Тёмный

Anigoo ku shaqeeya mushaar $750, ma iibsan karaa dhul jooga $8,000? || JAWAABTU WAA HAA || 

Jimcaale Deals
Подписаться 25 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

#jimcaaledeals
#realestateinvesting
#maalgashigadhulka

Опубликовано:

 

28 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 27 дней назад
Absolutely barnamijkan balaariya waa muhiim. Waana mahadsan tihiin jimcaale deals.
@AbdallaAshraf-yv4eh
@AbdallaAshraf-yv4eh 28 дней назад
Masha Allah Mahadsanid wll
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 28 дней назад
Mahadsanid waa barnaamij fiican
@daadir2020
@daadir2020 28 дней назад
Mahadsanid ustaad
@xanaanfayr3939
@xanaanfayr3939 26 дней назад
Haaa mahadsanid
@abdirahmanahmed7426
@abdirahmanahmed7426 26 дней назад
mahadsanid
@walalahaqeyrkajecel9081
@walalahaqeyrkajecel9081 28 дней назад
Asc waad Mahad santahay wllkey aad iyo aad. Wllhi shaqo fcn ayaad heesaaa Keep going bro
@abdiwahabadanyacqub1914
@abdiwahabadanyacqub1914 22 дня назад
Mahadsanid ustaad sida wax loo keedsado kusoo xiji
@ShaaficiDhakomale
@ShaaficiDhakomale 23 дня назад
aad ayaan ugu baahnaa mawduucan thanks wll
@NuuradinAdam-ho5oo
@NuuradinAdam-ho5oo 28 дней назад
Masha alaah
@MustafKaraama-s6f
@MustafKaraama-s6f 11 дней назад
100% JIMCAALE DEALS SHAQO FIICAN AYAAD HEYSAAN RUNTII
@abdihousseinabdi3357
@abdihousseinabdi3357 26 дней назад
Absolutely
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 28 дней назад
Thanks waan kagq mahad celineena howsha wacan bulshada uheeso oo dhalin yarada soo koreeso hormuudka kayihin, kasol hadal qaabka lacagta ugu save gareesan karno bangiyada somaliya ama dibada anagoo nolol maameedka ku jirno wabillah towfiiq
@rashka2024
@rashka2024 28 дней назад
Mahasanid sxb lkn barnamijka part 2 inu leyahy rajrynaa side kulahaan karaa dhulka anoo tartiib ubixinayo magaladana meshaa rabo ka ibsanaayo booska
@jamalhenderson4030
@jamalhenderson4030 28 дней назад
Can you please do a video about how to acquire a bank loan for properties valued above 500k
@shamisali4599
@shamisali4599 28 дней назад
Sidee ku gadan karaa aniga 400$ qata mele adana maqan mana biisho 😂
@miskiin2272
@miskiin2272 11 дней назад
Jimcaale walaalow nr kaaga sideen ku heli karaa aad aan kuugu baahanahay
@CiiseHussein-tb4nv
@CiiseHussein-tb4nv 27 дней назад
Sxipow keed waxaa ka horeeyo sidee shaqo lagu helaaa ka hormari
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 12 дней назад
noofiri goofafka jamacada muqdisho
@TheCamelMan
@TheCamelMan 27 дней назад
Isku darkaaga waa qalad walaal. 8.100$*15/100= 1.215$*3 sano=3.645$ + 8.100$=11.745$
@jimcaaledeals
@jimcaaledeals 27 дней назад
Xisaabta adiga ayeey kaa qaldantahay. Sadex sano isku xisaab masoo saarayso ileen lafihii waxaa ku kordhay faa'iidada sanadkii hore.
@TheCamelMan
@TheCamelMan 27 дней назад
8100$ hadii sanadkii aan uga xisaabtamo 15% waa meeqa? Kadib wixii kuusoo baxo 3 sano kudarso lafihii. Wixii intaas dheeer ma aqaan waxaad isku dartay. Waad ku mahadsan tahay dhiira gelinta.
@osmanak5391
@osmanak5391 13 дней назад
jimcale ,, ma waxad ka hadlaysa 3 sano ,, mise lix sano ka bacdi ,, =4219,,,,,,,,?
@user-wy2cz5hq6u
@user-wy2cz5hq6u 24 дня назад
50,000 dollar 💵 bil walba mabixin karaa dhul raqiis ah uu joogo 800,000 dollar 💵
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 27 дней назад
Walal guryo quruxbadan neyroobi waalaga dhisaa lkn muqdisho guryahooda ma qurxoono why???
@akhadara4995
@akhadara4995 27 дней назад
Asc brother dhulkii jasiira lagadaayey madhamadaay oo $800 dollar lagadaayey
@hirsijamac9781
@hirsijamac9781 22 дня назад
Ha ballaaria mashrucaan Kuna dara fikrad indinka naftiina wax ka faaideysa taan.
@khadarabdi7395
@khadarabdi7395 28 дней назад
Mahadsanid dad waxa jira 300 qaata dadkaasna maxaa u xal ah
@walalahaqeyrkajecel9081
@walalahaqeyrkajecel9081 28 дней назад
Waa run dadkaas anigaa Ka mid ah ee maxaa u xal ah
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 27 дней назад
Isku day marka hore inaad wax save gareyso xitaa $25 bishii meel ku tuur wax yaalaha aad jeceshahay ha gadanin cirbid aruurtey masaar ayey noqota
@Seeker0.1
@Seeker0.1 23 дня назад
Aniga 300 ilaa 400 isoo gasho keydka 65 kadhiga aoo aan dhuunta iska qabanaayo
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 28 дней назад
Dadkii ka hadleysaa.100 dollar xitaa ma aragno bishii..
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 25 дней назад
Dhab'ahaan, barnaamijkan aad baa loogu goolmoon yahay.
@yussufabdullahi2188
@yussufabdullahi2188 27 дней назад
Bro there's what we call inflation...which is 7to10% p.a.....mathalan dulkas aad sheegte ee maanta jogo 8000 3yrs later isla 8000 majogayo....atleast 10k and above waye ....xisabta kudarso🫠
Далее
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16
УРА! Я КУПИЛ МЕЧТУ 😃
00:11
Просмотров 723 тыс.
Hadaad Hormar Rabto inaad Gaarto Mid Xoogga Saar!
6:32
HARGAYSADA CUSUB NEW CITY
8:07
Просмотров 181 тыс.
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Просмотров 65 тыс.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14