Тёмный

AMNIGA QARANKA: Kala Guurka Howlgalka Midowga Africa& Loollanka Masar iyo Itoobiya? Maxaa Xigga? 

Abdijaliil Show
Подписаться 111 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 38   
@abduwahabahmedmahamed547
@abduwahabahmedmahamed547 19 часов назад
Masha Allah hambalyo Somaliweyn oo is raacda iinsha allah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@PilotibraYare
@PilotibraYare 20 часов назад
Ethiopia wa cadow ween wlhi balse dadkeena qaar kama fiijig Sana
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 часов назад
Sxb shicibku qof jecel Ethiopia 🇪🇹 uraya majiro ee waa Madaxda sirdoon ahaan loo keensaday sxb kolay dhiig Somali malaha oo waa Ethiopian qarsoon laakiin walahi waxba qaadi maayaan InshaAllah 🙏🏼Iyagoo intan Ethiopia 🇪🇹 ka awood badan ayaan dhulka jiidnay maantana walahi u daahi mayno walahi sxb oo waan aragnay alhamdulillah guushuna Somalida xalaasha ah ayaa leh InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@rocky4066
@rocky4066 6 часов назад
Waa wasiirkii ugu habboona ee loo magacaabo wasiir arrimaha debedda MA aheyn in la beddelo siyaasad xumada soomaaliya haysato.
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 18 часов назад
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@somvideo-k3u
@somvideo-k3u 20 часов назад
Wasiirkan oo kale ayaa dalkeena ku wacan Gaalada runta u sheega oo aan madaxa Hoos logu dhigin
@Aboumasud
@Aboumasud 14 часов назад
Wasiir Abdirisaaq waa nin wadani ah waana ku faraxsanahay in uu maanta ku socdo wasiir fiqi wadadiisa .
@shirhaamabdalla5263
@shirhaamabdalla5263 8 часов назад
Abdi jaliiloow sxb barnaamijka amniga qaranka zaid ujecelnahay ee soo badi qeebihi hore oo idil waa soo daawaday pleas so badi sxb🙏🙏🙏🙏
@ahmedmursal9893
@ahmedmursal9893 18 часов назад
Asc.cabdijalill arimiihii jigjiga warbixin ayaan kuu hayaa
@Abdijaliil
@Abdijaliil 17 часов назад
Ila soo xiriir sxb
@truthhurts2085
@truthhurts2085 21 час назад
Ninkan waa legend Aljazeera ayan kadaawade waagu waziirka arimaha dibada aha waa cod kar
@ahmedabdi2180
@ahmedabdi2180 15 часов назад
Inuu ganacsigagu cirka galo waxa ka fcn inaad tirahdo inuu ganacsigaagu horumaro
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa 5 часов назад
Codkaaga wa daciif meldheer kaso hadleeysa halka kan Martidana uu fican yahay sifican ba loo maqlaa Fadlan iska hagaaji 🎤 mahadsanid 😊
@xiin1535
@xiin1535 19 часов назад
Ciidanka African union waxey ka Amar qaataan Ethiopia madaamo ay ku taalo African union dalka Ethiopia
@batulasmail8261
@batulasmail8261 18 часов назад
Kenya iyo Itoobiya oo labaduba dhul Soomaaiyeed ayey haystaan Labaduba waxay Damaaciyeen Badaha Soomaaliya Kenya waxaa la Isla tagay maxkada Aduunka oo waqti iyo Lacag tirabadan lagu bixiyey ogu dabeyn Kenya waxaa loo xukumay 19km Badi Soomaaliya ah walina kamay harin intii hartay oo go,aanki Maxkamada may aqbalin. Kenya iyo Etheopia waxay Ka midyihiin wadamada Safka hore Isla markaana ciidamada Midowga Afrika. Su,aashaydu waxaa weeye Ciidamada Midowga Afrika ma baxayaan ama ugu yaraan wadamada Safka hore ma baxayaan oo ciidamada Soomaaliya ma ku filanyihiin? Waa maya Mar hadii ay saas tahay ina la yiraahdo Etheopia kaliya ha baxdo oo Masar ayaa inoo badalayso ayadoon ognahay inay ayadu codsatay inay Ciidamo keento Soomaaliya loona ogalaaday ujeedkeeduna yahay inay dagaalki Kala dhaxeeyey Ethiopia ee Biyaha Niilka ay u soo rartay Soomaalya oo ay noqoto Soomaaliya meel ay isku Dhex dagaalamaan Etheopia Iyo Masar ( brokin war). Sida ay Madaxda Dalka wax u wadaan waa masuuliyad daro
@Fogaan.Arag.
@Fogaan.Arag. 19 часов назад
Ragga Quwada Iyo Qobnimada Somalida Kujira Looma Ogolo Inee Xil Siihayaan Bal Maxaa Ninkaan loo Badaly Afrikaanta Meel Naga Saary....
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 21 час назад
Asc mudane wasiir ad iyo aad baad umahad santahay. Waxad kamid tahay femilada ku abtirsado xooga dalka. Plz buuxi kalintii uu kulahaa xooga dalka aa bahaa thenkes
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 7 часов назад
Somali inta ciidamo calooshaad u shaqaystayaal ay joogan madax banaani wax la yirahdo majiran
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa 5 часов назад
Xayeysiimaha naga yaree please wa xad dhaaf
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 10 часов назад
Soomaaliya wali charter 7 ayay ku jirtaa xagga UN markaa goaanba mele soomaaliya waligiinba isdiidsiiya
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 16 часов назад
DAL KA ETHIOPIA 🇪🇹 YADAA LIIDATA. OO. UBAAHAN. NABADEEDA. IN ILAALIYO. OO DAL KOODA. BAA GUBANAYA
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 17 часов назад
Afrikaanta calooshood ushaqeesta yaasha ah Awood umalaha wadanka iney sii joogaan ogolaan shihiina la,aantiis. Car waa kaa Bal gacmaha kataaga ee ilbiriqsi wadanka hasii joogaan hadaan lakala dafi weyn sidii shimbiraha.
@NusaybaAbdirisak
@NusaybaAbdirisak 16 часов назад
Wadan walba daano gaar ah bu ujooga dalka ama african ha ahaado ama cadaan iyo cajab midna dantada ka shaqayn mayo
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 15 часов назад
@@NusaybaAbdirisak Afrikaantii ayuu kadhigayaa kuwa wadanka kujooga Awoodooda. Runtu waxay tahay sharciyada aykujoogaan iyagaa siiyay iyagaana kala noqon kara wadan xoog lugu heysan karaana majiro.
@NusaybaAbdirisak
@NusaybaAbdirisak 14 часов назад
@@Abuu_Naaila africanta waxa ka daran carabta iyo kuwa daaha gadashisa wax kamaamulaya .wadamadana awalba iyo go dhulal naga haystaybay hddna bado si raadinayan wallow ay keenyaba waxnaga heshay Ethiopiana tii bu wada anaguna waa ku firsanayna intay madaxdeenu aminsantahay inay san kaligeed ismaa muli karin
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 10 часов назад
Nin kaan waa wadani aqoonyahan somali 🇸🇴 hogaamin karah aqoonteedii leh wadani ah why nin kaan wasiirka arihama dibada Somalia 🇸🇴 loga dhigi waayey ?
@Rakuub
@Rakuub 18 часов назад
Calankaa buluuga ah wuxu noqday wax lagu tuugsado. Somalida iyo afrikaba
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 16 часов назад
ETHIOPIA 🇪🇹 AMAAN KIIDII. BAY KU FILAAN WAY DAY. YAY. AMAAN U ILAALI KARTAA. WAXAY. DANAYNA YAAN. LACAGTA. CAALAMU. KU BIXIYO. NABAD ILAALINTA. MAXAY. AMAAN KA OG YIHIIN
@abdulkadirahmedfarahmadall4626
@abdulkadirahmedfarahmadall4626 17 часов назад
Waraysigii koofi ma socon wayay away hee?
@NusaybaAbdirisak
@NusaybaAbdirisak 16 часов назад
Madaxda soomalida kama daalan miya shisheeye kalkaalka ama diin ha naga dhaxayso ama darisnimo hanaga dhaxeyso marba hdday arintu ay siyasad tahay qaaciddo waxa jirto aan qorin wax xididnima. Noma kala sokeeyen imaaratka iyo Ethiopia midna noma dhaawa ee kay dantoda ka arkaan siyasad ahn ha isku fahmaan
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 17 часов назад
Burburka itoobiya iyaduu quseeyaa Laa,kin Aaway siyaadadii soomaaliyeed??
@UbdirahmaanAbshirnuune
@UbdirahmaanAbshirnuune 19 часов назад
ILAAHOW SOMALIDA WIXII CADOW KU AH KA LEEXI SOMALIYA ISKAMA CELIN KARTO ETHIOPIA
@aminajama7768
@aminajama7768 17 часов назад
Somaliya yaa ka ciidan badan may hagaajisato waa maxay waxan lagu soo guryaa uun
@NusaybaAbdirisak
@NusaybaAbdirisak 16 часов назад
Ciidankaba yaa soo toobara oo fangareeya soo hayada ma ahan wll
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c 5 часов назад
Itoobiya iyadaa alshabaab 100 mar ka daran dalka dhinacii jigjig beey duulaan uga soo tahay oo dhinicii soomaaliland beey duulaan uga soo tahay oo dhinaca dooloow ayeey ka qabsatay garoomo iyo magaalooyin dhinac hub ayeey dalka kasoo galisaa dhinac afircan union iyo amisom beey kaga dhaadhicisay ineeysan doowlada hoowlgal kala qeeybgalin oo eey mushaarka dhib la'aan ku qaataan si uusan uga going oo mudo dheer uu ugu sii socdo dhinacna waxeey ku doodayaan ineey soomaaliya ilaaliyaan subxaana llaah dhagartaas iyo shirqoolkaas dad baan wali ku baraarugin oo siyaasad yar iyo hebel baa talada jooga darted eeysan ugu muuqan qof kasta oo talada yimaada arinkaan wuu sugayaa soomaalina halls weeyn buu ku yahay
@Generalgeel
@Generalgeel 12 часов назад
Nin war balo ah akhrinaya cml maka taqaan qofkan cadiifadeeysan. Masar inta ay hubka ku daldalayso maaamulka Xamar iyo Alshabaab Ethiopia waa joogaysaa taas maanka ha galiyan kooxaha cadiifadeeysan riyaada ku jiraa
Далее
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Просмотров 4,6 тыс.
Team Spiderman True Or False Mask,nono #Shorts
00:37
Why is it different from what I thought?
00:15
Просмотров 2,8 млн
Kaftanka Siyaasada 534 oo aad u xiisa badan
54:21
Просмотров 27 тыс.
Team Spiderman True Or False Mask,nono #Shorts
00:37