Тёмный

Aqoonyahan?! |Shakhsiyad Been ah | wajiga baraha bulshada ee bugta ah. 

Sahanka
Подписаться 419 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии    
@suhail3laweizy
@suhail3laweizy 3 года назад
Wacyigeliye, lataliye , dhiirageliye , iftiimiye , Waku tageera legend
@raaniyamohamoudali3201
@raaniyamohamoudali3201 3 года назад
Aduunka Dadka Runta sheega Xaqiiqada ka Hadla maanta wa si Dabar go, ayaan sharfanid Aqoon Yahan 🙏
@aishaabdi6678
@aishaabdi6678 3 года назад
Aqonyahan kada inanku maraabe🤣
@idmanhaji79
@idmanhaji79 3 года назад
Insaanka waxa u muuqda uun buu ka hadli karayaa , Aqoonyahanna waad u qalantaa in lagu yidhaahdo 💯💯
@qadarqayas3212
@qadarqayas3212 3 года назад
Anakoo og waxaas baan inootahay aqoonyahan wll aadan sahan keep going 😍😍😍😍
@ifrahmuuze7936
@ifrahmuuze7936 3 года назад
Talent ayad ledey wll masha allaH Naftada ku kalsonow🥰🥀
@hawayurubmohamed4460
@hawayurubmohamed4460 Год назад
Masha Allah waxaa tahay Aqoon yahay iyo qof ku dayasha mudan Allah ku barakeeyo Adam mahadsanid 🙏✅💯
@abdirazakahmed4692
@abdirazakahmed4692 3 года назад
WAA run aadanow sxb dadkeenna soomaaliyeed aqoonyahan ama caalim dad la tirinkaro ayaa ah Dadka badan ee sheeganaya Derejooyinkaa waa been abuur
@caarifmoha7456
@caarifmoha7456 3 года назад
waa intan kugu jeclahay brother dhabta ayaa ka hadasha dhabtadana waa soo bandhigta
@cumarsomane9738
@cumarsomane9738 3 года назад
Alle haku sharfo xaqiiqdaad noo taabatay
@rashiidisack2844
@rashiidisack2844 3 года назад
Allah haku xifdiyo wll adaan qof noloahwyda wax weyn kabadalay greeting u from canada
@aishamaxamad9663
@aishamaxamad9663 3 года назад
Wcs m.a allaha ku barakeeyo aduun iyo akhirabo xaqana allaha ku gu sugo balana allaha kaa dhawro
@khadarcabdiraxmaan3031
@khadarcabdiraxmaan3031 3 года назад
ربنا يحفظك في الدارين أخي المسلم أن شاء الله 🤲
@honestman4046
@honestman4046 3 года назад
⭐..ILAAHEY DHAMAANTEENBA JIDKA XAQA IYO XAQIIQDA HANUGU SUGO......♥️♥️♥️♥️♥️
@Wadaniga_1
@Wadaniga_1 3 года назад
Hambalyo Hambalyo walal aadan dhamayntaada jaamacada ilaahay hakugu anfaco if iyo aakhiraba aamiin
@mohamadahmednure5467
@mohamadahmednure5467 3 года назад
Masha allah Run ahaan tii waxa aad tahay Wiil qarkii aad ooga Fiican Jecel umada in ay Wada noqoto kuwo indheer garadka Waxa aan anigu kugu maamuusay Mustafe yare mustafaha labaad ee dhalinta
@abdifatahosman5644
@abdifatahosman5644 3 года назад
Oyoyaaaay HADAL HAYNTU WAA SHARAF MARKAAD TAHAY RUUX HORUMARAY KEEP GOING PRO AADAN MAHADSANID
@habiboismailali5784
@habiboismailali5784 3 года назад
Allah ha ku xafido walal Aadan Sahan xaqiiqda aya sidaa ah
@abuabdirahman892
@abuabdirahman892 3 года назад
Maasha allaah aqoon yahan somaliyed
@Just2facts2
@Just2facts2 3 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
@cimranomar5746
@cimranomar5746 3 года назад
Walaal adan allha xisaab la'aan janada allha kuugu galiyo waxaatahay midka idhaha noo furay
@FardowsaindhaQalbi
@FardowsaindhaQalbi 3 года назад
Kuma sogalin aniga shaqsiyad beena lkn dadka ayaa iga aminay waxanahen runtii arintaasna wan kawalwala waliba waxaa sidaran marka laga amino ahlu diin inatahay waliba culumaah waxana kacabsada malintalai xisaabin dono 😔😔😢😢😢😭😭 ‏اللهم اجعلنا خيرا مما يظنون واغفر لنا ما لا يعلمون😭😭😭😭😭
@sabrinaomar9800
@sabrinaomar9800 3 года назад
asc walal wa waxa ugu fican runta wana tan gusha lagu garo mida kale shoshal midiyaha inta badan kuwa ku jiro wa hanti radis lakin adiga masha Allah in badan ayadna ka qima badantahay runta ayadna ku gartay
@abdifatahali3099
@abdifatahali3099 3 года назад
maaashha allaah zxb barnaamijyadaada aad ban usugaa runtii nosooo badi i.a
@cabdimacalin1844
@cabdimacalin1844 3 года назад
Asc aqoonyahan mutacalim ama muqalif midkaa doontaba ahaawe aniga waxaan aaminsanahay inaad tahay shaqsi anfaca bulshada soomlida wax badana aan kaa faa iidno allaha ku xafido sxb aamiin
@zakariyexasan1310
@zakariyexasan1310 3 года назад
Mashallah wll adan waxaa mudan tahay in lagu daydo in badan. Mahadsanid Hore uso co barnamishadaa waaa ku faaido le dhaka kale waa xaraabo.💪🏽
@maxamedadan3219
@maxamedadan3219 3 года назад
Adan khadar maanta waxaad soogudbisay muuqal an jecladay inaan dhowr mar kuceshado waxaadna nasiisay siro naga daahsonryd
@mohanelmi2642
@mohanelmi2642 3 года назад
masha allah wll Aadan sahan Wxd thy qof shakhsiyadisa ka dhabshegay .... Allaha ku xafido
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 3 года назад
Aadanow zxp waa tahay aqoonyahan ee Ķå is liidin keep going zxp 👏👏👏❤️❤️✊✊✊🤞✊🤞
@nimomohet5537
@nimomohet5537 3 года назад
Walahi wallo noloshayda waxybi badn ayd i fahmsisay aad bn kaga mahdcelinyaa ilaahay caqliga iyo cafimdkba haku barakeeyo❤
@muhanadck1672
@muhanadck1672 3 года назад
Mhdsnd. Libaax hadduu qof yahay wllhi waa adi. Aqoonyahan Aadan Khadar Ali.🥰
@rahma_h2y
@rahma_h2y 3 года назад
Waxa kaliya ee aan ka ogahay noloshayda waa inay tahay isdaba jooga Naxariista Eebbe, Ilaah baa mahad leh wixii jiray iyo waxa dhici doona.
@amiincali6751
@amiincali6751 3 года назад
Aadan sahan walahi nin waxgarad ah
@hothojama267
@hothojama267 3 года назад
Masha allah Dhirigeliye wanagsantahy runtii wllkayow alle ha ku sharfo
@maymuuncismaam5341
@maymuuncismaam5341 3 года назад
Exactly aadem qof kudayasho mudanbaad tahay , laakiin San ka aminsana markan RU-vid kala socday Ayan markan kula kulmayna kala kulmay....
@sahanka97
@sahanka97 3 года назад
Mhdsnd Maymuun
@Mr.MoSaeed
@Mr.MoSaeed 3 года назад
Maasha allah #Aadan_Sahan 👏
@albaaniyare2235
@albaaniyare2235 3 года назад
#Nin_rageed Aadan sahan👍from somalia🇸🇴🇹🇯
@abdikarim6468
@abdikarim6468 3 года назад
Xaqiiqda Ayaad Ka Hadshay. Aadan Khadar. Sikastaad tahy wan Kugu Taageera Xitaa Jeel jire 👋
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 3 года назад
wcs wll wad mahadsantahay sida wacan aad noo faahisay nolosha dhabta ah ama xaqiiqda
@basracabdi9745
@basracabdi9745 3 года назад
Wall runbaa noosheegtay mahadsanid real life it's important 😌😌✋
@jamaabdilahi6672
@jamaabdilahi6672 3 года назад
Mashalah shakhsi aan aad u jeclahay aadan sahan Alaah haku xifdiyo wll
@haleelka6573
@haleelka6573 3 года назад
Waaa xaqiiiq runti tawaaaduc ayaa kaa muuuqdo waa sifo wanagsan zxp
@zuhraumucamaar2032
@zuhraumucamaar2032 3 года назад
Libaanta labada daarod allh Ku siiiyo ustaad
@asadabdi6914
@asadabdi6914 3 года назад
Mansha Allah wll horay u soco 👍🏽
@libanismail4418
@libanismail4418 3 года назад
aqoon yahan ayaan ku haystay ee mxd isla fishilisay lkn wali waan ku aminsanahy 🥰
@axmedcawil3665
@axmedcawil3665 3 года назад
Way iku socotaa Excellent 👌👌👌
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 3 года назад
Asc wllka kherka jecel muraadkiina allaha idin saqiro Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha Allah mhadsanidiin 🙏🙏🙏
@munaismail1778
@munaismail1778 3 года назад
Hore u soco wllo
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 года назад
Xaqiiqada dhabta ahi waa mid qarsoon
@sharmoboy6823
@sharmoboy6823 3 года назад
Hada wixii ka danbeeya mutacalin baan kuu saxiixay keep going
@worldfootballfootball6405
@worldfootballfootball6405 3 года назад
M.a wllo horay usoco aadan sahan waan kutaageeraaa first view
@queencalwiyah135
@queencalwiyah135 3 года назад
Adanow Alle ha ku xafdo
@moahmedaidarous4886
@moahmedaidarous4886 3 года назад
wlh nin adag bad tahay bro adan sahan
@zuldaanzamir3138
@zuldaanzamir3138 3 года назад
WAAR NIO AADAN ILAA BILAWGI WAAN KU DAAWAN JIRAY WAX AAN KUGU DIIDANA KUGU MAAN ARAG LPX ✊
@ahmedtiitii1299
@ahmedtiitii1299 3 года назад
Ninkan Aadan waa nknka kaliye xaqiiqada ka hadla. Siiba Arrimaha bulshadeena soomaaliyeed haysta.
@waliko6833
@waliko6833 3 года назад
Mahd sanit wll aden xaqiq da ayad ka hadashy waxa tahy inin lagu daydo ayad tahy waxan ku le yahy horay usoco
@Yuusuf-z4p
@Yuusuf-z4p 3 года назад
Horey usoco wll Aadan
@hasanjimcaale4257
@hasanjimcaale4257 3 года назад
masha allah aadan waxaa tahay qof ku dasho mudan
@waliko6833
@waliko6833 3 года назад
الله يحفظك
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 года назад
Muuqal wangsn mhdsnid aden So kle iso booqda asxpta chanlkan ka faaidi doontan✅
@muscabcadaani8300
@muscabcadaani8300 3 года назад
Masha allah Walaalkay Aadan sahan Waad Mahadsantahay Waxaad I Badhay Sidda Loo Hadlo wacyigaliye Afkaar Wanaagsan Noo Soo Gudbiyo waxaan ahay Suxufi Somaaliyeed oo Bogaaga Muqaal Kasta Daawadda Ujeedayduna Waa Inaan Barnaamijyadadda waxyaabo Badan Ka Faaida Mahadsanid Saaxip
@aadanabdi240
@aadanabdi240 3 года назад
Waad is maqlaysan Daadka waxan Ani Ahen Iska dhiigow o kalsonidu waa muhiim
@iahard2358
@iahard2358 3 года назад
Isu kalsonaada, oo si dhab ah isu kalsonaada🙂🤗
@nassiribraahim4490
@nassiribraahim4490 3 года назад
Mahad-saniid wll ✌️
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 года назад
Mahadsanid macalin
@AqiLiNOmedia5250
@AqiLiNOmedia5250 3 года назад
Aadan sahan waxa uu taabtay meel muhiima oo aad la yaabayso mararka qaar waana xaqiiqo waanad layaabaysa magac iyo qof aan is lahayn ayaa dhex yaala baraha bulshada
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 3 года назад
Mahadsanid sxb aadan sahan
@mohammednur6169
@mohammednur6169 3 года назад
Aadonow maanta kadib waxn kuu hayaaa ixtiraaam weyn ku badan kii aan ku hayay ... Alllah ku bara keeyo .
@cfataaharabin772
@cfataaharabin772 Год назад
Bilad dahab aha Ayaan kusiin lahaa zxp keep going 🥰🥰🥰🥰🥰 izoo booqo zxp
@hassanmaawiye6680
@hassanmaawiye6680 3 года назад
Manshallah ustad may Allah rewarded u
@khaalidhaldoor6464
@khaalidhaldoor6464 3 года назад
Luuqadeena in aan ku hadalno oo aan ku faano waa muhiim wlo
@yaasmiinxasan4562
@yaasmiinxasan4562 3 года назад
Msha allh wllo adan sahan
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 года назад
Nolosha social mediaha waa qiyaali cad oo an laga baxeyn waa sida qof Riyoonaya oo haddana an hurdada Ka kaceyn
@maftuhhussein8437
@maftuhhussein8437 3 года назад
aadan khadar cali 😍🥰🥰😍🥰
@duraanxaaji
@duraanxaaji 3 года назад
Maasha Allah wallaahi kalsoonidu waa shayga ugu muhiimsan ee maxaad intaasoo dhan inooga qarinaysay wll
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 3 года назад
Mahadsanid
@maxedsiciidmaxed1410
@maxedsiciidmaxed1410 3 года назад
Thanks Wll
@Sakariyeajmed890
@Sakariyeajmed890 3 года назад
Alle hanaqa qabto Wax wax ba oo dhibnagu ah.
@luqmaan753
@luqmaan753 3 года назад
thnks aqoonyaan aadan
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 года назад
Qof qof dhaamaa ma jiree qof qof kale wax dheer ayaa jira🙂
@bravoboy6555
@bravoboy6555 3 года назад
Keep going pro
@midnimoqaran9185
@midnimoqaran9185 3 года назад
Xaqiiq waxaatahay aqoonyahan khabiir ah adugu nadeeq siiya inta uuyaqaan
@cumarsomane9738
@cumarsomane9738 3 года назад
Xaqiiqda hadii ay ahaan leheed gabadh dadkoo dhan wey jeclaan lahaayeen Pilatoo/// aflatoon
@abdirisakali8554
@abdirisakali8554 3 года назад
Wa sidas ninkey hawadisu u been sheegto dantisa u run sheegta wd mhdsantahy wll sida wngsan ad noogula dardarnty inan xaqiqada ku noolano
@manfac406
@manfac406 3 года назад
Mashalah saaxib
@adamiprahim3122
@adamiprahim3122 3 года назад
Adan sxpow khalil gibran vedio kso samee
@sommillionaire9293
@sommillionaire9293 3 года назад
Aqoonyahan Aadan sahan waku wataa
@mohamudyusuf1353
@mohamudyusuf1353 3 года назад
Wllhi wad iga qoslisey pro qof walba noloshisa dhabta ah inu ku noolaado wax uga fcn majirto Wana xaqiiq midas
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 года назад
صباح الخير
@khayr.shorts
@khayr.shorts 3 года назад
Aqoonyahan aadan sahan❤
@feisalmo6663
@feisalmo6663 3 года назад
Waa xaqiiq 😂😂 wallahi dadka qaar balaaya iska dhigi jireen muuqaalkaa ha daawadaan😂
@risiqaallahhaya7635
@risiqaallahhaya7635 3 года назад
Thanks wallo ♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰
@farhan_taffo
@farhan_taffo 3 года назад
Zhp hadabana anagaa ku aragna aqoonyan wayo wax badan bad noo iftiimisy alleh kudhowro anbanu kujecelnhy
@Cabdijeero
@Cabdijeero 3 года назад
Saxiix
@farhanabdi7
@farhanabdi7 3 года назад
keep going 🔝
@idirisahmed3833
@idirisahmed3833 3 года назад
Aftahan!
@samj6008
@samj6008 3 года назад
Fc whtsap imo iyo telegrm waa mesha kliya ee magaceyga dhabta ah ku isticmaalay!
@shaqalecabdikariin1565
@shaqalecabdikariin1565 3 года назад
Runtii xaqiiq waaye maduucaan caawa
@ikraamaaadam4832
@ikraamaaadam4832 3 года назад
Thnks wlalky______🥰
@xxxtentacion7221
@xxxtentacion7221 3 года назад
8:38 Hhh qosolkaa iga dhamaaday 🤣🤣😂
@daqaremedie5680
@daqaremedie5680 3 года назад
Walaahi waa vidoe katarjumaayo xaqiiqda
@harakoomediaxx6807
@harakoomediaxx6807 3 года назад
👍kafoogoow nolosha bugtaa
Далее
Sirta adduun-aragga | Sababta murugadaada.
8:22
Просмотров 24 тыс.
Buugtan Akhriska ku bilow!
3:28
Просмотров 1,4 тыс.
معجزات قيام الليل | أنس آكشن
27:45
كيف تسيطر علي المرأة القوية
16:19