Тёмный

Aroos Baadiye oo lagu gelbiyey 6 Faras , waraysiyo, suugaan & Team Ayuuro. 

Gambol Official
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 504 тыс.
50% 1

DON'T FORGET TO SUBSCRIBE TEAM AYUURO |CLICK THE BELL|

Опубликовано:

 

8 дек 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 127   
@maryamjamac1685
@maryamjamac1685 3 года назад
Wan jeclahay aroosyadan mashaa allah reer puntland aroosyadina miyiga wan jeclahay runti
@maajiddhunkaal6273
@maajiddhunkaal6273 4 года назад
Reer Puntland Wa Dad Dhaqanki iyo Hidihii somaliyeed Haye Ilaahay Nabadda Ha idin siyaadiyo
@zamranbintucabdiqadiraliza4451
@zamranbintucabdiqadiraliza4451 4 года назад
Amiin wlo
@makohassan8283
@makohassan8283 4 года назад
Mashallah aroos Wacan hambalyo allow ducada allah ha u aqbalo
@clnajiibfaysal7864
@clnajiibfaysal7864 3 года назад
Aroos wacan
@user-wq8xz3fs6f
@user-wq8xz3fs6f Год назад
Hanbalyo arooskaan qaaligaa maashaallaah❤❤❤❤❤😊
@mohamedsaeed1654
@mohamedsaeed1654 4 года назад
Reer Putland la'aan dheere la'aan dheere dhalay I proud of you. I from Somaliland
@somalidhaladah8936
@somalidhaladah8936 4 года назад
Luuqada ino sax wll la'aan dheere wa maxay laan dheere dheh wll
@iftinmaxamedyusufmaxamed6755
@iftinmaxamedyusufmaxamed6755 4 года назад
Kkkkkkk
@nadiirocabdi3300
@nadiirocabdi3300 3 года назад
M a Allah
@Qabooje
@Qabooje 3 года назад
@@somalidhaladah8936 Dadka uu la hadlay way isla fahmeen Laandheere haddii dhankiina cay looga yaqaan hhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@hanaddesignens4685
@hanaddesignens4685 4 года назад
Masha Allah wa dhaqan wanagsan kasa runti awowo iyo ayeyoyinken u gursaden🎆🎆🎆🌷🌷🌷
@xalimoyusuf2755
@xalimoyusuf2755 4 года назад
Dadka reer miyigu ah waa dad nadiif ah oo laabxaadhan
@hindoxussein8891
@hindoxussein8891 4 года назад
Masha allh aroos lagu nasto LA gunagado mowloow ka yeel
@husseinahmed7191
@husseinahmed7191 4 года назад
Masha allah
@Internut1985
@Internut1985 4 года назад
Niyow Somalidu Waa isku dhaqan marka lagu leeyahay show waa dhab. Anigu waxaan ka imid meel gaashaamo Bari ka dhaho Ballan ka Ilaahay tubtaa baan u samaynaa guryaha xitaa. Gaaf ka xataa sidaas baa u dhiganaa xabadana cirka u ridi jirnay
@maarigfarxan6209
@maarigfarxan6209 4 года назад
Magaranaysa waayo waayo xasuus
@munocabdi2248
@munocabdi2248 4 года назад
J
@Qabooje
@Qabooje 3 года назад
Waa sax laakiin Galguduud hadaad gaadho sidaan maaha dhaqanu wuu ka badalanyahay,dadka beeraleyda ah lama mid ah dadka xoola dhaqatada ah.Intina aan arkay DDSI Somaliland iyo Puntland intaa ayaa aad isugu dhow ama isku midba la dhihi karaan qaabka gaafka iyo arooska loo sameeyo
@bastian6210
@bastian6210 4 года назад
Masha deegaan qrux badn garan dhuup
@nimcoayaan3629
@nimcoayaan3629 4 года назад
Maansha allah dadaax
@naciimomaxamuudabdi9897
@naciimomaxamuudabdi9897 4 года назад
m.a waa shidan yahay arooskaan
@habooneytube2868
@habooneytube2868 4 года назад
Masha Alaah Subscribe waa Istaahilaa Waligay Aroos Baadiye Ma Aragc Waa Qurux
@fatumometan1114
@fatumometan1114 4 года назад
mansha allaah ilahay hayskiin barakeho
@soso_____queen1108
@soso_____queen1108 3 года назад
Masha Allah qurux miiran wye ❤
@faadumosaciid5349
@faadumosaciid5349 4 года назад
waw waw waw masha alaah xasus bangalay
@rnuura334
@rnuura334 4 года назад
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaa Allaah 😍 😍 😍
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Wahwaah.gobta hablaha qiyaasbadan gaaridii dumar dhaqan dhiindhiin.
@amlaahmed3189
@amlaahmed3189 4 года назад
Manshlll aloola lagu ilxidhy
@adamkorio9750
@adamkorio9750 4 года назад
Manshallah
@hawlkarmadiahawlkarmadia9733
@hawlkarmadiahawlkarmadia9733 4 года назад
Mash alaah hidiyo dhaqan soomaaliyeen oo lagu faano weeye
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
aroos laygu caraabiyey dahab iyo qaalmo geel ah iyo lo irmaan ah iyo aqal ii dhigma iyo kabadan ileen tan dumar badnaa kamid ahayd iyo daday filyaashay wax.badan ka qiimobadanahay.xamarwadajir.northmelbourne.
@hamdiali258
@hamdiali258 4 года назад
MashaAllah Guul iyo gubanimo 🇸🇱❤️❤️👏❤️
@mustafagk9441
@mustafagk9441 4 года назад
War Ayuurana Rag Makujiraa Dumar Ayaan moodayee😂😂 Noolaada Jaalayaal❤❤❤❤
@maimunabdirizak1650
@maimunabdirizak1650 4 года назад
Ayuuro waa boqoro Lol
@mustafagk9441
@mustafagk9441 4 года назад
@@maimunabdirizak1650 Maimun💋💋💋💋💗💗
@caamiraxmed6755
@caamiraxmed6755 3 года назад
Mamulada somalida wxan ka codsanaya in maal galiyaan hooyooyinka agabka dhaqanka sameeya
@qudhacqudhac5586
@qudhacqudhac5586 3 года назад
Kani maaha aroos baadiye waa u ekeysiin
@engismaelwarsame9789
@engismaelwarsame9789 4 года назад
Xage laydinkala soo xiriiraaa
@khadracabdilaahi8390
@khadracabdilaahi8390 3 года назад
Mashaalaah
@aminahussein5802
@aminahussein5802 4 года назад
Allaha Nabad idiin siyaadiyo . Wiilka iyo Gabadha Allaha iskuqayro.
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
Aroos reer Baadiye 😂😂✌️
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 4 года назад
ManshallaH tabarakallaah Inanka habaryartii ban u ooyay wlhi siday ugu buranburtay
@nastehoaadem5320
@nastehoaadem5320 4 года назад
Maanshaaaa alllh
@sahraaxmed6693
@sahraaxmed6693 4 года назад
Masha allh
@geeleckariimaydid6193
@geeleckariimaydid6193 4 года назад
SOMALIDU WAA WADA GABAYAA RAG IYO DUMARBA REER MAGAALKA MOOYEE, MESHAA HADII AAN JOOGI LAGAA WAA KU CEEBOOBI LAHAA OO GABAY LA I YIRAAH HASE YEESHEE HEES BAAN ISKU DABARI LAHAA REER MAGAAL MEEL UU KU BAXSADO MA WAAYO
@Qabooje
@Qabooje 4 года назад
Allow maxaa inta gaaf la isoo istaajiyey la i xujeeyey markii aan wax garan waayey galaas biyaa oo milx leh la iga dharjiyey.lol Waayo waayo ayay isoo xusuusiyeen. Waxay ahayd miyiga Mudug & Nugaal u dhexeeya
@kaysemuxiye2437
@kaysemuxiye2437 4 года назад
2012 heegaale xasuus waan uxiisay aroos baadiye
@abdirazakmohamed6998
@abdirazakmohamed6998 4 года назад
Manshaa Allah
@khadracabdilaahi8390
@khadracabdilaahi8390 3 года назад
Mashaalàah
@mama.aftahan5840
@mama.aftahan5840 4 года назад
Wiil buraanburaayaaba joogo isruxaaya sidii xambasrsey
@mohaindhacase4817
@mohaindhacase4817 4 года назад
Amiin aamiiin aaamiiiin
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 3 года назад
Manshaa Allah manshaa Allah
@mohamedsaeed1654
@mohamedsaeed1654 4 года назад
Masha allah idam alle guulaysta Our beautiful natural culture
@mudanemudakar8456
@mudanemudakar8456 4 года назад
Ardaagii meeyay dadka meesha dhaxanbaa ku laysee Kafkaa godob ayaa laga galay
@maarigfarxan6209
@maarigfarxan6209 4 года назад
Kadaa kadaa laguu garan maayo ardaaye reer reer miyi mooye
@shukrimohamed3529
@shukrimohamed3529 4 года назад
Maashaa Allaah..qurux
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Tantan hablo badan layga jeclaaday layga dooqay gabadhatan dumar dawrka noloshoo dawrkaa nabadoo.nabad iyo caano.
@rodosaid1918
@rodosaid1918 4 года назад
Mnsha allh edeer ahmed allah ku barakeyo
@husseinhassan1387
@husseinhassan1387 4 года назад
Asalucalaykum Aad iyo aad ayaan ugu farahsanahay inaan halkan ku arkay awoowahay iyo ayeeyaday fardahooda. Adeer Ahmed ciise aad ayaan ku salaamayaa. Aniga oo salaan kaaga sida Reer Ali Bare Hassan iyo reer Ahmed daahir Hassan. Malin malin kamid ah wadanka waan ku soo noqonayaa insha Allah. Ilahay waa mahadii inaan aragno ehelkeena halkan.
@umimohamed2323
@umimohamed2323 3 года назад
Ilahow somalia calamada badan ka reeb
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Balad iyo baadiyaba waa kuu aqaan.
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 4 года назад
OGI OGI LA WADA XOOR SALAWAADKII GALBISKIYO MOWLIIDKIYO NEBIBA SCW XURMEYNTIIYE
@salmacadey7548
@salmacadey7548 4 года назад
Mashallah❤❤
@cabdirsaqaxmed6321
@cabdirsaqaxmed6321 4 года назад
ok
@drottnin
@drottnin 4 года назад
Nice
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 4 года назад
Manshaa Allah allaahuma baarik manshaa Allah
@sacdiyoabuukar9352
@sacdiyoabuukar9352 4 года назад
Kkkkkk caadi maaha
@munitadheman2352
@munitadheman2352 4 года назад
Asc
@axmedjeesaani52
@axmedjeesaani52 4 года назад
Masha.alah.xasubadaz
@saacidmaxamed6507
@saacidmaxamed6507 4 года назад
Ala maxan aloolka samay jirnay
@nuuraalmis1659
@nuuraalmis1659 4 года назад
Isku reeya isku raaga Rios khayr leh
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 года назад
Reer ciise ibcad aan idinbaree waa dad cumar maxamuud ah beesha reer xirsi faarax shirwac ilma adeerayaal habeen kii arooskiina ladhigayay waa la socday wiil iyo caano gabar iyo caano
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 Год назад
Bes dhurwaaga iyo.libaaxna was diyaar
@cowralacigaal7004
@cowralacigaal7004 4 года назад
Esh calaa
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Xaasadiis bahyar hablaha ila mid ka ah shaaciyay shiiqiyeyna.yarta
@asmaosman8729
@asmaosman8729 4 года назад
MashaAllah aroos quruxbadan😍😍😍😍😍😍🤗🤗
@nabihausman614
@nabihausman614 4 года назад
Masha alha
@abdirazakhonesthadaadi2139
@abdirazakhonesthadaadi2139 4 года назад
Ma dha allah
@fartuuncabdilaahik6451
@fartuuncabdilaahik6451 4 года назад
3
@hidaayoabduqaadir8732
@hidaayoabduqaadir8732 4 года назад
ALLAAH isku barakeyo
@queenkhadra8087
@queenkhadra8087 4 года назад
Mash Allah mubarika caadi maah
@cabdiqani1495
@cabdiqani1495 3 года назад
Waar maha labadaryaale ee waa buul
@HassanHassan-sf5xd
@HassanHassan-sf5xd 4 года назад
Mashallah our sweet culture my next wedding will be in the country I hope my wife don't find out my comments
@veryboy4662
@veryboy4662 4 года назад
haha I'm going to her now
@waxaro-raacchanale250
@waxaro-raacchanale250 4 года назад
Dhaqankii
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 4 года назад
Waxa ka dhiman aqalka ardagisi o ad u qurxin jiray way ka ilawen degihina meaha lagama jarine say wax u wadan
@habibaali5420
@habibaali5420 4 года назад
😀😀😀😀😀
@faatimaahmett5332
@faatimaahmett5332 3 года назад
Asoor maashallah💥💥💚💚👌👌
@zumayasuu7739
@zumayasuu7739 4 года назад
💚💙💙💙💙💙💙💙💙💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚
@ssn2553
@ssn2553 3 года назад
I don't forget eh where I came from
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 4 года назад
Garandhuub wuxuu hoostagaa degmada Boocame waana gobolka Sool iska sax hadalka laakiin reer miyigu marba dhinac ayuu u guuraa daaqana waa la wada daaqaa!
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 3 года назад
ala mxan jeclhy lahjada fusxiga wn u xizy wlhi 😭🥀❣️🔥💋😂🤣
@hamsasoftware5958
@hamsasoftware5958 4 года назад
Masha allaah
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 3 года назад
Mashaa allaah ❤❤❤❤
@cabdiwarsame8402
@cabdiwarsame8402 4 года назад
Abdi hakiim mohamud takar
@anabosman8537
@anabosman8537 4 года назад
Alxmduilah
@qalbisaciidahayaaati6608
@qalbisaciidahayaaati6608 4 года назад
Kkkkkkkk
@qalbisaciidahayaaati6608
@qalbisaciidahayaaati6608 4 года назад
♠️♥️♥️💓
@cabdicumar7664
@cabdicumar7664 4 года назад
Halka naga subso fardaha kayimid kalkacayo
@Qabooje
@Qabooje 3 года назад
Gaalkacyo dheh magaalada magaceeda sax '
@realkoshin
@realkoshin 3 года назад
Dawo Dabiici Ah Wajiga Iyo Timaha Nabarada ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-cqvnrXnrF_s.html&feature=share
@NiciimaTiriig
@NiciimaTiriig 4 года назад
Ilmaderayal sbscrbe isara bls
@mahadgbs5951
@mahadgbs5951 4 года назад
Reldpwhlfs in the future of wax kale ayann
@hamdiali258
@hamdiali258 4 года назад
Amiiin
@fardowsoshariif6598
@fardowsoshariif6598 4 года назад
Mnsh alllh
@faatimaahmett5332
@faatimaahmett5332 3 года назад
Asoor maash allha
@m.dahable5787
@m.dahable5787 3 года назад
Assss
@shaafiofficiallmedia687
@shaafiofficiallmedia687 4 года назад
Team tayo alle dartiisa igu saar subscribe
@sowdamanoor9048
@sowdamanoor9048 4 года назад
Asc
@aminayusuf9400
@aminayusuf9400 4 года назад
Hadaan dadku iska ilaawin agabka guriga aqalsoomaaligu dhulkeena ayuu kabaxaa!!
@daudibrahim3425
@daudibrahim3425 4 года назад
Somalida puntland ciyaar dhaqameed ma lahan miyaa??
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 года назад
Yaakuyiri daawo hadaad dhibsanayso meeshaan wanaag baa kamuuqda
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 3 года назад
Way leeyihiin zhp gacaliye waa wax baro intaanad wax qorin gobobolada sanaag iyo bari iyo qaybo kamid nugaal waxaa laga ciyaaraa jaandheer halka gobolka mudug iyo qaybo kamid ah gobolada sool, Cayn iyo nugaal dhaanto laga ciyaaro marka wax soo baro wllo
@ladanmaxamuudcabdiyareuddi2142
@ladanmaxamuudcabdiyareuddi2142 3 года назад
Mansh allaah w
@farduusyusuf9596
@farduusyusuf9596 3 года назад
Hhhhhhhhhhhh hido iyo dhaqan iga dheh
@aynishmohamed904
@aynishmohamed904 4 года назад
..
@isxaqguddi
@isxaqguddi 4 года назад
👉👉
@giijecaarale2514
@giijecaarale2514 3 года назад
Asc dhaqan ku waa fiican yahay laakiin ma,arag rag leh hoobaalayow heedheh taa dumarka ayaan ku ogaa waayaab reer garoowe dib isugu noqda waydiiya abwaan shube waxaad garan waydaa ragu saliga nabiga csw ayay ku soo gelbiyaan gabdhuhuna taad qaadaysaan oo ah hoobaalauow heedheh.
@Qabooje
@Qabooje 3 года назад
Waligay nolashayda aroos baadiye oo hoobaaley aan lagu galbineyn rag iyo dumar isugu jawaabayn ma arag.Adigu gobolkee kasoo jeedaa oo dumar kaliya hoobaalayda ku galbiyaan.Salligana waa biloga hore oo ragga waa jirtaa iyana.Laakiin hoobaaleydu waa dhex taal.Teeda kal.e waxaani waa dhaqan qarniyaal soo socdey maaha wax dadkan ad arkayso maanta samaynayaan
@qadiijocadey606
@qadiijocadey606 4 года назад
Waxaad keento maa waysay
@user-yv9hg2qo2i
@user-yv9hg2qo2i 4 года назад
Masha allah
@abdisamaadyare1794
@abdisamaadyare1794 4 года назад
💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚
@xooggadalka1333
@xooggadalka1333 4 года назад
Masha allah
Далее
Aroos Miyi Oo Ka Dhacay dooxad Dus Ee Gobolka Nugaal
1:09:33
Would you help?!😳
00:32
Просмотров 4,2 млн
Sanag xeeryo aroos
9:11
Просмотров 7 тыс.
GAAF AROOS BAADIYE ( MII )
14:40
Просмотров 460 тыс.
Buraan Buur Lagu Aamanayoo Beesha Habar jecelo
3:25
Просмотров 385 тыс.
Somali Wedding
20:24
Просмотров 444 тыс.