Тёмный

Aroos baadiye oo xikmad,murti iyo qosol miiran ah 

Abshir Dhiirane
Подписаться 19 тыс.
Просмотров 88 тыс.
50% 1

Habaas kugu reeb,Ku guji,Giraantu wey socotaa,Afkaaga caano ama malabka shinida lagu qabay,Ma tanaa ma toobaa ma Aamino tariig baa Mise waa tan toobka sidata, Ma anaa ku rita Ereyadaas iyo kuwo kale oo xiiso badan waxaa adeegsanayay isku duba ridayaasha labo aroos oo ka dhacay baadiyaha Gobolka Nugaal. #Caruus_Maxed_Jaamac & #Idil_Cali iyo
#Caruus_Cabdi_Shire & #Bahjo_Mukhtar.
Haddaba DAAWO xafladii labada Aroos oo dhamaystiran. SII FAAFI | SHARE | Hidaheena.
#Dhugashada_Dhiirane

Опубликовано:

 

13 июл 2017

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@abdikarimyasin674
@abdikarimyasin674 4 года назад
Golol iyo godobjiraan qofkii yaqaano like ha iisaaro dadkana hausheego.
@abwaandhuux5517
@abwaandhuux5517 4 года назад
manshallah abwan abdullahi maxamed guure runti ilahay murti iyo xikmadi abwanimo ilahay waa ku manaystay ilahay ha u siyaadshe
@zaytunabdirahman
@zaytunabdirahman 4 года назад
proud my dear country nugaaaal and my people
@oakleycurtis1022
@oakleycurtis1022 2 года назад
i know Im asking randomly but does someone know of a trick to get back into an Instagram account?? I stupidly forgot my password. I would love any help you can give me.
@bootaanmediaproduction3497
@bootaanmediaproduction3497 4 года назад
SuugaaNtu waa hodon abwaan iyo reerkuba Allah haydiN garabgaloH
@jimcaalesaleebaan2925
@jimcaalesaleebaan2925 4 года назад
Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo dhalasho aroos wacan hidiyo dhaqan masha Allah
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 5 лет назад
wiilkan cabdilahi guure waa talent ama mucjiso aan la ogayn ninkan yaa u tuma cajiib waa wiil cood baxsan masha allah
@laylaahmed8962
@laylaahmed8962 7 лет назад
Ar wiilka iigeeya walalhii wuxu ka hadlay ninkii fahmaya fahmaye inta jeer dhageystay xisaab maleh dhulkii xudunteyda taley bu ka yimid dhobacantuug Iyo labilamane alla maxa ari ku racay wan u xiisey😢Thnks dadkii so diyariyey
@Mopurhaan
@Mopurhaan 7 лет назад
xiis Ahmed Xiis ppea 😀😀😀😀abayo madhooba cantuug baad deristihiii
@mohamedabdillahi7168
@mohamedabdillahi7168 7 лет назад
Alxaa sawt weyaan . Fanan qoote ma ahan
@laylaahmed8962
@laylaahmed8962 7 лет назад
Kkk haa abowe melahas baa laygu dhalay hidaha dhaqanka dhan ban iska jeclahay😍
@Mopurhaan
@Mopurhaan 7 лет назад
xiis Ahmed Xiis ppea 👍👍👍👍hadaaa meesha kadhex muuQo dee laguma Stage😂😀😀
@laylaahmed8962
@laylaahmed8962 7 лет назад
🤣🤣hada baxa igu halee bro
@kaafiak1182
@kaafiak1182 7 лет назад
hhhh sxbky maxamed c/laahi halkeedi baad dhigtay hambalyo arooska waan u xiisay dhulkaygii iyo reer nugaaleed
@uzairuzair7020
@uzairuzair7020 6 лет назад
libaax reer mahad reer adan mahad ah oo reer warsame adan abwaan abdulahi gurey xanaf. libaax libaax dhalay
@cawilcaliindhocawl3174
@cawilcaliindhocawl3174 5 лет назад
Wiilkan ma ahan ninka aad mooday iska hubi ninkas abwan mahan aad kan ku khalday waa nin wadad ah marka abwankan iska hubi cida uu yahay
@Mopurhaan
@Mopurhaan 7 лет назад
heeestas baa IGA gadan kama badhargo 👏👏👏👍👍👍👌
@ahmedmuse248
@ahmedmuse248 4 года назад
Abwaanka furay xaflada gabaygiisu wuu imaray walaahi waan qiirooday eesh qiyaasak Hargeisa ayaan ka dhagaysanayaa March 2020.
@abwaandhuux5517
@abwaandhuux5517 4 года назад
YARTII WAY KU DHIMATAYO RAFAAD BU U DHAMEEYO DHIBATAY KU NOOSHAHAY DHAB CAAL BAA IGA GUURSADAY DHEGAHAYGU YAY MAQAL DHAYAAL KUMA ORANINE DHAB U QAADO HADALKO YARTAD DHALAD WADAGTAAN KA ILAALI DHEELDHEL vs WALASHAY DHABTA AHEEY DHIGA AAN KU DHARTAY I DHEGA NUGLOW YAY KU DHAAFIN WANAADU GABADHAN KHAYRKA DHOWRINO NINKAY DHINAC SARTABA ISAGO DHAB KU JECEL AAN KU DHAFSAN RUUX KALE XAWARAHA KU DHAFTAA NABSAA DHOWRANAYE DHEEFTU WAA MID RAAGTE GABADHAN DHUL DHOWRANO WAX DHIGAALI KARANAYN DHUUXI MACAAN IYO DHADHAMADA MA GAADHEE DHAMAYSTI HAWWEENKAY ILAAH BAA KU DHOWRAYE SIDAD NOOGU DHEER TAHAY UGU DHIIRO REERKO YUUSAN DHEELI KA NOQON vs YARKU WAA KU DHACAYO DHEEDU BIYAHA KA DEYAYO DHUXULU KU JIIFSADAY DHIBU RAAXO MOODAY RARAN BUU DHEX JOOGA DHEGAHAYGU YAY MAQAL WALASHAY DHABTA AHEEY DHAYAL KUMA ORANINE DHAB U QAADO HADALKO YAY KU DHAFIN WANAADU YARKAAD DHALAD WADAAGTAN DHAMAC IYO KULAYL IYO KA ILAALI WIXI DHIBA
@naimamuztphe8787
@naimamuztphe8787 6 лет назад
walee waa aroos xasuus leh
@ismailabdi4206
@ismailabdi4206 6 лет назад
Walahi waxan xasuustay bursaalax iyo 1998.. aduunyo.
@maajiddhunkaal6273
@maajiddhunkaal6273 4 года назад
Reer Nugaaleedku Dhaqanki ayey Hayaan Caadi ma aha
@yjama4073
@yjama4073 5 лет назад
Walaahi dhaqan wanagsan oo aad u heer sareeya baynu leenahay, reer miyiguna wa dad adag o geesiyaala. Mahadsanid Abshir Dhiirane.
@shekhismailaadan3024
@shekhismailaadan3024 4 года назад
Abshir mahadsanid 🙏🏾
@abwaanabdullahidhuux9557
@abwaanabdullahidhuux9557 5 лет назад
War wiilka waan wata fanka lagu so daro
@nasrocabdirahman1778
@nasrocabdirahman1778 3 года назад
Caduunka iska dheraran dhulkygii 😍
@ducaqueen9743
@ducaqueen9743 3 года назад
Best abwaan
@hamuddalaaan4096
@hamuddalaaan4096 7 лет назад
wariye abshir aad ayaad u mahadsantahay muqaaladana aad ayay u xiiso leeyihiin dhaqanka somaliyada oo xitaa waa laga dhowray music oo awal aroosyada somalida maaro looga wayay
@fatimaguuled7329
@fatimaguuled7329 7 лет назад
masha Allah waan kaheley arskn
@abwaandhuux5517
@abwaandhuux5517 4 года назад
WALALKAY DHABTA AHOOW DHIIGA AAN KU DHARTOW I DHEGA NUGLOW YAY KU DHAFIN WAANADU JACAYLKAN DHIB LOMARIN DHUDHUBKA KUGU GALAA DHIB YARANTU LEYAHAY WAX BADAN BAAD KU DHAFTAA NINKAN KHAYRKA DHOWRINO INTU DHAADAN GUURSADO MARKU DHEEF KA WAYAYO XISO HOODU KALA DHOCO UGA DHOOFA MEEL KALE NABSAA DHOWRANAYE WALALKAY DHABTA AHOOW ILAAH BAA KU DHAWRAYE KA MASTUURO DHAWACA
@abdinura.hussein7614
@abdinura.hussein7614 7 лет назад
Wariye abshir dhiirane aad baa u mahansnthy masuul
@AbshirDhiiraneAbshir
@AbshirDhiiraneAbshir 7 лет назад
Sidoo kale walal abdinur dirie
@abdinura.hussein7614
@abdinura.hussein7614 7 лет назад
Abshir Dhiirane Tnxxx mutaqbalkaa rajaynayn inaa sidaas iyo so lamid ah aan ugu taxo luqno kaqayb qadashada dhaqankeena By sugulle adan madaxlulle
@gulzarkathatkathat545
@gulzarkathatkathat545 5 лет назад
waaruntaaaroswaacaan aroswaacaantaayohaa
@dalmaryare8731
@dalmaryare8731 4 года назад
Durbaanka iyo sacabka anagaa kaga haynee laakiim waa ay naga yara murti badanyihiin in kastoo anaguba wada murti nahahy
@kurashmohamed597
@kurashmohamed597 2 года назад
Ilaa ha Waan ka xiisa dhigi la ahay heestan
@abdinura.hussein7614
@abdinura.hussein7614 7 лет назад
Kama daalo aroosyadan iyo kii dhiirana mshaa laah runanahtii wa dhaxal gal o wzaa kuu dahan erayo iyo murti badan
@asadaksheyasadakshey3760
@asadaksheyasadakshey3760 4 года назад
Kan dhantada qadayo cadi ma ahan wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂
@khalafyare1260
@khalafyare1260 3 года назад
Dhudub iyo galadii 🤟😍
@ebrahimchannel8283
@ebrahimchannel8283 6 лет назад
War sandhuub qosolku iga dhameeyay
@abdihakimmohamed2929
@abdihakimmohamed2929 4 года назад
Radio dalmar shaqo wanaagsan, war baahin lamahadiyey weeye.
@aminaabdalla7245
@aminaabdalla7245 3 года назад
Reerjarafle laandheere
@badarmacune113
@badarmacune113 4 года назад
Daweeya iyo kama dege😅😅😅
@suldaanasharaftuqali
@suldaanasharaftuqali 3 года назад
Habenki sxbkay maxamed c.lhi igudhexturay mesha hhh
@aminaabdalla7245
@aminaabdalla7245 3 года назад
Califarxaan
@xaviramow4658
@xaviramow4658 6 лет назад
Such as
@xaviramow4658
@xaviramow4658 6 лет назад
Maan sha allah
Далее
Arooski Qarniga (SALAMACEED) aroos baadiye
2:59:21
Просмотров 17 тыс.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Документы для озокомления😂
00:24
#Aroos baadiye #sida aqal Soomaaliga loo dhiso
3:40
Просмотров 18 тыс.
DAAWO Arooskii afarta caruus deegaanka Wargaduudo G.Nugal
1:19:33
SHEEKADII MAGAALO JOOG XUMO QEYBTII 19-AAD
9:36
Просмотров 370 тыс.
Buraanbur Loo Tiriyay Aroos ka Dhacay Magalada Tooxin
22:33
GAAF AROOS BAADIYE ( MII )
14:40
Просмотров 464 тыс.
Aroos aadan Noociisa Horay U daawan
19:41
Просмотров 61 тыс.
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09