Тёмный

Silsiladii GUBA gabayadii sida weyn laysugu weeraray 

daawasho tv
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 1,3 млн
50% 1

Gabayadii Guba oo dhameystiran

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,3 тыс.   
@Cismaan_darawish
@Cismaan_darawish 4 месяца назад
1. Abwaan cali dhuux 2.abwaan ismaacil mire cilmi 3.abwaan cilmi carab cabdi 4.Abwaan xaaji khaliif ow axmed 5.abwaan samatar baxnaan iyo jaamac kadiye cilmi illaahy ha unaxaristo dhamaantod
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Год назад
1:Ogden: qaman bulxan 2: habarjeclo : salaan caraby 3: cali, ismaacil, samatar, carab Waar dhulbahante qalasyo badnaaya berigaa Nimankaas aan magacaabay gabayo culus bay sii daayeen Ninka ogaaden ee ugu danbeeyana waa cabqari wayn Ana waxan ahay nin habarjeclo oo hawdka burco idinka soo salaamaya
@filfilocAhmed
@filfilocAhmed Год назад
Ninka hjecelo maxa lagu jawabi marka 😂😂😂
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Год назад
@@filfilocAhmed dee adi isoo jawaab
@drdadaa
@drdadaa 7 месяцев назад
@@filfilocAhmed hahahahahahaha mucjso qac bad ka yeedhsiyey
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool Год назад
Ogaden, Garxajis, iyo Dhulbahante hadaad tahay like ii saar❤❤❤❤❤
@samsamcabdilaahigeele4375
@samsamcabdilaahigeele4375 Год назад
💔❤️🤣😭
@YaasiinMuxumed-gs1vk
@YaasiinMuxumed-gs1vk Год назад
TO ROB TORONTO rNE
@mohaqayz147
@mohaqayz147 11 месяцев назад
Roos Guba
@AbdirahmanOsman-xe5xt
@AbdirahmanOsman-xe5xt 11 месяцев назад
​@@YaasiinMuxumed-gs1vkgabauadii guns ...
@saidmohaelmi9397
@saidmohaelmi9397 10 месяцев назад
Ma ihi adeer😮😅
@mawlidhussein3314
@mawlidhussein3314 Год назад
Dhulbahante wllhi waa taariikhda gayiga somalida oo dhan🩼🩸🦁
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Год назад
Kkkkkkkkkkkkkkkk dee waa keliya in ay 200 sano ka hor dhulbahante cabanayey oo la laynaayey kkkkkkkkkkkk
@libanahmed4598
@libanahmed4598 Год назад
@@ducaysane1133 Idoor baad tahayo kaxun bad tahay Dhulbahante ma cawdo ee waxbuu dilaa
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Год назад
@@libanahmed4598 oo bal ii sheeg taariikhda dhul bahante ee Soomaaliyeed? Hadaad i leedahay odayaashii Sayidka askarta u ahaa ee qabiili dagaalamayey ee Isaaq ka soo horjeeday ayaa taariikh ah! Sidee bay u tahay? Teeda kale maamulkii daraawiishta hal nin oo dhulbahante ahi kuma jirin lkn askar bay ka ahaayeen! Bal car hal taariikha ii sheeg!!! Dhinaca kale waxay weligood ahaayeen dadka ugu Iskuulada yar ee ugu jaahilsan oo aan saamaynba yeelan! Markaa beenta la faafiyey yaan lagaa dhaadhicin. Ugu dambayn anigu Idoor ma ihi, nin Hawiye ah oo Fiqishini ah baa ahay
@suhaybcabdi2401
@suhaybcabdi2401 Год назад
​@@libanahmed4598 0.5 garada daadu may dawar sadeen😂😂
@user-vg8sf4ox7p
@user-vg8sf4ox7p 11 месяцев назад
Haa legend 😂
@esyoni55
@esyoni55 Год назад
Anoo isaaq habar jeclo ah Number one waxan siyay Qamaam bulxan
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Год назад
Qammaan bulxan ❤ Gartiisa iyo murtidiisu waa mid cad😍 Dhulbahante ahaan guba caadi baa naloogu habaaray ,Nabsigiina ilaa maanta wuu noo muuqdaa🥺 Hadii ogaadeen awoodiisu kala dhantaalnayd shalay maantana waa Dhulbahante 🥺
@anwarhussein886
@anwarhussein886 Год назад
J
@munaabdiqaadir
@munaabdiqaadir Год назад
Illahay isku ken tooosi wll
@nasronasib
@nasronasib Год назад
Maya laguma habaarun lkin gabaygaas Buu ku fududaaday
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Год назад
@@nasronasib Maalmo wacan baan ku jirtaa ee dhulbahante ma tahay 🙏😁
@ahmedsaid127
@ahmedsaid127 Год назад
Qamaan Io Cali Dhuux ayaga iska keen xigay 2badoooda waa iisimanyihiin from jahuur Ka duula ✈️
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 2 года назад
Ilaahayoow qabyaalad igu dil oo igu noolee. Waxaan ahay dhulbahante inkasnoo gabaygan aan hormuud ka ahaa haddana aakhirkii anuu igu soo noqday nabsigu ma gaboobo e maanta anaa dhulkii iyo dadkiiba layga qaaday daaroodna ceebeeyey. Balse daaroowdoow inyar na dhawra.
@abdimaliksheikh7376
@abdimaliksheikh7376 Год назад
Khadarow shp Halgan baa ina furan in aan galno cawa jawigaan usoo badashay waxa Fbga kasocda dartiis! Hartay uga dhasheen ficil Rag waa kala Hagaagaye Waay la Hamradaan wayla Yaab hil alaa Jire''
@cadlatuuramale5054
@cadlatuuramale5054 Год назад
Kugu qadanay ee indhaxumada ilaa ladhinto lagama baxayo
@mahamoudsaid5403
@mahamoudsaid5403 Год назад
Nin raga
@sayidcumar1898
@sayidcumar1898 Год назад
Maantay taagan tahay
@jibriilmohamed6080
@jibriilmohamed6080 Год назад
Maanta guul iyo gobonnimo
@Abdiqanimoha7_
@Abdiqanimoha7_ Год назад
Dhulbahante Ogaadeen Habaryooniz 3da qabiil ee soomaali ugu abwaanada badan
@ahyusuf0
@ahyusuf0 Год назад
Halkaa kafiirso soamli ciidagale ugu abwaan badane uguna suugaan badnaaye Cabdi gahayr Xasan Tarabi Qowdhan Ducaale Xaye Galaydh Yusuf Baar Mohmed Haashi Boodhari Intaasay waliba badidoodi hadhsantahay❤❤
@heegaale360
@heegaale360 6 месяцев назад
​@@ahyusuf0Dhamaan abwaanada aad tirisay cid taqaan ma jirto ciidagale maansooyinka jacaylka iyo buraanburka bay ku wacan yihiin , ee Gabayo waxba kama yaqaanaan, saddexda reer ee kor lagu xusay baa soomaali ugu abwaano badan uguna suugaan culus
@fikradtech8264
@fikradtech8264 3 месяца назад
Hbar jeclo cid ka abwaaano badan ma jirto somalida iyo dhulbahante ❤​@@ahyusuf0
@aali.j1
@aali.j1 2 месяца назад
@@heegaale360😂😂 wallahi umada somaliyeed oodhan ayaa og inay habarjeclo ugu abwaano badan tahay. Xataa habar yonis iyo dhulbahante ayaa kuu qiraya taas
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 Месяц назад
Landherenimo from Habar younis🎉🎉🎉
@abdimaligxamse
@abdimaligxamse 3 месяца назад
Salan carabey boqorka❤ gabayga nin sakaaro heetaynayo haaban kari wayay iso hunguri waa shidee hed uga yaabay nin haawydu kama maranteen heeshigi dhaly axya gabay🦁
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 года назад
Wllhi OGADEN waa rag lipaaxyo ah bal fiiri gabayada Qamaan bulxan Ee wada sarbeebta ah Waaaw👏🏽👏🏽👏🏽
@abdisalahsheikhdaar1939
@abdisalahsheikhdaar1939 2 года назад
Maaragno ogaadeen ama insaan nacab ayaa lewtihiun makaaig iyo jin abdi salah gadaal ka arko iyo riya, sida loo abuuro magaranay insaan buu yuri jin iyo malag sheydhan oyow u wato. I don't think there's anything wrong but I'm sure you didn't want the sound recorders and sound players, video recorders and video players to be invented
@abdisalahsheikhdaar1939
@abdisalahsheikhdaar1939 2 года назад
Malaig iyo jin oyow ku riyooday jabrilki intu isusoo ekeysiisay riyadii oyow uu gadaal aan i aragno yiri, ka dibna indhaha where cabdi detect shapes aay galeen markaasaay sidii riyadii dulduulayaan ooy ka war doonayan, ooy lee yihiin oyow cilmi uma qalmo, maalintii 34000 uu na arkaa, uuna na maqlaa uuna na dareema less than a dollar a day ayaan ku hayneyn oo sheydhan ukfur leh ku ximinayn, oo codka sheydhaana ka reebanayn siduu saneyo malaga britney best leh. Wuxuu ka wad wuxu leey rabana maa aqweyanas walakin kaana fii dalaalin baciid sida waqaratpyow britney and waqaratbritney oyo dilemma
@abdisalahsheikhdaar1939
@abdisalahsheikhdaar1939 2 года назад
Bahal nritney is best aan leed insaan wuu cuna sidi wixii uuntay uu leey ukfur intu maqashiiyo iblisoo ukfur yaa oyow leh
@abdisalahsheikhdaar1939
@abdisalahsheikhdaar1939 2 года назад
Anaa kuu ah uu leey kubaad dhageysato oo iso soo ekeysin sidii photonic telecommunication technologies oo britney oyo ku baranaay. Waqaratmakaaigoyow ayaa noqday waqaratoyomalaaikatu mariid
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 года назад
@@abdisalahsheikhdaar1939 niyoow sida wax loo qoro baro
@Mzale
@Mzale Месяц назад
Thank dawsshoo … this works is a must for any Somali family who grew in diaspora.. our children aren’t Somalis( just by language) no historical knowledge or narratives..
@abumardaadi7618
@abumardaadi7618 Год назад
Wlhy CIIDAGALE iyo HABARYONIS Dadka wayciileen😀😀
@maryanosman5632
@maryanosman5632 Год назад
caac
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Год назад
Dhulbahnate iyo ogaaden kaligood ayay meel saaareen waagaas
@ahyusuf0
@ahyusuf0 Год назад
​@@maryanosman5632 Haweenkuna haday doonayan inay hididaan😂😂😂
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Год назад
Silsilada guba waxa ku cad afar reer oo is haya kala adkadayna.. waa Habar Jeclo oo Ceelkii caynaba ka qaaday Dhulbahante iyo Habar Yoonis oo Doolo iyo ceelkii Camuud ka qaday Ogaden Dhulbahante iyo Ogaden waxay cadeyen in laga xoog batay sababtuna tahay in Isaaq hub iyo dhaqale ka helay Ingiriiska oo marka caro isaaq deganaa… Dhulbahante Sayidka markii la jabiyay ayay iyaguna sixun u jabeen… Gabayga lakiin kumad arag Isaaq galbeed… sida ciida gale ama Habar Awal ama Arab… maadama Dhulbahante la degan ahayn Isaaq Galbeed
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 Год назад
@@abdullahimohamed8746 war ciidagale wuxu ka soo galaya marku leeyahay waakuwa hablaha ciise dhamal dhiraha laayen ciise dhamal maanay jufo ciidagale ah ahayn cali dhuux wuxu leeyahay hablaha ciise dhamal baa geel idin ka qaaday "waa kuwa hablaha ciisa dhamal dhiraha laayeen "
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 Год назад
Bal eeg waaya aragnimada QAMAAN BULXAN Murti iyo Gar naqsi Cajiib Adeerkey Qamaan saaxibul xikma wlhi ❤🙏
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 10 месяцев назад
Qamaam bulxan yaa u ree abti ahaa? Thanks
@jajkamedia3716
@jajkamedia3716 Год назад
Intaaso abwaan waxay ku faraxsanyihiin in cali dhuux iyo ismaaciil mire kula jiraan silailada wale dhulbahante xikmad looga hadh cuqubo❤
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 7 месяцев назад
hhj 😂ma aragtid gorgoradu xirtay cali dhuux hh wiil 20 jir ah gorgorad u xiray hhh 😢gbayga dhulbahante wlh wa sheeko lakin nimanka rer ugaas khalaf wa mucjiso xita ma fahmaysid xusen iyo qaman iyo m cumar dage wan huba ma fahmaysid 3 nin
@Lowk3y19
@Lowk3y19 4 месяца назад
Yaan lagugu qosline iska tir commentigaan 🤣🤣
@ashkar4145
@ashkar4145 Год назад
Ma afkaad ku hawl bixi cidlaad ka hanjabaysaane Salaan carabay the legend 🦁🦁
@user-jg9kn5mk1g
@user-jg9kn5mk1g Год назад
Markaas dhulbahante awood buu hayay wuuna midaysnaa Soomaalidana yaga majaraha uhayay sida hadeer oo kale maahayn adeer Hadeerna burco baanu tegi sidii waagi hore
@abaadircabdile7296
@abaadircabdile7296 9 месяцев назад
​@@user-jg9kn5mk1gwaadba joogtaan maanta
@nimco84
@nimco84 7 месяцев назад
@@user-jg9kn5mk1g😂😂😂
@zuhurahmed1757
@zuhurahmed1757 7 месяцев назад
Waligiinba maydinkaa wax majaraha u qabtay laba rer oo isaaqa sidaas dhan iskaga gubaabinaysaan hj iyo hy rag adag
@heegaale360
@heegaale360 6 месяцев назад
Salaan carabey, waa lagu yasay gabayga xiligaas oo waxaa laga soo qaaday haween wax ka liita, maantana waa sidii oo kale oo waa kuwaas jeelasha ka buuxa ee qaylada iyo baroortu ka dhamaatay😂😂
@Alfaaro
@Alfaaro Год назад
Dhulbahante wale gabay Laguna gaaro, from hawiye
@user-jg9kn5mk1g
@user-jg9kn5mk1g 5 месяцев назад
Waa sidaas
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 4 месяца назад
Adeer aadigu waxaaa cunbulo ka cun nio adunka tariikhna malahiid ee dhagyso uun 😂😂😂
@CabkaJr
@CabkaJr 4 месяца назад
😂😂​@@waayo__aarag1
@ahashi7828
@ahashi7828 2 года назад
Asc Isaaq iyo Ogaadeen waa wada degaan shanta Soomaaliyeedba waa is dhaleen waa wada dhaqmeen waa Somaali dadka ugu qiimo iyo qaayo badan waa dad aqoonta iyo islaamnimadu ku wayn tahay waxaan hubaa markay midoobaan oo geed wada fadhiistaan in shantuba midoobayso Illaahay Ha isku keeno Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin.
@xirsiamaan
@xirsiamaan 2 года назад
islaamnimadu cidna aduunka isuma keento aan ahayn dadka waashay ee is qarxinaya. Bani aadamku waa sida xaywaanka markay kulmaan waxbay isku fahmaan , sida afka , dhaqanka , ama midabka marka hore isha ku dhacaya. pakistani iyo carab xun , abidkay aduunka intaan joogay ma arag dadkaas oo islam islam koob biyo ah kugu siinaya. markaas dadkiinan diintu waashay dadka ha waalina , 1500 oo sanadood ayaanu carab is naqaanay.. intu gaalku inoo taray weligood inoomay qaban.
@mtrmareye5710
@mtrmareye5710 2 года назад
Wasad shegtay sxb
@hooyomacaan2881
@hooyomacaan2881 Год назад
That its about right my two granmother are isaaq mother jamac siyad dhullabante father reer isaaq mohamed zubair we are all family
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Год назад
AAMIIN AAMIIN
@abdulrazakjama8191
@abdulrazakjama8191 Год назад
@@hooyomacaan2881 I’m your abti Jaamac siyaad
@juweriasaalax2414
@juweriasaalax2414 2 года назад
Cali dhux wuxaa ninkii ugu murtida badna sabaanadaa legend ilhy haw naxariisto 😍 qamaan bulxan gabyaaa aaan qoslayn
@Xudeyfa
@Xudeyfa 2 года назад
Soomaali Raage Ugaas iyo Qamaan Bulxan iyo Dhoodaan ayaa gabey oogu yaqaan inta la'og yahay.
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 Год назад
@@Xudeyfa nuur cabudhiye meeday
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Год назад
Qamman bulxan ayaa ugu murti badnaa silsiladan ..
@cabdicasiisxaasan771
@cabdicasiisxaasan771 Год назад
Salaan carabey ayaaa ugu murti badnaaa❤
@am.b5688
@am.b5688 Год назад
@@Xudeyfa Qabyaaladii waxay ku ilowsiisay Sayidkii oo isaguba Ogaadeen ahaa, haba ku dhex koro Dhulgahantee oo ha dhaleen! Dhoodaan iyo ragan dambe, xitaa lama sheego magacyadooda marka gabay laga hadlayo taariikhi ah!
@claahiaadan7669
@claahiaadan7669 2 года назад
1. maxamed fiin 2. ismaacil cigaal bullaalle waa habar yuunus 3. salaan carabey waa habar jeclo 4. qamaan bulxan 5. buraale cali 6. xuseen hudle 7. maxamed cumar dage waa ogaadeen 8. cali dhuux aadan 9. ismaacil mire 10. cilmi carab cabdi 11. x.. qaliif ow axmed waa dhul bahante 12. samatar baxnaan yuu ahaaa asxaapey ii sheega please
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 года назад
Samatar Baxnaan waa Dhuloos. Laakiin Abwaannada silsiladan ka qayb qaatay intan way ka badnaayeen, Yawle waa ku jiray macaal.
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 года назад
Samatar dhulbahante weeye raga silada ku jira ee dhulbahante waa 6 nin gabayga qaar baa maqan ma dhameystirna
@abdifatahabdi2421
@abdifatahabdi2421 2 года назад
Samatar Baxnaan Wuxuu Ahaa Dhulbahaante!
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 года назад
@@fardushurre1668 5 weeye wll
@claahiaadan7669
@claahiaadan7669 2 года назад
wad mahasantiin wallayal💯💯✔
@awwarfaa
@awwarfaa 2 года назад
Qabyaalad waa waxa qayrkeen inaga reebay waa 100 sano.kahor wax casriya ok aan aduunka kusoo.kordhinayna majiro eebbow dadkayga midee oo diinta ku oofso🤲😍
@aniesmo7yildien944
@aniesmo7yildien944 2 года назад
Waa history ga somaaliyeed. Qabiil waxa ka dhasha nin aabihiis iyo nasabkiis haya..ibni xaraan iyo gaal cidii dhashay aqoon uun baa qabiilkiis aqoon
@ahashi7828
@ahashi7828 2 года назад
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@khadarcabdi1189
@khadarcabdi1189 2 года назад
Amin
@SPharaoh
@SPharaoh Год назад
aw warfaa1795 Murtidaan cid walba ma taqaan mana laha. Soomaali oo dhan ma wada laha gabay waa wax Daarood iyo iidoor u gaar ah. Qabyaalad qof iyo dad Soomaaliyeed waa leeyihiin meel walba oo ay yaallaan. Duco Alle lagama maarmo oo waa wax wanaagsan. Hadal kaaga Waxaan ka dhadhansaday inaadad gabay shaqo ku laheyn ab iyo issir. Ninba murti ayuu leeyahay ee aaway taadii shar iyo kheyrba.
@MohamedIbrahim-kk6bz
@MohamedIbrahim-kk6bz Год назад
Q
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 2 года назад
Aduunow aduunow taariikhda raga leh gabey ha loo daayo darawiish 🦁
@xamdahappy2340
@xamdahappy2340 Год назад
Darawiish ba baday darwiish waa isaaq waliba habar jeclo tarikh bena ku nolow ba kugu daran shiikh Bashir bu Aha eedo mcn
@alcovich4145
@alcovich4145 Год назад
@@xamdahappy2340 idoor baa lagu dhaha bal.adigu orodo dheh idoorba darawish waxanan wlhie dhagax lagugu dileen miyadan dhageysan goboy dabacayuun lk
@mohomedhassan6416
@mohomedhassan6416 Год назад
Daraawiish cidii ah cid labari maayo Habar jeclo miyaanay ahayn Idoor wagaash iyo kufriga wacdala uyaale Somaliland protectrate dhulkaagi maahyn miyaa Ileen dhulka lagu dagaalamayay dhul dhulbahantu ahaa Taleex iyo xudun baa Hj lahayd miyaa sheekh bashiir kii miyaanu ahayn Kii 1sanno isagoo ingriis kaso horjeedo leh Hj kaca miyaan Hj horteeda lagu dal dalin😂laangaab 2023 tariikh samaysanaya weeye habar jeclo wllhy
@sakiabdul
@sakiabdul 7 месяцев назад
Sheekh bashiir 1940 20sano daraawiish kadibkii isagoo tolkii daawanayoo ingriis qaad qaadaya kii hortooda lagu daldalay soomahaa😂 masaakiin
@somaliiiiiiii
@somaliiiiiiii Год назад
Habr jeclo best Somali without doubt
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Год назад
Just your opinion 🤩
@guledhamud1567
@guledhamud1567 Год назад
@@Ahmedmustafa329 habar. jeclo dhiigya cabada isaaq
@am.b5688
@am.b5688 Год назад
Habarjeclo Dhulbahante ha siyaarteen, iyadoo aan Habarmagaadle waxba u arag ayay gabdhahoodii oo dhan u soo heeryeeyeen Dhulbahante, markaasaa buurihii laga soo wada dejiyay oo lala simay Habaryoonis! Habaryoonistu ilaa hada Dhulbahantaha way ku maagaan oo yiraahdaan ka gurta idinkaa dhulka nagu soo dejiyay Habarjeclo! Abaal ma leh Habarjeclo oo Isaaqii saa u geli jiray ayay maanta u soo raaceen Dhulbahante!
@ahyusuf0
@ahyusuf0 Год назад
H.j haweenbay kuxusantahay guba 😂😂
@user-tf4gs2po6q
@user-tf4gs2po6q Год назад
Nimankaan haraadka iyo aqoon iyo hawdka maristiisa
@xamdahappy2340
@xamdahappy2340 Год назад
Waaaaaw awowgay salan carabay wale ragi o dhan kaligi ma ku filaday habar jeclo power ka loga hadhay ale haw naxariisto habar yonis wata Han tiday haradi Cideed isaaq waa rageedi wlhi
@am.b5688
@am.b5688 Год назад
Ingiriiskii baa jooga markaa ogow, ingiriis kahor Habarjeclo buuraha kama soo degi jirin, ! Ingiriiska anba waan jeclaan lahaa hadaan ahaan lahaa Isaaq!
@garadagmediaproductiongara4636
@garadagmediaproductiongara4636 2 месяца назад
Salaan carabey laandheere laandheere dhalay gabayga isagaa soo xidhay ❤❤❤❤❤❤😢😢28/6/2024
@mA-ts2gp
@mA-ts2gp 6 месяцев назад
2024 gabaygu waa iga xidha 2024 magiic dhulbahante iyo.kii daroodba calan baa sudhay daba cayuun ugu wan qalay aloow dhulbahnanimo igu dil an aduunka sanad ba tariikh cusub ka dhigee like 2024 febry ❤❤❤
@Burcaawi8
@Burcaawi8 Год назад
Ninkii silsiladaa duubay , caawa ayay daalimiintii Isaaq ku dileen Laascaanood . Weynuhu hakuu raxmado .
@adamfact5848
@adamfact5848 3 месяца назад
Weligin inta isdishan baad dadka laso raadsan jirten
@maxamedaxmed-oh1ej
@maxamedaxmed-oh1ej Год назад
Dadow MaqaL damaashaadku waa Diri-rigtaydiiye 🔥🦁 alle ha u naxariisto abwaan bullale iyo dhamaan abwaanadaas kale
@libanogle3374
@libanogle3374 2 года назад
Wa gabayga Somalida tariikh weyn ka galay Ogaden gabay laguma garayo wlhi bal firi qamam bulxan iyo Mohamed omar dage Number one ayeey qateen Cali dhux wxuu yiri gunban ahay ganbaa cadbanxirnahay iyo gar nagoodee aanigaa iyo dumarkaa loo gamodaa wan gudbonahay igadeenka noosoo gabyoow waa gaar xajaduu
@xirsiamaan
@xirsiamaan 2 года назад
Faanka qablayaldu yaanu ku indho tirin. qamaan bulxan ma salaan carrabay ayuu gabay iyo xikmad kaga fiicanyay? ma ina dagaa Cali dhuux ka midho culus? faan qabyaalad waa ri is nuugtay.
@jamalnoor345
@jamalnoor345 2 года назад
Cali dhuux magaran waxan aa sheegaysan oodhan ma cid sayidki gabay kala daashay oo an cali dhuux ahayn ba jirta bal inta ujawabaysa kaliya fiiri ee uso jawabayo any way raga dhintay halagu raxaysto mansadooda
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 Год назад
@@jamalnoor345 jaamac habiil gabayo badan ayuu ina cabdale u tirin jirey
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Год назад
@@jamalnoor345 sayidku wuxuu yidhiba aniga iyo cali dhuux baa isku haysana gabayga marka cali dhuux cidina gabay kuma gaarin raga qaar xitaa wuu yasi jiray
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Год назад
Gabayga dhulbahante ayaa furay isagaana soo xidhay! From Cali dhuux up to Samatar baxnaan. Ragga silsiladu waa dhulbahante, waxayna Ogaadeen siiyeen furihii ay dhulkooda ku qabsan lahaayeen!
@qisodhabachannel6804
@qisodhabachannel6804 2 года назад
DHULBAHANTE muxu halgamey ragi raga ahaa 🔥🦁
@abdullahi2646
@abdullahi2646 2 года назад
Hahah walaalkay dhibka Ka daaya habaryoonisay bu lahaaye 😂😂
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 года назад
@@abdullahi2646 😂😂😂 ma dhulbahante waa musiibo wlhi
@maxamedsomali5041
@maxamedsomali5041 2 года назад
@@fardushurre1668 inadr Fardus ma madax furan tahy xamas kulul ba ku hayse anigu ba ku baananya Ila aaabaha hurre Walan Wale habar jeclo nagaha dhulbahnte lagu sixirye
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Год назад
​@@jamalsaleeban1666ma ilmo abaarso baad tahay hadaad tahay aamu hadal kuuma yaalee orod isasoo daahiri ey baa kuu galmooday ragii baa iska kiin fuulay sidee iila hadli marka qajilaad xumidaa
@samiirlucky1849
@samiirlucky1849 9 месяцев назад
Gun baan ahay Gamba Cad baan xidhnahay ayuu Adeerka Cali dhuux uga baxay Guba😂
@MohamedAhmed-ps2gd
@MohamedAhmed-ps2gd Год назад
Raga sidaa lays kga guubaabinaya waa grxajis laandheere kipray 🦁🐪🐪
@suhaybkeke9449
@suhaybkeke9449 Год назад
Yes man ❤
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Год назад
Super power
@abdiazizgurhan7747
@abdiazizgurhan7747 Год назад
Maxamed cumar dage dhegayso
@sahramohamoud3791
@sahramohamoud3791 Год назад
2023 qofkii daawanaya gabaygan isago dhalin yara Ah waa legen 😂
@Drabdiqagar
@Drabdiqagar 9 месяцев назад
I am 23 years old and I am now enjoying listening
@sahrasharif3657
@sahrasharif3657 9 месяцев назад
@khalidyusuufat000r8
@khalidyusuufat000r8 4 месяца назад
Adoo gabadha inaad daawato miyaanay layaab sii ahayn😂
@user-tu8gr3vx5l
@user-tu8gr3vx5l 11 месяцев назад
Illow dhulbante adigaa waalalkey iiga dhigay 🤲✌️
@murtidawaayaha
@murtidawaayaha Год назад
Habaryoonis ❤ Alla maxay uunka wada ciishay lasoco xitaa dhulbahante way ishayeen oo islaynayay xiligan
@maammeee
@maammeee Год назад
Muhiimada silsiladan maada Fahmin. Dhulbahante-Harti Iyo Ogaden absame ayaa isxifaalaynayaa iyada Habar Yoonis lagusoo Hadal qabsanayo
@user-ju6gn4wf2k
@user-ju6gn4wf2k 11 месяцев назад
@@maammeeeina camay marki la dilay ee Habaryonis dishay ayaa cali dhuux dhixirka xidhay iyo googarada naagaha😂
@axmedaskari8170
@axmedaskari8170 Год назад
Rag baa ka tegay dunidan maanta waxaa jooga qaar aan wax murti ah lahayn oo miiclayaal ah allo sahal amuuraha❤
@hamsesudeysi
@hamsesudeysi 8 месяцев назад
Salaan carrabey allah ha u naxariiato gabaygiisa ayaa ugu cajiibsan.
@heegaale360
@heegaale360 6 месяцев назад
Isagaa ugu gabay liita
@khadarmuuse5472
@khadarmuuse5472 Год назад
#ISAAQ EMPIRE 2023 xatal aan waa gumayste ilaahow ISQnimo igu dil💪💪💪
@user-jg9kn5mk1g
@user-jg9kn5mk1g Год назад
Dadkii ingiriis dabada udhaqi jiray fulaynimadana caanka ku ahaa ee dhulbahante buuraha saari jiray sagaarada magteedana ka qaaday yay ahaayeen 😅😅 Maysan isaaq ahayn!!!
@user-jg9kn5mk1g
@user-jg9kn5mk1g Год назад
Ciyaalka 2023 dhashay baad usheekaynaysa Anana taarikh guuna iyo waxa lakala yahay baanu ka hadlayna Ingiriiski marku baxay dhulbahantena kala dhantaalmay baad awood is bideen Waaka dhulbahante soo noqdaye bal suunka dhuunsada
@xamseawga
@xamseawga Год назад
Idoor wagaashle alla maxey somali dhex-deeda dhinane ku ahayeen 😎
@nabiilahiis2107
@nabiilahiis2107 Год назад
Waligayo isaaq geesiyaal ahaa
@anushkamohamed2165
@anushkamohamed2165 11 месяцев назад
😂😂😂😂 hada ka waran 30 sano hubkad aruurinaysay laga furtay
@ABDERAHMANABDULLAHALI
@ABDERAHMANABDULLAHALI 5 месяцев назад
Ilaah baa na dilayee dhulbahante gabay laguma gaaro erayada madaxda somalida ama qof walba soo qaato abwanada dhulbahante leh Ragow kibirka wa lagu kufaa taa hala ogaado sido kale kaco dhidibka rida waa intaas oo dhiman waydaan ku darso intaan ka tegay
@AbdiwahabShekh
@AbdiwahabShekh 5 месяцев назад
Aad io aad
@sadamhasan-pd5uy
@sadamhasan-pd5uy Год назад
Meel walpa isaaqbaa lagaga cabanayaa waar wuxu laandheeraysanaaa😍
@abdifatahali6431
@abdifatahali6431 11 месяцев назад
😂😂😂
@engsamataryousuf7370
@engsamataryousuf7370 5 месяцев назад
ma isaaq aan garxajis ahayn oo laga cabsado lagana cabanaayo ayaad aragtayba?
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 4 месяца назад
​@@engsamataryousuf7370 faan baad haysa. halke dhulbahante io garxajis isku arkeen. ciday ka cabinayan wa Hj.
@shiiqiyaabdiqaadir17
@shiiqiyaabdiqaadir17 Год назад
Ali dhuux inty iloobeen ayey salaan carabey 3 nin ugu wada jawabeen h.j cabsi cabsi😂😂😂
@maxamedaxmed-oh1ej
@maxamedaxmed-oh1ej Год назад
habar yoonis ayaa uga baxday jambal kkk 😂😂
@shiiqiyaabdiqaadir17
@shiiqiyaabdiqaadir17 Год назад
@@maxamedaxmed-oh1ej jambal wx la dhaho meesha ma yaalo cali dhuux h.y iyga 2ba ugu jwaaby hlka salan caraby mrku soo galy 3 dhulbhnte ujwaben😂 midkle salan caraby sow maaha kii sayidku bare lcgta siin jiray ha iga gabyin asaga ku dhahaya caraby
@cabdicasiisxaasan771
@cabdicasiisxaasan771 Год назад
​@@maxamedaxmed-oh1ej intaad garanayseen way dhaaftay😂😂😂😂 H Yonisey
@samatarismail1718
@samatarismail1718 Год назад
salan lib ma sheegan Reero kale ayu libtoda ku fanaya mida kele haween ba lagu xusay. Sidasu usoo galay giraanta
@HassanmohamedkaarOgaal
@HassanmohamedkaarOgaal 11 месяцев назад
@@samatarismail1718 li ma sheegan karo kulahaa salaan carabey wuxu ka soo jeeda reerka kaliye daarood dhulkoodii ka qaaday Qamaan bulxan sooka cali dhuux kuleh "Adigu ba darkii caynabaad daris ku joogtaa" Caynaba yaa kaa qaaday bal
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Год назад
Goatka gbayga cali dhuux adaan goroyo❤🐎🎤🦁🔥🔥🚀💯
@cabdirashiidkeyse2809
@cabdirashiidkeyse2809 2 года назад
Abwaanka Goabayga duubaY Jaamac kadiye cilmi ViVa dhulbahante
@RiGaax_22
@RiGaax_22 11 месяцев назад
Allah ha u naxariisto abwaan jama kediyeh😢🤲🏽
@user-hb8lp3mx2z
@user-hb8lp3mx2z 11 месяцев назад
ale how naxriisto😢
@AbdiwahabShekh
@AbdiwahabShekh 5 месяцев назад
Ale hau naxariisto
@maamejaamac3068
@maamejaamac3068 Год назад
Uuuuuun ileen gabayba waxaa laga keebay cali dhuux aadan legend ♥️
@AhmedAkadirToti-kk9lp
@AhmedAkadirToti-kk9lp 2 месяца назад
Wlh laisma xaqirO ragana lipintiiisa waaloo qiraa ninka qamaan bulxan laleyhy 10ragg ah ayuu iskaga filna lakin garabgarabuu wayy respect 💯
@cabdiraxiimcabdiqaadir1045
@cabdiraxiimcabdiqaadir1045 Год назад
Salaam carabey🎖🩸 Haa gabay katiriyayay Horgalmaaha Allah unaxariisto.
@saidmohaelmi9397
@saidmohaelmi9397 10 месяцев назад
Salaan carrabay nin aan bar bar dhigo meesha kuma hayo Hadalka aan ugu qirayna waa halka uu yidhi. Hiiraanka iyo faanka weyska Hiddo raacdeen.❤
@farhansandheere-sx9zz
@farhansandheere-sx9zz 6 месяцев назад
qamaan bulxan aya ugu khatarsan kelmedaha aya laysku dila tusale badida ninba kula day daya daalna kabadan dadkuna modi duul wada dhasho wax udahsoonayn qamaan xita carabti aya intay kayabtay ayey dhehen waa shaacirul xigma
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 Год назад
9/3/2023 andhageestay ale haw naxaristo Awoowegey cali dhuux aadan iyo intidhimatayba🤲
@suldaanabdiasiisomar4277
@suldaanabdiasiisomar4277 Год назад
11/3/2023 baan dhagaystay
@khalidxaaji6101
@khalidxaaji6101 Год назад
Silsiladan rag aan kala dhicin baa isku helay from ogadenia
@Darwish724
@Darwish724 10 месяцев назад
Cali dhuux aadan samatar gorayo the best somali singer❤
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 3 месяца назад
Habaryounis nio landherenimo ma uu dhinta jah🥰🥰😎😎💪🏽💪🏽💪🏽✅✅✅
@siciidodhoombe2267
@siciidodhoombe2267 Месяц назад
Drr5
@Orhanmohamet12
@Orhanmohamet12 3 года назад
Viva habar yonis geesaydii sheeq izaaq
@cabdicobal1505
@cabdicobal1505 Год назад
Walahay waa laandhere viva habaryoonis
@am.b5688
@am.b5688 Год назад
@@cabdicobal1505 Dhulbhante wuu idinka gardarnaa oo Ogaadeen buu idinku diray oo dhulkii Ła dinka soo celiyay dhinacana Habarjeclo ayay dhulkii soo dejiyeen oo xididncimo dhulkii ku siiyeen, ilaa iyo maanta waa kuwa idinku taagan! Maantana markii Soomaaliland weerertay Dhulbahante Habaryoonis baa ka gilgilatay! Habaryoonis apology siiya Dhulbahantoow!
@SaynabFarah
@SaynabFarah 3 месяца назад
Ql​@@am.b5688
@user-wl1bb7ki3q
@user-wl1bb7ki3q 5 месяцев назад
shaw isaaqu waligood ayay daarood ka adkaayeen kkk silsilada gabigeeduba waa daarood is guubaabinaya iyo isaaq ku damaashaadaya guusha allw rag ma ka dhashay
@jajkamedia3716
@jajkamedia3716 Год назад
Ismaaciil mire cid gabag ku gaadhsa walhy majirto wuxuba way kadhacaan waa another level❤
@osmaanfaarax4934
@osmaanfaarax4934 Год назад
Gayiga somalida qaman nin gbay iyo xig ma ka badiyey ma jirin
@ibrahimalidideh6391
@ibrahimalidideh6391 Год назад
Qamaan was the best somali poet ever
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 11 месяцев назад
Salaan Carabeey cid lala simo ma jirto.
@SadamSayid
@SadamSayid 9 месяцев назад
Gabay howle,Raage iyo sayid maxamed baa ugu afdheraa abwaano waxa soo raaca dhoodaan iyo qamaan
@SadamSayid
@SadamSayid 9 месяцев назад
​@ibrahimalidideh6391 no he's not even top 4 in ogaden alone
@sakiabdul
@sakiabdul 7 месяцев назад
Haday 5 dhulbahanye yihiin 12ka nin maala dhaho silsiladii dhulbahante😂
@ismailabdyan1080
@ismailabdyan1080 2 года назад
Dhulbahante are the best Somalis .
@hanadcade4744
@hanadcade4744 2 года назад
Dhulbahante horee waxa kale walhi lkn kuwaan hada 🤧😔
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 года назад
@@hanadcade4744 😀😀 maxaad naga rabtaaa yarow
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 Год назад
Still we are the best sxb
@abdulrazakjama8191
@abdulrazakjama8191 Год назад
@@murtiiyomadadaalo9062 2023 we making somalia 🇸🇴 become united it’s our duty to protect the Somalis from foreign or domestic enemies
@mahadhassan214
@mahadhassan214 2 года назад
Abwaanada dhulbahante siyaasada ay maanta reer galbeedku isticmaalo ayey isticmaaleen. Kuwan kale maba fahmayn halka ay arartu Ku dhacayso. Forever dhulos DNA is present 🎁
@maxamedabdi7826
@maxamedabdi7826 2 года назад
..
@yahyamohamed8506
@yahyamohamed8506 2 года назад
Hada maxa u diidey siyaasada
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 года назад
@@yahyamohamed8506 Miyaad xanuusatay markaad dhulbahante maqashay is cadee horta ma kuwii hooyadood masayrka u dhimataa thy mise kuwii aanu atoorka magta kaga qaadnay dadkaanu ciilnay baa ilaa 2022 meel wax ku soo xariiqaya dhulbahante waa Darwiish hadal iyo hugun toona uma baahna qalbigu haku jabo adeer 🐎🐎🐎🐎🩸✊😏
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Год назад
@@fardushurre1668wallahi reerka ugu liita ee aan somali ka arkay waa Dhulbahante.. ilaa 100 sano ka hor aya silsilada guba ku xusan in la leeyahay wad faan tan uun ma afkaad ku ciil bixi.. cali dhux aya isagoo maqlaya lagu leeyahay Duhur cad aya Ceelkii Caynaba laga qaday.. hadana ma cishoonaysid wad soo indho cadihiin uun.. yaab
@Darwish724
@Darwish724 10 месяцев назад
​@@abdullahimohamed8746hoyada wase hadda maxa dhacay😂
@bashirsiyad3287
@bashirsiyad3287 2 года назад
War nimanka Ogaden ba gabyay alelehe gari Allah taqaanaye🎷
@xaalaysmedia
@xaalaysmedia 2 года назад
Ogu danbayn goolka ogaden ayaa shabaqa ku hubsaday doolana way difaaceen cali dhuuxna wuu garaabay viva maxamed cumar dage 😍😍😍
@makaveli8453
@makaveli8453 2 года назад
✅👍
@cabdiraxmaanmaxamed4639
@cabdiraxmaanmaxamed4639 Год назад
Xagay ka difaaceen garxajis doola wuu degaa wali dhaman dhulka hawdka ah ogadeen baa laha
@maxamedcasayr291
@maxamedcasayr291 Год назад
Cali dhuux dagalka wuu ku jiray guul ogaaden
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Год назад
@@maxamedcasayr291 Silsilada Guba siday u dhan tahay waxay ahayd calacal cataw iyo cabasho iidoor lagaga cabanayo.. dhulka ay xooga uga qadeen ogaden iyo Dhulbahante
@abdullrahmannshekh607
@abdullrahmannshekh607 Год назад
@@abdullahimohamed8746 awawgaa ingiriiska ayay iidoorku lasocdeen dagaalkii labaad dhacay talyaani ayaa qabsaday dhulkii ogadenka waan ladagaalnay waanajabinay hub badana waan kafuranay dhulkii ay iidoorku soodageena waan sooceshanay kadib ingiriiskii ayaa soonoqday jab iyo naasabeel baakudhacay isagana waa markuu awawgay lahaa ninkaan magan cidhbaha iifadhiyin caydhisbaadili iyo
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад
salaan carrabey halyeygi gabeyga ale ha unaxariisto😢😢
@am.b5688
@am.b5688 Год назад
Salaan Carabeey wuxuu ahaa gabayaa weyn, laakiin way yasi jireen nimankani oo uma jawaabi jirin xitaa, laakiin ragii ka dambeeyay iyaga ma gaarayaan Salaan Carabeey!
@footballer9117
@footballer9117 Год назад
​@@am.b5688 Salaan carabrey miyaa layasi jiray wlhi baanad maanso wax ka aqoon Salaan carabay waxa uu ahaa Best Poet soo maray dhulka somalida
@am.b5688
@am.b5688 Год назад
@@footballer9117 Ninka u jawaabay eeg, xitaa maaha Cali Dhuux iyo Qamaan Bulxan! Raga ha isku dhererin buba ku leeyahay! Was ninka kaliya ee lagu leeyahy gabayaa ma tihid anagoo kale, raga kale waxa ay isugu jawaabayaan nuxurka gabayga, isagana waxa lagu haystaa inuusan ahyn gabayaa sidooda oo kale! Inkastoo Habaryoonis iyo Dhulbahanteba yasi jireen Habarjeclada oo aanay fiicnayn diiniyan in qabiil lagu sheego dumar, ninkaa Dhulbahante wuu xadgudbay! laakiin Dhuloos Habarjeclo iyagaa soo gaadhsiiyay Habaryoonis oo dhulka oo dhan soo dejiyay oo Ła xididay!
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Год назад
@@am.b5688 3 has u jawaabay, cali dhuuxna gabayga ayuu ka xidhay, meesha rag baa isku helay, aan waxba kala dhicin siiba qamaan salan iyo cali waa figta sare ee sugaanta
@am.b5688
@am.b5688 Год назад
@@abdi-nm2vy Labada nin ee hogaaminayay gabaygan Umay jawaabin Salaan Carabeey oo waxaad ka garaneysaa xitaa ka u jawaabay gabayaanimadiisa ayuu durayaa ! Tan kale kuligood Habarjeclada wax weyn umay arkeen! Waana dhibka Soomaali haysta, inay liidaan nin Somali ah oo iyaga lamida!
@engahmedqardac8478
@engahmedqardac8478 Год назад
Alle ha u naxariisto Abwaan Jaamac kadiye 😢
@sakariye-cali
@sakariye-cali 6 месяцев назад
Caawa khamiis/ 2/ 21/2024😭😭😭😳 markii guba latirinayey waxay ahay khamiis/2/22/1889😭😭😳
@blue19003
@blue19003 Год назад
05.01.2023. Gabaygaan laascaano oo aanu iidoor snm kaxoreenay oo aanu kuxasuuqnay, baanu gabaygii guba meydkoodii ku dul dhageesanana
@suhaybkeke9449
@suhaybkeke9449 Год назад
the best ever group in the world SNM Ala maxay cid ciishay ha hadlin wali Anad iso joogtaye 😂😂
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 Год назад
Insha Allah indr dhawan wanka xorenana
@idirisjamac1074
@idirisjamac1074 Год назад
Ana iminkaan maydkaaga ku dul dhagaysanayaa kawaran
@maxamedsomaali1104
@maxamedsomaali1104 Год назад
Gugan maanta sool bu gelayagu ku xeroon😂 isaaq porer🎉
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Год назад
@@murtiiyomadadaalo9062hadalkagu maxuma lakiin yaa laga xorobaya maxase laga xorobaya
@nourzaki1117
@nourzaki1117 Год назад
Goortaan hadhkaba kaa eryaa hawd ucarteene waakaa hayaankii kudhacay hoohi yiyo xeebe caynaba hadhuub kama dartaan holaca jiilaale kahuleele hagar aadankii hoobalayn jiraye salaan carabey alow kuu naxariiso muxuu taariikh nooga tegay isaga iyo ragkaleba gamuute iyo maxamuud daalin iyo nuur fadal iyo kite fiqi iyo caadleef iyo haadraawi ale dhamaatood hawnaxariistee habarjeclo reer murti kusuntan wlhi🥰💪
@abdiwelihassan
@abdiwelihassan 2 года назад
Somalida fikirkayga qabiilada gabayada ugu yaqaana waa Ogaden ka isaaqa dhulbahantaha aad baan u dhagaystaa taarikhda suugaanta khaasatan gabayada intooda badana sadexdaa qabiil baa ugu mugwayn.
@nimco84
@nimco84 7 месяцев назад
Somalida kale maba gabayadood wllo waxasi maa yaqane waligood Waa side still imiika
@bashiirxuseen9259
@bashiirxuseen9259 2 года назад
War suugaan waa dhaaftay allow soomaali sharaf teedii usoo celi from majerten
@abdifitahiman8165
@abdifitahiman8165 Год назад
Dhulbahante laandherenimo waa dhameeyen wllhi kalabar dadka gabyaya waa ayaga illahoow Dhulbahante wax igu dar
@MMaami
@MMaami Год назад
Legend geenyo darwiished kuugu ducaynayaa
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Год назад
Maad fahmin brother Dhulbahante wuu ku qasbana inu aad u jawabo.. kow cali dhux isaga aya rabay inu wax isku diro.. dadkuna isaga halmar ayun bay ku tufayen.. 3 gabaya oo Dhulbahante ahna halmar ayay u wada jawaben Salan Carabay.. gabaygiisa oo gubayay dartii… Dadka kale dhul iyo ceelal ayay xoog ku qadeen umay bahnayn inay jawaban.. you need to get the point
@nimoahmed8815
@nimoahmed8815 6 месяцев назад
@@abdullahimohamed8746ha lkn dhulbahanta ugu gabya badna somali sxb ila manta
@abdirahmanabdullaahi6195
@abdirahmanabdullaahi6195 Год назад
SOOMAALI OO DHAN DHULBAHANTE AYUU KU OGYAHAY GABAYADA ILAAHAY from cali gari axmed
@mohamedfiix9327
@mohamedfiix9327 Год назад
Only Habaryonis can do this
@aadamyaasiin9064
@aadamyaasiin9064 7 месяцев назад
Silsilada Dhulbahante U kala xidhan thy nio Hy laune😂😂
@user-cm1jw1cy3g
@user-cm1jw1cy3g 9 месяцев назад
Habar yoonisnimo❤
@zerpiyajama5150
@zerpiyajama5150 Год назад
Ma afkaad ku hawl bixi Cidlaad ka hajabaysaane Salaan carabey 100 sanno ka hor idiin sheegay inaad afka ka nool tihiin🦁
@user-ju6gn4wf2k
@user-ju6gn4wf2k 11 месяцев назад
Iidoorku dhib badana😂nimankii daarood waa u calaacal tan iyo Guba 1923😢2023😢 ugu danbayn daarood wa xoroobay 25/8/2023 lkn how long it lasts??
@Lowk3y19
@Lowk3y19 10 месяцев назад
Adeer Wax calaacalay majirane rag ilma adeera oo kaftamaya ayuu idoor daba cayuun isku soo dhex tuuray
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 8 месяцев назад
​@@Lowk3y19waakii sayidkiinii la wasay ee uu duurka dhex jibaaxayay😂😂😂😂
@antonioxudayfi9930
@antonioxudayfi9930 2 года назад
Garxjisku waa barigu nar naar aha doqonki ogaden aha doolo laga qaad habar Yonis bay ug durken dagaldoodiye Ninka tarikhad le uunba faani kara😁✨
@shaafihanad9935
@shaafihanad9935 2 года назад
Habaar weeyi h/yonis ood hiil udayataaye 😬
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 года назад
Taariikhda baro waligeed iidoor dagaal ahaan dhul Ogaadeen Ma qaadan
@indhacadeali9691
@indhacadeali9691 2 года назад
Nagiib
@djzaami1717
@djzaami1717 2 года назад
Abo Malintaas io maanta ogadeen dhul ayuu kaa hystaa Abo kuguna guumaysta idoor wagash dagaal maba yaqaan
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 года назад
@@taariikhogaden1029 Dhabbe Rooble ma taqaan, Darroor ma taqaan in TAFO-DHIIG la odhan jiray! Colaadi wax lagu faano maaha balse Awoowgaa awoogay marnaba ma asaraarayn!!
@Dangarad.01
@Dangarad.01 7 месяцев назад
1.Salaan Carabay 2.Qamaam Bulxan Labadaas nin door fiican bay kaga jiraan silsiladan geeljiraynta miidhan ah.
@globalnature6752
@globalnature6752 2 года назад
Cali dhuux maansoyahan darjada kowaad ah ayuu aha nin aduunyo ayuu aha allaha u naxariisto dhamaantood
@AyuzhRoti
@AyuzhRoti 5 месяцев назад
Alaabtan saa uxifdiyo weelka ku dhaqda 😂😂calashan jaceylka uqabo suuganteena❤❤
@jimcaaleabdilahi6447
@jimcaaleabdilahi6447 2 месяца назад
Waxaan dhgaysanynaa ani iyo dhamaan qayskayaga Date 17/06/2024 Time 21:45
@fesalfarah4368
@fesalfarah4368 2 года назад
Habar yonis ogadeen so fican bay u karbasheen
@ahashi7828
@ahashi7828 2 года назад
Dira diraale waxa halkaas ka cad inaad cali dhuux isku Beel tahiin🙀🙀🙀
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 года назад
@@ahashi7828 😂😂😂😂🐎🐎🐎🐎
@axmedyuusuf7622
@axmedyuusuf7622 Год назад
Hh warun
@am.b5688
@am.b5688 Год назад
@@ahashi7828 Inuu yahay Habaryoonis hadaad garan weyday isaga bax meeshan, shaqo kuma lihidee!
@SAALAXNOUR
@SAALAXNOUR Месяц назад
Ogadeen iyo dhulbahantahe iyo garxajis hataaday like wllo
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 3 года назад
Isaaq inuu laandheere yahay gabay iyo rasaas iyo dawlad nimo intaba taariikhdooda waa lagu sheegay
@djzaami1717
@djzaami1717 2 года назад
idoor wagash tariikh maleh dabo dhilif ayuu weligiis ahaa
@cabdiraxmanmaxamed6595
@cabdiraxmanmaxamed6595 2 года назад
Wara idoor manaqan aan habaryoonis ahayn
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg 2 года назад
@@cabdiraxmanmaxamed6595 Isaaq waa Isaaq adeer from Habar Yoonis. Cuqdada iska daa
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg 2 года назад
@@djzaami1717 Caqdheer tarikhda aad ledahay ama xarood keen kkkk bila dhul iyo tariikh ayah idin haysa
@iswitchabdi8507
@iswitchabdi8507 2 года назад
Mesha 3 nin uunba Isaaq daroodba mesha ku duubinaya
@NourRashiid
@NourRashiid 22 дня назад
Habar Yonis 👑 Xirsi cisaman 👑 Caynashe 👑🔥 Rer Zuugule 🔥🦁
@abdisalamjamma4920
@abdisalamjamma4920 Год назад
Allah subxana watacalaa ha u naxariisto dhamaantiis ragaas waqtigaas tiit bey u ahaayeen nolosha soomaaliyeed.
@abdinazirmouze
@abdinazirmouze 5 месяцев назад
Ninkasta kaa reerkooda ahbaa u legend ah minqiyaaska guudna waa reerkiina uun mayahay....Haa so he is legend . Subxanalah
@triplem804
@triplem804 6 месяцев назад
Gabayadan Guba waxaan aad u dhageysan jiray markan iidoor dabacayuun aan Goojacade ku xasuuqayay
@hamz233
@hamz233 5 месяцев назад
Hanas iyo abaar kulu adoo habaqle soo guurey. Caynaba hadhuub kama dartaan holaca jiilaale. Ka hulleele Hagar aadankii hoobalayn jiraye. Aduunbaa hayaayda u guntane heeryo lagu saarye - Salaan carrabey miisanka culus 🚀🚀
@abdimaligxamse
@abdimaligxamse 3 месяца назад
Qabladu jabiyay
@dwight9024
@dwight9024 2 года назад
NINA HEYBTA KUMA RAACI KARO HOOYAA AAN DHALiN'E" SALAAAN CARABEEY VIVA REER SHEIKH ISAAQ
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад
salaan carabey halyey ayu aha ale ya raxma😢😢😢
@abdimaligoffiyl3398
@abdimaligoffiyl3398 2 года назад
Salaan carabay waligi gabay lagama helin
@xaajicabdiraxmaan5819
@xaajicabdiraxmaan5819 Год назад
Walahay laandheru ahaa salan carabay habaryoonis waata hantiday haradi ciided dheh wuu baanay runtii
@Xasanyusu
@Xasanyusu Месяц назад
Ogaadeen gabay laguma daandaansado waligii abwaanadu way gu badan yihiin allah ha u naxariisto abwaan maxamad cumar dage gabaygiisa dhagayso oo dhamayso ada yaabiye
@ustaadclraxmaanofficial4602
@ustaadclraxmaanofficial4602 10 месяцев назад
Salaan carabey nin habarjeclo ah Buu ahaa💪💪Alla muxuu waxbarty allow unaxariiso adaa boqoree🤚🤚 Aduunyo waxan joognaa 2023 iyadoo habar awel laabta garacanyso oo ledahy laandheraan ahy??? Meesha habarjeclo iyo garxajis laysayo 2023 aduunyo!!!!!!
@kuriyalyrics572
@kuriyalyrics572 5 месяцев назад
H.awal gabayaa waa lahayeen lkn shooladani waa ka fogayd garxajis vs ogaden h.jeclo vs dhulbahante
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 4 месяца назад
Wallhy inader ben mad sheegin bal arag salan carabey xikmadu ku hadlayo WATAD HAWEEN NAGU XUSTE HADKA MAKU CINSIYAY ax ax tolay sxp waa iska adunyo from habar yoonis ❤
@abdullahi2646
@abdullahi2646 2 года назад
Garxajis-Ogaadeen-Dhulbante ayaa meeshan ku lagdamay
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 года назад
Isaaq OGADEN iyo dhulbahante dheh
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq 2 года назад
@@taariikhogaden1029 reer caynaanshe habaryoonis iyo darood run ahaantii
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 года назад
@@taariikhogaden1029 caynkaas weeye qayb ka mida ilmo daarood ogaaden dhulbahante iyo isaaq oo dhan 🩸🇬🇲🐎🐎🐎
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 Год назад
Salaan carabey saw habarjeclo maaha fuck Landhere
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Год назад
Ragiii ugu qoodhsana wyeh qarnigaas garhjis vs daarood
@user-tf4gs2po6q
@user-tf4gs2po6q Год назад
Ismaciil cigaal bulaale &&& maxamed fiin
@ABDERAHMANABDULLAHALI
@ABDERAHMANABDULLAHALI 5 месяцев назад
Siyaasada iyo munaaqada hada dad ku faanaan waqtigaas bay dhulbahante yaqaanin rag soo baashaalay dhulbahante
@xaajicabdiraxmaan6636
@xaajicabdiraxmaan6636 Год назад
Cajiib taarikhda soomalida sadex reerbaa ugu taarikh dheer dhulbahante ogaadeen habaryoonis waayo herarkii nolosha soomalida inta la ogyahay sadexdaa rer baa ugu caansana iyo wixii abtirsiin ku soo raca talaw hawiye bariga xaguu joogay ma qurba joog bu ahaa
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Год назад
😂😂😂
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
Maxaa dhakh nebiga baratay wallhi suugaanta somaliyed labada nin ee ugu abwaansan wa salaan carrabey iyo hadraawi wallhi xitaa gaaladaa ka yaabtay oo afkooda turjumtay waana labada nin ee ugu taariikh dheer somali silsilada gubana salaan baa qaaday gabay dheeraanta iyo midho culayskaba oo wa la ogyayy waxd ku garanaysaa salaan isago nin qudha ah aya waxa uso jawaabay laba nin oo dhulbahante ah cali dhux iyo cilmi carab eleen nin qudha iskama celin karee 😆😆 wallhi nin adsg bu ahaa
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Год назад
@@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 😂😂😂 cadiiifada yaan lagaa dareemin
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@@fardushurre1668 iska daaya qofka aad tobanka ugu jawaabaysaan 😆😆 mise tobankiina ayaa qofkayaga u dhigma
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Год назад
@@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 idinka camalkiina haigula soo galgalan waxaa idinkaa yaqaanee runtu iyadaa xanuun badane 😁
@suhaybkeke9449
@suhaybkeke9449 Год назад
The best of all time in Somalia poet cali dhuux Aadan
@mohamedjama9523
@mohamedjama9523 Год назад
Ali dhuux was evil.All his poems were attempt to cause fighting between tribes
@abdirahmanhassan9392
@abdirahmanhassan9392 Год назад
O😊ib😊
@farahhalane947
@farahhalane947 Год назад
@@abdirahmanhassan9392 ¹11¹¹¹¹¹111
@MaxamedCise-eq1ci
@MaxamedCise-eq1ci Год назад
909
@qaraamistudio3618
@qaraamistudio3618 Год назад
​@@MaxamedCise-eq1ci joll
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Alle haw naxariisto dhamaantood
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 5 месяцев назад
Cajiib maxaa rag xigmadlahaa aduunka ka tegay kuwa hada abwaanada sheegta xataa lama fahmi karo waxay ka hadlayaan. Lkn Somalidu ilaa goormay qabiil isu haysteen ax Ingiriis baa dusha ka haystay iyana wax yaroo hoosay isku haysteen Allaw u naxariisu Abwaan J Kediye oo si xaqdaro ah loo dilay😢.
@liibaanburhaan611
@liibaanburhaan611 Год назад
ilma adeera yalow markay daroood iyo isaaq is cayrsanayen hawiye iyo digil iyo mirifle ma uunayn miyaa?🤣🤣 Man of the mach waxan siiyey ali dhuux aadan legendry🤣
@khadardayactire1705
@khadardayactire1705 6 месяцев назад
Dhulbahante saw waligood diro diraale ayay ahayeen qabyalada ka shaqeeya oo reeraha wada daga isku dira 😂
@user-rj4hh9iu8w
@user-rj4hh9iu8w Месяц назад
haa dadkaanu isku dirnaa😂
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 3 года назад
run ahaantiii qabiil waxba inoooma sheeegayo waaa halkiii abwan tima cade kadhawaajiyey qabyaaaladi dugsi maleh waxay dumiso mooyèee caruurtan isaaqa ah eeeee markay dabkii kabaydheen lagusooo wada anqariyy isaaq mooyee inay somali kale jirin aynu runta isku sheegno adunkan somali wey iswada yaqaanan dhmntodna wey wada dhinten ilahy hauwda naxaristee aniguna ma ihi nin kala qaad qaadaya wayo dhamn tood wey iwada siman yihn
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 года назад
Dhulbahante ragii muslim iyo gaalba ka xaajo qaatay 😏🐎🐎🐎🐎🩸💪💪💪✊ Daarood baan walaaleyn lahaa wadar ahaantoode cali aadan gorayo cali dhuux ............ Leeleela gaaladu hadaanay kugu lamaananin adba ilama aad loolanteen oo lilaahiye aadan carab dhulbahante idoor waligiiba gaaladuu ku hoos noolaa 😀
@Ahmad-Legend1
@Ahmad-Legend1 2 года назад
Faan kuuma yaalo sxb wakhti hure iyo hadaba isaaq baad magan u tahay, hadal kuuma furna
@mukhtaarxaaji3856
@mukhtaarxaaji3856 Год назад
gabayga waxa lagu qimeya kelmedaha la adegsado culayskoda ee laguma qimeyo gabay badnaa gabayga guba 12 nin aya kujira qamaan bulxan ayaana no 1 ah wuxuna kunoqday maahmahda ilaa hada la adeegsado oo ah baadida ninbaa kula dey deyi daalna kaabadane aan dooni hayn inaad heshana daain abidkiise dadkuna modi duul wada dhashoo wax udahsoonayne silsiladas dhan kelmedasa kacanbaxday sasu no 1 kunoqday
@tayosiirofficial1444
@tayosiirofficial1444 Год назад
Wad fakaraysaa wlhy
@irhaismael4493
@irhaismael4493 2 года назад
Garxajis cagdheer cashar bu siyey H.jeclo na dhulmahante casher bey siisey Dad waligood ba layaa aha
@abdifataxuk9257
@abdifataxuk9257 2 года назад
Tariikhda Dib U Eeeg😂 35k Geela😂
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Год назад
@@abdifataxuk9257 😂😂 ma taariikh bay ka hadli karaan idoor
@user-wo7ok6uz4o
@user-wo7ok6uz4o 5 месяцев назад
Geelaas isaaq oo dhan lagama qaadin ee waxaa laga qaadey jufo layidhaahdo sacad muuse miyaad ilawday geelii daahyaale 36kun oo halaad oo garxajis idinka dhacay🤣🤣.​@@fardushurre1668
@Lowk3y19
@Lowk3y19 4 месяца назад
War dadka qaar waxad is dhihi maa somaliga ku adag oo aanay fahmayn? Bal hal ninoo idoor ah oo libin ogaden u sheganaya gabayga iga tus? Isaaqii oo dhan cali bay haystaan ooy leyihiin hanagu dirin ogaden 🤣🤣
@zicitgurei9162
@zicitgurei9162 Год назад
Ma cidkalad mooday sow cududa habaryoonis iyo cidagale maha G36💯💯💯💯
Далее
Cute kitty gadget 💛💕
00:23
Просмотров 15 млн
abwaan hadraawi  iyo qisada heesta hooyo
16:30
Просмотров 215 тыс.
Qisooyin cajiib ah sheekh mustafe | 30 Qiso |
2:06:04
Просмотров 451 тыс.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Просмотров 140 тыс.
gabayadii guba oo dhamaystiran
1:23:01
Просмотров 139 тыс.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
Просмотров 1,5 млн