Тёмный

Atheism | Burburinta Doodaha Mulxidiinta | Part 1 by Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil 

Al Furqan Centre Leicester
Подписаться 14 тыс.
Просмотров 250 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 апр 2015

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 281   
@abdirashidshacraawi3412
@abdirashidshacraawi3412 Год назад
Muqaalkan oo 8sano kahor la duubay waxaan jaanis u heley Fri maalin cashuura 28 July 2023 ilaahay anficiisa ha isiiyo😢
@mohammedsiyaadmoallim
@mohammedsiyaadmoallim Месяц назад
8-sano kadib baan maanta dawanaya, 29,JUN,2024. sheikha allha xifdiyo.
@jamiilasaleebaan5408
@jamiilasaleebaan5408 4 года назад
Waanku farxasnahy inaan daawado 5sano kadib muxaadiradan❤alle hku barakeeeyo shiikh mustafaw
@zali42
@zali42 6 лет назад
Alle darti baan u jeclahay Sh mustafe Allow cimrigiisa raaji
@hassanmohamud304
@hassanmohamud304 9 лет назад
I think this has been the best video I've seen my entire life
@amaadin12
@amaadin12 7 лет назад
Man sha allah sheekh mustafa, i love u so much
@ahmedmaalinabdulle6916
@ahmedmaalinabdulle6916 6 лет назад
Amaadin12
@Abdikani_Ak21
@Abdikani_Ak21 4 года назад
Muuqalkan oo 5 sanno ka hor la duubay waxaan nasiib u helay inaan maanta ka faa'ideysto.. Illahay hkaa jazaa'i mariyo zheikh🙏
@abdikaniabdirahmanakhie638
@abdikaniabdirahmanakhie638 4 года назад
Aniga sida oo kale markii aan waxbadan wada doodnay mulxidiin (Diinlaawayal) Soomaali ah
@senfahad9327
@senfahad9327 2 года назад
Dhameyso 5ta qeypod
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 Год назад
Ana 8 sano kadiba ban arkay
@wiilwaalwiilwaal1926
@wiilwaalwiilwaal1926 11 месяцев назад
​@@maryamaadam8271 ani xitaa
@abshirxuseen411
@abshirxuseen411 5 лет назад
Thanks sh mustafe wax badan oo muhmal ku jiray kala cadaysay ka faaidnay dariska wax yaabo badan ku jiraan alle ha ka jasaa Mariyo , athiems wararkooda kala sheegtay iyo waxay qabaan fikir ahaan iyo siday ulun sanyihiin.
@Ikki-d4g
@Ikki-d4g 6 месяцев назад
Alle woxo i qorey ina daawado maxadarodan 8 Sano kadib❤ jazaakallah sheikhaal mustafa
@anwarmaxamed2766
@anwarmaxamed2766 7 лет назад
May Allah reward the sheikh with the best in this world and hereafter. He always strengthen us with purely proof.
@shaafimohamed1766
@shaafimohamed1766 8 лет назад
Masha ALLAAH shiikh mustafe waxaan kuu rajeyn cimri dheer iyo caafimad suuban inuu ALLAAH kusiiyo
@hooyomcnhooyomcn5358
@hooyomcnhooyomcn5358 Год назад
M.a sheikh mustafa haji ismail haaruun Allah ku barakeeyo 20/09/2022
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 7 месяцев назад
I were looking for a Certain Counter-arguement for a Certain Argument, so I went to Hamza tzortis work, I didn't get it, then I went to Muhammed Hijabs work I didn't get it almost, Then Zakir Naik and there were no record about that Argument from his work lastly I came here to my Sheikh Mustafe Haji Ismael and I got it!!! Soomaaliyeey Shikhaas wllhi dadka ayuu nala tartansiiyeye U duceeya qofkii heli karow!!! MASHA Allah TABARAKA Allah
@OmarMohamed-hk3nw
@OmarMohamed-hk3nw 7 лет назад
MashaAllah Fadhilatu Shiikh Mustafa Xaaji Ismaciil Haruun Xafidahullaah Fidunyaa Walakhirah InshaAllah
@salahabdulahihossen5728
@salahabdulahihossen5728 8 лет назад
jasaaka laah qeer sheikh mustfa baarka laahu alaah ya cizak
@farhiya3693
@farhiya3693 4 года назад
Sheikh mustaaf May Allah protect you and your family inshallah one day I want meet you, maybe in Jannah or in this world inshallah
@mysandwichmine7187
@mysandwichmine7187 4 года назад
6 qaybood wweye qof dhamaystaa aqoon ayuu kala kulmayaa Qof walba playlist haka baadh9
@Sportspot3
@Sportspot3 4 года назад
Mysandwich Mine yuuru hhh bb Hhhbbe hbbb bby bn hbhhy
@waliidbarre417
@waliidbarre417 5 лет назад
Mshallah ,sheekhunaa mustfe ,allahu yahfidka
@andirashidmohaed5979
@andirashidmohaed5979 8 лет назад
Maasha Allaaah Ilaah Qeyr Badan Hakaa Siiyo Insha Allaaaah
@maxamedwali4632
@maxamedwali4632 7 лет назад
MashAllah sh.mustafe Alle haku dhowro
@qalanjadaqaranka6171
@qalanjadaqaranka6171 4 года назад
Madha Allah Sheikh Mustafa may Allah SWT protect and bless reward you eith highest level of Jannatul Firdawsa. Ameen ya Allah. Youth of the west really need these kinds of lectures translated. Jazakallahu khayran ya sheikhuna kariim.
@techwizissa7247
@techwizissa7247 9 лет назад
98 % of what he spoke about I understood MASHALLAH! I always enjoy listening to his lectures ilahey haku barakeeyo Shiekh Mustafe
@abdisalanalinor
@abdisalanalinor 4 года назад
Masha alaah sheikh weyn allah xafido cirigisana alaah dheerayo
@hiboelmi1306
@hiboelmi1306 3 года назад
Mansha Allah waa mawduc aan inbadan rabay inay culimadu kahadlan alle haku barakeyo sheikhuna
@yusufmohamed4923
@yusufmohamed4923 7 лет назад
sheikh mustafa xaaji haruun Masha Allah
@waxsansheegnews
@waxsansheegnews 9 лет назад
man sha Allaah sh mustafe ilahay cilmiga haku siyaadyo SAY man sha Allaah
@engabdisalaandalal9938
@engabdisalaandalal9938 6 лет назад
Rabbi derejadiisiyo Deeqdiisa culus iyo Diintaan ku dhaartay Culimada ducaysiyo Lagu hubo daliilkee
@ayuubibnismaaciil1841
@ayuubibnismaaciil1841 4 года назад
mya may diinta haku dhaaran wllo waa shirk
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir 3 года назад
Again and again ❤☝ Sheikh Mustafa kama daalo muxaadaroyinkiisa Allah yaxifdak Shekhuna
@mohamadcadaad8248
@mohamadcadaad8248 8 лет назад
Sheekh Mustafe If iyo Aakhiroba Ilaahay haku Xafido.
@inajadeermedia8922
@inajadeermedia8922 2 года назад
Maasha allah islaamka
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 2 года назад
Alle hku barakeeyo sheekhuna mustafe Wax badan oo naga dahsoonaa baad noo iftiimisay
@ibnugaas5852
@ibnugaas5852 9 лет назад
جزاك الله خيراً sh mustafe waa caalim somaaliyeed oo mudan walaalayaal in laga faaidayto. mawduuca uu sheikh ka hadlayaana sigaara ayuu mudan yahay in la daraaseeyo waxaanan xusi karaa inuu aad u an facayo dadka hoos ku qoran; 1.Bulshada somaliyeed ee europe ku nool ee shub;hooyinkan iyo afkaarahan ku sabsan ILXAADKA ama ATHEIST . 2. Dhalinyarada somaliyeed ee daraasaysa sayniska maxaa yeelay arimahani saamayn bay ku leeyin taariikh ahaana inay bartaan baa loo bahan yahay 3. Iyo guud ahaan qofkasta oo muslim ah oo doonaya caqiidadan baadilka ah ee dafirsa jiritaanka alle Sc iyo waxay ku doodayso inuu wax ka ogaado. السلام عليكم
@cabdishakuurgaas3592
@cabdishakuurgaas3592 4 года назад
Mar mar qaarba waxa kasoo hor baxaaya wax yaabo kaa yaabiya comments anoo akhrinaya waxa igasoo hor baxay faalo aan maxaadirada ka bixiyay 5 sanno ka hor 2015 ,isma garanayn inaan faalo aan anuu bixiyay akhrinayo ilaa arkay sawirka yaala . marlabaad daawanayay 2020 maxaadiroyinka taxanaha atheist ama Alle-kood ka kusaabsan anoo haataan daraaso xeel dheer ku saabsan ku jira iyadoo barigaa maqal ii ahayd. Sh Mustafe alle ha barakeeyo waa ramadaan 10 kii danbe 25 ramadaan
@umalkhairsayid8894
@umalkhairsayid8894 4 года назад
Mashallah
@xamsecalin912
@xamsecalin912 4 года назад
@@cabdishakuurgaas3592 👍👍👍👍👍
@suleeqocali2589
@suleeqocali2589 8 лет назад
allow noo raaji cimriga sheekha anana xaqa na waafaji
@quranmedia691
@quranmedia691 4 года назад
Sheikhow ilaahey dartii baan kuu jeclahay allaha ku xafido
@shiekhabdihakim3402
@shiekhabdihakim3402 2 года назад
Alle Haku Dhawro Shiekh Mustafe Xaji Ismaaciil.
@maamhaedabdiqafar8943
@maamhaedabdiqafar8943 4 года назад
Mansha alaah sh/mustafe waa qalbi daaweeye
@isseali4530
@isseali4530 9 лет назад
masha allah sh mustafe kher ilahey haku siiyo jazak
@12Hydrocarbon
@12Hydrocarbon 3 года назад
Captivating series. May Allah protect and continue blessing Sheikh Mustaffa.
@nimcohussein6023
@nimcohussein6023 2 года назад
Love -kaygi❤6 sano ka hor ayaa la duubay muxadaradan ,nasiib waxaan u yeeshay 2021 inaan ka faaidaysto caalimkena sh mustafe .🌹🌹
@guledomar1187
@guledomar1187 Год назад
Me , allah wuxu igu simay 2022
@wiilwaalwiilwaal1926
@wiilwaalwiilwaal1926 11 месяцев назад
​@@guledomar1187 ani xitaa 2023
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 Год назад
SH.MUSTAFE HAJI IZMAIL HARUUN ❤
@Aboudi600
@Aboudi600 6 месяцев назад
Aqoonyahan Sh mustafe Allahuma barik fik ❤
@farxaan14ify
@farxaan14ify 9 лет назад
sheikh mustafe alle cimriga iyo caafimaadka iyo cilmigaba hakuu barakeeyo
@MusseMNur
@MusseMNur 4 года назад
Maashaa allaah sheikh mustaffe... inbadan ayaan ku taamay inaan si fiican kuu dhegeysto.
@abdirahmanyameni3140
@abdirahmanyameni3140 9 лет назад
Sh.mustafe ilahay haka abal mariyo khayral jaza amin sheikh mala heli kara addres khaas ah oolagala so xidhidhi karo talo bizin badan ayan kaga baahna thanks
@Shahraz-cv3hn
@Shahraz-cv3hn 10 месяцев назад
Haaa waa la heli karaa
@musabbashir1885
@musabbashir1885 2 года назад
God bless you Sh Mustafa
@khalidsheikh3466
@khalidsheikh3466 Год назад
Ninkani waa aqoonyahanka alle iyo rasuulkiisu sheegeen,alle caqliga iyo cimriga haubarakeeyo.
@drluqmanjeylani9655
@drluqmanjeylani9655 5 месяцев назад
2024 ayaan dhagaystay lecture kaan mahadsanid sheikh mustafa
@biche1984
@biche1984 6 лет назад
il a un style à lier intellectualisme islam et philosophie mashAllah un religieux instruit
@mohamudabdullahi954
@mohamudabdullahi954 4 года назад
Ilaaahay Ha dhowro Sh. Mustaffe
@msandhool8761
@msandhool8761 8 лет назад
allaha idin barakeeyo, aqootiinana allaha kordhiyo sheekh mustafe, iyo inti so qaban qaabisayba anagane allaha nagu anfaco, alxamdulillaah waan ka faa, ideystay video gan. mahadsanidiin
@Sportspot3
@Sportspot3 4 года назад
So ima bnuryziD happens yHHhhh yySo diyaar Hyh shp qli AllaH khyr you bb ybhhhy hyb h my shodhe app Hh bbye hello h h. Bn
@cabdulahiaxmed5882
@cabdulahiaxmed5882 4 года назад
Masha allaah sheeq mustafa Xaaji xafidahu laah
@ahmedgurmad405
@ahmedgurmad405 2 года назад
Mashaa allah allah ku xafido sh mustafe
@Ahmeto536
@Ahmeto536 4 года назад
6 Qaybood weeye haddi aad wada dhamaystaan Ilxaad wuxu yahay baad ka baranaysaa! Sh Mustafa waa somali Scolar
@NimcuushMahmud
@NimcuushMahmud 5 месяцев назад
8sano ka dib bn maanta dawn 2024❤
@yuusufcali7093
@yuusufcali7093 3 года назад
جزاكم الله خيرا
@adamsacad8265
@adamsacad8265 Год назад
ما شاء الله. جعلها الله في ميزان حسناتك
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 5 лет назад
آمنت بالله ثم استقم
@saidsoofe4516
@saidsoofe4516 8 лет назад
jazaa kalaahu khair
@abdifataahrashiid7386
@abdifataahrashiid7386 7 лет назад
حفظك الله يا شيخنا
@barwaqoyusuf6990
@barwaqoyusuf6990 4 года назад
Masha Allah sheekh Alle haku barakeyo
@abdikaniabdirahmanakhie638
@abdikaniabdirahmanakhie638 4 года назад
Mashallah sheekh wax badan ayaan ka faiiday
@calibaashe.mashaallah2677
@calibaashe.mashaallah2677 4 года назад
Masha Allah
@sosmanak2398
@sosmanak2398 8 лет назад
jazaaka Allah
@WararkaCiyaraha
@WararkaCiyaraha 4 года назад
Allh ha ku xafido
@sadickmahamoud3917
@sadickmahamoud3917 3 года назад
jazakalah kheyr
@akhilowle1
@akhilowle1 6 лет назад
Jizakumullha khair
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin 9 месяцев назад
Manshaa allah sheikh mustafe
@califabiyos4821
@califabiyos4821 4 года назад
Masha allh Alle haku dhowro
@shukrimohamed9267
@shukrimohamed9267 8 лет назад
masha allah wa sheik kaliya scientists ka ah e Somali ah an arko aan barano waxa dadka ayku kala duwanyihiin
@sadaqsheqcumar2114
@sadaqsheqcumar2114 8 лет назад
jizaa kumul'laahu khayr
@yuusufibraahim5646
@yuusufibraahim5646 4 года назад
ALLE hakaa awaalmariyo
@user-lv4kr1xr8i
@user-lv4kr1xr8i 8 месяцев назад
Alxmdllh 2023 8sano kadip😢
@quranmedia691
@quranmedia691 4 года назад
Mashallah
@kanshocilmi.99
@kanshocilmi.99 11 месяцев назад
Alx hada ayay isogartay risaladan ad umuhimka aha alah ka abaliyo Shekha cimri dher o cibadoleh
@dr.hassansalli8483
@dr.hassansalli8483 3 года назад
2021 jazakallahu khayr
@gulledyare9619
@gulledyare9619 7 лет назад
Mansha allah
@hiiradjama4026
@hiiradjama4026 8 лет назад
جزاك الله خير فضيلة الشيخ مصطفى
@sacdaliban3421
@sacdaliban3421 3 года назад
Masha allah
@ayanbasher4560
@ayanbasher4560 3 года назад
Cimri dherer alke haku siiyo
@CAGAROOB
@CAGAROOB 9 лет назад
asc aaway part three
@AsadHajio-og5mz
@AsadHajio-og5mz Год назад
M.a xaffida Allah
@absentminded1527
@absentminded1527 3 года назад
Shiikha macalinka physics ibara asagaa ka yaqaana😂😂😂
@daaruquraanonline387
@daaruquraanonline387 3 года назад
ku soo dhawaada barashada quraanka iyo higaadda meel kastood dunida ka joogto chat.whatsapp.com/LdMmgIec09M2WBAdUUkhiX u
@mohaofficial8544
@mohaofficial8544 Год назад
7sano kahor wye waxan udawanaya sida 7mlin kahor in laduubay shiikh jaza kallah
@zalmangalaydh1405
@zalmangalaydh1405 5 лет назад
AllaH aya qurankiisa ku sheegaY inaY yihiin xoolo balee kabasii daran yhiin.... waxY donan inaY ku hadlani mid layaaba maha
@cissemahamud9986
@cissemahamud9986 9 лет назад
mudane can u explain your comment?
@QOORGAAB-ip9qy
@QOORGAAB-ip9qy 27 дней назад
m.a
@honmohamedraho2472
@honmohamedraho2472 Год назад
2022/9/13 🥺
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Год назад
Scw❤
@neha_adem
@neha_adem Год назад
🥰🥰🥰
@iskahubi3264
@iskahubi3264 2 года назад
David Hume nin iga waalay inkastoo uu Bertrand Russell uu ahaa ninka ugu daran ee fikradahiisa saameynta ugu weyn igu yeeshay Russelow fikradahaaga diinta islaamka intay iga soo kaxeeyeen ayey Athiest iga dhigeen! Russell is one of my best philosophers
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 2 года назад
Russell waxad akhirday buugtiisa idigo Caaami ah wanka xumahay ina diintada barato aa ka horeysay Caqligaga mad isticmaaliin ee walagu isticmaalay.
@mohamedabdilahi641
@mohamedabdilahi641 Год назад
Waxaan kugula talinayaa inaad carabida barato ka dib kutubta caqiidada islaamka laga qoray aad barato . Sidaadaba afkaartu xad ma leh dhamaana waxay sheeganayaan inay caqliga ku fikireen !
@hamseomar3951
@hamseomar3951 Год назад
Waxan filaya xataa muxaadaradan maad dhamaysan kaliya waxaad akhriday philosophyga buugta laga qoray adiga oo madhan ama diin ba garanayn ilaa xad waxaa gaadhay aad ilaaha jiritaankiisa dafirto adiga oo naftaadu ku leedhay waar ilaahay wuu jira kaliya waxa aad doonaysa fidrada kugu abuuran ee ah ilaahay baa kawnkan abuuray ama universekan alle aya abuuray inaad burburiso welina waad burburin kari la'dahay marka kaliya hal shay uun ba kugula talin lahaa war nio philosophygaa diinta kaa saartay akhri oo akhri iyada ugu dambayn diinta kugu soo celinaysee waxay idhaahdaan hadii aad falsafadda akhrisid adiga oo madhan waxay kuu hor seeda inaad gaalowdo oo waataa adigaba xag-jir kaa dhigtay heer waxaad gaadhay inaad ilaahay jiritankisa dafirto u fiirso marka waxay idhaahdaan falsafadda inteeda hore waxay kuu horseeda gaalnimo inteeda dambina iimaan markaa haka daalin akhrinta falsafadda dhanka kale fikradaha nimankan philosophersku qabaan waa aragti waa theory's ee wixii xaqiiqa ee biyo kama dhibcaaanka ah raac hadii kale dee qaado fikrad nin kale leeyhay ileen wuu ku gumaystee
@CabdixakimKa
@CabdixakimKa 3 года назад
Mulxidka suaalo uusan ka jawaabi karin aya jira Marka Waa Fikir aad u liita oo ku dhisan shaki , Mulxidku Farxad ma haysto Wuu ciqaaban yahay Waxay dhaheen Alle Ma jiro Oo i tus i taabsii Markaasan rumaynaya Haddi alle jirin adu caqligaagu Ma jiraa illeen Caqligaaga Lama arkee!. Ok haddi caqligaaga aan la arkin la taaban caqli malihid ruux aan caqli lahena lama doodaayo
@Carfoon
@Carfoon 2 года назад
Sax✅✅
@raaliyocadeey5605
@raaliyocadeey5605 4 года назад
89 ka qof ee dislike saray ma mulxidin ba subxnllh😳😳😳😳
@user-tp8qg5dc7w
@user-tp8qg5dc7w 4 года назад
Kolay sidaasaan filayaa
@sukhra3585
@sukhra3585 3 года назад
102 weeyaan subxanallah
@nutian3194
@nutian3194 3 года назад
@@sukhra3585 109 subxanalaah
@abucabmax742
@abucabmax742 5 лет назад
Asc. Sheikh Mustafa Sh, Xasan inteen ka la Xiriiraa?
@abdikaniabdirahmanakhie638
@abdikaniabdirahmanakhie638 4 года назад
Sh xasaan page Facebook Dahul-xadith
@Al-Azan134
@Al-Azan134 3 года назад
waxaan aad ugo faraxsanahay. in an dawaniyo maxadaradan. 5 sano kadib.
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 4 года назад
Soomaaliyeey intaad qabilka isku haysateen dadkii diintii way kawada baxeen fadlan joojiya qabyaalada si diintu usugnaato
@husseinabdi8999
@husseinabdi8999 4 года назад
Aad wax u baadh si aad u ogaatid xaqiiqda jiritan ka ilaahay
@kseeerko2146
@kseeerko2146 9 лет назад
you must to think when you are litsening
@cabdiwaxid_bile14
@cabdiwaxid_bile14 3 года назад
ما الفرق بين الملحد والعلماني؟
@hamseomar3951
@hamseomar3951 2 года назад
Mulxid waa nin diidann jiritaanka rabbi oo idhi alle iyo rabbi toona ma jiro wax alaaliyo wixii qayb ahi ma jiraan inay naf igu jirto ma aaminsani kaasu waa mulxidka. Cilmaanigu isna waa mid idhaahda diinta iyo dawladda hala kala saaro oo kitaabka yaan laysku xukumin waxbuu baabiinayaaye oo yaanuu masaajidka soo dhaafin Dhamaantood waxa ilxaad ku abtirsadaa hal mid Bay ka Simon yihiiin waa diin la dirir oo diinba ma haystaan.
@mahmadamas8256
@mahmadamas8256 4 года назад
Waxa ayaan darro in dhalinyaro somaliyed oo diintoda aqoon ulaheen intay bugagtaa ilxadka akhristeen hadaan ku dhacay Faceboookeyada wax kusoo qorqora
@guledts9181
@guledts9181 4 года назад
mahma damas dhalinta soomaaliyeed eebe ha hadeeyo Amiin.
@arthura5695
@arthura5695 4 года назад
Sheikh adigu sidee ku sugtay in alle jiro,
@hoodoaydiid2390
@hoodoaydiid2390 4 года назад
Yaa ku abuuray adiga ¿
@abdikaniabdirahmanakhie638
@abdikaniabdirahmanakhie638 4 года назад
@@hoodoaydiid2390 Wallo ninka waa mulxidin Waa kuwa ay muxuradarad ku socota
@Ahmed-li4bw
@Ahmed-li4bw 3 года назад
Yàaaaaaa ?????
Далее
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
00:58
Просмотров 4,4 млн
Quranka Iyo Sayniska Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:03:00
Просмотров 599 тыс.