Тёмный

Asma Cumar | Qalbigi Gudhan Miyaa Qosol Lagu Godlaa | Xasuustii Khadra Daahir Ahun | Hees Macaan 

Caweyska Dalmar
Подписаться 829 тыс.
Просмотров 42 тыс.
50% 1

@caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #​DalmarMedia #dhaanto #srtv #rtd #
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
Hargeisa

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 10 месяцев назад
LYRICS Bishu galab ay tahay Saddex tirada guud Gogoshuu fadhiyay Ruuxii ka guday Way soo gabtaa Garkan iyo garkaa Midna gaadhi waa Sow inuu gadaal Laba guri dhexdood Gabbal ugu dam yahay Maan gorfeynin waa Aniguna gaddaa Ma gorfeysan karee God-dalooladaan Go'a saar lahaa Gacalkiyo bulshadu Sow iguma garan Sirta geggi cidlaa Geysayee miyaan Goor iyo ayaan Gaar kuu sasabi Kaa gaabsadee Niyad kaa go'diyo Qalbi gudhan miyaa, miyaa Qosol lagu godlaa ? 💔💔💔💔💔💔💔💔 Goray sheedaha koray Geedaha ku yaal Wuxuu goosta uu Gaan-gaambiyabaa Sow inuu gadaal God la raadiyo xudur Labada garab Gees uun daco Maan gorfeynin waa Anna goorti aad Girin-girisayee Goortii gamuum Tidhi yay gafine Hays garab socdeen Inaa laba gardaaq Laabta u gaddiday Waan kugu gartee Gar ma qaadatide Gododloow miyaan Goor iyo ayaan Gaar kuu sasabi Gadhka iyo maxaad Ii qaban gondaha Qalbi gudhan miyaa, miyaa Qosol lagu godlaa ? Xauustii AUN khadra daahir cige
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 месяцев назад
Aamin
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 8 месяцев назад
qosol lagu gogla weeyan wll "godla" wa qalad
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker 2 месяца назад
ALLAHA HOU LEGENCE KADRA DAHER EGUEH ALLAHA ACCUEILLE AU JARDIN VALLEY ❤❤❤❤❤❤AMINE ALLAH
@fadumoessa1573
@fadumoessa1573 29 дней назад
Alle hakuu naxariisto
@essaismail5361
@essaismail5361 Месяц назад
Maxamed alta nin qaaliya ayaa halkaa ka muuqda
@abdiaziizahmedmohamud7872
@abdiaziizahmedmohamud7872 10 дней назад
waaa qaladay heesti lkn waa cod fican tahy
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker 11 месяцев назад
Allah hou NARISTO Kadra Daher JANNATAL FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH ALLAH ALLAH
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 месяцев назад
Aamin
@Khadaryusuf-p2z
@Khadaryusuf-p2z Год назад
Asma mach allah
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 Год назад
ALLAH HOU NARISTOO KADRA DAHIR
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@Gladiator0219
@Gladiator0219 Год назад
Mashadibefikte ❤❤❤
@Gladiator0219
@Gladiator0219 Год назад
Allaha unaxaristo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@MouminaRobleh-w8j
@MouminaRobleh-w8j 3 месяца назад
❤🎉
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 месяцев назад
Qalbi gudhan miyaa qosol Lagu Godlaa hal muceedkaasaaba i Cajabiyey heestani way igu cusub tahay mana qiimayn karo Laakiin waxaan hubaa Asma Cumar inay Hobolad Cod toolmoon tahay AHUN Khadra Daahir Cigge-na.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 месяцев назад
Aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 месяцев назад
Haa aad bay u cod fiican tahay Asma
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 месяцев назад
@@caweyskadalmar Aad iyo aad! Mahadsanid sxb.👍
@sir__cmc
@sir__cmc 3 дня назад
Suugaanna meesha way kuugu qorantay heestanna way kugu cusubtay.yaab😂
@KadidijaDaher
@KadidijaDaher 9 месяцев назад
😢
@sir__cmc
@sir__cmc Год назад
Pageka Admiska igu dar nio ama bahalka kala kici 600k ayuu marayaa haddana 1.27k inay ku xidhantay ayaad moodaayee.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Miyaad kaaga kala kicisid, qofbaa 16 sanno soo waday channelkan, adeer ma fudada inay dadku badan daawadaan wax mar hore loo soo galiyey halkan ama meelo kale. Xariif baad tahay, laakin ana waxaan ruug caddaa waayo badan soo joogay. kkk
@sir__cmc
@sir__cmc Год назад
@@caweyskadalmar sxb anigu maxaa kala subscribe kayga ayaa dhulka ah midh mahayo lkn chanelkan Cawayska 600k ayuu marayaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
@@sir__cmc Sxb ma waxaad hunguraysay inaad channel ka igala waraagto, dadku way tabcadaan cidina wax bilaasha gacanta ku galeymayso aan ahayn waalidkaa. Waxaadan helaan baad ku hamaysaa. Nice try.
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 Год назад
​@@caweyskadalmar dharrar cad buu ku dhacayee😂😂
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 месяцев назад
@@timroyacoub8369 Haa waa xariif
Далее
Les Braves djiboutiens "Doumeira"
11:35
Просмотров 374 тыс.
Yurub Geenyo Xasuustii Khadra Daahir 2020
10:06
Просмотров 1,6 млн
RAXIIMA CALI (TAWAAWIC) XUSUUSTII SHAMSA CUMAR 2021
7:22