Тёмный

Waxaan noqday geel jirad😁 

dhaqan kaaba
Подписаться 226 тыс.
Просмотров 144 тыс.
50% 1

Instagram dhaqankaaba
www.instagram.... 👈
Facebook pege dhaqankaaba👈
Facebook dhaqankaaba👈
tiktok dhaqankaaba1👈
Hadii aad doonayso mawduuc inaad igala hadasho oo aaladaha aan isticmaalo aad igalasoo xariirto asc kaliya hasooqorin ee sooraaci mawduuca aad igala hadlayso sigoo dhamaystiran
waan iidinjeclahay soomaali maxamed❤🥰
fadlan subscribe saar Channalkaan
• aamusnaan 👈

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 420   
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 3 года назад
Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye
@umuayuub654
@umuayuub654 3 года назад
Diinta wax ka wangsan malaha waxa ugu wanagsan ayaad so gudbisa insha allah walaalo badan kuso boqan dono anigo kale
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 3 года назад
@@umuayuub654 Mahadsanid wlashay
@halimoosman9528
@halimoosman9528 3 года назад
Wnku sarey wll
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 года назад
My Instagram igala soo xiriir wll instagram.com/p/CPSFlpWn2xQ/?
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 3 года назад
@@farhiafagadhe1273 ok
@FADSO
@FADSO 3 года назад
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN....
@crronaldo7736
@crronaldo7736 3 года назад
Inta nabiga jecel scw like isaara plz
@abdullahijama6437
@abdullahijama6437 3 года назад
Dad la aan ma tihid abaayadiis waan ku dawanayaa weliba waana ku jecelnahey ogow
@geeljiredhidar6448
@geeljiredhidar6448 3 года назад
maanshaa alaah waa asalkii meeshii laga yimi iyo xusuus fiican halkaas kawad dhaqankaaba ilaahay haku barakeeyee
@muhsenali123
@muhsenali123 3 года назад
Mashaalah waa hool adak runtii garabkaagan tagannahay wll hore usoco inshallah
@ismailwarsame7324
@ismailwarsame7324 3 года назад
Filkaa ayaa U room tahay fariid Allah in uu ku xafido aakhiro Iyo aduunba aamiin
@xiiranesangaabcumar9262
@xiiranesangaabcumar9262 3 года назад
Dhaqankaabo waaw wawa wawawa waayo waayo waayo aragnimo ayaan kuu dhaafayaa guul iyo gobonimo waarta ayaan kuu rajeynayaa walaal shey khaaliga ah
@ahmedlaarri8193
@ahmedlaarri8193 3 года назад
Shaqo wacan ayaad qabatay wll waad ku mahadsan tahay channelkaga iyo howsha u haysid umadda soomaaliyeed !
@qaalimuuse8767
@qaalimuuse8767 3 года назад
Masha allah inkastoo aan geel lahaynin hadan awrta baa sas u hon jiray hareeri waa aqaan meesha aan dagno asagoo howd ah ku yaale hees buu leehay hareeri hareeri hareeri xaglaale laxwed ah lugteedle ma saar jilibkeed leh kkkk inta kale waa ka xishoonq kuma dari karo
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 3 года назад
Hahaha... Inta kele noogu dar walal.. Murtida dhaqanka ha nagala bakhaylin...
@abdullahiabdigeele3388
@abdullahiabdigeele3388 2 года назад
Masha Allah dhulkeenu aad ayu u quruxbadan yahay keep doing the good work
@IbrahimHassan-zk1ey
@IbrahimHassan-zk1ey 3 года назад
Maasha Allah Tabaraka Allah gabadhaani Rag iyo Gabdhaha way dhaaftay geel bay raacaysaa oo soo caraabinaysaa oo shaqo yin fara Badan oo reer magaalku aanay qaban Karin bay qabanaysaa Illaahay Ha ku Xifdiyo Hana ku barakeeyo waa geesiyad shaqo Badan aad baan kuu salaamayaa gabdho Badan iyo rag Badan baad dhaantaaye
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 года назад
Mahadsanid wll 🥰
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 3 года назад
Arooska miyaa lagugu casumay msh allaH quruxeey hore usoco gabadh gabadh dhaaftey Doolo ilaa taleex baad socotey dhulka taako taakeyso🥰❤💯🐴
@omaraxmed5264
@omaraxmed5264 3 года назад
Mshaaaa allh gabdhan waaa gabdh wanaaagsan oo Akhlaaq wanaaagsan Allh haku xafido walal qli ku dayasho Ayaaad mudan tahy horay u soco wlshy Allh haku barakeeeyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdiazizdekow8514
@abdiazizdekow8514 3 года назад
Masha Allah wlshy shrf bthn Allah haku dowra oo haku xifthiya Mel kasto ad jogta runti wan ku cabsatha athoo qof dumar ah Aya no so gud bisa dhaqankena somaliyed oo an ka tagnay wad mahadsanthy 💯 runti codkatha mcn ayawa na cajabiyey Masha Allah wxn rjn muqalkathana wa kasi qurax bthnyhy Masha Allah wlshy ubaxey wan ku salamy fii amanillah
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 года назад
🥰🥰
@missreche
@missreche 3 года назад
Many more support from Kenya I wanna visit your village
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 года назад
MashaAllah abaayo Geelka iska raac qurux waaye geel 😁🐪🐪🐪🐪🐪🐫🐫🐫🐫🐫adiga iska leh iga gudoon 🥳🥰🏆🥇
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 года назад
🥰🥰
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 года назад
♥️♥️♥️♥️
@TausiAliMohamed
@TausiAliMohamed 3 года назад
Masha allaah 😘 😘 😘 walasheey mcney ilaahey ha ii kaa xafido mcney
@abdikadirfarey
@abdikadirfarey 3 года назад
Waan kaa qaadnay Walaal sare hore usoco ubaxey dad badan ayaa iyagoo magaalka jooga indhaha ka waha gadista.
@abdisalaamhajji8985
@abdisalaamhajji8985 3 года назад
M.a my sister ilaah ha ku xifdiyo 🙏🙏🙏
@abdiyare2831
@abdiyare2831 3 года назад
DHAQANKAABA mahadsanid walaashay wax badan ayaa kaa faa'iidnay....Jaamacad socota oo dhaqanka ah ayaa tahay.. Weligay ma arkin qof sidaada Documentary uga sameeyey dhaqankeeba miyiga. Guuleyso baayo. 👍👏👏
@abdulqadirhusenali8146
@abdulqadirhusenali8146 3 года назад
Geela waad kadheeraatay amow hoostaada kujiraa ubax funy tahy allha ku dayo waa noo dadaashay xaqiiqatan❤❤🙏
@YasinBurale
@YasinBurale 4 месяца назад
Geeli waad ka dheeratay wlhy qosol Dhaqan kaaba😂
@sahankii-haldoorka
@sahankii-haldoorka 3 года назад
Walaashayku mahadsanid sidda aad ugu dhiiratay inaad bankaa muuqaal nooga soo samaysay
@arimasdek336
@arimasdek336 3 года назад
Xasuus igu qaliyay qimaadkulahayd naftayda wan u xiisay badiye insha allh wan tagi dona
@kiygmiyg2189
@kiygmiyg2189 3 года назад
Aniga af somale ma qanoo lakin waakujalee somalee😙😙
@naalayeaadam2909
@naalayeaadam2909 3 года назад
Maashaa Allaah waa dhaqan kaaba oo geel jire ah maanta hambalyo bilad dahab ah baan hawada kaa gudoonsiinayaa.
@seynabxuseen4444
@seynabxuseen4444 3 года назад
kkkkk.geeley.gadaradi.aawen..geeli.walahele.masha.alaaaah
@drwarsameyusufabdi5767
@drwarsameyusufabdi5767 3 года назад
Funny ayaa tahay amaa geelii ka dheeraatay kulahaa ,, gabartaan natural six back ayay leedahay yaa eego Gabdhaha magaalada oo habraha cml ah ma ahan
@omaralinour3377
@omaralinour3377 3 года назад
Asc Adeer Maansha.Allah Well done
@jamaalhasan8682
@jamaalhasan8682 3 года назад
ماشاءالله تبارك الرحمن اختانا طقن جابو وهي تحمل العصى وتبحثين الإبل الضال آسف تعبت وارهقت لأجل إرضاء المشاهدين تحية اختانا مليون مشترك تستحقيين بإذن الله الباري همة عالية...
@sulaymanabdi4916
@sulaymanabdi4916 3 года назад
Dhaqankaaba wllo aad iyo aad u mhdsantahay runtii bulshada waxaad ugu jirtaa meel qiimo leh Ushu waa bakoorad wlloy
@sahraaynab7672
@sahraaynab7672 3 года назад
Mashaa Allah gabadh adag baa tahay oo dhaqan keeda kufaanta hohobta nagadaa hana qamaajine
@sulaymaan2600
@sulaymaan2600 3 года назад
Manshllh wll Dhaqankaaba Allaaah Ahu Xiddiyoh
@alkadirsuge2391
@alkadirsuge2391 3 года назад
Masha Allah dhaqankaaba geela soomaalidu magac ay taqaano iyo maamuuska ay siisay qofkii yaqaano soo sheeg
@maxedismaaciil4046
@maxedismaaciil4046 3 года назад
Mar walba adiga muuqaaladaada sugaaa iyo miyiga dhaqanka so jirenka aha
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 3 года назад
Masha allah abyo ilahay ha ku xifdiyo
@robgoal2990
@robgoal2990 3 года назад
Waabaa gabar geeljirad ah na ag deganaan jireen saa markii dambe waala guursaday walaahi been maaha😍😍
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 3 года назад
Masha Allah dhulkii quruxdabadna bakulabatay ❤️👍💖💐💝
@badramuse3383
@badramuse3383 3 года назад
Manshalh manshalh wall alle haku xiftiyo hore u soco dhaqankaba wan kugu fana
@maxamuudoomaar1396
@maxamuudoomaar1396 3 года назад
Hhhhhh armaad geeli kadheratay dhaqan kaaba waa qosol alle ha ku xiftiyo aduun iyo aakhiroba wll amiin
@laarij682
@laarij682 3 года назад
Alla maxaan geel saas usoo caraabiyey. Aad bn kuu salaamayaa adiyo wiilasha geela kula jiray.
@mohamedharir235
@mohamedharir235 3 года назад
guleyso walashay
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 3 года назад
Waa dhul nimcad ah oo aad u qurux badan maashaa Allah.
@ericsiciid7530
@ericsiciid7530 3 года назад
Waxaan day xasus igaliyeen wllhi😉😁😁😁😁
@Kingnasser7
@Kingnasser7 3 года назад
Bade yahiihna magaciis wa adin imana sa caana geel u helo 🤣👋🏽
@kamela775
@kamela775 3 года назад
abayo alabaha badiyaha no so bandhig iyo magacdooda ta kale sheeko iyo dhacdoyin xaraba miyiga yaal no so gudbi hada dad kaga shekeya helaysid ani bari an miyi aaday abtigay habeen walbo sheko cusub xarabo no shegi jiray
@rashkamedia5983
@rashkamedia5983 3 года назад
walashayda iyo walalkeyga qalbiga iyo gacmaha furan 👉 subscribe 👏👌
@dahabomohamed1228
@dahabomohamed1228 3 года назад
Gaarideyni masha alaah qrxbdn horo soco🥰🥰
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 3 года назад
Hidyooy woooy.. Soo carabadu.. Hidyooy woooooy caafimadiyo.. Hidyooy woooy caano kuuma leh.. Heesihi geela ee caraabada waban ilaaway.. Inkasto anan Geeljire weyn noqon..
@nasriinahmed2003
@nasriinahmed2003 3 года назад
Waxaan xasuustaa bari aan miiga aadnay oo aan arkay geel markaas baan iri lugta geelu wuxu u eeg yahay laxooow 😂😂😂😂😂😂
@yusufahmed6970
@yusufahmed6970 3 года назад
Mansha Allah isku dad iyo dal baan nahay, isku lahjad, isku dhir, xoday, raxanreeb ama dhamaajo, hereri, hohob, maajeen iyo qaar kaloo badaniba way ii muuqataa.
@mukhtarhassan4964
@mukhtarhassan4964 3 года назад
Mansha.allah in kastoo aanan geelay ahayn
@abdullahijama6437
@abdullahijama6437 3 года назад
Abaayo thanks waad ku mahadsan tahay sida quruxda badan ee aad noogu soo gudbiso
@abdirahmanadawe5941
@abdirahmanadawe5941 3 года назад
Masha allah hareeri toos ayuu ubaxaa mana qaroocsamo maxa qaldan
@shugrixasan4612
@shugrixasan4612 3 года назад
Masha allah walahy wan u xisay badiye iyo geeli an sidan oo kale u fidguginjiray wllshay mcn guulayso gorwalba my queen 💘💋❤
@aadandhuux2207
@aadandhuux2207 3 года назад
Geelu galabtii gaaniyo irmaan maysu Kala guray ana galabtii gaajiyo haraad geed ma la hadhsaday adna geesiyad gaari dhaaftoo Geela raacdoo guday fiidnimo Gobeey inaad tahay Waanu garanoo Guurtibaad tahay Dhaqankaaba
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 года назад
Mahadsanid wll 🥰🥰
@ahmettrealman2413
@ahmettrealman2413 3 года назад
Masha allah oray usoco wllo
@habibamoalim6759
@habibamoalim6759 3 года назад
Wlhi waa qoslay ,geela amad kadheertahay ,iyo bahala igudhaga ,iyo bahal weyn oo nidir ladhaho kkķķkkkkk😂😂😂😂😂😂❤
@faaraxcumar6955
@faaraxcumar6955 3 года назад
Wllhi Ubax waa Gabadh karti badan. ❣️
@sahroaadan1793
@sahroaadan1793 3 года назад
Walashey geesiyad baatahay runtii masha allh
@zakariye2037
@zakariye2037 3 года назад
Masha allah, Guuul ayn ku rajeena wlshy
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 3 года назад
Cali iyo cabdixakim waa wilal gesiyala waxan ka helay markat tidhi bahal baa igu dhagay siday usoo istaagen walahi geelu waa hawl adag yahay galabnimo ilaa 7 habenimo yallah lkin dhulka bahal majogo miyaa rabi haydinku amaansado
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 года назад
Wwww mashaallah super hit thanks information
@abdrhmnhussen4014
@abdrhmnhussen4014 3 года назад
Ubah abdullahi shaqo fcn baad heyda runtii allh hakula garab galo abayo
@salaadblack9041
@salaadblack9041 3 года назад
M.A DHAQAN KAABO RUNTI wx tahay Hablihi laga bixin Jiray 100 geela Sida Gela u Xarayse keep going wllo
@BaxnaanChannel
@BaxnaanChannel 3 года назад
Dhirta gobalka Doollo waxaa kamid ah Hareeri. Wax fiican baanu doollo ka baranay. Mahadsanid inanyahay
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 3 года назад
Alxamdulilllaah hadiiba aad hesheen,horta geela ma isku raadba mise waa lakala yaqana raadkisu? igana raali ahaw hadii adan kahelin su,aasheda
@sukhraabdi4436
@sukhraabdi4436 3 года назад
Wakala raad
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 3 года назад
@@sukhraabdi4436 haye waad ku mahadsan tahay inad ii faa,ideysay
@sukhraabdi4436
@sukhraabdi4436 3 года назад
Ada mudan inadeer qli
@saidodahirdahir2065
@saidodahirdahir2065 3 года назад
dadka qadhdaa gela weykalayaqanan
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 3 года назад
@@saidodahirdahir2065 waa runtaa qofna xoolahiis magarnwaynayo lkns xaga raadka ayan ka shakiyay Geeleyda xooga xuf waye bal raali ahada kuligiin intii geeley ah 🇸🇴❤️🇸🇴
@ubahcarfon8450
@ubahcarfon8450 3 года назад
Mashallah dhaqankeena ❤️❤️❤️❤️
@maahir1776
@maahir1776 3 года назад
Dhaqankaabooy wllo ratiga baarqabkaa waad ka baqysa miyaa dhowr jeer ban arkey adgoo. Camerada ku adineyne aniga waan jeclhye. 😂😂😂
@mariamapdirazhid2506
@mariamapdirazhid2506 2 года назад
m.a wllhi Misaan Hareeri Dhagada ogabaxay Xasuus hore wllhi waan uxiisy Doolo m.a Allh hakuxafido wll
@user-ne5gd2yb8e
@user-ne5gd2yb8e Год назад
Masha alaah walal quruxeey likiin markaad golbk dollo timd xageed kanoqotahy kumaanaan arage❤❤
@raqiyodhaqane6754
@raqiyodhaqane6754 3 года назад
Masha Allah abaayo gudbintaada waa Ku farxay
@MohamedAbdi-bw6gu
@MohamedAbdi-bw6gu 3 года назад
Anigu Gogolka Doollo ee ay gabadhani ka waramayso ayaan ku dhashay, gabadheena allaah ha xifdiyo.
@ahmedhazenadenmadar5857
@ahmedhazenadenmadar5857 3 года назад
Ana garaneye heesti geela waa lagu dhinta geel dhaqo nin yidha dahaye waaa dheman iyo lul ku jira dhud iyo aafade dhayal iyo ciyaar laguma helo dhud iyo aar layey iyado wada dhasho dhan la furay mado barqabki nirgaha dhalay marku dhunta galineyey dhal jacayl awded marku dhunta galinayey 🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 года назад
🥰🥰
@farhiyo4
@farhiyo4 3 года назад
Masha Allah waa geel qurux badan.
@fantasticchannel2831
@fantasticchannel2831 3 года назад
MashaAllah wllo MashaAllah Allah haaaku xaafido amiin yaaaraaabii waa jawi ad oo Quruxbadan www
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 3 года назад
Mansha allah guuleyso
@ahmedhazenadenmadar5857
@ahmedhazenadenmadar5857 3 года назад
Masha allaah gabdh dhaqankeda ku faanta adaa jira runti
@abdiyussuf1144
@abdiyussuf1144 3 года назад
Masha Allah dhaqankaaba, nag nool batahay. Nimankaasu inay hasha ugu canaha macan kulisan bay ahayd.
@falilaali6182
@falilaali6182 2 года назад
Subeu
@maryammoh3029
@maryammoh3029 3 года назад
Abaayo waa iga qoslisay bahalbaa igu dhegay 😂😂😂😂😂😍😍😍
@aslihassan408
@aslihassan408 3 года назад
Mashallah Allaah Abaayo
@leilaasturan5895
@leilaasturan5895 3 года назад
Maa shaa Allah wan aqaan hareri inbadan fulay runtii maa shaa Allah wallashey geel maran ano yar raacay xolahan ad u raci wa ari iyo loda.
@abdullahijama6437
@abdullahijama6437 3 года назад
Iga raali noqo hadaan qaldo balse sidan maqley qaawane waa qaloocan eeriya sow mahan hadadan jecleyn soo gudbinta messha waan kaa raali gelinayaa
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 2 года назад
Asc Mashaa Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha Ku Siiyo Inshaa Allaah Amiin
@user-vv7jj6nh7y
@user-vv7jj6nh7y 3 года назад
الغريب ان مرافقينك لم يحملو معهم اي قطعة سلاح خوفاً من اي حيوان مفترس والكل متعايش مع الطبيعه. ما شاء الله تبارك الله.
@abdilahidahir5609
@abdilahidahir5609 3 года назад
Waaxay geel jiraha macawista dhaadheer xertii quraanka ayad mooddaa
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 3 года назад
Wiilasha Yaryar kamarada ka yara qajilayan wan fahmaya..
@Beachworld
@Beachworld 3 года назад
Inta so martay xaladan oo kale oo raadisay geel oo habenkii seexatay Barry gabalku ugu dhacay like Sara 👍
@_GlobalNomad
@_GlobalNomad 3 года назад
Mash allah
@yaqoupabdu4936
@yaqoupabdu4936 3 года назад
ماشاء الله فيديو جميل جدا اخوكم من تشاد🇷🇴🇷🇴
@kimjongun8146
@kimjongun8146 2 года назад
Chad ❣😘 welcome brother
@abdimalikmahamedjama1098
@abdimalikmahamedjama1098 3 года назад
masha allah dheeman hablood
@aminafarah6175
@aminafarah6175 3 года назад
MashaAllha
@XiinQacle
@XiinQacle 3 года назад
Geelu waaa kala raad waana lakala yaqaan qofka aad udhex jooga💘
@Zurich527
@Zurich527 3 года назад
Hareeri waa geedaha geedka ugu dheer
@geefaylechannel8900
@geefaylechannel8900 3 года назад
Masha Allah xafida laah abaayo
@sowdajimcale821
@sowdajimcale821 3 года назад
Dhaqankaaba allah haku xifdiyo
@mahadmoon2825
@mahadmoon2825 3 года назад
Wlhi cawskasan garanayaa waa maajeen iyo dhurbo ninkii dollo joogi jiray uun baa garan
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 года назад
Maasha Allaah war waa Doolo iyo Hawdeey
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 3 года назад
Manta wa sodahay walaga so hurmaray alah idin amansdo
@seniorcade1784
@seniorcade1784 3 года назад
Yaaaa🤣🤣🤣 keep going sister 🌷🌷
@mariyacnuur3366
@mariyacnuur3366 2 года назад
Mnsha allh abayo allh hakubarakeyo wan jeclahay badiyaha sanad kasta wantaga hada 4 bil ayan moganahay Lkn muqalka markad dubaysoaad ayaad ugudhibtota wayo waad asturantahy badiyahana soda laguyaqan hadaad sidaysato maryaha gedaha ayaa kaqabsan adi sigisan ayaa kudadhay bire iyo qodax ayaa kabuxsami allh hakusiyadiyo asrurnaantada
@abdirahmaansuleemaan7877
@abdirahmaansuleemaan7877 3 года назад
maansha allaah wll dhaqan kaba keep goin🥰🥰
Далее
Gabdhihii hore iyo kuwa maanta waraysi
14:52
Просмотров 54 тыс.
Rati dad cuna iyo waxa nakala qabsaday🥵
18:01
Просмотров 276 тыс.
30 Halaad oo marwudha dhalay.
3:53
Просмотров 20 тыс.
Soodhaweeya nolasha cusub ee dhaqankaaba
9:23
Просмотров 53 тыс.
بادية الصومال | Miyiga Soomaal
38:11
Просмотров 1,1 млн
Dhibtaan kamaro soogudbinta muuqaalada😥
16:59
Просмотров 197 тыс.
Waamaxay qabo iyo waxa laga sameeyo
15:19
Просмотров 42 тыс.