Тёмный

Hadaad Hormar Rabto inaad Gaarto Mid Xoogga Saar! 

Abdiwali Khalif
Подписаться 120 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Facebooga Nagala Soco Page-kan:
/ abdiwalikhalif22
Linkiga Sheerxirfad: sheerxirfad.com/
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
* 7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 100   
@Abdisamad.Abdulle
@Abdisamad.Abdulle Месяц назад
من لا يشكر الناس لا يشكر الله . Mahadsanid ustaad Abdiwali.🙏
@mohaali3809
@mohaali3809 Месяц назад
Wax yabaabaha aad saameyn ku yelaan karin waxaa kamid ah ( waqtiga , cimilada , dadka waxay kaa aaminsan yihiin , dadka waxay aaminsan yihiin , hab dhaqankooda , go’aamada dowlada kaso baxa) dhanka kale wax yaabaha aad saameyn ku yelan karto waxaa kamid ah ( waxaad cuneysid, sida naftada care gareynaysid , hab dhaqankaaga, waxaad aminsanthy , fikirkaga , & cidaa lasaaxiibeyso)
@mohamedkader9895
@mohamedkader9895 21 день назад
Thanks brother
@deeqoali57
@deeqoali57 Месяц назад
Aad iyo aad eedo ajar alaha kaasiiyo saad dadkaga u wacyi galainayo,
@BUKHAARICABDISABBANBukha-gg5cg
@BUKHAARICABDISABBANBukha-gg5cg Месяц назад
Waxaan ahay kuwa wxa aan saamaynta kulahayn ku mashquulsan lkn hadda waan iska dayn
@DrNucmaan
@DrNucmaan Месяц назад
Mahadsanid Macalin Sharaf iyo Karaamo Korkaaga Ha Ahaato Alle Sw Ayaa Mahad Leh Cilmi Baan Kasoo Baxay Cilmi Kalaan Helay Hadana Alxamdullillaaahi Rabbil Caalamiin 😊 Waxaan Ahay Nin Awoodiisa iyo Dantiisu Meeshay Ugu Jidho Yaqaan Oo Aduunkiisa iyo Aakhiradiisaba Meel Sare Hiigsanaaya Waxaan Awoodayda Ahayn Oo Alle Sw igu Kalifina iskuma Kallifo Xadiis Nabiga Laga Wariyey Ayaana Ahaa [ ALLE SW HA UANAXRiiSTO QOFKii GARTA QADARKA NAFTiiSA ] 😊😊😊
@abdulkadirhassan9486
@abdulkadirhassan9486 Месяц назад
Ninyow kheyr faro badan Allaha Ku siiyo Allabe haku jeclaado runtii dawashada video yaashada lagama dhargo
@user-gu5rs8fv6x
@user-gu5rs8fv6x Месяц назад
Alle haku parakeeyo runtii wax na anfacaya ayaad noo soo gudbisay abaalkaaga alle Wayne haku siiyo خير الناس أنفعهم للناس
@AbdishugriAbdulahi-qj5ot
@AbdishugriAbdulahi-qj5ot Месяц назад
Mawduuc muhiim ah weye mahadsanid ustaat
@engjamaal426
@engjamaal426 Месяц назад
USTAAD MAHADNID HAL TALO USTAD CINWANKA KA HADASHAY MUHIM WA XIKMADO MAHMAAH IWM AMA QOFKA WAX FAHMA INA KU SO TARTA JECLAAN LAHEN 🙏 THANKS
@MohamedJama-j7w
@MohamedJama-j7w Месяц назад
Maharsanid ustaad abdiweli
@abdirzakdeero
@abdirzakdeero 5 дней назад
Ku dedaal waxa aad saameynta ku leedahay naftaadana horumarka u horseedaya...✍✅ mahadsanid ustaad abdiwali👍👍
@AliHasan66225
@AliHasan66225 Месяц назад
Aaad Aya u Mahadsanthy ustaad
@yuusuf-mn
@yuusuf-mn Месяц назад
M.a Waa Talo wanaagsan Rabi haku barakeeyo .
@Luqmaanmedia15
@Luqmaanmedia15 Месяц назад
Mahadsanid ustaad
@ameinn1639
@ameinn1639 Месяц назад
Barakow ustd
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Месяц назад
waxa lagu kala tegay waaba intaa. Halka awooddeena iyo tamarteenna aan ku bixineyno
@SeatAhmet
@SeatAhmet Месяц назад
Ustaad aadbaad umahadsan tahay sida aad noogu faa iidaysay waxaan jeclaan lahayn alla haku xafido❤
@hamdamohamedhassan
@hamdamohamedhassan Месяц назад
Waxaan saamenta kuleeyahay baan kumashquulaa shukran ustaad
@cabdalecasley87
@cabdalecasley87 Месяц назад
Masha allah
@abdisalambarkadle8168
@abdisalambarkadle8168 Месяц назад
Waa cashar kooban oo macna wayn leh. Saamayn buu igu yeelan doonaa. Insha Allaah.❤
@KhadarKeeyow-eo9yl
@KhadarKeeyow-eo9yl Месяц назад
Al ustaad abdiwali🎉
@abdifatahelmi8821
@abdifatahelmi8821 Месяц назад
Mahadsanid: fikirkayga- 1-goobada u hooseysa waa waxa gacantaada kujira ad maamusho. 2. Goobada labaad: waxa ad mamulin balse ad samayn kuyeelan karto. 3. Goobo sadexaad oo aanad gacan kugu jirin mana samayn kartid. Fikir dhiibasho❤
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Месяц назад
Mahadsanid walaal❤❤
@fardowsaabdi290
@fardowsaabdi290 Месяц назад
Maashaa Allah... Jazzakallahu kheyran...
@hirsidaud9504
@hirsidaud9504 22 дня назад
Jazakumullah talooyiin qiimo badan walal wax badan ayaa kaa faideey mahadsaniid
@mudalibmaxamedosmaan1997
@mudalibmaxamedosmaan1997 16 дней назад
Labadana waan kamidahay waayo halgan ayaan kula jiraa gudahayga. Mahadsanid ustaad.
@ahmedabdiasiis5151
@ahmedabdiasiis5151 Месяц назад
Mahadsanid
@MustafeAbdi-vf2ev
@MustafeAbdi-vf2ev Месяц назад
جزاك الله خير الجزاء ❤
@cabduweliorange5066
@cabduweliorange5066 Месяц назад
جزاك الله خير الجزاء
@ugaasaddow8930
@ugaasaddow8930 Месяц назад
Bulshada iyo qaraabada hadii aad lajoogto way kusaamaynayaan hadii aad kaharto waxay kudhahayaan waa qaraabo goy markaad lasocotana waqtiga ayey kaadhuminayaan talo keen ustaadow
@SakariyeIbraahin-je6bl
@SakariyeIbraahin-je6bl Месяц назад
Thnks wll qaliya
@user-ck4le9et6x
@user-ck4le9et6x Месяц назад
So jeedin qiimo badan
@user-ln1ql8lh1n
@user-ln1ql8lh1n Месяц назад
thank you y coach keep going i support for you
@MaryamoAlidahil
@MaryamoAlidahil Месяц назад
Teacher waa mahadsan tahat
@user-mk1uv4xs7x
@user-mk1uv4xs7x Месяц назад
Shukran macalin wax badan ban ka faaide ilahay khayr ha ku siiyo
@SeatAhmet
@SeatAhmet Месяц назад
Inaad nooso badiso buugaagta mahadsanid
@user-ds6dv4pq7y
@user-ds6dv4pq7y Месяц назад
MACAMIL CUSUB, OO KUGU SOO BIIRAY AYAAN AHAY, WAXAAN DANEYNAYAA INAAN WAXKA OGAADO, QIIMAHA GURYAHA INSHA'ALLAH
@Adoontii_Allah
@Adoontii_Allah Месяц назад
جزآك الله خيرا وبارك الله فيك 🙏👍🏾
@amranhussein819
@amranhussein819 Месяц назад
Mashallah may Allah protect you
@user-ct3jk7gh2q
@user-ct3jk7gh2q 21 день назад
Macalin mahadsanid wlhi waa ibadaly hadalkaa
@ugaasaddow8930
@ugaasaddow8930 Месяц назад
معلم شكرالك
@khalid-li4nh
@khalid-li4nh Месяц назад
Thanks alot teacher JazakaAllahu
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli Месяц назад
Macalin xisaab ah baan ubaahnahah oo online. Waxaan ahay hooyo marhore dhameysey nurses laakiin shaqadii hospitals iyo gabi ahaan caafimaadka nacday. Hada baan jaamacada ku labaan markii labaad. KISTAYDA WAAN WATAA MACALIN XISAAB DAGDAG IIGA DHISA BAAN RABAA
@user-ds6dv4pq7y
@user-ds6dv4pq7y Месяц назад
QIIMAHA GURYAHA BARNAAMIJ KASOO DIYAARI, INSHA'ALLAH
@user-qr1uk2jm8d
@user-qr1uk2jm8d Месяц назад
بارك الله فيك أخي
@user-oh9pc7cl5k
@user-oh9pc7cl5k Месяц назад
Thankz alot teacher
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 Месяц назад
Wcs abdiwali jumco wanagsan
@makkadualle1555
@makkadualle1555 Месяц назад
jazaakalaah
@SultanAbdalla45
@SultanAbdalla45 Месяц назад
Aad baad u mahadsan tahay walaal.
@mohamedabdi7545
@mohamedabdi7545 Месяц назад
Mahadsanid,ustaad buugaan in badan ayaan akhriyey af carabi iyo English ba laakin waan dabaqi la ahay e talo.....
@user-wz7ko8cx8p
@user-wz7ko8cx8p Месяц назад
Masha Allah Inadeeri mhd sanid, isku jir baan ehee. Insha Allah midayda xooga saaraya hada. Asc
@qaasimmohamedomar8033
@qaasimmohamedomar8033 Месяц назад
Waxaan ahay run -ahaantii qof ku mash quul San markasta xeen daabka uu wax ka badali karo ❤
@yuusufcali9624
@yuusufcali9624 Месяц назад
Waa barmaamij loobaaha yahay, Jasaaka allaah khayran
@Ardaaga_Nuurka2024
@Ardaaga_Nuurka2024 Месяц назад
Mahadsanid ustad❤
@khaalidaxmed1315
@khaalidaxmed1315 Месяц назад
شكرا يا أستاذ جزاك الله خير الجزاء
@balqiisamahat6555
@balqiisamahat6555 9 дней назад
SHUKRAN WLL❤
@MohamedJama-j7w
@MohamedJama-j7w Месяц назад
Maashaa allaah zheikh alle haku barakeeyo
@mahamouudeguueh7579
@mahamouudeguueh7579 Месяц назад
جزاك الله خيرا الجزا❤
@kingfariid27
@kingfariid27 Месяц назад
Ustaad waad mahadsan tahay oo dhalinta waad u dadaalaysaa balse ustaad buug ayaa jiro oo dhalinta anfacaayo oo magaciisu yahay ANIGA KUMAAN AHAY please bugaas noo soo akhri
@cumarcalicumar8299
@cumarcalicumar8299 Месяц назад
jasaka allah
@rugsanofficialchannel9369
@rugsanofficialchannel9369 Месяц назад
جزاك االله خيرا جزا
@CabdigalladAbsullhi
@CabdigalladAbsullhi Месяц назад
Aad iyo aad ayad uu mahadsan tahay c ❤ taecher
@deeqoibrahin
@deeqoibrahin Месяц назад
Waa halka ay tiraa soomaalidu " tiisa daryeelaa tu kale ku dara " hadii aad rabto inaa bedesho dadka kale marka hore naftaada aa laga bilaabaa.
@FAHADJIKOTA751
@FAHADJIKOTA751 Месяц назад
masha allah ustad allah ku barakeyo
@mahamedhusein6356
@mahamedhusein6356 21 день назад
Shukran alfa marah
@naruuroahmed2280
@naruuroahmed2280 Месяц назад
Thanks walal
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 Месяц назад
❤❤
@SuhaybAlrashid2211
@SuhaybAlrashid2211 Месяц назад
Wllo jaamacadaheebaa siwacan loogu dhigtaa shareecada
@user-sv7we1rx4x
@user-sv7we1rx4x Месяц назад
Thanks ❤❤❤
@user-ef9bw2cb6p
@user-ef9bw2cb6p Месяц назад
Saamayn kuma lihid mase saamayn kuguma lahan wan fahmi la ahay
@user-hn2zx3mv4p
@user-hn2zx3mv4p Месяц назад
Rabi haku wanaajiyo wll Qali❤❤❤❤
@honeysharif3521
@honeysharif3521 Месяц назад
Maashaa allah wall hore usoco
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 Месяц назад
Mahadsanid ustaad 😊
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 Месяц назад
3 weaks offline ???? I hope you feel better inshallah
@abbasabdi1987
@abbasabdi1987 15 дней назад
Waxaan ku mashquulaa mida aann saamaynka iyo control midna kulahayn😢
@khadijomohamudabdullahi2452
@khadijomohamudabdullahi2452 Месяц назад
Waxan ku mashuqulsanahay waxan xakamaynkaro sida inaan naftayda hormariyo akhiro iyo aduunka ba
@cabaasmaxamed9188
@cabaasmaxamed9188 Месяц назад
Mahadsanid.
@shiilamohamed7231
@shiilamohamed7231 Месяц назад
Masha Allh watala wagsa mshad sanid
@abdurazakabdulahi9169
@abdurazakabdulahi9169 Месяц назад
Waxaan ahay nin kumashquulsan waxa aanu saamaynkulahay. Pl seen ugabixikaraa. Xageese kabilabaa wll
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 Месяц назад
Mid aan ahayba mooji ma jiraa qof u dhexeeya 2badaa
@deeqacabdi2576
@deeqacabdi2576 Месяц назад
Ani wax anaan iquseynin ooba sameyn iyo dan iigu jirin 24 hours ku mashquulsanhy meeshaan tagoba meel xun ila noqonee gurii aan dego guri xun ila noqonaaa wlhi cilaaj u baahanhy😢
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 Месяц назад
Vedios noo Soo gali walal maal mahan maba ku arkin what happened? Is everything okay!
@mohamoudabdideria2469
@mohamoudabdideria2469 Месяц назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Wll Sare Abdiwali waxaan rabay in aan arin yar mawduuc kala hadlo ee WhatsApp kaga Maad isoo siin karnaa. Mahadsanid Wll M.
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Месяц назад
👏🤝👍
@NajmaHuss
@NajmaHuss Месяц назад
Kan wax usansameeta kulaheeyn ku Mashquul san 😢 ahy
@islams1961
@islams1961 Месяц назад
محاضرة منارات في منهج السلف || د. عبدالعزيز بن ريس الريس ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-0lBWbAmLhNc.html&si=enOWLcGQGRM2ggQv
@user-ug9to1yp1f
@user-ug9to1yp1f 24 дня назад
Asc subaxwanaagsan
@Taj-Hero
@Taj-Hero Месяц назад
Mahadsanid ustaad
@AddowAbdi
@AddowAbdi Месяц назад
Mahadsanid
@AbdishugriAbdulahi-qj5ot
@AbdishugriAbdulahi-qj5ot Месяц назад
Masha Allah
@yuvii4981
@yuvii4981 Месяц назад
Thank you so much ustaad
@HassanAdan-u1k
@HassanAdan-u1k Месяц назад
Mahadsanid walaal❤
@ju4965
@ju4965 Месяц назад
Mahadsanid
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Месяц назад
Mahadsanid ustaad
@Prof-Abdifatah
@Prof-Abdifatah Месяц назад
Mahadsanid ustaad
@user-bw8kx8xt2q
@user-bw8kx8xt2q Месяц назад
Masha allah
@MaslaxXasan-iu1it
@MaslaxXasan-iu1it Месяц назад
Masha allah
@istanbulbc9351
@istanbulbc9351 Месяц назад
Mahadsanid walal
Далее
Maskaxdaada Dib u Prograami || Dopamine Detox!
21:05
Просмотров 92 тыс.
7 Iska daa Nolol adigu aad leedahay SAMAYSO!
12:13
Просмотров 68 тыс.
Soft Skills Kama Maarantid!
13:08
Просмотров 39 тыс.
Awoodahaaga Kici oo Mustaqbalkaaga Sameyso!
18:27
Просмотров 33 тыс.
Qof ka bixi kara ayaad tahay GO'AAN GAAR
10:52
Просмотров 58 тыс.