Тёмный

AUTISM UPDATE: MAXAA ISKA BADALAY ZAYN? 

AJ & Fadna
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

AUTISM-KU WAA MAXAY? | SIDEE LAGU GARTAA?
• AUTISM-KU WAA MAXAY? |...
SIDA AAN U’OGAADAY WIILKAYKA INUU AUTISM LEEYAHAY.
• SIDA AAN U’OGAADAY WII...
AUTISM AWARENESS DAY VLOG....
• AUTISM AWARENESS DAY V...

Опубликовано:

 

27 сен 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 411   
@AJFADNA
@AJFADNA 2 года назад
AUTISM-KU WAA MAXAY? | SIDEE LAGU GARTAA? ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-j1hMZkH1caA.html SIDA AAN U’OGAADAY WIILKAYKA INUU AUTISM LEEYAHAY. ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-rj8CKiPDtss.html AUTISM AWARENESS DAY VLOG.... ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-RFSx83tI5Ws.html
@maryanyusuf4911
@maryanyusuf4911 2 года назад
Masha alaah hadii uu ku Hadley waxan heystaa 4 jir Weil hadal male walaahi rejo ayad igelisay thanks abaayo
@hodanali185
@hodanali185 2 года назад
Edaan kuu ahay ku taageeraa ALAAH ha kuu csafiyo
@khadraali7062
@khadraali7062 2 года назад
ilmaha aan fadhiisaneyn kasoo hadal sidaa laga biya iyo wax tuurista iyo qayliga qaylinaya
@yurubawil5660
@yurubawil5660 2 года назад
Mansha allaah alle habarakeeyo alle haxifdiyo
@shukridiriye9793
@shukridiriye9793 2 года назад
Maaansha alaaah hadii uuhay laayo aniga jarmaka ayaan waxaa hastaa wiil 3 iyo 9 bilood jir xataa mgiciisa mashaagikaro
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 года назад
Wlhi inta badan caruurtas wa ilmo naxariis badan daacad qalbigodana nadiif 🥰🥰🥰🥰🥰
@safaamaxmuud5986
@safaamaxmuud5986 2 года назад
Lkn aduun dulmi ah ayey kunoolaanayaan that's the problem Allah shartooda hanoga xijaabo sharwadayaasha
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 года назад
@@safaamaxmuud5986 amiin amiin sax
@Joya11
@Joya11 2 года назад
Aniga kaaga marag ah midas byo
@asiyasiyad4335
@asiyasiyad4335 2 года назад
Hooyo ku dayasho mudan baa thy allh cimri dheer iyo cafimad haku siiyo ❤️🙏🏾
@nuuraali1972
@nuuraali1972 2 года назад
mashaAllah tabarakallah,i am praying for your son and every mother who has a child with that problem
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 2 года назад
Aamiin
@umu4m420
@umu4m420 2 года назад
Aamiin
@anabyoung1498
@anabyoung1498 2 года назад
Aamiin inshallah ilaahy hanoo aqbalo
@asmaali929
@asmaali929 2 года назад
Jazaaka allah qeyr
@urboowabdi2212
@urboowabdi2212 2 года назад
Amiin allah no aqbalo
@safm.2396
@safm.2396 2 года назад
Hey sis, thank you so much for sharing your son’s journey with autism. More of us need to be open about it rather than trying to hide it or dismiss it. May Allah SWT give us all the patience and perseverance to help our children.
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 года назад
Aamiin Aamiin yaa Rabbi
@runtaiyowixiisocda245
@runtaiyowixiisocda245 2 года назад
Masha allah tabarikallah ilaahay howgu wado ilaahayna cafimaad haynoo siiyo caruurta xanuunsan iyo kuwa cafimaadka qaba ilaahay haxafid. Masha allah waxa tahay hooyo og ilmaheeda xaladdooda masha allah wllo
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 2 года назад
Masha Allah Allah ha no xafido caruurta inta aan heeysne Allah ha siiyo ku qeyr qabo
@munamahamed3683
@munamahamed3683 2 года назад
Mashallh mashallah hpo mcn. Allah kusiyadiyo. Anigana wiilkayga hadal kher qabo ha iga kiino. Ayaaa rabi
@amalshankaron8217
@amalshankaron8217 2 года назад
Imisa jir weeyi wiilkaagu ani wiil yaroo 3 imka galaya ayaa hadlayn abaayo
@ayanladanhusseinibrahim8838
@ayanladanhusseinibrahim8838 2 года назад
Maasha allaah tabaaraka allaah wll rabi ha usiyaadiyo aad baad umahadsantahay sida aad hooyoyinka u dhiiri galinayso jazaaka allaahu khayr
@filsanmohamed8026
@filsanmohamed8026 2 года назад
Masha Allah may Allah bless you and your family and may Allah protect your child
@masbirchannel4515
@masbirchannel4515 2 года назад
Ilaahey ha u cafiyo qofkasta oo haysta carur xanunsan
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 года назад
Masha Allah. Alamdulillah. ❤️❤️ My son he’s same as your son even though my son is old he’s seven years and I just started that program and it’s helpful 🥰🥰
@nuuraachannel3670
@nuuraachannel3670 2 года назад
Program see ah abaayo?
@Nagaad1
@Nagaad1 2 года назад
Maasha Allah xbbti hooyo fiican ookarti leh ayaa tahay alle hakuu xafido ubadka aamiin dhamaanteenba
@Layla6793
@Layla6793 2 года назад
Ma Sha Allah Walal Ilaahay ha ugu wado caafimad ka Ma Sha Allah Walal you are beautiful and I love your Hijaab
@khalididiriss5633
@khalididiriss5633 2 года назад
masha allaah abaayo ilaahay caafimaad hasiiyo dancan xaalad weye ee maha xanuun baari diintiisa iyo dalkiisa anfaca ilaahay haka dhigo
@aaminaibraahin2351
@aaminaibraahin2351 2 года назад
Masha alaah keep going ilaahay ubadka haynoo barakeeyo
@aixavariitha713
@aixavariitha713 2 года назад
ManchaAllh Huno qli Ilaahey ka dulqaado Xanuunka isaga iyo caruurta kale la mida
@yasminmohamed5885
@yasminmohamed5885 2 года назад
Maansha allaah sidaad ugu samirtay allaha kuu siyaadsho walal
@deeqaali9986
@deeqaali9986 2 года назад
Masha Allah wllo gabar dadaalaysa ayaad tahay alle hakula garab galo. Alle ku xirnow waxkastaba ayaad heleysa. Waxanna kugula talin lahaa inaan gura subax kastaba aad albaqra ku siraadato insha allah. Khayr ayaan kuu rajeynayaa wllo❤️.
@maryannoor6730
@maryannoor6730 2 года назад
Hoyo kasto allha ufudeya. Sas waye sis thanks
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 года назад
Alxamdulillah walashay Waa farxad weyn Inu Zayn hore u socoday, Mashaa Allah habo guuleyso❤❤
@aishaomr6351
@aishaomr6351 2 года назад
mash Allah Allah hacaafiyo inta ka dhiman Allah ha udhamays tiro
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 года назад
Proud of you AJ and Fadna Thank you for the advice and motivation because I have autistic son, Alxamdulillah❤❤😘
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 2 года назад
Masha Allah tabaarakallah illahey ha idinla garab galo waalidiin dhalin yar oo garaad badan. Dulqaad badan dadaal badan illahey ha isku kiin dhowro aamiin yaarabbi
@user-mn7ff7ye1p
@user-mn7ff7ye1p 2 года назад
Thank you thank you so much Fadna walahi you give me Hope 🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@monascommunity3552
@monascommunity3552 2 года назад
Slam alykom, i run support group for Somali mothers
@monascommunity3552
@monascommunity3552 2 года назад
Please contact me to join Somali autism mums groups in wattsupp and telegram
@nasramuhummad871
@nasramuhummad871 2 года назад
@@monascommunity3552 what's is your support group name?
@ibrahim8870
@ibrahim8870 2 года назад
Ma sha allah tabarakallah. Proud of Zayn! My son will be 4 soon and subanallah he’s progress has been amazing. He’s been in full time aba therapy since 2.5. He’s talking a lot now alhamduilah. Yes, get early help.
@farhiyoyusuf4888
@farhiyoyusuf4888 2 года назад
Masha Allaah Alloow Caafimaadkiisa usiyaadi It’s Good news masha Allaah wuxuu Heleyy Hooyo fiican iyo Aabo Fiican I said masha Allaah to you gs❤️❤️✌️✌️🙏🙏🙏
@Kiki-xx9hp
@Kiki-xx9hp 2 года назад
Alhamdulilah ilahey hausi siyadiyo hadalka fahamka so weynow habo mcn❤️
@abdiazizfarahjama7339
@abdiazizfarahjama7339 2 года назад
Allaha caafiyo, wiil kaa kaaga iyo caruur ta kalle ee xanuun kaas qaba, amiin amiin amiin
@xumeirah
@xumeirah 2 года назад
MashaAllah keep educating somali maryoley😘😘we need to have more of this kind of educative videos ..
@monascommunity3552
@monascommunity3552 2 года назад
Please contact me to join Somali autism mums groups in wattsupp and telegram please
@xumeirah
@xumeirah 2 года назад
@@monascommunity3552 thank you for your invitation.
@umunimco2208
@umunimco2208 2 года назад
Masha alla masha alla waa cafimadaya inta uu hadhana alla haa uu dhamasa tiro
@Hooyo309
@Hooyo309 2 года назад
Maasha’allah ilaahay ha u siyaadiyo wanaaga abaayo.
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 2 года назад
Mashallah Ilahay swt ha KU xiftiyo
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 2 года назад
Maashaalaah Tabaarakaallaah illaahay ha u siyaadiyo .
@mudanmohamed
@mudanmohamed 2 года назад
MashaAllah Walaal alxamdulillah cala kul xaal Aniga wiilkeyga 3 sano jira baaritaan badan ka dib hada ayaa lagu sheegay Autism 2 inuu yahay mid ka yar hada 2 jir ahna waaka shakiyey waana u bandhigay hada ayaa loo hawl galayaa kheir Allaha ka dhigo, marka walaalo dadkeena weyba ila yaabayaan wiilkeyga waa sida wiilkeena aan habarvyarta u ahay ee Zeyn oo kale waa xariif wado uu sameystey isagu ayuu ku socda waaba xariife maxaad gaalada afka ugu galisey bey I yiraahdaan dadkeena is indho tirka goormey ka korayaan😐
@hodanabdi2508
@hodanabdi2508 2 года назад
Maxa abayo ay kulayabaayan inuu cunuga xanuunsanyhy oo dhaqtr rabo miyuu layaabayan subxnlh
@nijaj9157
@nijaj9157 2 года назад
Hduu ilmuhu autism ama waxkleba leeyhy schoolka iyo meelaha ilmaha lagu haayo waxa uu helayaa program lagu caawinayo hdii kle ilmaha kle hdii lagu dhex deeyo ilmaha yar asagoo baran sida waxyaabaha oo dhibaato u arko xalkeedana garanaya Waa ku adkaaneesaa ilmaha kle in wax la qeebsada dhici karta waxbarasho ku waayo marka Waa muhiim in ilmuhu dadka aqoonta u leh eegaan hdii hooyadu ka dareento in wax jiraan its not a labeling. It’s good for the parents and the child to have a successful child life Insha Allah. Inta ee yaryihiin wax badan la bari karaa ilmaha xitaa xanuun hdii uu yahy mid adag. Allena aanu tala saarano la dadaalno ilmaha oo aanan ka fakarin wxii dadka kugu xamanayaan ayagaa qaldan
@Hooyo309
@Hooyo309 2 года назад
Abaayo jawigana u bedel. Dalxiis geey oo soomaaliya hadaad awoodo. Adigana raac. Haduu aabihiis kulanoolyahay biilka ii soodir kudheh. Labada wiilba ka xeyso. Insha’allaah. Markaad wadankii tagto Adiga la sheekeyso. Debeda ku ciyaarsii dugsi quraan geey. Oo Adiga la soco maalintii. Waxaan arkey ilomo Amerika laga keenay oo 3 ah. Hada waa caadi oo normal bey noqdeen. Weliba inta ay yaryihiin. Kalinimada ayaa ilmaha u keenta qurbaha. Wadakiis bulshadu aad bey isugu xiranatay. Weliba konfurta soomaaliya. Waloow ay khatar qarax iyo dagaal ka Joel.
@hodohussein9282
@hodohussein9282 2 года назад
Wllo aniga waxaan haysta sadex caruurah oo autism ah alxm wana la cawiyaha
@myrumeyzaahmed3486
@myrumeyzaahmed3486 2 года назад
@@hodohussein9282 masha allah allaha noo wada xafido anigaba kula midaan ahay
@cudoonali865
@cudoonali865 2 года назад
Alxamdulillh Alle hakuu siyaadiyo farxada aad ka dareentay Zaayn
@nasteha874
@nasteha874 2 года назад
Same as my son 4 yrs n 4 months waye Alx he’s way better now than two years ago.
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 2 года назад
Allah ha usiyaadito inta kadhiman Aamiin
@xafsaali3651
@xafsaali3651 2 года назад
Masha alah waalid wanagsan ka fikirayo ilmahoda dadaalkina alaha idinla garab galo Zeyn yare iyo caruurta kalaba alaha ku xafido abayo nuur calaa nuur 😘😘😘😘😘😘
@khadraali7062
@khadraali7062 2 года назад
Masha.allah gabdheyda waa lex jir waxaay ku hadashay 5 sanno hadalka kasoo daahay wiilkeyga zaid ayaa aad laga shakisanyahay allah inoo caafiyo ubadka alllah nah hainoo dajiyo
@naimay4570
@naimay4570 2 года назад
Ma sha Allah Fadna strong MUM!!❤🙌
@samiiramaxamed7315
@samiiramaxamed7315 2 года назад
Masha allh ilahay ha cafiyo inta u hadhayna hadalka haka so saro
@ZamzamIsse
@ZamzamIsse 2 года назад
masha Allah xbbti ilahey inta u hartay zeyn ha u dhameyo
@laaaramadrid8930
@laaaramadrid8930 2 года назад
Best mam in the world allah keep you
@ubahabdinor1871
@ubahabdinor1871 2 года назад
Mashallah I’m so happy for you sis
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
Masha Allah ilaahay cafimaadka ha u siyaadiyo🙏🙏Badanka Caruurta ATISM ka ah, haduu lala Dadaalo waxay Noqdaan kuwa ugu Caqliga badan, ugu saamynta badan Aduunka
@monascommunity3552
@monascommunity3552 2 года назад
Please contact me to join Somali autism mums groups in wattsupp and telegram
@zahrahassanasc2984
@zahrahassanasc2984 2 года назад
thank you so much 💓💗 2019 kugu soo biirey noo malayacni only faaido جزاك الله خير الجزاء
@monascommunity3552
@monascommunity3552 2 года назад
Please contact me to join Somali autism mums groups in wattsupp and telegram
@leylaalasow385
@leylaalasow385 2 года назад
@@monascommunity3552 Hello, where is that
@monascommunity3552
@monascommunity3552 2 года назад
@@leylaalasow385 go to my channel sister, i can not write here
@haboonwanag8043
@haboonwanag8043 2 года назад
Maashaa Allah walal ilaahay haynoo xifdiyo ilmaha intaan haysana ilaahay kuwo khayr qaba oo baariya ilaahay hasiiyo
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 2 года назад
amiin amiin 🤲🤲
@shuushuu6804
@shuushuu6804 2 года назад
Masha allah tabarakallah sis thanks ❤️😍😍😍😍
@leilaabdi4048
@leilaabdi4048 2 года назад
Masha allah hooyo adag oo dadaaleysa tahey ilaahay ha kula garabgalo
@ruungure7030
@ruungure7030 2 года назад
Mashaa allaah abaayo alle ha usiyaadiyo🤲🤲🤲
@iifrahali5014
@iifrahali5014 2 года назад
Faduma wa ku xiisay abayo🥰 familka Alle haku barakeeyo❤️
@roundirieh5050
@roundirieh5050 2 года назад
Mashaa allaah ilaahay habo sidaad jeceshay ha kaa tuso waxaad tahay gabadh aad u aqlibadan dad aad ubadana waad caawin inshaa allaah oo waayo argnimo badan ayaad haysataa ilaahay ha kaa farxiyo dadka soomaaliyeedana tusaale wanaagsan ayaad utahay mashaa allaah
@Theking-hs6qu
@Theking-hs6qu 2 года назад
Ilaahay haku caafiyo wiilka yar queen
@ubaxrashiid6429
@ubaxrashiid6429 2 года назад
Alxamdulillaa illaahay ha kuu siyaadiyo wll
@zahrocayni1988
@zahrocayni1988 2 года назад
Ilahey inta udhiman xbbt ilahey hakugu dhameystiro cafimad buxa
@Suhuur1
@Suhuur1 2 года назад
Masha allah alle ha ugu wado walalo 🤲
@ayaangeelsugestyle4294
@ayaangeelsugestyle4294 2 года назад
Mashaa allah illaah ha siyaadsho caafimad hooyoyinka dhan ilaah hacaawiyo
@Marwo-dumarOomaaro
@Marwo-dumarOomaaro 2 года назад
Masha Allah tabarakaallah walal 👍❤️
@thegoats274
@thegoats274 2 года назад
Mansha alaah ilaahey ha u siyaadiyo
@faliselmi4787
@faliselmi4787 2 года назад
Abaayo allh ha usiyaadiyo cafimaadka alxamdullah haduu hada roonaaday alle wuu kaa aqbalay ducadaada adigane kusii dadaal insha allah wuu ka baxaa inta danbe
@nunucute5825
@nunucute5825 2 года назад
Mansh allah wllo thanks 🙏
@shugrimohamed2013
@shugrimohamed2013 2 года назад
Masha Allah wllo good 👍
@ashayusuf1608
@ashayusuf1608 2 года назад
السلام عليكم حبيبتي عندي ولد عنده توحد الحين عمره 23 سنة ماشاء الله شباب اكتشفت انه عنده توحد وعمره سنه وثمانيه شهر وبعد تعبت معه تعب ما يعلمه الا الله قدمنت له طلب في البلد اللي كنا عايشين فيه وما استقبلوه الا لما كان عمره اربع سنوات ما كان يتكلم بس بالاشارة والسالفة طويلة لكن بفضل الله ثم بفضل المركز التوحد صار يتكلم ويفهم وكان علي طول يوجد تواصل بيني وبين المدرسة اول باول ورفضت اعطيه اي ادويه علشان الحركات الزائدة والصراخ اللي كان عنده عن طريق الطبيب النفسي كنت اتعامل معه مثل اخوانه وهو كان اصغر واحد فيهم ولا اخليه انه يختلف منهم والحين ما شاء الله يتكلم وخلص الثانويه ويقراء ويكتب وعنده رقمه الخاص وشاطر بالابتوب ومسكوهم برغم هو اختاره يعني بمشاركة مني وعلي طول ادخله من برنامج الي برنامج ولله الحمد
@user-fx2cg3cj4g
@user-fx2cg3cj4g 2 года назад
الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات
@AyanAli-jz1qk
@AyanAli-jz1qk 2 года назад
الحمدلله
@samiaahmed1881
@samiaahmed1881 2 года назад
بسم الله ما شاء الله اللهم لك الحمد الله يبارك لك فيه .وان شاء الله تفرحين فيه وتشوفه في الاعلاء المراتب اللهم 🙏🏻
@yasminsalah7325
@yasminsalah7325 2 года назад
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظ لك
@yasminsalah7325
@yasminsalah7325 2 года назад
إبني عنده توحد عمره ثلاث سنوات ونصف ناطق بس ما يتكلم بشو تنصحني اعمل في ست تجي البيت تعلمو بس كل لعب ويروح مره في اسبوع مركز وكل يوم بيروح روضه
@kowtharmohamedosman8977
@kowtharmohamedosman8977 2 года назад
Abayo allah ku xfdo cafimaad taam ah na allah kuu siiyo
@MBmubaarig
@MBmubaarig 2 года назад
guul walaashaye mustaqbal wanaagsan 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@amaalabdal6565
@amaalabdal6565 2 года назад
Fadna qisoyinkqaga ad baa ujeclahay hadaan dhamaan tood dhagysta intii idhaaftay horey usoco alaha ku caafiyo zeyn dhamaantin alaha idin xafido
@seynababdile6147
@seynababdile6147 2 года назад
Masha Allah alle ha usahlo qaali
@naciimamuuse8071
@naciimamuuse8071 2 года назад
Masha allaha abayo allaha UK xidiyo aamiin
@hodoomari494
@hodoomari494 2 года назад
masha allaha xappti waxa tahay hooyo karti leh jecel ubadkeeda la tacaaleysa cafimad kiisa ilaahay waxan kaga baryayaa inuu cafimad ku siiyo hooyoyinka khar ilmahoda mar uu outime qata durbaba wey ka niyad jaban lama tacaalan waxa kaliya ey sameyan waa in ey kaniini hordo siiyan si ey dhibkiisa is kaga yareyan waxan leyahay hooyoyinka qata ilmahooda noqda hooyo dulqad leh ku qanacda qadarta alle oo la tacaasha ubadkeda ilaahayna cafimad ha u siiyo
@aminahassan1795
@aminahassan1795 2 года назад
I saw this video the right time. Thank you for your encouragement us. I’m glad to hear your success of your son. My son is 4/and half. In August he get the diagnosis of autism. The beginning it was overwhelming and confused but Alx. I am in the right track.
@asmaali929
@asmaali929 2 года назад
Abaayo my son too is 4years and 4moths also he can’t walk awlaada allah ha ino caafiyo dhammanten
@nasteha874
@nasteha874 2 года назад
@@asmaali929 Amin abayo
@aminahassan1795
@aminahassan1795 2 года назад
Amiin yaarab
@aminahassan1795
@aminahassan1795 2 года назад
Asma Ali walal. Don’t lose the hope Allha is with you. walal waxaan rabaa inaa kula hadlo. If that is okay to you.
@asmaali929
@asmaali929 2 года назад
@@aminahassan1795 abaayo waa ila hadlo kartaa
@naimasaidismail
@naimasaidismail 2 года назад
Manshlh ilahy inta udhiman ha udhamystiro
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 года назад
jazaka Allaaah kheer
@hawaosman7108
@hawaosman7108 2 года назад
Mashallah ilaahay hakuhafido
@amalomer6206
@amalomer6206 2 года назад
Masha alllah waa farxad
@umalkhayrismail7655
@umalkhayrismail7655 2 года назад
Masha allaha tabrakalllha
@nasromohamed7041
@nasromohamed7041 2 года назад
Aniga wilkeyga ad ayuu uqaloon jiray dadka kalana wu kacabsanayay hada alx wuu isbadalay ilmaha qalbiga loodhisa adiga ucaqli badan dhihi jiray🥰🥰🥰🥰
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 2 года назад
Habo qali alleh haku cafiyo saga boqore jiro joog habo wan arki.doona ado cafimaad qaba oo.aad uu hadlaya wankuso duceynaya marwalba
@fatinabdirahmanabdirahman8012
@fatinabdirahmanabdirahman8012 2 года назад
masha allah tabarakalah ilahay hakuhu wado
@hamdiabdulqaadir2046
@hamdiabdulqaadir2046 2 года назад
Allaha usiyaadiyo zeyn insha allah kabadan allaha lakulmiyo
@ikraandilbaroffcial6051
@ikraandilbaroffcial6051 2 года назад
Alhamdulliah first one
@xayaatkef7425
@xayaatkef7425 2 года назад
Mnshlh allaha cawiyey baa mahad leh iyo adigo da,daly
@farhiakitchen
@farhiakitchen 2 года назад
Masha Allah Abaayo
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 года назад
hooyo hooyo macan ilahay ku xafido ilamahagana cafimad ha ku siiyo
@fadumofanka2244
@fadumofanka2244 2 года назад
Mashaa Allah ilahay haiku xafido xbbt
@h.ahmedx1242
@h.ahmedx1242 2 года назад
mansha allh ilhay haku xafido walalo
@amiiracooking7361
@amiiracooking7361 2 года назад
Mashallah
@yasminsalah7325
@yasminsalah7325 2 года назад
Masha allh allh uziyadsho ficnashadisa Zeeyn
@quruxleymohamed8385
@quruxleymohamed8385 2 года назад
fadna walaahi anigaa ila hadleysaa wiilkeyga ayaa qaba 2016 ayuu dhashey A B A ayuu baryaa west london ayaan jognaa aad ayaan u jeclahay dadka ka hadlo ama na baraarujiyo abaayo thanks noo soo badi alaabta ey kahelaan sida toys ka oo logu tala galey anyway horey u soco
@zaynabnuur3156
@zaynabnuur3156 2 года назад
MashaAllah same abayo aniga gabadeyda she is six years old now she is year 2 alhamdulillah aniga guriga ayan kucawiya schoolka wexey kujirta EHCP marki lofiriyo nursery iyo hada hada ayey aad uficantahay alhamdulillah buga wey aqrini homework wey sameyni alhamdulillah allha nodayo ilmaha west London ayan daganahay❤️
@khadraali7062
@khadraali7062 2 года назад
Masha.allah
@monascommunity3552
@monascommunity3552 2 года назад
Please contact me to join Somali autism mums groups in wattsupp and telegram
@samraomar9440
@samraomar9440 2 года назад
@@monascommunity3552 Asc walàlo haken kala soo xiriir karaa
@maxamedcaliraage7647
@maxamedcaliraage7647 2 года назад
Masha allah abti waxan ku rajeyna cafimad soo dag dago mida fadumo wilka magaca zayn ka badal ilaah haku barakeye magac qurux badan u bixi oo magac yada somalida zayn xogaa magac galed ayu u eg yahay
@bahjabilan2474
@bahjabilan2474 2 года назад
Wll Zayn micneheedu waa qurux waana magac carabi ah sida adiguba magac carab uwadato Mana ahan magac galeed
@sahrahared2599
@sahrahared2599 2 года назад
Masha allah Mcnto
@zaynib4299
@zaynib4299 2 года назад
Masha Allah Allah haydinhafido
@zahrocayni1988
@zahrocayni1988 2 года назад
Ilahey hakucaaafiyo xbbt
@hodanroble9639
@hodanroble9639 2 года назад
Masha aallah wiilkagu waa 6 jira ilaahay han fudeeyo aniga iyo adigaba walalo
@fathiyaosman5714
@fathiyaosman5714 2 года назад
Masha Allah tabarkalah
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Год назад
Thanks for sharing your sons journey fadna ❤❤ , can you share any foods that Is good for autism please.
@hannahassan1767
@hannahassan1767 2 года назад
Masha alllah ilahay hakugu wado walalo
@ikranawale5450
@ikranawale5450 2 года назад
Masha allaah tabarakallaah ilahay inta hadhay how sahlo
@amrankhadarmahamed3448
@amrankhadarmahamed3448 2 года назад
Msha allh alhamdulilh ilhyhd leh
Далее
SIDA AAN U’OGAADAY WIILKAYKA INUU AUTISM LEEYAHAY.
20:42
Я ВЕРНУЛСЯ 🔴 | WICSUR #shorts
00:57
Просмотров 2,4 млн
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16
Maybe a little TOO much gel 😂
00:12
Просмотров 12 млн
Wiil loo maleynayo in laga daweeyay  Autism
5:57
Просмотров 188 тыс.
AUTISM-KU WAA MAXAY? | SIDEE LAGU GARTAA?
26:46
Просмотров 90 тыс.
Я ВЕРНУЛСЯ 🔴 | WICSUR #shorts
00:57
Просмотров 2,4 млн