Тёмный

25 sano ka hor @BBCSomali 👇🏽 sidan ayay u tebisay geeridii Madaxweynihii hore ee Soomaliya, Jaalle 

Abdirizak Atosh
Подписаться 35 тыс.
Просмотров 73 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Год назад
Allahoow kuma naxaristo, mujriim culumada layeey ayu allah wacaalka.
@husseinabdille
@husseinabdille Год назад
Maxa laga aqbla nacalad ku gu dhacdaye ka dhamoow mujahid ka
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 месяца назад
Aarki Africa allow ku naxariiso somali la’aanta wey hoogtay oo ba’day 💔
@TEAM_KAAZOW_AK_47
@TEAM_KAAZOW_AK_47 6 месяцев назад
alla yaraxma ilaahay haw naxariisto amiin yarabi gumayste hadaa maqasho waa geesigan somalia saga dabadii dawlad maysan yeelan allow kuu naxariiso amiin yarabi
@mustafefaysal-qk1dx
@mustafefaysal-qk1dx 3 месяца назад
Naarta Jahanama alle haku fogeeyo
@AbdihafidOmar
@AbdihafidOmar Месяц назад
Nacalad Allah ayaa tahay!
@Ikismn123
@Ikismn123 Месяц назад
Adiga miyaa cadaabka haya nin dhintay miyaad caayi
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 8 месяцев назад
Sanad kadib, Ceeydiid waa dgintay ISNA.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 года назад
Allaha u Naxariisto gadaashaa lama arag wax adiga ku dhaamo janno iyo dambi dhaaf kuu baryeynaa
@sevenscounty409
@sevenscounty409 3 года назад
waar ibleeys culumadi layeey oo kitabki alle beniyey ayu aha Afweeyne. illen ninba toolka kama jano taago xita gaal cadeystey hadu aha.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 года назад
@@sevenscounty409 adiga Aaqiro Xageed ka gali ruux muslim ahaa hadaa gaal ku tilmaantay bal waxaa ku dambeso hala arko orod diinta baro adiga ka shalaan doono caadifad xun oo dambi weyn kugelisaa arkaa allah yaclam caadifada ku heeso ciil ka qabto waad la god geli
@mahdiali8874
@mahdiali8874 3 года назад
@@abdikadirhaji6852. Suuratu nisaa ayuu beeniyay siyaad bare. Oo wuxuu yiri raga iyo dumarka way u siman yihiin dhaxalka. Wuxuu keenay barnaamij la yiraahdo xeerka qoyska oo sheegaaya wiilka iyo gabadha walaalahaa in ay si siman loogu qaybinaayo dhaxalka. Ilaaheyna qur'aankiisa wuxuu ku yiri wiilka wuxuu qaadanaayaa sulus. Gabadhana rubuc. Wiilka markuu qaatoblabo gacmood gabadha waxay qaadaneysaa hal gacan. Sidaasna ale ayaa yiri. Qudbadii siyaad bare waxuu ku yiri asagoo ku jees jeesaaya qur'aanka ale. Waxay noo keeneen sulus rubuc waljin. Erayga waljin kuma jirto qur'aanka. Asagaa ku darsaday. Nin aayadihii ale beeniyay ma muslinbaa. Maya waa gaal. Ale ayaa yiri luwa beeniya aayadaheeyna waxay ku danbeyn doonaan naar.
@husseinabdille
@husseinabdille 2 года назад
@@sevenscounty409 dhaq baad tahay culimada haku gaban ninka qabiil ahan baad u neceb tahay
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Год назад
Aamiin
@MohammedMohammed-hh8ww
@MohammedMohammed-hh8ww 3 года назад
Alle haa unaxariisto msiyad bare somali kamadabayn
@qalinlemedia2339
@qalinlemedia2339 4 года назад
Allaah ha u naxariisto
@faaraxcabdi1095
@faaraxcabdi1095 4 года назад
Wariyahaan caadi maaha beautiful voice
@AhmedIsmail-x6p
@AhmedIsmail-x6p Месяц назад
Hadaanu Garxajis nahay ninkaa waanu is dagaalaney, ilaahay ha u naxariisto kolay rag waa kii kala adkaada. Nin waddani ah buu ahaa oo kuwa maanta jooga dhinac kasta boqol jeer ka fiicaan laakin 10 kii sano ee xukun kiisa ugu dambeeyay rag isaga u dhow baa godob u xambaarshay.
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 5 месяцев назад
Alaha u naxariisto
@Keydka_Taariikhda
@Keydka_Taariikhda 4 года назад
Wariye Maxamuud xasan xaaji wiil dhulbahante
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 2 года назад
No waa wiil gabooye beenta jooji waaryaa
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 2 года назад
@@boqoradasomaliland6351 orod kadhig nayaa
@abdullahifiigaay4352
@abdullahifiigaay4352 Год назад
Allaha unaxariisto
@cabdulahifaras7655
@cabdulahifaras7655 3 года назад
allaha u raxmado insha allaah
@ahmedabdi7967
@ahmedabdi7967 3 года назад
Beautiful broadcast
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 2 года назад
Alle ha u naxriisto
@anasosman9946
@anasosman9946 4 года назад
allow u naxariso
@cabdullahimaxamed5157
@cabdullahimaxamed5157 4 года назад
Wariye maxamuud xasan xaajicumar cod xoogan maashallaah
@c.casiissiisey4514
@c.casiissiisey4514 4 года назад
alx waxan noqday ninka ugu horeyy e dawada catosh tagere qaas an ku ahy
@maxamedidiriscabdi5711
@maxamedidiriscabdi5711 Месяц назад
Clsalaan herari jeediyey
@املايمان-م8م
@املايمان-م8م 2 года назад
Maxamed Siyaad bare kadib Maxa la faaiday Waxan Idin shegaya Somali Ina aderow Iyo baryo Wax Kuma lahan milatari Ayaad rabtaan Hadi kale Sidaan Ayaad ahanaysan Waligiin Siyad bare Muxu idinka haleyay Wa rajim baqbaq kursigu isku dhajiyay kursiga muxu isugu dhajin Wayay Saa Wuxu Ku Aamino Mabo jirin Dalkana Iyo dadkan Wuxu ka Cabsanayayna Waybo dhaceen
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 года назад
Madaxdii ka horeysey kawaran Allah ha u naxariistee aadan cade iyo c/rashiid cali sharmaarke ee xukunka sida sharafta leh ku xukumay kagan degey
@salmanyare2083
@salmanyare2083 Год назад
@@moderninformation7931 lkn wadanka wax amni la dhoho ka ma jirin daka malin cad aya la dilayay, mesha amni daro laga garay madax weynihii dhama ee dalka aya malin cad la dilay kagasi darane musuqa aad u badnaa
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Год назад
@Salman Yare waa been taasi wadanku amni buuxa baa ka jirey hargeisa ilaa kismaayo inta u dhaxaysa dadku si nabad ah bay u Socon jireen ta dilka madaxweynaha shil dhacay ba ahayd oo la mid ah dilkii madaxweynayaashii masar ito maraykanka iyo qaar kale.. laakiin waxoogaa musuqmaasuq ahi wuu jirey. Oo marwalba afrika ka jira xitaa tii siyaad barre wuu jirey
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Год назад
1960 ilaa 1969 Magac dowlad kaliya ayaa heysanay faa'iido kale majirin Alle ha unaxariisto Jaalle siyaad iyo dhamaan madaxdi kale
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Год назад
@@kawakawa4726 taasi waa sheeko kacaanku abuurey. Kacaanku wuxuu caanku ahaa inuu is amaano is buunbuuniyo. Waxay odhan jireen kacaan mooyee wax kale ma jiraan
@osmanb8446
@osmanb8446 2 года назад
Meeshii aan marayey ayaan xasuustaa markii codkaasi kusoo duulay dhegahayga 2 Jan. 1995
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 года назад
Noo sheeg
@Yedo25254
@Yedo25254 Год назад
Dhiigyacab axmaq ayu aha Eebe Kuma naxariista
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Год назад
waad bugtaaye is dawee
@SuadaDahir-l7u
@SuadaDahir-l7u Год назад
Naxariista adiga miyaa u haya hadii naar galo adigana waad la galeysa ogoow
@abdikanimohamed3768
@abdikanimohamed3768 4 года назад
Mr catoosh Codka Ka waran?
@URURKA-UBAD
@URURKA-UBAD 3 года назад
Allah yarxam
@nimcaansiyaadabiib5766
@nimcaansiyaadabiib5766 4 года назад
Warka oo dhameys tiran soo gali
@maxamedmuuse3890
@maxamedmuuse3890 3 месяца назад
Garac baa inaga baxay maalintaas
@maxamedfaaraxyuusu3034
@maxamedfaaraxyuusu3034 2 месяца назад
Kkkk xooloh
@bandargori1045
@bandargori1045 3 года назад
Warkii dilkii Gen. Caydiid isagaa aqriyey.
@osmanb8446
@osmanb8446 2 года назад
Dhimashadii Breshnev na isagaa akhriyey, dilkii culimada ee 1975 isagaa akhriyey.
@afaarah5760
@afaarah5760 Год назад
Bieridget xurmo ayuu mudnaa
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 6 месяцев назад
Ayadi khuran kii inkiray somahab janno ilahey kuma tuso
@jamhadkaatletico3404
@jamhadkaatletico3404 4 года назад
Kan warye meeheen ee siyaad ayuu ku qabiil ahaay sida aan hadalkiisa kadareemahayo ama taageere ayuu u ahaay😀😂😂. Saas werye uma hadlo
@abdik9002
@abdik9002 2 года назад
War baanad haynin saxiib! Taariikhda weriyahan bal dib u eeg aadigoon sidda Soomaalida u boodboodin!
@mohammedamir9541
@mohammedamir9541 2 года назад
Ma danbibaa inuu siyaad Barre la qabiil yahay wax yohow xanuunsanaaya
@jamhadkaatletico3404
@jamhadkaatletico3404 2 года назад
@@mohammedamir9541 haa waa dambi mxaa ka badalee
@mohammedamir9541
@mohammedamir9541 2 года назад
@@jamhadkaatletico3404 maxaad yeeli kartaa haduu danbiile yahay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Год назад
@@jamhadkaatletico3404 ma inuu caayo ayaad rabtay isagoo weriye ah cayda maytida waxaa lagu yaqaan inan gumeedada hargaysa ka qayliya ee cuqdada iyo ciil ku caloosha milil kaga noqday kuwaa ula tag iyagaa cayda yaqaanee
@jaabirmaxamed9993
@jaabirmaxamed9993 3 года назад
.
@samkabal8376
@samkabal8376 5 месяцев назад
Nacalaa bbc nigu taal
@mirabellamohan6662
@mirabellamohan6662 4 года назад
Wariye buxdo dheh
Далее
WAREYSIGA WAR AKHRIYIHII  BBC MAXAMUUD XASAN XAAJI CUMAR
13:39
진 (Jin) 'I'll Be There' Official MV
03:15
Просмотров 7 млн
На самом деле, все не просто 😂
00:45
How to win a argument
9:28
Просмотров 650 тыс.
NIN JILAYA CODADKA WERIYAYAASHII BBC-da:
4:32
Просмотров 39 тыс.
SHEEKO LA YAAB LEH WERIYAYAASHII HORE EE BBC
5:36
Просмотров 32 тыс.
진 (Jin) 'I'll Be There' Official MV
03:15
Просмотров 7 млн