Тёмный
Bulsho News
Bulsho News
Bulsho News
Подписаться
Bulsho Somali Tv channel production news, social affairs, music and business

Contacts Info:-
Mustafe ahmed dahir Bulshotv (Manager)
Cabdiraxmaan Xasan Bulshotv (Markting)

Mobile:
+252-634472503
+252-634425920

Email -
tvbulsho@gmail.com
mustafeindhotaag@gmail.com
Комментарии
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 11 минут назад
Waa nin aan u qalmin xildhibaanimada uu sheegto .
@BarwaaqoRashiid
@BarwaaqoRashiid 28 минут назад
❤❤hooyo nolow❤❤❤
@BarwaaqoRashiid
@BarwaaqoRashiid 29 минут назад
Hooyo hibo aadam diiriye nolow❤❤❤❤
@samirr546
@samirr546 59 минут назад
Shugran eedo Allah ha ku sharfo qiyaamahana Allah adiga oo ku markhaati kacaya daalimiinta ha ku keeno Ma xishoodayaal aan wanaaga aqoon ayaa mashkilada wada kuwii hore wax waana ah oo uga korodhay ma jirto!!!!!!
@cabdicabdilahi2063
@cabdicabdilahi2063 Час назад
waanu ku fahanay inaad tahay aff hayeenka cadowga somaliland iyo ethopia.marka labaad cadow baad ku tahay ka eryaaya taageerayaasha xisbiga wadani.shalay jabuuti baad difaacaysay ee iska aaamus waanu kaaga baxnay xisbigii wadani ee aanu taageeri jiray toban sano.maalintaad hadasho qaybaa ka baxda xisbiga.waar malaa kulmiyaad ushaqaysaa???
@user-uj4fy5cg7f
@user-uj4fy5cg7f Час назад
❤❤❤❤
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n Час назад
Kii masajka hablaha ku xidhayey miyaanad aheyn bal noloshadii dib u eeg Waa maxay xoriyada aad ka hadleysaa cidii shaley dhalatey u sheeg
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu Час назад
Waa nooc syndrome kamida😢😢😢
@ismaaciilmuuse6263
@ismaaciilmuuse6263 Час назад
Cidda dooranaysaa waddani miyey waalantahay waa qaran dumise, kan hadlaya ee guddoomiyaha sheeganayana waa la yaqaan wuxu yahay.
@fosiakhalif6150
@fosiakhalif6150 Час назад
❤❤❤❤ noolow❤❤
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay Час назад
Neefkanna muxuu ahaa? Waa dalkani doqon badanaa!
@LaylaAxmed-wl6hi
@LaylaAxmed-wl6hi Час назад
Mashaallah ❤❤❤❤
@lutfi9892
@lutfi9892 2 часа назад
Ninkan farax macalin ha la baadho maskaxiyan ma caafimaad qabo
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 2 часа назад
Gabiilay yeey lagu jecel midhkaas oo rumaa lagu rayn lahaa.
@user-ih7tr1ik4s
@user-ih7tr1ik4s 2 часа назад
Tuuga lah tuuga
@mouminaaden1005
@mouminaaden1005 3 часа назад
Walalo gof wayin ba tahay ee nabad galyada ad shegayso Allah ba haya ee somaliland uma hayso jabuuti wa dad dacad ha ee somaliland margay buurbuurtay jabuuti ba inika wa inila gabatay ee intina nol gu haysata
@JoeAncaza-be5zs
@JoeAncaza-be5zs 4 часа назад
Mansh Allah waxqabad wanaagsan ayaay mujiyeen beesha Muse Care noqda tolkii jira ee jooga abid Amen
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 5 часов назад
Ilaahay cimirigaaga raaji.Ilaahay baan ku dhaartay Muuse Biixi iyo Faysal Cali Waraabe islaantaas ayaa ka caqli badan.waxaan idin weydiiyey maxay Soomaalidu dumarka hoos ugu dhigaan
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 часа назад
waa habar waalan oo meel walba taagan
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 40 минут назад
Oromo shib bacow doli tahay
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 5 часов назад
Waar isku xejiya bahalka ishaas baa lagu galayaa kii ishiisa aan ku kalsoonaynow dee iska soo saar ileen ishadii uun baa la sawirayaaye hadii kale waxa dhaba in jawaano kaadhadh ah la haysto waxa isha looga ooyayaa.
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 5 часов назад
Muuse biixi doorasho aan ku shubasho aheeyn diyaar uma aha 😂😂😂😂😂
@ikk8851
@ikk8851 5 часов назад
Haduu sidaa yeelay madaxweynuhu hadaa hayska hubsado wixii dambe. Indr berigaa bari samaad bay ahayd imika waxa inagu qarxay dheecaankii jiifay qof kasta muusena waa muuse dhagta kaliya ee uu aaminay waa saleebaan sida markay tahay cadawgeenii baa kasoo daahiray bada iyo berigaba. Waxan is waydiiyaa miyaa loo baahnaa in cid kastaaba dheecaanka jiifaa soo if baxo oo muuse wuu uumiyay uun wuu luxay dhiishii cadowgu ku dhex jiray tala xumadiisaa soo bixisay wixii cadaawad ku qarsoonayd mise muusaaba dhalay waxanoo cadow ah. Indr arinku waa kee labada.
@abdirahmanhussein6328
@abdirahmanhussein6328 6 часов назад
100,000 Qof oo Hargeysa ka qaxay oo Diyaaradaha lagu guray ilaa muqdisho/ fact-checking/ Totally only few people of pilots and families boarded from Hargeysa Airport . Berbera Airport passengers were slaughtered outskirts of Berbera . Mostly what he said had been conspiracy theories.
@Keysek
@Keysek 6 часов назад
War wuxu muxu aha madaxweyne ma ahayne
@Keysek
@Keysek 6 часов назад
Muse waa beenaale. Cidii ma aamini karto . Dalki iyo dadkiina qoobad bu geliyey . Ilahow ummada sharkiisa ka nabad geli
@abdifatahjamal1133
@abdifatahjamal1133 6 часов назад
Gaasiraay inaga yayna kala gurrayaa
@abdalahali7000
@abdalahali7000 6 часов назад
Maansha'alah waa guul
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 6 часов назад
Muuse sland wuu ceebeeyay intuu cadawga u naagaynayay ayuu dalkii bahdilay dulli
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 6 часов назад
Cadowga. Mala ada ah😂
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 6 часов назад
اللهم بارك في ولاة أمرنا واغفر لهم واحفظهم
@ifraaxxasancawad9515
@ifraaxxasancawad9515 6 часов назад
Walaahay beenta muuse ayaa dhaanta runta huwanta ee aamus aamus ma wax kale oo aad sheegto ayaad garan waydaydhiigiisa ayaa ciida aad ku taagan tahay ku daatay
@user-cx1nk2im4m
@user-cx1nk2im4m 7 часов назад
ManshaAllah
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 7 часов назад
Hadaad doonayso in lagu aqoonsado si xalaal iyo cadaal ah marka hore adigu is aqoonso 1 labo qoyskasga si xalaal ah u aqoonso waxaad cunayso cabayso si xaal ah u aqoonso jooji copyga qofka aad doonayso in uu ku aqoonsado qofku ma wixiisa ayuu kugu aqoonsada guriga iyo qasriga taxadka ka soo bilow samadana codsiga aad rabto in uu ku hirgalo u dirso
@user-ky5jr1wi9k
@user-ky5jr1wi9k 7 часов назад
Dhibaatada soomaaliland haysataa waa dadka noocaas ah oo inagu batay
@user-ky5jr1wi9k
@user-ky5jr1wi9k 7 часов назад
madaxwaynuhu maaha beenaale ee ninka hadlaya ayaa beenale ah ufiirsada hadalkiisa aanuu ka fiirsan ee mala awaalka ah Dadka ma waxuu uhaystaa xayawaan aan waxba garanayn waxana fahmayn
@user-ky5jr1wi9k
@user-ky5jr1wi9k 7 часов назад
Beenaale hadalkaaga iska hor imanaya ayaa Dadka usheegay inaa beenaale tahay
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw 8 часов назад
Alle idin soo qabey reer wadani🤲🤲🤲
@abobasement346
@abobasement346 8 часов назад
odaygan waxan hubah in u ku dhimanayoh cuqdad iyo xaqid
@cabdicisman9023
@cabdicisman9023 8 часов назад
Kaligitaliye aan caalamka lasocon , goobtu, goobtu maaha
@cabdicisman9023
@cabdicisman9023 8 часов назад
Siyaad bare bix
@ahmedali-jp2em
@ahmedali-jp2em 8 часов назад
You are talking nonsense stupid
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 8 часов назад
Garxajisow maxaad ninkan u keeni waydeen intaad cirro caag riixaysaan?
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 8 часов назад
Kan intuu intan ka hadalyo miyuu kun arin oo kale ayaa Jire ka hadlo mise hebel baa kawaramay baa doorasho lagu helaa
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 8 часов назад
waa dayer bilaa cilmi ah
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 8 часов назад
waar maalqabeenka Ibrahin dheere / Ina aw sicid / indha deero / world remit iyo telesom dhamaan waa somaliland waxay bixiyaan waa xalaal haday shaqo dowlada qabtaan loo baahi qaabo ma ceeb ayaa laga dhiga???????????? from saylac
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 8 часов назад
Af aadan lahayn ma qabatid BEENAALE KOW AAN XAYO LAHAYN
@Mahad.cali1
@Mahad.cali1 8 часов назад
34 sano prank ah is not easy 😂
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 8 часов назад
Hhhhhhhh maxaad tidhi haye
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 9 часов назад
Kkkkk huwantii wadani waad is cadeysey, shaqadini ma Muuse ayey noqoty. Ajandihina sheega. Hawl kutala diyaraduhu maahee.
@sarahmohamud177
@sarahmohamud177 9 часов назад
Calool xuma ayaa kaa buuxda caloosha u dhimo beenaale
@moeabdi9
@moeabdi9 9 часов назад
Ninka leh magacee mano magac lahayn ! Mishaan maa laa iskaa hadlaa uun
@user-wy8oy6jq1j
@user-wy8oy6jq1j 9 часов назад
Nica.hadlaya.eegga