Тёмный
SOMALI AMERICAN TV
SOMALI AMERICAN TV
SOMALI AMERICAN TV
Подписаться
Kaftanka Siyaasada 503 oo aad u xiisa badan
41:45
12 часов назад
Комментарии
@user-mb5to3my6o
@user-mb5to3my6o 5 часов назад
Guul wacan
@user-bw5ok5ub7o
@user-bw5ok5ub7o 6 часов назад
Habar.gidir.hakutaliso.&.marursado.tuga.&.timaqanmunow.abgal.tacadi.weyane.alaylehe.watamanta.tagan..somali.ilahay.bayledahay.markay.xasan.gurte.dorten.bay.udhamatay.meshan.dowlad.majirto.wamoryan.an.ihay.aqon.oo.dalimina.
@CumarFarax-og9kv
@CumarFarax-og9kv 8 часов назад
Xabsi yaran Aya jirta xaga dolada 17:13
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 9 часов назад
😂😂
@abdirizakmohamudelmi1194
@abdirizakmohamudelmi1194 9 часов назад
Ina Cali adoon maxaa eeda ugu soodartay? Siyaasi miyaa?
@kik728
@kik728 11 часов назад
Wadankii somali ahaaa Dowlad maka shaqeyso ee shacab ayaaa gacanta haaaya 😂😂😂😂
@AboubakerSoubaneh
@AboubakerSoubaneh 12 часов назад
Ali narrow gesi run sheeg badaan aya tahaay. E xageed warka ka heshaa ?
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 13 часов назад
❤🤍💚 waxaan leeyahay cali xadhaadhe madoo dhuxule ah yaa yaasiin Farndon wax kasheegaaya xishood yaasiin Farndon waa laan dheere❤🤍💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚💯
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 14 часов назад
Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤
@Muhammad-rw4in
@Muhammad-rw4in 14 часов назад
جزاك الله بالشيخ هذا الكلام كله صح هذا كلام كله صح هذا حسن محمود حسين ربله بعد صلاه العداله ام كل ظالمين
@rnuura334
@rnuura334 14 часов назад
Xasan Sheikh Alle Hakaqabto Wllalaalahey Soomaaliyeed Aamiiiiiiiin Yaa Rabi From Dj Jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@oladali8029
@oladali8029 15 часов назад
Asc cali xarare wanku salamay macawisley hubka waalo qeybiyay reer caabudwaaq waxba lagama siin maanta oo ilahey qaniimo siiyay reerka qaylo unbaan aduunka kamaqleyneyna xitaa radio china waxaad kamaqli caabudwaaq
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 15 часов назад
Xasan gurguurte soomaaliya haadaan ayuu katuuray isagoo hg isku adeegsanaya cadownimada uu uqabo darteet laakiin waa tuu ku jabilahaay xasan gurguurte
@jakejames7919
@jakejames7919 15 часов назад
Ethiopia waxay somalia hubka uga gaday bahi ay u qabto lacagta dollar’ka ah
@Aayga7777
@Aayga7777 15 часов назад
Dooro dhimatayeey dapada ka afuufaayaan 😅😅😅
@ayubabdi7
@ayubabdi7 15 часов назад
Acw.Macalinka iyo jaamicadda SMC (abwaan,mu'alif,garsoore,daryeele,mufakir,somaaliya-aqoon iyo Somaalidda-aqoon,(aqoonyahan lahjada afka-Soomaaliiga;May iyo Maxaa, )wacyigaliyaha ummadda,oo dadka dhibaataysan u hadla,Suxufi gaamurey,macalin,mutaxalil, ama gurfeeye siyaasi ah,Toosiyaha ummadda,waddani iyo aqoonyahan Soomaaliyeed.)Kheyr allaha kusiiyo adiga iyo shaqaalahaada,sida aad soomaalida aad runta uga sheegto.illaahay hakaa abaalmariyo sida aad ubaraarujiso,ama aad u wacyigaliso dadkaada iyo dalkaada, oo aan sida qabiyaaladda iyo ku oorkacsiga aan ku jirin,adiga iyo dadka ka shaqeeya waarbaahinta ee waddankooda iyo dadkooda jicel.waxaan idinleenahay,virus badan baa jira,ee waxaad kaashataan;(Cabsida illaahay,Sabirka,dadaal,illaahayna tallosaarta, ha caajisina), oo markaas waad liibaanaysaan,insha allah.illaahay hanaga qabto, codowga ummadda Soomaaliyeed,iyo kuwa diinta sharafta leh ee islaamka kugabanaya, ama ka beensheegaya,ee ah Al-shabaab (IWM.) Ilaahayow, Soomaalidda qalbigooda isku jiid-jiid,oo walaaley,oo Burcad isu mari. Dowladnimo wanaagsan Allaha-raxmaan ha na siiyo;aamiin,aamiin.
@ahmedahmed-db4ef
@ahmedahmed-db4ef 15 часов назад
ASC Cali waxaa ninka UK dhacay waxaa ka daran labo nin oo dhacay somalida Finland oo ka qaatay 17 malyan warkooda raadiya
@jakejames7919
@jakejames7919 15 часов назад
Halka bastolad waa $1,500 Ethiopia aya dib loga ibin
@ubeidaliyusuf9623
@ubeidaliyusuf9623 16 часов назад
Guulaysta
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 16 часов назад
Xabsiga somalia wa Fawda Kamiro maleh wayo dawlada xasan culusaw dawlad marabo wa jamciyad tugo ah war ka tashada oo somalia bad badiya
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 16 часов назад
Ac Ali xarare & yasiin Xasan culusaw wa ninkii dorashada kuso galay Qabyo ninkeda aya dhameystira Wa qabiiladii somalia oo la isku diro Waxan ka dhaxalnay damal jadiid & xukunka xasan culusaw
@muheeahmed1407
@muheeahmed1407 16 часов назад
Somaaliya dowladi kama jirto, Xasan Sh. Wuu fashilmey e Hawiye ha bedelaa si loo badbaadiyo wadanka, hadii kale qaran Soomaaliyeed kama dambeynayso!!! Wax kasta wuu fiiqdey, wuu xaraashey wadankii!!! Alloow adaa awood leh e na dhaafi(حسب الله ونعم الوكيل)
@abdirizakfarah3126
@abdirizakfarah3126 16 часов назад
Bisinka iyo Burdaha dhinac socda muxuu yahay yaa ii macnayn kara . Bisinka= Burdaha Miyaanay Dinbi ahayn . badana dumarka somaalidaan ka maqlaa
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 17 часов назад
soomaali.waa.dad.nooloshod.dagaal iyo hub kama weynadan
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 17 часов назад
Somali Amerikan TV waan odin salamey EN X.SH.M.Magurgurte waa khayanole Qaran ee halasoqabto wixisu waa ka badbadin waxase isweydin mudan Shacabka Somaliyeed mey isxoreyaan oo ay wadanka umidoban oo ay dafacdan Wabilahi tawfiq
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 17 часов назад
WAAN IDIN JECLAHAY LAKIN YAASINOW QOSOLKAADA MAAD XOOGO NAGAYAREYSID
@Shihaab464
@Shihaab464 17 часов назад
Geeridii nabi Mohamed csw ma oga. Farton
@TahlilMohamed-qq6nt
@TahlilMohamed-qq6nt 17 часов назад
Wa gangis kale alcadaalayaashu wa badan yihiin ninka c c shakuur Yiri wa qoladaas iyo Ka ina abiib maxay is dhamàan
@engmohamedege2889
@engmohamedege2889 17 часов назад
Ina abiib waa majorityga parlement ka yaa ka xuubi kara?
@user-ew1tt6cz4s
@user-ew1tt6cz4s 18 часов назад
ALLAH BAA KASHIFA MU,AAMARADA XASSAN SHEIKH HIS DOUPLE AGENCY UU UMMADDA KULO DHEXJIRO.
@Hurusocod
@Hurusocod 18 часов назад
Maalintii aan maqlay , hub ayaa loo faraway, runtii waanka naxay, waayo soomaali iyaga ayaa cadow isku ah, oo isku isticmaali. Soomaali inta aysan dawladnimo ku fekirin, hawada hadlaan oo bal khilaafka ito nacayb dhexdooda yaalla, xal haloo helo, haddii kale sidaan ayaa laysku hayshaysanaayaa.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 19 часов назад
Mnsha allah salaan sare dhamaantiin, kaftanka siyaasada
@rocky4066
@rocky4066 19 часов назад
XASANOOW VILLADA ISAGA SOO BAX OO ISCASIL WAA IGA TALLO
@rocky4066
@rocky4066 19 часов назад
AAWEY SOOMALI OO HESHIIS AH DUNIDANA LA HESHIIS AH
@kayseduale1771
@kayseduale1771 19 часов назад
Waxaasi waa camal maafiya sawmaha,weligeed koonfurta Somalia waxay ahayd casaabad iyo mafia dan shakhsi,tuuganimo musuqmaasuq waaba dhaqankooda ,qofka daacada iyo miskiin ahi waa nacas aan waxba kala goyn karin Hogaamiye wadini ahi waligeed ka soo bixi maayo
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 19 часов назад
intii idinka dhimatey alhanaxriisto hubkaasdhiig ayaa ku baxey sinaba hakudhiibina guuul guuul reer ayeydeymacaan waad ogtihiinineysan dowlad jirin iskudifaaca guuuuuui intaad sugeyseen dowlad ayey qolo walba ishubeysey hambalyo
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 20 часов назад
XSn sheikh waxa lagu tilmaami kara keliya (neef) xoolaha waxba ma dhaamo
@munahussein9687
@munahussein9687 20 часов назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉salan gobeed akhyarta 🎉🎉🎉🎉🎉
@user-pt1nb9us8i
@user-pt1nb9us8i 20 часов назад
Warbaahinta SOOMAALI American tv salaam sare Wararka aad soo tebisaan ee soomaaliya ku saabsan waa run Dhibaatadii waad taabateen laakiin xalki xagee jiraa?
@user-eg6ux9tw7f
@user-eg6ux9tw7f 20 часов назад
Yaasiin ma hawiya wuu ka xunyahay arinkaa hubka sidii hore maaha
@awwahab7595
@awwahab7595 19 часов назад
Kama xumee xalay shukaansi ku daahay
@user-pt1nb9us8i
@user-pt1nb9us8i 20 часов назад
Ascwrwb❤❤❤❤❤
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 20 часов назад
Xilligi 91dii beesha Saleeban waxay xoog kuqabsaden Radio Muqdisho iyo dekedda xamar Waliba inta xaafadaha kuhare reysan, Alcadaala wuxu u qaba weli inay beeshiisa u uhayo xilka Radio muqdisho iyo Television-ka qaranka, !!!! Waa mooryan dowlad kuunoqotay.
@bardehanad4919
@bardehanad4919 21 час назад
"Geeriddii Nabiga ma oga" 😅😅😅😅😅😅😅😅 odayga waa hore ayaa nalkii Ka dammay..
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 21 час назад
Caliyow somaliya waa in laga ilaaliya madaxweyne aan qurba joog soo noqon waayo xasan sheekh wakigiis dibada ma wadin - marka habdhaqankiisa waa jabhadeyn mooryanimo wuxuu wili dabada haysta dhaqanikii is dilka ee caydiid iyo cali mahdi
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 21 час назад
Xasan dhiiqo waxuu rabaa somaliya inuu baabiiyo ilaahey haka qabto
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 21 час назад
Kaftanka siyaasada maanta waa xasaasi
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 22 часа назад
Waxaa waxaa keenay majeerteen ilahay ha rogo majeerteen waa belaaya keen rogmada deni cadaabta gal idam ilaahay
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 22 часа назад
Marka xasan dhiiqo yimaado baa dhiigu bataa ilaa xabaalihii baa ka yaabay ilaahay umada haka qabto xasan dhiiqo kasar kugu dhec idam ilaahay
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 22 часа назад
Waar hubka waxaa laha habar gidir weliba beesha sacad baalahaa waxaana soo iibshey xasan dhiiqo oo rabay in lagu laayo beesha saleeban qorqooq lag dilo
@YaasiinJaamac-kd3su
@YaasiinJaamac-kd3su 22 часа назад