Тёмный
Sahanka
Sahanka
Sahanka
Подписаться
Xogaha, wararka, falanqaynta siyaasad & arrimaha bulshada, wacyigelinta iyo kobcinta maanka bulshada Soomaaliyeed...Sahanka.
Комментарии
@AfkaTube
@AfkaTube 20 часов назад
Old sahanka .❤❤
@xaadxaad2759
@xaadxaad2759 День назад
Tuugo aan cilmi laheyn ayee ahayeen
@ZakiYare-c9t
@ZakiYare-c9t День назад
Big poss❤
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv День назад
Wallhi turkida saaid baa loogu guleystay waxana lagu guleystay in diintoda lanacsooyo maskimin ika dheh
@HusseinIbraahinAli
@HusseinIbraahinAli День назад
Anigu hadii aan fikirkayga ka dhiibto arinkaas . Run ahaantii anigoo cidna dhaliilayn ama aflagaado u gaysanayn, kaliya ku ekaanaya sida ay ila tahay ama waxa ay iila muuqato .Maadaama qof waliba xor u yahay aragtidiisa iyo taladiisaba, oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay in aan idiin sheego in aan ilaaway waxaan idiin sheegi rabay 🙈😂rali noqo waxa tahay qof wax aqriska jecel😂
@kingalifood1271
@kingalifood1271 День назад
Halkee ayaan kahelaaa wlle??
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv День назад
Anika xitaaa ma arkin alxm
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv День назад
Alxm anika dadkaaas kuma jiro lkin aan su,aal idin weydiiye dad nocasa miyaa jira subxanallah Wallhi waaa cajiib 😳😱🫢
@apdirizakchannel1345
@apdirizakchannel1345 День назад
Adanow zhp tariikhaha soomalida ka so sheeke sida geeli lakala dhici jirey
@EngMukhtaar-q4i
@EngMukhtaar-q4i День назад
Munaafaqadda koonfur kaalay waqooyina dad runta sheega
@hassanibrahimbarreh
@hassanibrahimbarreh День назад
Anigu waxaan ku dari lahaa afkaarta qaldan ee islaamka laga faafiyay iyo xalalkooda . جزاك الله خيرا 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@JeremyBradshaw-f9u
@JeremyBradshaw-f9u 2 дня назад
Spinka Station
@khayrsheeg1644
@khayrsheeg1644 2 дня назад
Kanyar wixiisu waa buduubadaa ,
@AQOONTAGUUD-de2hv
@AQOONTAGUUD-de2hv 2 дня назад
❤❤❤
@AQOONTAGUUD-de2hv
@AQOONTAGUUD-de2hv 2 дня назад
❤❤❤
@AQOONTAGUUD-de2hv
@AQOONTAGUUD-de2hv 2 дня назад
❤❤😂
@AQOONTAGUUD-de2hv
@AQOONTAGUUD-de2hv 2 дня назад
❤❤❤
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv 2 дня назад
Horta aadanow habka aad wax ula socoto in la,eg baan wax ula socdaa oo udaraaseya muqalkan waxan dawanaya 1,october 2024 habenimo lkin waxaan aad ulayabay garadkaga waana kugu sii kalsonaday
@miskoo1333
@miskoo1333 2 дня назад
hhhh af somaliland ba kuhadlaysaa wahadalada ethopia usoodhibto rer somaliland😂 ethopia sotaan qarniyo ishayn oodagalamaynay weliged cadaw ban ahayn ethiopia walalaha masar garab bay nasinayan isku dana waakunoqonay dagalka
@AbdiKaafi-n6w
@AbdiKaafi-n6w 2 дня назад
Allah dalka hanoo hagajiyo
@JoojintaXadka
@JoojintaXadka 2 дня назад
War sxb hada kahor ayaa kaa dhageysaty meel kaste oo somali ka mid ah somali baa kusoo dhaweeneyso itoobiyo oo muuqaal ahaan somali kayihiin
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm 2 дня назад
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤
@Youyeah.
@Youyeah. 2 дня назад
No nothing🚫
@saaxibkarunta7183
@saaxibkarunta7183 2 дня назад
Waa ku salamy shp adanow : Malaysia joga ma so dalaban kara buuga
@GuntherFrederica
@GuntherFrederica 3 дня назад
211 Brenda Cliff
@Fourd-t4k
@Fourd-t4k 3 дня назад
So what
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv 3 дня назад
Kawarn waxaa laga yaaba xabad lee ineysan ugu egeyn xitaa ay marsiiyen teeda ugu xun ilen cidna uma jeede lkin Allah ayaa ujeeda waxay kusameyen maskinka 🥹😔
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv 3 дня назад
Maxaaad umaleneysaa markii loo qacan galiyay jarmalka ningaas geesiga ah waxa kusameyen iyo cadaawada ay uhayen marki meel ay camerada kaso gareyn latagen balqiyaas ?🥹😔
@ahmedxassan6986
@ahmedxassan6986 3 дня назад
warkaagu waa propaganda Ethiopia ee ay kudoonayso dhul iyo Bad Soomaaliyeed , Soomaaliya dad kaaga fiira dheer ayaa lafa gura Siyaasadeeda
@Abdallemahir
@Abdallemahir 3 дня назад
War السلام عليكم aadam. niyohow horta waligay anuu halmar baan amaanay qofaan waalidkay ahayn, markaasna saaxibkaygii hebal buu ahaa, marka 2aadina, waa adi. Oo waxaan kuleeyay " ninyow horta ragg lama xaqiree, halyay afmaala baatahay sooyaalkuna xusidoono aniga agtaydana muhim baad katihiin hebel ya adiguba, waadna uqalantaa darajada qoraanimada " sababtaan magiciisa uqarshayna waanin bunbuuninta neceb allaha cilmiga idin kordhiyo
@MahammedAbditahir
@MahammedAbditahir 3 дня назад
Thank you so much bro I like it this video 💞
@ilhaanomar22
@ilhaanomar22 3 дня назад
😢😢😢😢😢
@Quduseffendi
@Quduseffendi 3 дня назад
Ninka kaliyeen videos kiisa aan si xamaasad leh u daawado❤
@Quduseffendi
@Quduseffendi 3 дня назад
War aadan dabcasar baad u ektahay markane 😂
@Mr._____abdirizack
@Mr._____abdirizack 3 дня назад
Maxa ino dambeya😮😮
@MuhammadAlii23
@MuhammadAlii23 3 дня назад
Diinsoor miyaa mise diidiin aadanoow
@apdikremjama8641
@apdikremjama8641 3 дня назад
Adan sahan tan ka Qaadan maynee ku laaabo
@xaadxaad2759
@xaadxaad2759 День назад
Jacayl iyo naceyb ma yaalo meesha ee waa taatiikh
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii 3 дня назад
Alla Og Wixi jira Allow u Gar-gar Umadada Islaamka
@ilkacase7752
@ilkacase7752 3 дня назад
Kelyo xagso dheh odaygaas ingiriis aakhiro ayaan isaga daba imaanaynaaye
@Degankhadar778
@Degankhadar778 3 дня назад
Walahi waa wax lala yaabo arrimaha aad ka hadashay
@Deeqa123-dt4lo
@Deeqa123-dt4lo 4 дня назад
❤❤❤❤
@Deeqa123-dt4lo
@Deeqa123-dt4lo 4 дня назад
Oln iTa shukasiga ku jirta😅🎉❤
@Maxamed1-u1j
@Maxamed1-u1j 4 дня назад
Hhh😂😂😂 farmaajo
@shacbaan6291
@shacbaan6291 4 дня назад
😢😢😢😢
@shacbaan6291
@shacbaan6291 4 дня назад
Sharaf iyo karaamo indheergarad ka soomaaliyeed
@Sheikh_____tomm
@Sheikh_____tomm 4 дня назад
Haye imika waa 2024 sunoqday bal kawrama😂
@huska_8
@huska_8 4 дня назад
Xassan Sheikh madaxa haa lagatogto
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii 4 дня назад
Wali Jabuuti Ayuu Ku Fadhiya Galkas Galka dhalay Gumeysi Dadban
@XamzeMaxamuud-ng1xp
@XamzeMaxamuud-ng1xp 4 дня назад
taasi waa run
@HaznaAbdi-ju5lw
@HaznaAbdi-ju5lw 4 дня назад
Wallayaal kamudaharada