Тёмный

Arimeheena ayaan aad Ujeclahy Qiso yaab leh♥♥👈 

Quruxda Qoyska2
Подписаться 374 тыс.
Просмотров 68 тыс.
50% 1

Waa Channel ka faallooda arrimaha qoyska, xalinta khilaafaadka, isku soo dhowaanshaha qalbiyada kala fog.
Fadlan nagu xirnow mar walba.
/ @quruxdaqoyska2

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 241   
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 5 лет назад
ASC Asxaabey Xaalkiina Kawarama Waa Ii Fiicantihiin Sow Ma ahan Allaha Idin Amaansado Meelkasta Oo Aad Joogtaanba
@qalbiwanaagqalbiwanaag315
@qalbiwanaagqalbiwanaag315 5 лет назад
wcs alx ladnaan waa fcnhy wll
@nimoabdisamed1853
@nimoabdisamed1853 5 лет назад
Subscribkiina imisuu marayaa horta?
@kiiinyuusuf1738
@kiiinyuusuf1738 5 лет назад
Wcs alxm wan ladanahy inta aad lana jeceshahy
@aishaahmed6911
@aishaahmed6911 5 лет назад
Hhhh wall Alhaa xafimad haku siyo Wax bas kagm dhigo
@nooramuhammed4506
@nooramuhammed4506 5 лет назад
Wacaleekumu Salam waraxmah adban uficanahay maryancaday iyo nunadeekawaran ilaahow nooxifdi 😍😍😍😍😍
@maskiinowchanel1990
@maskiinowchanel1990 5 лет назад
Midigta kucab wll qofka muslimkaa waa in uu qaato dardaarankii rasuulka iyo sunnadiisa scw
@jawaahirabdifarah5535
@jawaahirabdifarah5535 5 лет назад
soo ma maqal hadalkiisa wiilka waa midigtiisa dhegahaaga fur
@naciimanalka7941
@naciimanalka7941 5 лет назад
maskiinow chanel hhh camerada saas kadhigtay
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 5 лет назад
Scw
@ishomohamed318
@ishomohamed318 4 года назад
Scw
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 Год назад
Asc waxa kalo loo bahan in Bisamilaahi Raxamani raxiim
@maaidosaid7373
@maaidosaid7373 5 лет назад
Gabadhaasi waa yartahay saan filayo. Wax way jeclaan kartaa lkn inay social media Soo fadhiisato ayaa ceeb ah. Balbalaarkuna. Inay la taliso Bay ahayd. Oo dhahdo aynu hooshoos ula xidhiidhno. Lana raadiso maadaama RU-vidr ay tahay.
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 5 лет назад
*fadlan hadaan Ku soobiray channel ee isoo dhaweeya oo iisaara 330 subscriber mn sha Allah*
@amaalmustaf7013
@amaalmustaf7013 5 лет назад
Gabar wa tii xishoota ilaahow ceebtena astur aduunyo &aakhiro
@fathiali1536
@fathiali1536 5 лет назад
Hadii sidaa nin lagu helayo gabdho badn ayaa niman heli lahayen iska sugo midkuu alle wax kugu daray waqtigii alle kadhigy kama soo hormarayo kamana dhib dhacayo adine wanaag sanoow markaas ayaad heli Qof wanagsn waa talo uun
@filsanmaxamed5262
@filsanmaxamed5262 5 лет назад
Arimeheena qof lajeclado ayaatahy waxalagayaba gabdho badan okale inay kujecelyihiin o aanay kushegan karin wayo waxishonayaan dadka iskumid maaha
@farxiyoyuusuf5422
@farxiyoyuusuf5422 5 лет назад
Subhanallah illahay xishoodka ha.inaga qaadin hada wllshey muyu sida kaga aqbala naa camal yeelo hush
@jowharadlamoodye9835
@jowharadlamoodye9835 5 лет назад
Walalkey cabdullhi afarahaan hagali wax wanagsan soo dhiiig ama iska day waxyalahaan cml haku wasaqeynin chnnelkaga👍
@jowharadlamoodye9835
@jowharadlamoodye9835 5 лет назад
qalanja luul ina cali cabdulhi meel loogu bahneen ayuu kala sidiisa ba
@haweyachannel113
@haweyachannel113 5 лет назад
Wlhi aniga niyada iska dhahayay in u kabaxo kaliya arimaga qoskiisa ka hadla wngsn waxan caay moyane wax kle kama helaaayo
@jowharadlamoodye9835
@jowharadlamoodye9835 5 лет назад
Haweya Keyf aseey anface haduu wax wanagsan soo dhigo haduu wax xun soo dhigana sharaftiisa iska haleenaya🤷🏼‍♀️🤷🏼‍♀️🤷🏼‍♀️🤷🏼‍♀️
@aaminadiy3020
@aaminadiy3020 5 лет назад
@@truelife6820 walal isoo booqo waad mahadsantahay
@aaminadiy3020
@aaminadiy3020 5 лет назад
@@haweyachannel113 walal isoo booqo waad mahadsantahay
@ururkasamafalkamarwo6238
@ururkasamafalkamarwo6238 5 лет назад
Wallaahi arimaheena waa wiil sharaf leh taageerayàl badana wuu lèyahay waa wiil yaroo xishood badan dadkana kuma mashquulo
@fadhijamaa8138
@fadhijamaa8138 5 лет назад
Waa wax fiicn jacylka nin iyo naag malhn mxan kaxishooda jacyl xishoda malhan
@nimcobood7068
@nimcobood7068 5 лет назад
Arimaheena waxan kula talinaya jacaylka halkan so galay in u ka fogaado wayo wa bila xishood jacayl an xishod lahayna jacayl maha wllkay markasta wax wanagsan ayan la jecelnahay
@fahimaamir7801
@fahimaamir7801 5 лет назад
Abyo sas ha dhihin jacaylka wa wax jira waxa ku kalify iny lef sogasho wajacyl runti waxa Daremi kara qof wax sojeceldy
@sadiyoismail6433
@sadiyoismail6433 5 лет назад
Abayo nimco jaceyku maha xishod ama ceeb lkn adi hada madaremeysid jacelka dhabta lkn wax aya sorixaya lkn illahay wax uga baryaya inu illahay calaf ugu daro Insha Allah Amen
@bupgfamily7403
@bupgfamily7403 5 лет назад
mashquul kais kadaa masayr baakuhaya 😀😀😀😀😀😀😀😀😌😰😥
@faisahassan5036
@faisahassan5036 5 лет назад
Gabari waa tii xiishoota lkn waa akhirsaman jacayl lasheegto daaye ha eegina raga ayaa nalagu soobarbaariyay allow umadaada soo hanuuni
@ramlaarab18
@ramlaarab18 4 года назад
Wll Aremeheena hada arakto fariintab ilasoohadal
@hamdireebe3471
@hamdireebe3471 5 лет назад
🤭🤭 aduun aakhiru samaan ayaa lamarayaa xili wilashii xishoonayaan gabdhihii xishood daro lasoo taganyihiin illahay khaatumada khayr hanogu khatimo 🤭
@rayaanmohamed5671
@rayaanmohamed5671 5 лет назад
Aaamiiin
@dagansharaf9644
@dagansharaf9644 5 лет назад
Ameen
@aaminadiy3020
@aaminadiy3020 5 лет назад
@@rayaanmohamed5671 walal isoo booqo waad mahadsantahay
@aaminadiy3020
@aaminadiy3020 5 лет назад
@@dagansharaf9644 walal isoo booqo waad mahadsantahay
@ayaancali8619
@ayaancali8619 5 лет назад
Amiin yarabi amiin yarabi amiin yarabi amiin yarabi amiin yarabi
@rowdah6972
@rowdah6972 5 лет назад
Wlh waaa akhiru samaan allaha khayrka haina tuso koley ma dhihi karo ninkaas baan jeclahy yaa rabbi allow jaceyl aan wadoyinka la istaagno hanagalin yaa rabbi
@fosiyasicid208
@fosiyasicid208 5 лет назад
war malayacnigi iska da wax caadi ah soo galin nin weyn ayatahy isku xishod
@munamohamud7899
@munamohamud7899 5 лет назад
Nin la'aan miyaa ka dhacday muqdisho subxaanka yaa Allah. Taasi khyr masoo wado laga yaabee inay Dan leedahy marka ka hor bal maskaxiyan haloo baaro
@shamsamaxamed1371
@shamsamaxamed1371 5 лет назад
haa malaha
@furqaanahmedsalim3137
@furqaanahmedsalim3137 5 лет назад
Wcs wllkayo c/laahi Allaa maxaa cishodkii la turay haye many dadkodi ka baqeen hooyo abo wllo aheel qarabo umadasi xagee tageen dhiranaa ma beer libax bay cunty so indho wenaa qoftu allaaaah ha ina so wada hadeeyo dhamanten inshllh
@hudaahmed5995
@hudaahmed5995 5 лет назад
Oh aad baan uga xumahay in hablahu saas qiima ridaan.Waxaan leeyahay hablaha wax jacayl ladhahaa majiree hooyoyinkiin caawiyi.
@farahguleid1034
@farahguleid1034 5 лет назад
Salamad arimaheenu wa wiil sharafleh Umaqalmo gabarmelkaqylinaysa.
@monnamacow8623
@monnamacow8623 5 лет назад
Afkaada sameeso gbrtan mnta kahor laguma arag meeshaan qofka adoo aqoon fcn ulahen lama caayo wiilashena somaliyed sndkan fududa gabdhhi ka darten pls ado aqoon ulahen qofka ha xukumin
@hananihanani7576
@hananihanani7576 5 лет назад
Asc wrx waxaasi jacayl maahee waa waali gabadh xishooda oo hays qiimoridina allah soohadee aamiin
@suleqamohamed6279
@suleqamohamed6279 5 лет назад
Allh cabdulahiyow markaad wax munaasabkaaga aheen markaad ka hadasho ood u qososho siidi daba caser waaba iska xanaaqa war waxyalahan waad ka qimo weyntahay iska dhaaf oo wax wanagsan noso gali oo dhocilahaan faraha kala bax wax nin weyn dad sugayaan so hor fadhisto ma hane bisinka
@ruqiyaismaaciil4200
@ruqiyaismaaciil4200 5 лет назад
Hhhhhhhh wax Wey jeclaan karta lkn waxaa waaye meel qarson ineeykalahadasho arimaheeeeeena
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 5 лет назад
Masha allaah wallo qaali maharashtra in badan 🙏🙏🙏😍😍❤️❤️❤️😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣
@zamzammoha9513
@zamzammoha9513 5 лет назад
Masha allaah wllky
@shukrikeyf2464
@shukrikeyf2464 4 года назад
ѕoo υ yaalo lee fiiriya
@nuurtoahmed5670
@nuurtoahmed5670 5 лет назад
Clahi mnta waxbaa kadhacey mesha wanka war sugnaa insha allh
@naciimanalka7941
@naciimanalka7941 5 лет назад
Gabadha marada buluugan waxay uegtahay wiilka mubaarak ladhoho ee heesaha wadaniga qaada
@hafzapintosman6848
@hafzapintosman6848 5 лет назад
اءخر الزمن ayaa lagujiraa wlhi ilaaahow ceebteena astur
@saynabfaruuq2629
@saynabfaruuq2629 5 лет назад
Amiin amiin
@hawafarah8665
@hawafarah8665 5 лет назад
Kaan amaan talefankale ugasoo dhex baxaaa timaha shaydanka Lee kulahaa anaga ku donayna maa asaga. Dhalay naagta tedakale fartuuntan yaa ilhy yaqanoo nagaa qabsadaa malayadaan. Balayadan war xumadaa la waregaysa
@someditmedia395
@someditmedia395 5 лет назад
Lkn gcnta midig wll wax ku cun oo ku cab bisinkana uqabo sunadii nabiga adoo raacaya
@umumaxamed9054
@umumaxamed9054 5 лет назад
Hhhhhh wilkena iyo gabadhena 😂😂baarakalaah
@hodanahmedsofe7756
@hodanahmedsofe7756 5 лет назад
Jacaylna maaheee waa aduun waashaye haubixin arimaheena warka naagaha waashay
@fadumoahmed3195
@fadumoahmed3195 5 лет назад
Waa beentet baryahan dabo shekadan basocoto
@Ismahankhalif
@Ismahankhalif 5 лет назад
Maashaa Allaah walaal
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 5 лет назад
abdullahi jeesto manta iyo qosolka ar biyaha cab war badana adiga thanks qoslaye
@munatansani985
@munatansani985 5 лет назад
Bisinka habli xishoodkii waa ka yaraday
@sundusindho2557
@sundusindho2557 5 лет назад
Kasoogaadha way gubanaysaaye😂😂😂
@ZAHROQUEEN1
@ZAHROQUEEN1 5 лет назад
Masha Allah
@aishaabdalla656
@aishaabdalla656 5 лет назад
C/bdallah ani ayay iga xireen amateedki wayo ana jecla wilkas hadi fartun balbalarku so gashay iyo asxabtedi wa uga tufanyahay jacayl dhamntiis💔💔
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 5 лет назад
hada iyo talo mala weydiyey asaga inu gabar kale u la socdo ama lo mehri u manta sugayo wax hubso qoslaye deg deg deeqma dhalo insha allah abdullahi jesto adiga
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 5 лет назад
Cabdullahi gabadhaha xaqoodaada ayaad u boodi jirtee nagaddaa caburinya #yarkaraadiyaa
@saabirayusufhassan7103
@saabirayusufhassan7103 5 лет назад
cabdulaahi maal mahan wada farxad ayaad noqotay ilaahay hakuugu wado adiga iyo maryanba
@iklanshow7686
@iklanshow7686 5 лет назад
Masha Allha Jaji noo so sameye wll 😍😍🤣🤣🤣
@امووولهاموووله
@امووولهاموووله 4 года назад
Bal ninkaa wayn wuxuu lashir imanayo eega 😕😕
@saharamuse1965
@saharamuse1965 5 лет назад
Farxan ayaa tahay narwalba quruxda qoyska mansha alah
@bintuqabaase9978
@bintuqabaase9978 5 лет назад
Adaa ku xiga arimaheena kkk
@shukrikeyf2464
@shukrikeyf2464 4 года назад
Nin wey naa тaнayee waх ιѕĸυ fal caмal yeelo ιlмaнa aad dнalι ĸarтo нa ѕoo qad qadιnee нool yeelo мιda ĸle Arimaheyna мυхυυ yaнay мala jclan ĸro мιyaa yahu war wх wngѕn laĸaaga daydo ѕaмey вιlaa caleyĸ 😡😡
@fadumoshiikh2210
@fadumoshiikh2210 5 лет назад
Ma ku darsada waxa baas c/lahi wax baas haday yihiin maxaad u cabtay?
@canabcadey3093
@canabcadey3093 5 лет назад
jaceylka waali buu galey saas maa looraadiyaa😱سبحان الله
@mrfarah1143
@mrfarah1143 5 лет назад
Hhh c/dulahi gormad guursaney aan kuu soo hambalyeye hhhhkkkkkhhhkk maryan wan ku salamay
@deqaalixaaji6752
@deqaalixaaji6752 5 лет назад
Wuubo qabaa war xumada jooji
@quenkavita899
@quenkavita899 5 лет назад
Maryaneey Cabdillaahi adkayso yaaan isagana laguguqabsane hhh
@deqafarah489
@deqafarah489 5 лет назад
Batariga hanaga dhamenin dumashi qoslka nagadhamesay
@marwanmarwan182
@marwanmarwan182 5 лет назад
RU-vid ka ugu farxada Badan Somalida Was cabdihi Macalin xusen
@sacdiyoibrahim293
@sacdiyoibrahim293 5 лет назад
kkkkkk shekada wabo qatare ana adan kujeclahay inten ka soradiya ina ader
@marwanmarwan182
@marwanmarwan182 5 лет назад
@@sacdiyoibrahim293 dee inta cadiga
@ismahanabdi5646
@ismahanabdi5646 5 лет назад
Wa duni akhirsaman illaahay ha asturo
@iftingure3531
@iftingure3531 5 лет назад
Abdulahi biyaha bidixda aya ku cabtay subxanalahi subxanalahi
@cosobabdule4695
@cosobabdule4695 5 лет назад
Intaa ilaa argty abdulhi inuu cadady ilaragty lik isaar
@lastqueen146
@lastqueen146 5 лет назад
Oo ✋ hada bidixda ku cabesaye Wllo
@fatimasalax6142
@fatimasalax6142 4 года назад
Mashaa allh
@abusaimofficial6523
@abusaimofficial6523 5 лет назад
Fadlan ku soo biir channalka abu saim official adigo raali ah saar subscribe wa bilaash
@ismahaanqueen3316
@ismahaanqueen3316 5 лет назад
masha allh
@rowdocadow4392
@rowdocadow4392 5 лет назад
Waa kaxumahay al xayaa shucbatul iimaan
@ramlaarab18
@ramlaarab18 4 года назад
Anika waxa in aankusheeko ayaarabaa ilasoohada haday macquultahay wllkey wankubariyaa
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 4 года назад
Walaal Facebook Nagalasoo Hadal Quruxda Qoyska2 Wixii Fariin ah Halkaas Noogu Reeb Mahadsanid
@rowdah6972
@rowdah6972 5 лет назад
Abdulaahi allaha ku dhowro abaayo maryan iyo carurta inagu salaaan insha allaaah
@munamohamud7899
@munamohamud7899 5 лет назад
Asc alle hydin sharfo wllky iyo reer quruxda qoyska. Maalmahaan waxaa kaasoo haray qosol waa yaabay kkkkkkkk
@ummuabdalla1037
@ummuabdalla1037 5 лет назад
Qosol gariir dheh
@sahrohassan5043
@sahrohassan5043 5 лет назад
aamiin yaa allah anikana sido kale ilaahay haidiin aman sado
@bintuqabaase9978
@bintuqabaase9978 5 лет назад
Marwada yey ku maqlin hadii kale camerada lagugu dhax dili kkkk
@nastehoismail4936
@nastehoismail4936 5 лет назад
Asc Walle cabitaanka maxaad bidixda ugu cabtey?
@hooyomn9102
@hooyomn9102 5 лет назад
Waa waayaha aduunka laga dhaxalaye miidhiyaha iyo xishoodo la aanta waayaha aduunka
@ayancaday29
@ayancaday29 5 лет назад
Masha Allah 👍
@nimcodiamond1496
@nimcodiamond1496 5 лет назад
Yaaahu dheh ilaaw xishoodak ha nag qaadin
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 5 лет назад
Masha allaah alle ha ku daweyo
@nadiifoabdi3235
@nadiifoabdi3235 5 лет назад
allow ceebteena astur
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 5 лет назад
Sheekad haysaa Cabdullahi bidix daad wax KU cabaysaa 😎😎😎😎😎😎
@amiiraindhojeceyl4012
@amiiraindhojeceyl4012 5 лет назад
Haa bidix ayuu kucabaa
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 5 лет назад
@@amiiraindhojeceyl4012 Shekadii sawirka wadnaha xaggee u jeedaa ahayd Buu nookeenay
@cgf383
@cgf383 5 лет назад
Meel baaa igubanaysa kulaha🤣🤣👊keep going legend
@sumyaculusow9496
@sumyaculusow9496 5 лет назад
Masha allah cabdulaahi waa nin aftahan ah
@mukhtarjama6444
@mukhtarjama6444 4 года назад
Good
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 5 лет назад
C/laahi aan jeclahay aan sugaa mar dhow fartuun balbalaarka aanka sugaa 😂😂😂
@faraxmaxmoud5465
@faraxmaxmoud5465 5 лет назад
asc cabdulaahi miyaad guranty xita hadad guranty midigta ku cab
@ياسرابوبكر-م7ق
@ياسرابوبكر-م7ق 5 лет назад
Dhan keey ga ha usomarto arimaheena hadad uqal matit hoohhw🙄🤔
@xaawosiciid4337
@xaawosiciid4337 5 лет назад
Mnsha allaah. Ayamahaan farxad aya kamuqata cabdulhi
@nooranoora722
@nooranoora722 Год назад
Farxadlemiyan cabdalahiyo
@shamsaali2106
@shamsaali2106 5 лет назад
Arimahaga waamaxay ma magacba mafahmin
@عبداللهطاهرعثمانكيلوا
macqul mahan💔
@xaawoluul2173
@xaawoluul2173 5 лет назад
C/Dulahi wad naga qos lisay
@roodamaxamuud5311
@roodamaxamuud5311 5 лет назад
Yaapka aduunka🤔
@safiyoabdurahman7143
@safiyoabdurahman7143 5 лет назад
Gabdha hadey jaceylkeeda soo ban dhigato ma ceebaa wiilasha markey ban dhihaayan wey fiicantahey miyaa
@zaaaraabdullaahi4154
@zaaaraabdullaahi4154 5 лет назад
Hhhhh cabdalla wllhi waxad tahy xaraabo kkk alle haku deysto walalo
@cazaamyare8519
@cazaamyare8519 5 лет назад
Subxanallah
@alaali7891
@alaali7891 4 года назад
Midigta kucab marka hore biyaha
@fatuushofficialchanelawil3036
@fatuushofficialchanelawil3036 5 лет назад
Arimahena gabar ayay saaxibo yihiin wayna isjecelyihiin
@Suusaan8890
@Suusaan8890 5 лет назад
😂😂😂😂 fartuun kaytuun ku fahanay
@habiiba4851
@habiiba4851 5 лет назад
Haye oday qoslaaye kkkkl maxaad nookeentay
@kiiinyuusuf1738
@kiiinyuusuf1738 5 лет назад
Wlhi caawa wan qoslay caadi ma ahan sheekada cawa hh
@rayaanmahamedoff121
@rayaanmahamedoff121 5 лет назад
Waxay jeclaato mawayse
@idileeyahmed4259
@idileeyahmed4259 5 лет назад
Xishood ma jiro😀😀
@مصطفىالجمعالي
@مصطفىالجمعالي 5 лет назад
ha buubuunin waxaan wanaagsaneyn
@mukhtarjama6444
@mukhtarjama6444 4 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ashao6383
@ashao6383 5 лет назад
She's wrong qofka waad jeclakartaa but midhiya lagama dhaxragiyo idaa lamtas tix fasnacmaashi ata
@cosobabdule4695
@cosobabdule4695 5 лет назад
Wuu cadady ninkan maa lacdeyay hhh
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 5 лет назад
Waa iga qoslisay runti. Marku bilaaabanayey. Yacni xayeeysinta🤣sheekada yacni
@istanbuulchannel
@istanbuulchannel 5 лет назад
Hhhhhhhh ara cabdulahiy qosol igum harin
@somalitiktokchannel8139
@somalitiktokchannel8139 4 года назад
Sooqoosalqali
@hudasoyan4716
@hudasoyan4716 5 лет назад
Cabdulaahi shactalo ayaa noogu soo gudbisay waa qareexo iyo qoosal kkkkkkk
Далее
Blue vs Green Emoji Eating Challenge
00:33
Просмотров 8 млн
Little kitten 💓💜❤️🥰
00:17
Просмотров 18 тыс.
Blue vs Green Emoji Eating Challenge
00:33
Просмотров 8 млн