Тёмный

Amira Maalinti Ugu Horeysay Schoolka/ Our Daughters First Day Of School 🏫 📚🚌 

Anwar & Hawa’s Family
Подписаться 135 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

asxaabey videoga inuu idin cajabiyo ayaan rajeynaa plz share dhaha like saara Subscribe saar chanelka lana wadaag asxaabtaada love you guys
social mediaha naga so radin kartiin
instagramka anwar| / kinganwarofficial
Instagramkeyga | / queenhawaofficial
Snapchat | Queenhawaadam
Kinganwaroff
Tiktok | vm.tiktok.com/5...

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 164   
@Ramlo713
@Ramlo713 3 месяца назад
Asc abaayo gabdha dugsi Quran geey marka hore Qur'aanka ku bilaaw inee diinta barato fican abaayo nasteexo macafimad qabtaa ilaahey wax qeerqabo masiye noogu soo warran waalsheen nasteexo ❤❤❤❤❤
@siradm
@siradm 3 месяца назад
Caadad saasey eheed, 5-6 quran 2 sano way ku dhamayn jireen, 9 jir school
@Ayaanqurux.
@Ayaanqurux. 3 месяца назад
Meshaan ayada quraan iyo wax walba leysku baraa wll
@mohamednimco7314
@mohamednimco7314 2 месяца назад
Hhhh school quraan laguma barto jiscama bas bay ku dhiganysaa haday ugu badatee​@Ayaanqurux.
@Ayaanqurux.
@Ayaanqurux. 2 месяца назад
@@mohamednimco7314 man arag wllo anaga 4 caruura ba nodhigata quraanka iyo maadigaba wala bara
@kawsarkayse1225
@kawsarkayse1225 3 месяца назад
wallo gabadha dugisiga horgeeso quraanka waa furaha aqoonta ilmaha markahore diintiisa bar ayso rabbiga nolashiisa iyo farxadiisa hayo
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 3 месяца назад
Abaayo aniga iskuul marka quranka bartay ban caadi ubilabay oo udhameyey ano juska 14 marin ban 4 fariistay intii exam layga qaaday alx quranka maskaxda bu furfura
@imiiab8401
@imiiab8401 3 месяца назад
Masha allah qoys quruxbadan waan ku farxaa in aan arko waalid saas uladhaqmaya awlaadooda ❤❤❤❤ allahuma barik ❤
@rifalalsharif2884
@rifalalsharif2884 3 месяца назад
Wllhi waa ooyay markad ooyday hawoy wayo hoya ahay hadakohorna Susan uoyay maran katagayay carurtyda hada waxay iga manyin 5 bil hadana wali waa ooyaa marwalon wada hadalno inkastoyna dayacnayno ayaydod lajogan hadana way yaryaryinoo wakawarwara illhaw iixafid oo waxwalo dhibaya maskaxiyan iyo jismiyanba iiga xafid iyagiyo awlada muslimkodhn yaa rabi
@deeqoomar3074
@deeqoomar3074 3 месяца назад
Aamiin
@saabiriinmaxamed9256
@saabiriinmaxamed9256 3 месяца назад
Wey laqabsaaysaa abayo ayadoo jecel adaa arkaysid insha allh ani mid le eg ban geeyyey saas Bay ucabsanayse maalmihii hore hadana aad Bay ujeceshaha❤
@Qaliee
@Qaliee 3 месяца назад
Dhaqda commentska ka ka cawadyo ku hayo luqadeda bar bal ma ilmahe la dhalen 😂any way amira yar hapo illahy ha ku xafido ❤
@siham5154
@siham5154 3 месяца назад
Dadka dhahaayo dugsi ku bilaw Caadi waye quran way leeyihin schooladan waana nidaamsanyihin lkn dugsi ilmaha latumayo lee jiro ilmo intan jiro sidii waageeni lama geyn karo meel ul bes taalo Wiilkeyga aso intan la eg aya geyey i was feeling like this exactly marmar xata guriga ha ijogo intaa dhoho halko maalin kadib hadana is adkeyn jiray 😂😂 Hadana masha alh jus cama uu dhameye wuna xifdsanyhy wuuna jecelyhy quranka 7 jir waye primary 2 ayu noqona bil kadib insha alh marka ha cabsanin cabaar adkeeso 😂
@HodancaliCilmi
@HodancaliCilmi 3 месяца назад
Masha allha ila amira markay calosha ku jirtay wan oga waynow o kaliningrad gal 🎉 habo
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 3 месяца назад
Queen xaawo dugsiga Ku bilaaw 2 years baby classes quraan ine kow ku barato fiican school qamis iyo jimco geey ama tuition macalin guriga haku dhigo hda school ku bilaawdid quraan weligisa la socona dhaqsa ma dhameneso
@fardowsaabdullahi2029
@fardowsaabdullahi2029 3 месяца назад
Lagayaapo iney labadaba lago baro meshaa weyjirannmeelo quraan lagubarto xanano ah abyo
@FivePerson-mj8fw
@FivePerson-mj8fw 3 месяца назад
Mashallah ilaahayow inta iyo in kabadan na gadhsi babygi shalay dhalatay school aadaysa Mashallah Mashallah ❤
@Naroora
@Naroora 3 месяца назад
Habo kor oo kaalin gal❤amuuraaa
@shukrihassan-878
@shukrihassan-878 3 месяца назад
Abaayo wan ku xisnay maxa chanalkadi ku nacday inoso noqo xabibti
@BilanHassn
@BilanHassn 3 месяца назад
Mxaa kgu dhacy adiga
@CabdifataaxMaxamedyalaxow
@CabdifataaxMaxamedyalaxow 3 месяца назад
Hppti jwb na sii ku aaway😢
@ramlacali9378
@ramlacali9378 3 месяца назад
Nasteeha abyo maxaa kugu dhacy waa kuu xisny really 😢
@qamarmidabasal
@qamarmidabasal 3 месяца назад
Nasteeeexo waji malihid tiktok xata wax noso dhig ya funs ku noqon jiray hlhd hdl eh qaraar iga keeene sorry 😂
@ridwaanosman6153
@ridwaanosman6153 3 месяца назад
War dadkaan su'aal akhiraad badanaaa dadkaan sidee jclyihiiin u nooolyihiiin masha allh so dhaha waa dad waaweyn wxa u rooon weey ogyihiin ilmahooda
@QadroAxmed-tc7pv
@QadroAxmed-tc7pv 3 месяца назад
School madaraso waye quraaan iyo maadi 2da ba waa lagu bartaa
@lulali6059
@lulali6059 3 месяца назад
MaashaAllah somali iskuulkeeda quranka waa la baraa sidaa u maleeynayo sax.
@user-ww1qz2qu3x
@user-ww1qz2qu3x 3 месяца назад
Mashaa allah .Amiira wxn ogaa markeey caloosha ku jirtay ii soo duceeya guur fcn in allah isiiyo .amiisrana Mashaa allah rabi ha hifdo
@Nosman3613
@Nosman3613 3 месяца назад
Allh ku siyo abyo io awlad salixin ah o qurux bdn i.a
@sungul6877
@sungul6877 2 месяца назад
Xanano miya mise school? Ani wiilkeyga kawayn amiira school 2 sana uga dhiman xanano ayu dhigta ila 6 sano ma waa ilaway amiro ma wayn mise wiilkeyga 2020 dhashay al muhim Masha allah
@mumtazabdiqadir1400
@mumtazabdiqadir1400 3 месяца назад
Naa ilmaha Quraan ku bilaaba marka hore Kuwaan aduun kale ku noolyihiin
@maraamaomar927
@maraamaomar927 3 месяца назад
Schoolka quraan lagu bara
@Queen-official
@Queen-official 3 месяца назад
😂😂 mesha waa xanano cml ama college ilmaha wax walba lagu bara sugsi le maha cunuga wax yabo kle baran kara
@Qalanjosadee
@Qalanjosadee 3 месяца назад
Mashallah such a great parents Hawo ❤ may Allah bless your family ❤ ❤I’m proud of you guys
@Ayaanqurux.
@Ayaanqurux. 3 месяца назад
Somaliyey reer badiya nimada iska daya meshan ayada school iyo dugsi isugu jirto
@badmaceye1227
@badmaceye1227 3 месяца назад
Then why im crying 😢 any way abti weydow oo kalin gal
@xaliimo8002
@xaliimo8002 3 месяца назад
Masha allah abyo hawa wan ku salamay abyo madarasadee waye aniga ilmo yaryar aya ijogo iyo wiil amiira yar lafac lkn wili anan mel geynin
@ayaandaahir5641
@ayaandaahir5641 3 месяца назад
Turkish bright school waa midfcn
@adnamohamed1205
@adnamohamed1205 3 месяца назад
luuqada ilmaha idinka maa english kula hdla abyo ama waad barteen plz i sheega mnsha allah amira🎉
@dekadeganali7985
@dekadeganali7985 3 месяца назад
Ayaga Lee baray wey kula hadlan mrwalba
@quruxiyoqeyrofficial5414
@quruxiyoqeyrofficial5414 2 месяца назад
Mash allh amira but marke imaado wareyso schoolka sidu u aha i sida lola dhaqme xldeda 👍 hdlkeda rumeyso carurta
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 3 месяца назад
I feel you, girl. I know how it feels when your first child starts school. I remember my self, I asked the teachers if I could stay with my son, my firstborn. And they were like, sorry, we don't want other children to feel left out.❤❤❤😂😂
@xilkasabuukar9275
@xilkasabuukar9275 3 месяца назад
masha allah Allahuma baarik farxada qurxda bdn idinka muuqato Allaha idin siyaadiyo amiirane waxbarashada Allaha ufududeeyo
@nastehagulled578
@nastehagulled578 3 месяца назад
Masha Allah , she is so clever 😢
@amranyasin6840
@amranyasin6840 3 месяца назад
istusnimada intan la eg maxey aheyd gabadh dalkeda hooyo lagu dhalay misana laga ilaalshe afaomaligi ey udhalatau misana adigi dhalay dalka waliga ka bixin iska shigaya naag daal shisheye ku dhalatay rer mii nimadi miyaa halkas kula gashay anagi dallaka shisheye ku korne wan iskala weynahay luqadaha qalad shisheyaha yan afkena barna naa sidan isku dhaan aubxanalah😂😂😂
@maqdisaadan8099
@maqdisaadan8099 3 месяца назад
Maxa ka quseeyo ◼️
@Akp83366
@Akp83366 3 месяца назад
Dhaqan TV yada laga arkay ayaa lagu dayanaa 🤣
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 3 месяца назад
Amiira af Soomaali bar oo kula hadal waa muhiim
@caaishoxasan5974
@caaishoxasan5974 3 месяца назад
Masha allah lkn haawa dugsi kow inaa geeysiin ficnan lahed quranka maskaxda furfura
@abdirizakhaji7727
@abdirizakhaji7727 3 месяца назад
Wa school iyo dugsi isku jira
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 3 месяца назад
Masha allah xanaano miyaa mesha geyneysid quran iyo maadiba waalagu bartaa meshas
@hamdaahmed5140
@hamdaahmed5140 3 месяца назад
Wn Ku Salamy Hawa Wlzhy Sual? Ban qaba ilamaha Somalia Ku Dhashay Ee Aad Somali Tahiin Maxad Luqad Kale Ugu Barbarisen Oo Somaliaga U Bari wayday ilmah af Somalia bara oo qurnka bara oo dugsiga quranka ku a ababiya ilmahu Sidu Waxa Walba U Fahmo Afkiisa Bara iyado Dalkedii Jogta Luqada haku cidhiidhyina 😊
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 3 месяца назад
Calamka ilmaha waxaa lagu ababiya luqada wadanka loga hadlin sida uk hada jogtid oo kale af somaliga bareysa wayo iskolka bey ingiriska ku baranayan marka amira English Somalia logama hadlo it’s good wayo iskol key Somali kubaraneysa mareykanka hadey aado Wey laqabsane jamacada
@UmuMohamedAmiin-uj1be
@UmuMohamedAmiin-uj1be 2 месяца назад
MashaaAllah Allah kuu xifdiyo Abaayo
@Hawenay
@Hawenay 3 месяца назад
Maalmaha ugu horaysa inay inyar inyar ku bilaban baa fcn 1 saac hadana 1:30 hadana 2:30 inay kis kis u la qabsato
@maysaainaahmed8083
@maysaainaahmed8083 3 месяца назад
M.a Amiira yar waan jeclahyy habo soo weynoww❤❤
@NajmoXaaji-qn4jw
@NajmoXaaji-qn4jw 3 месяца назад
see wax ujiran ilmaha marki hore dugsiya laken jire mx wye schoolka
@amalismail7772
@amalismail7772 3 месяца назад
Masha Allah amira yar she so excited going to school
@IskuFilan-ki2uo
@IskuFilan-ki2uo Месяц назад
Masha alah
@Boqran5
@Boqran5 3 месяца назад
Mashallaah ilaahoow barakeey❤
@missdeka
@missdeka 3 месяца назад
School ma gaarin hadaa xanaano ka wado waa ok, hada waxa u mihimsan farta arabica oo quranki ah Kicisna eey ku baraneyso iyo xifdi bilow ah sida adkaaraha iyo surada yaryar school wuu hawlo badanyahe ilmaha waxbarashada hanacsiin xaawoy😂
@SaphiaAHmed
@SaphiaAHmed 3 месяца назад
Anigaa ayaaba ooyay bo kawarn adi see noqon kartaa 😥
@user-qu1lx8dz4c
@user-qu1lx8dz4c 3 месяца назад
Hawa abaaayo buraashada kabadal mida biyaha laga dhex arkeen aa ufiican waayo ilmee kudhex jirtaa meesha ayey kucabee sax
@zaamx1960
@zaamx1960 3 месяца назад
Cunug wadNka hooyo lagu dhaLy oo somaali kudleenin yaab maxa dibdba majoogtiine
@imiiab8401
@imiiab8401 3 месяца назад
😂😂😂 waan arkaa amiira kaa badisa luqada adoo qof wayn ah masayr caadi maahan inta aadan qof dhaliilin iswaydii maxay tahay sababta ay saas usamaynayaan walaw aan u muuqan In aadan meel dheer wax ka aragto
@zaamx1960
@zaamx1960 3 месяца назад
@@imiiab8401 dhiilil iga ma ahan somalida cuqdad iyo calool yow kama dhamaadan waxan kawada somali meey kuhadasho weeyba yartahee
@esraaa2238
@esraaa2238 3 месяца назад
​@@zaamx1960sababta matQana aabahed aya English ku hadla somlia sifican uma yaqano ilmahana sids ayay ugu hadlan
@salmasalma-hx3tm
@salmasalma-hx3tm 3 месяца назад
Wllo amba 12jir i iogta wadankana waligeda kama bixin hadana ma taqano somali english ku hadasha walidka hadba waxay ku hadlaya weye ilmaha
@maaidohassam1107
@maaidohassam1107 3 месяца назад
Masha Allah ❤
@Ruuya80
@Ruuya80 3 месяца назад
Hawa school xage ayu ku yaalaaa
@heytamyare499
@heytamyare499 3 месяца назад
alle cidaan maxee cadaan iska dhigeee😂😂😂
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 3 месяца назад
Luuqadda caddaan laguma noqdo, balse waxeey bareejeeynayaan kuwa qurbaha jooga ee ina waaley. 😂😂😂
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 3 месяца назад
Kkkkkkk
@nasramohamud2549
@nasramohamud2549 3 месяца назад
Markaaa niyada qurbaha ka joogto waa saaan 😂😂 waraa luqadiina ku hadla hoyo iyo aabo walan tihiin
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 3 месяца назад
Masha Allah
@asli1087
@asli1087 3 месяца назад
Maasha Allaah
@dekadeganali7985
@dekadeganali7985 3 месяца назад
M.a Amiira english wey ku hadli karta Allah usiyadiyo
@Wolfiesweat
@Wolfiesweat 2 месяца назад
abaayo divi aye ka bardan aniga hada gabdheyda side ugu hadleso waxaa u malese iney ku dhalade
@user-bh1kl4dc9b
@user-bh1kl4dc9b 3 месяца назад
English ayay kaga dhagtay
@knujhbgghvv1071
@knujhbgghvv1071 3 месяца назад
Haku mashquulin waa hooyo reer keeda dhaqanesa
@Xaawolul-vj3ol
@Xaawolul-vj3ol 3 месяца назад
Abayo lkn gabadha yarta maluuqada ayay barata maso aqoon kle mase waxagaysay school ingelish looga hadlo arday iyo mclinba
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 3 месяца назад
Asc .... wllshy waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid
@aasiyamuuse4807
@aasiyamuuse4807 2 месяца назад
Why aad English ugu hadlaysaan idinko dhulkiini hooyo jooga ta yar ku barbaari somaliga wll
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 месяца назад
Mashallah ❤so barbar hoyo amira
@lulali6059
@lulali6059 3 месяца назад
Daarusalam maa degan tahay hawa and anwar.
@cashosiciid4843
@cashosiciid4843 3 месяца назад
Masha allah allhuma baarik ❤❤🎉
@ZamzamMohamedAli-iy5hw
@ZamzamMohamedAli-iy5hw 2 месяца назад
Alahuma baaarik❤
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 3 месяца назад
Adigoo wadanka joogo ayaad kutarbiyeyne luqado qalaad wale somalida ajanibta jecel waybadanyihiin ilmaha bara luqadooda kulana hadla wax kamuhiimsan majire qurankana kubilaaw asagad aaqiro kujanagalehe adinkana diinta barta si ilmo diiniyan maskaxiyan dhisan aad usoo saartaan waa iga talo
@faya786
@faya786 3 месяца назад
Ascwrwr. MaashaAllah Qamaarka Amiira u saaran waa blain oo quruxsan xaawo intee kasoo gaday?. JazakalLaahu Khayran
@dekadeganali7985
@dekadeganali7985 3 месяца назад
Hayat market lagu gada WA HIJAB TURK
@sadiaamir5503
@sadiaamir5503 3 месяца назад
Turkish bright school amiira school fcn baa lagu geyay😂
@queenofqueen3694
@queenofqueen3694 3 месяца назад
Your talking english like american accent abyo se kubrateen idinku muqdisho jogtiin
@aminomacalinbashiir635
@aminomacalinbashiir635 3 месяца назад
Show badanaa kuwi yurub joogay oo iskulaadka iyo wadanka english lagu hadlo ayey waalidkooda ku dadaalaan iney af somaliga baran kula hadlan marekey xaafada joogan qof meeshana
@Qaliee
@Qaliee 3 месяца назад
Dulmi badanida ma ilmaha la dhashay 😂
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 3 месяца назад
​@@Qaliee😂😂😂😂wlhi run waaye
@user-zd2qx5uu4z
@user-zd2qx5uu4z 3 месяца назад
Kor o kaali gal gabadheydi amirah❤
@daganelmi5191
@daganelmi5191 3 месяца назад
Dadka layaban gabdha english ku hadlee waa waalid sababto ah aabaheed ayaa english ka oga fudud afsomaliga waa sabta midaas Labada walid hade english kushekeystan ilmaha intaas laqabsanayan
@sahrolove4668
@sahrolove4668 3 месяца назад
Where's dugsi hawo😂
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 3 месяца назад
Naa gabdha xadaano gee iskuul maba garine 😢
@dagansuuban____
@dagansuuban____ 3 месяца назад
We love this beautiful family ❤
@user-im2wu5or2e
@user-im2wu5or2e 3 месяца назад
Masha allh allahaydiindaayo
@dytffttg6491
@dytffttg6491 3 месяца назад
Maxa ku dhacey wlsha miyey dhashey xagey ka dhcdey
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 3 месяца назад
Masha allaa❤❤❤
@xaliimaomar9311
@xaliimaomar9311 2 месяца назад
Quraan awey school maxa waye
@Maymuun330
@Maymuun330 3 месяца назад
Dugsiga maaku hormarisid gabadha quraanka wax ka fiican maa ogtahay aduun waxaan joogna sidii gaalada lo dhaqmaayo
@AmiraHussein-wb3qd
@AmiraHussein-wb3qd 3 месяца назад
naaya hush asalada nacalad ku taale maxaaa ka ogthy in both yhy be positive
@suweysqurux178
@suweysqurux178 3 месяца назад
Waa xanano iyo school oo isku yahay quraan waa lagu baraa
@Maymuun330
@Maymuun330 3 месяца назад
@@suweysqurux178 saas hde tahay wa ok
@nimcoosman919
@nimcoosman919 3 месяца назад
Codka miyaa ka xidhan mise waa xagayga
@KingHamada1
@KingHamada1 3 месяца назад
MASHA ALLAH 😊 WLAHI FADHI IMAAYALO 😅
@user-vu6ff9st3n
@user-vu6ff9st3n 3 месяца назад
fadhi ima yaalo maxa kawad
@sahrohumble
@sahrohumble 3 месяца назад
MashAllah ❤❤
@aaliyaatisa7025
@aaliyaatisa7025 3 месяца назад
Datka quran geeya ku hayaan inee Quran barato iyo in kale maxa ka ogtihin 🤣🙈
@itssuwaida
@itssuwaida 3 месяца назад
Mashallah❤❤❤
@AlmaazDanteedgarad
@AlmaazDanteedgarad 3 месяца назад
Family kaan maxay English ugu hadlaan
@aliyamustafa8466
@aliyamustafa8466 3 месяца назад
Mashaa Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@zamzammohamed374
@zamzammohamed374 3 месяца назад
Cidan yaa ila jecel ❤❤❤❤
@user-uw4ii3dk2s
@user-uw4ii3dk2s 3 месяца назад
Ciyaalka afsomaliga bar abayo
@hanulula4001
@hanulula4001 3 месяца назад
Anaga waxan ilamah kucananta afsomali kuhadla plz luqadina hagatagina
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r 3 месяца назад
Kuwan ayago simalia hooga ku hadlaya english day anigo wadan gal jooga wlhy caruurteyda kula hadla somali dhakhtarada xita itidhi kula hadal somali schoolka ayey ka baranayan english
@hamdaahmed5140
@hamdaahmed5140 3 месяца назад
​@@user-nt5sz6dg2r Wll Sasa Fican Lkn iyagu malah fan Bay ka tahay wayo ilmaha inu afkiisa barto waye iyado somaliya jogta Bay afkedii U diiden San ma reer magalnima anigu wn yabe
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r 3 месяца назад
@@hamdaahmed5140 Haa wlhy wll ilbax ayey Moodayan mala 10 year ayan heysta mid jirta wlhy kalmad english markey ku hadasho jooji ayan idha schoolka kaga kaley english somali weyn guriga
@fatimashadia32
@fatimashadia32 3 месяца назад
Wa ika?qoslisay hawa
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 3 месяца назад
Haaawoooy see cml hee English eber noooga dhigteeee soomaalia ku nooshahay ilmaha afsoomaali bar adine kula hadal afshisheeye marnaba kaaga noqon maayo
@xamdagobaad5398
@xamdagobaad5398 3 месяца назад
Bes why I’m crying 😢
@user-sm8yv1cg7d
@user-sm8yv1cg7d 3 месяца назад
Dalka ayaaba joogtine maxey tahay gabdha luqad kale ku hadleysaa gabadha luqada hooya kula hadla nana tusa in muhimada kobad ay tahy luqadena hooyo
@ilwadqurux635
@ilwadqurux635 3 месяца назад
Mansha allah amiira ❤
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc 3 месяца назад
First ❤
@hodanf2829
@hodanf2829 3 месяца назад
Ilmo wadan koodi jooga oo luuqadoodi lagula hadlayn maxaa qaldan 🤔 anyway horay usocda afka hooyo ilmaha halagula hadlo plz
@user-tv7eb9ps4h
@user-tv7eb9ps4h Месяц назад
😮
@AbshiroCcasiis-lc4qp
@AbshiroCcasiis-lc4qp 3 месяца назад
Abyo waa maxay school aaway dugsiga quran asal waa diinta
@Hawenay
@Hawenay 3 месяца назад
English maxa waye qurbaha maa kaso guurten
@Faadumo455
@Faadumo455 3 месяца назад
Ninkan somali maha Ethiopia ila egyhye
@rakiagaraad4604
@rakiagaraad4604 3 месяца назад
Apyo dugsi geey 😢😢😢😢
@Maryamaxasan-2223
@Maryamaxasan-2223 3 месяца назад
Abyo ila taliya wilkeyga Amira laegyahay mel ishol ahan rabay ina geyo lkn cabsi igu jirto abihina dugsi gee ileyahay
@dawlodagan
@dawlodagan 3 месяца назад
Quran ku bilow marka hore fahmada xata way ugu fiicnaani
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 3 месяца назад
Dug quran gey kaasi aya anfacayee siu maskax u yeesho canuga wa in quranka labara
@Maryamaxasan-2223
@Maryamaxasan-2223 3 месяца назад
@@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv shugrn abyo
@esraaa2238
@esraaa2238 3 месяца назад
Schoolkan hadad ula rabto xanano io School isku yhy quraan walagu dhigta Lkn hadad Schoolada kale ula rabto dugsi quraan ku bilow abyo
@taliso7057
@taliso7057 3 месяца назад
Wlhi abyo anigaa talo fcn ku sinaa dugsi quran geyso aniga wiilkeyga 4 jir xanaano ku geeyay lix jir asago eh ka baxsaday asagoo waxba aqoonin wlhi dugsiga markaa geeyay canugi faham la,aan aniga waa iska ooy jiray alx hada waa dhameeyay
@sadiaamir5503
@sadiaamir5503 3 месяца назад
School iyo Quran buu is kugu jiraaa
@hafsamohamed8941
@hafsamohamed8941 3 месяца назад
Magaciis schoolkaam
@esraaa2238
@esraaa2238 3 месяца назад
Turkish ma aarif
@user-qu1lx8dz4c
@user-qu1lx8dz4c 3 месяца назад
Turkish bright school ayaa ladhahaa turkish macaarif ma.ahan
@esraaa2238
@esraaa2238 3 месяца назад
@@user-qu1lx8dz4c amuu isku mid yhy asigo xanana ah
@NasraAbdihadi
@NasraAbdihadi 3 месяца назад
❤️❤️
@user-eg8mp6ud8g
@user-eg8mp6ud8g 2 месяца назад
🎉🎉🎉🎉
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 3 месяца назад
Xaawa i can feel you sis❤😢
Далее
4:30am Early Morning Routine 2022 / Aroor Suuban
8:12
High School Girls REVEAL SECRETS to Muslim Parents
11:34
Morning Routine iyo Hospital Aadow 🫣
9:28
Просмотров 50 тыс.
WAAN IS CELIN WAAYAY MARKUU SAFARKIISA SOO DHAWAADAY
9:36
My nikkah day behind the scenes! 13.04.2024💍🤍
10:25
Traveling to INDIA with our BABY!
19:37
Просмотров 871 тыс.
🌴Dalxiiskii Balcad / Road Trip With My Husband 🚌
14:42