Тёмный

AQOONSO CADOWGAGA// OO KA HORTAG INTA USAN KU WAXYELEYN👈 

Lajecley Awil
Подписаться 3,4 тыс.
Просмотров 775
50% 1

Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 18   
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 месяцев назад
Asc Dadkaygow Sanad wanagsan illahay sanadkan kiisa cafi iyo caafimad hanagu gaarsiiyo ❤🥰👈
@anabali5298
@anabali5298 9 месяцев назад
sax weye habo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@anabali5298
@anabali5298 9 месяцев назад
❤Sax Habo waa hadaökaga waa wax an arkay waa runtada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 8 месяцев назад
❤️❤️👈
@shukri846
@shukri846 9 месяцев назад
Wcs
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 месяцев назад
🥰
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 9 месяцев назад
🥰🥰😍
@Farxiyo-ez3ps
@Farxiyo-ez3ps 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 месяцев назад
❤❤❤
@Miidan5
@Miidan5 9 месяцев назад
sidoo kale sister thank you for your advice
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 месяцев назад
Nolow ❤️🤣
@ahlammursal1595
@ahlammursal1595 6 месяцев назад
Waan arkay gabar dabeecadahan leh
@ahlammursal1595
@ahlammursal1595 6 месяцев назад
Isku class ayaan nahay dhoocil dabeecadahan leh
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
@@ahlammursal1595 😅 iska ilaaali
@sahroguure-kh1xz
@sahroguure-kh1xz 9 месяцев назад
Wax ficn ayaa umada u heysaa horay u soco qaali
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 месяцев назад
Mahadsanid xabiibti❤❤❤
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 9 месяцев назад
Masha alah tabaraklaah horay usoco xbbti ❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 8 месяцев назад
Nolow ❤️
Далее
IS BADAL KU SAMEEY NAFTAADA )
12:13
Просмотров 1,7 тыс.
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
НОВАЯ "БУХАНКА" 2024. ФИНАЛ
1:39:04
Просмотров 486 тыс.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Просмотров 14 тыс.
GABADHA SIDUU EEYGA U CUNAY???
33:15
Просмотров 64 тыс.
اهمیت خانوداه در اسلام(01)
39:52
Просмотров 1,6 тыс.