Тёмный

Askarigi Djibouti Duuliye Fouad Yousuf Cali Oo Xabsiga Gudida Xuquuqul Insaanku Ku Booqdeen 

Bulsho News
Подписаться 392 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@xaajilacag828
@xaajilacag828 4 года назад
Qaabkuu ninku wax u weydiinayo Sax maaha afkii dawlada ayu ku hadlayaa Subxanalah
@aliguled2166
@aliguled2166 4 года назад
Wareysi khaldan
@gorgor3062
@gorgor3062 4 года назад
Waa sheeko caruur ninkan dulmi ayaa weli lagu hayaa ee ruwayada nagala taga Xuququl insaanku sidan umaba hadlo Waxa loogeystay iyo dhibka uu usheego ayay banaanka keenaan iyagoo cidna udaba fadhiisan ninkan waa loo caga jugleeyay indhihiisa iyo siduu uneefsanayo ayay ka muuqataa qofkii caqli leh ayunbaa wax garan kara
@alinuromer5876
@alinuromer5876 4 года назад
Absolutely Human rights
@xaawoaadan3528
@xaawoaadan3528 4 года назад
waar reer jabuuti soomaaligii way ka tageen waxay ku hadlayaan
@jamesbrown7102
@jamesbrown7102 4 года назад
Fouad il a peur...
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 4 года назад
WHERE IS HIS LAWYER? HOW CAN THEY ASK HIM QUESTION AND VIDEOTAPE HIM WITHOUT HIS LAWYER?? NINKAN LAWYERKISI MIYU OGOLYAHAY WAXAN LAGA DUUBAY?? MEESHA MIYAANU JIRIN RIGHT TO A LAWYER??
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 4 года назад
Musqusha xaqmaah in laseexiyoh
@Global.Nature1
@Global.Nature1 4 года назад
Xabsiyada Urub ingiriska jarmalka masqul waa cadii
@cashaxuseen8436
@cashaxuseen8436 4 года назад
Mashallah I'm soo soory wllky I pray of u inshallah I hopefully U come free inshallah but ur heathy is ur point xaraam ruuxu hadii lahaysto Waa in meel fican dadka dhexdooda lagu xidho cafimaadkane qofka xanuusda dhakhtarka la geeyo xuquuq isaanku saa maaha
@nimcaanhaajicaddo4346
@nimcaanhaajicaddo4346 4 года назад
Af somali ku hadal waxani muxu ahaa
@abdifatahhassan8243
@abdifatahhassan8243 4 года назад
xaquq insaanka laftisu waxa u shaqeenayaan rajiimka Alle sahal amuiraha
@aliguled2166
@aliguled2166 4 года назад
Ninka musqusha ka saara
@hasinofarah9815
@hasinofarah9815 4 года назад
SIDEE LOO WAREESAN KARAA RUUX XABSI KUJIRA
@hasinofarah9815
@hasinofarah9815 4 года назад
Watery sigaa iyo dhibta any maqleeyno ma is laha
@alinuromer5876
@alinuromer5876 4 года назад
No one Above the Law.
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 4 года назад
afka yaa garanaya dee adeer inbaa nadhaaftay turjunka dee
@khadijac9841
@khadijac9841 4 года назад
Afsoomaali Djibouti buukudhintay soomaali waalawada gumaysan jiray afkoodiina kamalumin afartiikale iyaga maxaa kudhacay hada waxba kama fahmin ragan
@alwayslearn8835
@alwayslearn8835 4 года назад
Filim caadiya meesha lagu jiley. Cismaciilow ada jeelka hortiisa marmaraya ee ogow mar uunbad albaabka lagaafuri maxad yeeli facebook miyaad soogali sida fu'ad??? khadra miyey ku halgami sida fu'ad tiisu yeeshey???Miyey umaddu ku banaanbixi mise bagey odhanoo aadbey ugu riyaaqi ???
@abdiwahaabmohmud7130
@abdiwahaabmohmud7130 4 года назад
Saaxiib baadha yaal ayaa tihiin ha qaldina mujaahidka
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 4 года назад
WAXA LA MOODA INA LAGU SAMEENAYO INTERROGATION, MEESHA DICTATORSHIP BA KA JIRA, SIDA WAX LO WAYDINAYO MA AHA SI SAX A.
@Gamboole
@Gamboole 4 года назад
waar ma wariyaa mise qareeen.
@somtelkhayriyada9496
@somtelkhayriyada9496 4 года назад
War englsh kuhadal ama somali
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 4 года назад
why english?
@Gamboole
@Gamboole 4 года назад
eglish ku hadal farnch a isku mid
@jamesbrown7102
@jamesbrown7102 4 года назад
Kkkkk
@siciidjamac1554
@siciidjamac1554 4 года назад
Xuquuqul insaanka laftoda farbaa kugodan waayo Ayaga lafooda ayaan padhitan kusamaynayna insha alh
@najmanalka5762
@najmanalka5762 4 года назад
Xaququl insan ruuntay bananka keni lahayen lkn ma aha waxay raban inay banan baxa shacabka iyo xaqa laga hadlayo la joojiyo ninkana wala qasbay qasab ku hadal weye xuququl insaanka ruunta dhan Bay bananka keni lahayen Waxan dowlada dorashada so dhow inay shacabka kala dajiyan Bay raban😢Ruun ma aha Waxan
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 4 года назад
Hhhhhh Ma Xaquuqal Insaan bay ka socodaan, Walee Waxaad Aragtaan bay daan Run ka Sheegin. Ismaaciil intaad ka Baqaysaan.
@barawaani
@barawaani 4 года назад
Wariyuhu Waa kee micnaha ma fahmin, Xaq uma laha in la xidho iyadoon la sheegin waxa lagu soo xidhay iyo waxa lagu soo eedeeyay
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 года назад
Waxba kama jiraan
@siciiddalal2364
@siciiddalal2364 4 года назад
Waa la dilayaa haddii uu runta sheego waayo yaa damaanad qaadaya hadii uu sidaasi aanu u hadal
@1001-c3k
@1001-c3k 4 года назад
_Ciyaalkan meesha wxku qora iga hoosaysa caqligoodan ka yaabay war ninkani wkii markahorena wxuusheegay adku raacdeen hdana wxuu sheegayo qaata uun blse wla qasbaya iyo wuu baqaya iyo wxkloo bdnood sgeegsheegaysan midna looma baahna ninkana fuad ahi isagaa jeelka ku hor ciyaarey wxuu galabsaday wxn ahyna maheystan hdii la qasbayo shalayba mrkuu beenta sheegayuulaha suulibanku xidhnahy wkii aan cabsaneyne mxu mnta la cabsani_
@abdifatahhassan8243
@abdifatahhassan8243 4 года назад
rajimkaas soomaliya asagaa ka Diego ladahay malesonaawi i 2 walaalki
@abdiwahaabmohmud7130
@abdiwahaabmohmud7130 4 года назад
Ququuq insaan ma ihidin sababta afkii xukuumada ku hadlaysaan
@hersimadobe1439
@hersimadobe1439 4 года назад
Waka GUMASI hadaba! DJib waa XEROO CIDAN waliged xoor may noqon
@Global.Nature1
@Global.Nature1 4 года назад
Wadankin ha iska buburinina Imaciil waa qof kalii ah
@khadarbadri3457
@khadarbadri3457 4 года назад
Hadala diisa waa lajar jaraya ufiirsada
@Gamboole
@Gamboole 4 года назад
ninkan sualaha waydiinaya maha
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 4 года назад
dee hadii la badhayo ma suula lagu xeraynayaa wamaxay maxaa dadka ka xun somalida
@khayrdoonchannel9586
@khayrdoonchannel9586 4 года назад
Fansiis miyaa mise canfad
@qulle5552
@qulle5552 4 года назад
Sidaa uhadal ayaa laga yidhi hadaad doonayso inlagu sii daayo
@amaalqalisaleeban1692
@amaalqalisaleeban1692 4 года назад
Reer jabuutiyow is dejiya waad aragtaan xaalada fuad dawladah waxaanu leenahay gacanta adagi yaanay noqon mid kiciya dadka ismaaciil waxanu leenahay tacabkaagu yaanu qonon kii siyaad barre Wixii u soo qabtay dib uburburiyay dalka u diyaari in caruurtaadu iyo adiguba xorriyad and ku noolatid maanta Tusaale reer somaliland waxaanu you jecel nahay daahir riyaale kaahin haddii maanta iska soo sharo waxanu hubnaa in u maanta ku guulaysanyo sidii mahaatir maxamedka malaysia reer jabuuti khaasatan ciise guiding waanu la soconaa jabuuti korbay u socota walaaldiibanu nahay ciisow dad aan kugu xigga dhib ciise amarag marka laga reebo ciisah degen somaliland oo nala arkay nabadu wanaaga ay leedahay isaaq baa dagaalamaybaad maqashan waxa jira mar jidkale aanu you furnayn been yaan la idin sheeg kursiga ninka ku fadhiyaa waa nin ciise ah maanta xaalad and jabuuti ku dumisan ma taagna waxan waa talo til baaninahay somaliland lagama lihi waad ogtiin ka fiirsahalaanti1960 waxa naga haysta jabuuti anaguba reer jabuuti waanu nahay oo way n.a. saamayneysa xaalada shacb iyo dawladba xaalada dejiya oo askarigaa shaqadiisa ku celiya ismaaciilna maamulka kaa hooseya dadka yaanay ku kicin oo sharciga Hal ilaaliyo siiba ciidamadu yaanay dareemmin cadaadis faameli faamali marka lee ahay waa mamaasan
@mahmuddaud4448
@mahmuddaud4448 4 года назад
Waar illhy ka baqa oo ninka ninka sii daaya Musqusha xaq maaha Waad khasbaysaane Suli xaq uma laha
@nimoyusuf2588
@nimoyusuf2588 4 года назад
Maxaa musqusha Loogu xidhay ninka wadaniga ah mahadlikaro natisuu ubaqaya
@zqkii1xp108
@zqkii1xp108 4 года назад
Masqusha ma ahan sxb fransiis soo baro “ cellule isolement” buu yiri oo micnihiisa yahay qol asaga kaligii u gaar ah oo cidna la xirneeyn
@zackianyazin9360
@zackianyazin9360 4 года назад
@@zqkii1xp108 hhh saasmiyaa
@najmanalka5762
@najmanalka5762 4 года назад
Suliga uu ku jiray mee marka maa been Bay ahed o so duubay waxad ku garan karta haday xuququl insan yahay qol ba kaligay laygu xidhay mu dhahin ee suliga la sheegi laha🙄wali dulmi bu ku jira xuququl insankana dadka dhinac walbay ka waristan lkn dadkan wa madaxada🙏lkn jabuutay idenkun nbd laan iyo qaranka iska dumin kaliya dorashada so dhaw dida yun Mar Labad idenku so noqon lkn anaga 30 sano bila dowlad ku jirna qaranka kaliya an dhorano bad tihin tartib wax uxaliya🙏🇩🇯❤️🇸🇴
Далее
How to split your drink
00:45
Просмотров 1,1 млн