Тёмный

Askari ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland oo lagu toogtay.... 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 223 тыс.
Просмотров 55 тыс.
50% 1

Askari ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland oo lagu toogtay....

Опубликовано:

 

29 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 2 месяца назад
Subxaanallaah wallee somaali inkaar ayaa kudhacday. Jubland somaliland pudland muqdisho, galmudug meel ay somaliyi joogtaba jiilka yaryar. Ayaa calooshooda u shaqaysta yaal madax isaga dhigeen oo ku dilayaan,yaarabi dadkaa iyo dalkaa somaliyeed badbaadi aamiin aamiin yaarabi
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 месяца назад
Habka sheekada aad soo gudbisay wa heer sare, ii wad sheekada
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 месяца назад
INaa lillaahi wa inaa ellayhi raajacuun subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah ❓😭😭😭😭
@ahmedbaynaxilix4125
@ahmedbaynaxilix4125 2 месяца назад
Allaaha unaxariistee shalay ayaa lagu aasay madaxtppyada
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 2 месяца назад
Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun
@mohamedomarqassim
@mohamedomarqassim 2 месяца назад
Abtiigey waye ninkas lkn balan waye waa loga danben doona
@aminaali2334
@aminaali2334 2 месяца назад
Subxaanalaah walee akhiro ayuu war jira ilaahoow xaqa
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 2 месяца назад
Ali harare❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiyamahamud35
@farhiyamahamud35 2 месяца назад
subxanllah Allah unaxristo waa musibo 😭😭😭
@XuseenXasan-w2f
@XuseenXasan-w2f Месяц назад
Dagmadaluug
@user-pj6yt3gq7b
@user-pj6yt3gq7b 2 месяца назад
Waa run waladilay yarkaa
@abdulahiabdirahman2548
@abdulahiabdirahman2548 2 месяца назад
AXMED MADOBE CARADA RABI HAKU DHACDO INSH LH
@user-se2dm4yy4l
@user-se2dm4yy4l 2 месяца назад
Naag la furay inkaar iyo calaacal waa shaqadooda,maxaad tari kartaa waa lagugu shiish baranayaa
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 месяца назад
Carrada rabo adiga kugu dhacday cuqdad la dhimo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Cuqubo idin Ku dhacaday Mooryaanta Duliga Dabadhilifka ah
@Jimcaale143Bile
@Jimcaale143Bile Месяц назад
War ayan kuhayaaye sen kulso xidhidhaa
@keysa9579
@keysa9579 2 месяца назад
Axmed madoobe waa dhalin qabri dahar ka yimid
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 2 месяца назад
Aamiin Aamiin Aamiin
@MaryanIsmaaciil-tj7gj
@MaryanIsmaaciil-tj7gj 2 месяца назад
Teasing.wa.aniga.kaa.awoodbadailaahey.ba.awood.iskaleh
@CabdiQadir-qh1yv
@CabdiQadir-qh1yv 2 месяца назад
Warkas naga hubi nio
@homeh3455
@homeh3455 2 месяца назад
inaalilaahi wa inaalilaahi raajucuun waa meel uu axmad dhuxul gacan maroorsi ku hayo
@user-se2dm4yy4l
@user-se2dm4yy4l 2 месяца назад
Looma ooyaan baad tahay waa lagugu toogasho baranayaa laangaab
@Moabdi35
@Moabdi35 2 месяца назад
​@@user-se2dm4yy4l aakhiro hadalkaan ka dheh qof masaakiin ah oo la dilay ayaad ku diganaysaa
@user-cv9uf4qb1m
@user-cv9uf4qb1m 2 месяца назад
​@@user-se2dm4yy4ladigaa laangaab ah oo horta soo hubso ninka ladilay ciduu yahay wuxuushyahow
@CabdiQadir-qh1yv
@CabdiQadir-qh1yv 2 месяца назад
Maogthy ninka ladilay rerkiisa kan dilayna yuu yahay horta iska hubi
@AxmedMacalin-fp3jk
@AxmedMacalin-fp3jk 2 месяца назад
Asc
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Waxaa Ka daran Xassan ayaa u daabulaayo Ciidamadi Xooga intii Ka hartay
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 2 месяца назад
Waa fal guracan oo fool xun!!
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 месяца назад
Arrintan waa mid Odayga jubalaand 13sano 4ta KM oo kaliya iyo kuwa isaga uu kasoo qortay DDS beshisa jifa hoose waliba ah,oo kaliya eey dadka uu kulaayo,inkasto Ajasha eey jirto Ahmed Dhuxuleyste waa oday Cidii degedda Garonka badda oo dooma Dorogoyin iyo muqadarad sito dhaqalaha besha calamka ee Somaliya lagu kabo iyadoo kheiratkoodi badda bariga kujiray dhaqan xumo diinti wax kabadal iyo xuquq insaan aan jirin qomuludnimo shurudo badan oo iyaga waa reer Galbeydke ee dhaqalo yar oo kooban eey DFS soo mariyaan iyagoo dhinaca kale mamulada si gaar u laalushan si aan loo midoobin,Canshurta xoolaha Xarashka Dhuki dawladii dhexe Ahmed Dhuxuleyste waa uu wada cunay Qurba ayuna shirkado lagalay dhaqalo sameyn,13 sano.waxa Cadowga dileyn iyo inta Ahmed uu amray in ladilo kuwa isaga uu dilay ayaa kabadan,balse Isagana malintisa ayaa uu sugi isaga kuwa Hargeisa iyo dhamaan Mamulada xukumada HSM ee cidna wada dhaafeyn.
@user-se2dm4yy4l
@user-se2dm4yy4l 2 месяца назад
Hadaad laangaab ciilan tahay oo dhul iyo dadba lahayn maxaan kuu qaban karnaa waa gartaa inaad habaarta to marna calaacasho DDS iyo NFD iyo jupooyinka waa laga soo qoraa si laguugu shiish barto because laangaab inan gummed ah baad tahay
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 месяца назад
Caliyow arinka ciidanku sidaas uma dhacaan wey cadahay cida warkaas sotabisey kama runshegin dilku wuudhicikara lkn wan tagaa cidna lagu ma dilo
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
kkkkkkkkkkk adeer axmed waa dilaa qarsoon waana daalin laakiin illaahaay waa arkaa laakiin ninkaasi reerka axmed maaha baan umalaaynayaa
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 месяца назад
Scw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 2 месяца назад
Ninka dhintay waa reer maa?
@waryaamaanta168
@waryaamaanta168 2 месяца назад
Reer qurac reer qumbe reer geed hindi maanta la kiin reer qabuur alle ha u naxariisto
@user-se2dm4yy4l
@user-se2dm4yy4l 2 месяца назад
Waa kuwa loogu tala galay in lagu toogasho barto yaa kalee kkkkkkkkk
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 2 месяца назад
Soomaalinimo sooma dhawo
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 2 месяца назад
Maxuulacarari. Wax Ayaajira
@CabdiQays1
@CabdiQays1 2 месяца назад
Yaakuusheegay adiga gay ali xaraare
@mohamedsheikhhassan4297
@mohamedsheikhhassan4297 2 месяца назад
ASÇ
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 месяца назад
CALI AF QADHMUUNE HOOYADA WAS IYO TI CUQDADA QABTAY EE LAANGABGA AHEED U SHEEK
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
maxaad ki caayi naag baad tahaye adigu maka laandheeraaysantahay bal noosheeg yaad tahay adeer
@JamhuriyaSalah-xo8un
@JamhuriyaSalah-xo8un 2 месяца назад
Kismaayo dadkeeda waxay u afduuban yihiin keligiis taliye axmed geedo naar
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 2 месяца назад
Subaxannaal war ninkaan ileen waa beenaale weyn war nimweyn baatahay ilaahey ka baq hadalka aad soo tabisay maanta laga bilaabo magacaagu waa BEEN XARAARE
@user-lq9vu3jn2y
@user-lq9vu3jn2y 2 месяца назад
😮iska dila dadka 4km aad ku heysataan cagdheerey waxaa balan ah in aad ka shaleydaan kenyatigu habaxaan
@hassanmohamed900
@hassanmohamed900 2 месяца назад
Cali xaraare INANGUMEED CBB ah waliga nacayb iyo xiqdi ayaa kaabuuxay markastana sidaa ayaad uhadashaa. FARMAAJO soolaaban maayo
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 2 месяца назад
2 sano uun sug farmajo
@user-lq9vu3jn2y
@user-lq9vu3jn2y 2 месяца назад
Iska dila dadka4km aad ku heysataan godabtana badsada cagdheerey Kenya waa baxeysaah sandakan halkee joogi doontaa meshu kismayo cidna kuma waarto
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
kkkkkkk ninkaan farmaajo maba taageeri jirin malaa maad daawan jirin cawaanoow ee farmaajo hadii illaahaay uqoray kurisiga kama celin kartid dameer
Далее
Kaftanka Siyaasada 515 oo aad u xiisa badan
36:22
Просмотров 49 тыс.
The Fan’s Fang Skin🔥 | Brawl Stars Sneak Peek
00:16
버블티로 체감되는 요즘 물가2
00:15
Просмотров 1,2 млн
War Deg Deg Dagaalka Laftagareen iyo Xassan Sheekh...
13:30
Somalida iyo Carabtu ma isku DNA baa?
31:33
Просмотров 19 тыс.