi dhamaantood way wada noolyihiin alle ha xafido fananiinteena iyo abwaanadeena
@abdihalimali6551
@abdihalimali6551 7 лет назад
Riwaayaddaani waxay soobaxday 1975 ee maahayn 70kii
@UmuAisha642
@UmuAisha642 5 лет назад
Masha alaah aamino abdilaahi gabadheda hodan abdirahman ayadaa ka cod macaan hodan xabeeb ayada
@TheHiliso
@TheHiliso 9 лет назад
Mom Amina beautiful voice
@cwahabcige6186
@cwahabcige6186 8 лет назад
waaaaaaaaaaaaaaaaaaw mamo amiin cabdilahii esha calaa Hees
@abwaanzaki1411
@abwaanzaki1411 5 лет назад
Masha allh aamina c/laahi hees xasuus igu leh axdigana ha fududayn
@Idaajaa
@Idaajaa 6 лет назад
Aamin cabdullahi xirsi waxay kamitahay gabdhaha hesayaasha ah kuwan ugu jeclahay ayeey kamitahay allaha udambi dhaafo
@elmiibrahim7739
@elmiibrahim7739 3 года назад
Maasha eddo amina abdillahi hersi ilaahay ha ku daayo cimriga iyo caafimaadka . Sharaf badan eddo amina ii nooloow
@deeqaahmed5258
@deeqaahmed5258 2 года назад
waaw axsan fanaan mamo amino cabdulaahi xirsi alaha ku xifdiyo
@xawoxaawo8616
@xawoxaawo8616 5 лет назад
Mansh allah mama allow ku naxariiso adun iyo aqiro 2019 .9 .14 .02:16 habeen sabti ah
@najmahusen9644
@najmahusen9644 4 года назад
May dhimatay hunoh
@wiilkareerxaaji8577
@wiilkareerxaaji8577 Год назад
ALLE YARXAMUK MAAMO🥺 shalay ku dhimatay Borama Awdal Soomaalia Alle jantuk furdawsa ha geey9
@Dooxadamasagan
@Dooxadamasagan 11 лет назад
Amina cabdillaahi I love you fankaaga waan jeclahay masha allah.
@cabdiaxmed3194
@cabdiaxmed3194 3 года назад
Best song wllhy iyo xaalka aan maanta taaganahay inta ila ila dareena like saar waxaa iigu danbaysay 11 years ka hor 👍👌
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 лет назад
l lover so mutch this this this song muwah
@adensaad7022
@adensaad7022 Год назад
Malintii lafurayay world cupki 2018 ayaan dhagaysayay Hadana waxaba dhamaaday kii 2022 Mala muxuu waqtigu cararayaa
@ishwaqahmed900
@ishwaqahmed900 5 лет назад
Inaba cadi maahan heestah mj liketa isaar boowe ama baayo 😂🤣🤣
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 лет назад
CANADA? 2019,JUNE 23 MAY ALAAH BE YOUR SHAPER AMIIN.
@ducaalea1918
@ducaalea1918 4 года назад
Therapeutic! Thank you moma Amina!
@dhiiboodhalaalbeautysalon8817
@dhiiboodhalaalbeautysalon8817 5 лет назад
Wooow wllhi heeso waa heesihii hore❤❤👌👈
@osmanadan4966
@osmanadan4966 6 лет назад
Mansha Allah mamo amina cabdullahi xirsi
@jaabircariif5895
@jaabircariif5895 5 лет назад
Boqoradi codka mama Amina c/lahi xirsi waa 2019 bishii 6 malintii 18. Aad Waxay sacadu thy 11:55 waxay dhiman thy shan daqiiqo saqdii dheexe waxn la shekeysanaya taan dumar u jeclaa waxn kaloo dhageysanya heeskan Caashqu waa wax gooniya
@Shahad-hp5sj
@Shahad-hp5sj 5 лет назад
Wooooooooow hees iiga dheh iyo cod aad u macaan
@abdurahmanhajji2138
@abdurahmanhajji2138 11 лет назад
Amiina abdilaahi Waa fananda qaraan alle ha daayo heeso macan ledaye runti inkasto ayana heesahe diba usoo tumin waa fananda heeso badan ila xaad
@laylomacalin9980
@laylomacalin9980 6 лет назад
Abdurah100made
@djamin6596
@djamin6596 11 лет назад
mama amina cabdulahi masha allah codkaaga caadi ma ahan waaba soo laba kacleeyay caleek cimri dheer iyo caafimaad baan kuu rajaynayaa adiga iyo familkaagaba aamiin
@ayuushyy7030
@ayuushyy7030 Год назад
ilaahow kunaxariiso 😢😢 mama Amina cabdulahi xirsi
@mhassan0163
@mhassan0163 4 года назад
Waa hees ka mid ahayd Ruwaayaddii Caanka Noqotay ee " Dab Jaceyl Kari Waa" oo uu sameeyey abwaanka weyn, Hassan Xaji Cabdillaahi ( Hassan Ganey) 1973/74
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 лет назад
AAMIIN AA KU DHAHAY HA GARIINHEE EEEEEEEEEEEEEEEH,2019,24,JUNE.
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 Год назад
Maanta ayay dhimatay Alle haw naxariisto Aamina Cabdillaahi Xirsi 18-2-2023
@mceeri7238
@mceeri7238 8 лет назад
Laxanka Riwayaadda Waxaa Iska Allaaha Axmed Nuur Jaangoo Abwaan Kaneeco Hees Buu Kulahaa Qumanow La Yiraahdo
@ramadaanosman6577
@ramadaanosman6577 6 лет назад
Ialahay caafimaadka hakugu daayo eesh iyaasak
@siradm
@siradm 7 лет назад
laablakac iyo iska doon doon iyo mixer lalamasoo istaagee sidan baa loo heesaa ama leyska daayaa anoon iska daayay heesaha baana maanta kuwa jira dhageysteen haddii aan xiiseyn lahaa fan waa kii hore aamina iyo Axmed iyo Tubeec hiba Hanuuniye khadra baxsan xassan magool iyo saado haddan wax cad lala iman karin masraxyada ciyaarta hallagadaayo
@iqriishibrahiim1470
@iqriishibrahiim1470 5 лет назад
Sirad M adugu ma fanaan baad eheed
@garyqaandhago-libaax7699
@garyqaandhago-libaax7699 2 года назад
Masha allah Aamin Dawan. Gabdhaha iyada iyo magool baa koow ahaa..
@nathra7351
@nathra7351 5 месяцев назад
Waabari. Heeso kamaay danbeeyn alle haw naxariisto ishalah
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 лет назад
Maamo aamina cabdulhi noolow oo sharaf ku noolow maamo sahra ahmed saaxiibted illahay ha u naxariisto
@nimcoahmed2900
@nimcoahmed2900 10 лет назад
This song is my favorite song,!!♡♡♡♡
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 лет назад
MY CANADIAN SOLDERS, THANKSSSSSSSSSSSSSSSSSSSS, 2019, 13, NOVEMBER. I ALWEYS LOVE YOU GUYZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZ.
@abdijama5010
@abdijama5010 10 лет назад
eeysha alaa uqniya hees Somali lamid ah majirto oo xag jaceyl ku sabsan
@ZakiRazzak
@ZakiRazzak 11 лет назад
Waaw Axsan Fanaanad Amina Abdilaahi Xirsi !!!! Ka Bax dheh after 40 she can still sing Maanshalah
@abdirahmanmahamud1770
@abdirahmanmahamud1770 6 лет назад
Mshaalaa eesh calaa sood amiina Cabdilaahi xirsi
@miiganeyousufaxmed488
@miiganeyousufaxmed488 7 лет назад
Aamina A/lahi EESH CALAA HEES
@zamiashiine7601
@zamiashiine7601 2 года назад
9:15pm 13/6/2022 hbna aan aad niyada uga jabsanaa heestan waxan dhagaysanayay ilaa 2018 wlhh jclka la sheegaaba waa xanuun😢😭😢😢
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 6 лет назад
Ax axa ax my big fanaano aamina cabdullaahi noolow in badan real momma hodan cabdirahman dheere
@geeska
@geeska 11 лет назад
Love her music to death! Viva Amina & her baby Hodan!
@amranmaandeeq4470
@amranmaandeeq4470 6 лет назад
Ninbaan Ku xasuuataa ii qaadijirey heestan oon laba meelood kala joogney
@queenlucky6254
@queenlucky6254 5 лет назад
Waaw waa. Hees Ah jaceyl ❤️
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 5 лет назад
Waa iikan inabti
@wardabintabdirahman4155
@wardabintabdirahman4155 8 лет назад
wwwwwwww eesh calaa hees maama qaali ayaa tahay
@axdibeen3493
@axdibeen3493 9 лет назад
Aba baxaye socodkaa inaan eebe igu qadin ppppp aamiin aamiin
@sharmakeibrahim828
@sharmakeibrahim828 Год назад
Maanta ayay geeryootay 16/3/2023ilahow kuu baxariiso 😢😢😢😢
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 лет назад
OheeY OH aamina apdilahi Xirsi dheere Hodan apdirahman Hoyadeed......😂
@adanali7924
@adanali7924 11 лет назад
mama amina cabdulahi noloow fananin waa fananiti hore masha alaah
@laylomacalin9980
@laylomacalin9980 6 лет назад
Abdulahi100
@husseinismail2420
@husseinismail2420 6 лет назад
Masha.allaah I love aamina
@qureshmacalin2543
@qureshmacalin2543 8 лет назад
allaha cimrigaag dheereyo maam aamina codka dahabigaa
@abdirazaqukspit6466
@abdirazaqukspit6466 7 лет назад
waahwaah nice qaraami nice lyrics caadi maaha
@mahmedhanni2638
@mahmedhanni2638 3 года назад
Hobladii wabbrii xasuise wayahega allow daa intee dhimitay allow unaxresto
@princejuba
@princejuba 8 лет назад
amina cabdilahi gacan baan u taagay,
@xasanmaxamad3903
@xasanmaxamad3903 10 лет назад
Viva maamo amina abdale hersi
@عبدالكريمالصوالي
Waaaaaaaaw fanaanad qaali
@yaasminyuusuf8194
@yaasminyuusuf8194 6 лет назад
Aamina abdullahi 😍😍
@hanal6435
@hanal6435 6 лет назад
❤ sweet voice mama❤
@iqroismailxaaji7240
@iqroismailxaaji7240 7 лет назад
waan dhageysa ila iyo hda 2017 hestan kma daalo xaqqdi
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 7 лет назад
qalabka la garaacayo nagama gadmin!! inaga daaya dwwanka dimoqraadiyadee, qalabkeeni ragga xirfada lahaa tumi jireen keena ama barta saxibeyaal, mahadsanidiin.
@wararkatiktok
@wararkatiktok Год назад
Alaa ya raxma eeedo amiina abdulaahi hirsi iyo khadra daahir cage waan idin soo duceeya markaan codkiina maqlo i am coming soon aaakhiro ❤❤❤❤❤😂😂😂🎉😢😮😅😊
@cabdicali669
@cabdicali669 8 лет назад
waaaaw mama amiina cod ilahayba kugu manaystay
@hamsehasan1689
@hamsehasan1689 5 лет назад
Ax jacayl aan laguu garaabayn dhibadanaa waxaan jeclaaday naag iga wayn maxaan sameeyaa
@najmudiinibnuhussein2624
@najmudiinibnuhussein2624 8 лет назад
masha allah mamo Amina C/lahi Xirsi cimriga alle haku barakeyo
@EidJama
@EidJama Год назад
❤🎉 hees waa kuwi hore 23/03/2023 23:00 🕚 😊
Далее
Amina cabdilaahi hees (waligeed aduunyada) lyrics
7:45
Heestii:- HA ODOROSIN CAASHA
10:25
Просмотров 154 тыс.
ТЕСЛА КИБЕРТРАК x WYLSACOM / РАЗГОН
1:40:47
Paint Projects
00:17
Просмотров 3,5 млн
Amina Cabdilaahi & Axmed Cali Cigaal | Ambabaxay
11:07
Просмотров 192 тыс.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
Просмотров 2 млн
heestii wacad 2013 ubax fahmo
7:29
Просмотров 1,2 млн
they liked my dance
0:13
Просмотров 3,5 млн
Распознаватель купюр
0:20
Просмотров 2,7 млн