Тёмный
No video :(

ASXAABTA BBC SOMALI RADIO 

Farhan Jimale
Подписаться 83 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Asxaabta BBC Somali radio oo maanta xaflad sagootin ah London loogu qabtay
#BBCSomaliTV #CaawaIyoCaalamka

Опубликовано:

 

27 фев 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 33   
@mdeckofficial1891
@mdeckofficial1891 5 лет назад
BBC Somali Guul
@drapdikhaniahmedjirrow6107
@drapdikhaniahmedjirrow6107 5 лет назад
Hadda ayaan ka kaquustay bbc somali radio waayo afsomaliki wuuba sii dhamanayaaa intey kasi tagayaan dadki afka somalika ku ficna
@barashadadiinta2003
@barashadadiinta2003 5 лет назад
Walaal Masha Allah
@salahjebril
@salahjebril 5 лет назад
Maanta ayaa iigu dambesa dhageysigii Bbc an so bilaabay sanadkii 1988 ana waan idinka tagey by by✋✋
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 Месяц назад
B:British B:Broad-casting C:corporation
@salaadaalta1327
@salaadaalta1327 5 лет назад
Masha alah cod macan cabdi nur iyo axmed wa nilatabidonaa
@xaawatakofilms2282
@xaawatakofilms2282 5 лет назад
Wariyashii aaan ugu jacelay BBC ayan caawo wajigoda arkay mansha Allah Ahmed saxibkiis nolaada
@maalinletube9686
@maalinletube9686 5 лет назад
BBCSomalia Waan Idin Xiisi Doonaa Ahmed IYo Abdinur 😔
@ibiaahiimcali8849
@ibiaahiimcali8849 5 лет назад
Bbc soomali waidin salamaya waxa idin rajeeynaya guul iyo gobnimo salan saraf iga gadooma asxabta aadka u jacelylaha
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 5 лет назад
Manta waxan weyney labo wariye oo waaweyn Abdinur shekh maxamed iyo axmed abdinuur, allah idin dhowro, salan sare
@ahmedmadadaalmadadaal5222
@ahmedmadadaalmadadaal5222 5 лет назад
Ahmed cabdi nuur Iyo cabdi nasir shekh maxamed waa laba wareiye
@cwahabjeekey2805
@cwahabjeekey2805 5 лет назад
Bbc somali waxay ka soo horjeedan jiritaanka ummada somaliyeed 🇸🇴 🇸🇴 Dawn Bbc somali 👎👎👎👎
@odooboy7690
@odooboy7690 5 лет назад
masha allah
@ciiseyarow5379
@ciiseyarow5379 5 лет назад
Mashallha waahadhal farxadle wosareega BBC keenya waxanrajenayaa ieey uwaregidoonto somali waxaa kuxiranahay aniga qeebta yutubka
@abuukarnuur7321
@abuukarnuur7321 5 лет назад
wlhi odayal aya idinka tagen bbc somali allah ino daayo odayasha
@salaadaalta1327
@salaadaalta1327 5 лет назад
Cabdinur iyo axmed waa abyasha wiriyasha soomaliyed nolada wariyasha bbc soomali
@alistyle6091
@alistyle6091 5 лет назад
Axmed cabdi nuur iyo cqbdi nuur shiiq waa rag aan utqageri jiray codkoda Aan jeclhay
@adenhassan3725
@adenhassan3725 5 лет назад
Ka Somali ahaan BBC ma jeclin dadka Somaliyeed ayey iskudiraan
@maxamedhajiibraahim5146
@maxamedhajiibraahim5146 5 лет назад
wale ruk cadaa yaal aan naga tagaayo
@mahamudit7470
@mahamudit7470 5 лет назад
bbC waa aafo umada kuhabsatey oo maskaxda kameydhay oo wax faaido ah umada usookordhin bn odhanlhaa
@maxamedhajiibraahim5146
@maxamedhajiibraahim5146 5 лет назад
ani waa waa jeclehay bbc si toos aan udhageestaaa xitaa
@seyyidomer2615
@seyyidomer2615 5 лет назад
Africa kaay.hurudooy. Hayiin.sidii sii.la.hugaaminaayaay.aaway hanadaadii?
@mohamedabdirahman7310
@mohamedabdirahman7310 5 лет назад
Sabti kale ciyaar madhegansan dooni daysane iyo ahmed c.nuur la,aan
@harounnour7334
@harounnour7334 5 лет назад
BBC qaybta afka somaliga ku hadasha oo Kenya loo raraayo waa ujeedo aanan fahmin maxaa lagala doonaya? Africa hadii loosoo rarayo muqdisho hala keeno
@xil.kalidmohamedismailhoor6509
BBC Somali waxay muujisay cadaawad ka dhan ah soomaalida, Kenya in la geeyo oo warka laga diyaaryo waxay muujinaysa dagaal saxaafada looso marayo... Hadii laga maarmi waayo dhul nabad galyo ah, Djibouti iyo Somaliland waa wadamo soomaali ah oo xor ah.
@omaribrahim3642
@omaribrahim3642 5 лет назад
Bbc waa mesha kaliya eumada somaliyed iskudirtay waa idacada kaliya oqabyalada kushaqeysa hadha geysanina
@hersiibnmouktar1228
@hersiibnmouktar1228 5 лет назад
I agree casha
@daladahorumarintagobolkaaw1291
ASC waxaan ku noolahay USA. Dhamaantiinba shaqaalihii hore Sida yousuf hassan iyo Ahmed Abdinour, iyo Abdisalam hereri iyo Shaqaalihii kale ee lagu Sagootinayo Dhamaantiinba idin Ma ilaawi kareyno codkiinu Maskaxdayada iyo qalbiyadayaba Raad wayn ayaad ku yeelateen Kaas oo ah in aan si toos an ugu Xidhnaano ideecadan BBC da oo ah ideecada caalamka iyo Somalidaba iskugu xirtey, isagoo Wadankeenu Soo maray Marxalado aad u adkaa hadana Waxaad marwalbana ka ahaydeen idiinku kuwa dhexdhexaad ah una Hiilinaya wadajirka iyo Midnimada Somaliyeed.bye Mr. Mustafa Sultan.
@daladahorumarintagobolkaaw1291
Mustafa Sultan
@aadanmaxamed1514
@aadanmaxamed1514 5 лет назад
asc bbc
@adenhassan3725
@adenhassan3725 5 лет назад
Waa beentaa BBC ayaga ayaa qayb kaqaatay burburkii Somaliya
@mohamedjubba3451
@mohamedjubba3451 5 лет назад
Been BC cayaal sujuu baa la wareegey markaasey gacanta ka baxdey dhexdhexaadnimo iyo warar tifatiran. Wariyaaashii sare guul baan u rajeynayaa. Been BC da cusub kor isku soo qaada, barnaamijyo tayeeysan, tifatiran dhexdhexaad ah eex ka madax banaan na la imaada.
@najahbookh174
@najahbookh174 5 лет назад
Kkkkkkkkkk
Далее
WAREYSIGA WAR AKHRIYIHII  BBC MAXAMUUD XASAN XAAJI CUMAR
13:39
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Fahad Yaasiin waa Kuma? Prof Samatar ayaa sharaxaya
8:56
TOOS: Idaacadda Galabnimo
1:00:05
Просмотров 12 тыс.
How BYD, Nio And Other Chinese EVs Compare To Tesla
15:05
Iran refuses to back down on Israel threat
7:25
Просмотров 222 тыс.
❌Разве такое возможно? #story
01:00