Тёмный

AWALE ADAN | IISOO DHAWOW | HEES CUSUB 2020 

CASKA FILMS
Подписаться 287 тыс.
Просмотров 3 млн
50% 1

AWALE ADAN | IISOO DHAWOW | HEES CUSUB 2020 (lyrics)
Copyright protected by CASKA FILMS
Cawaale aadan
Awaleh aden
Hees cusub
Somali music 2020

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 343   
@shaficiyasin8204
@shaficiyasin8204 3 года назад
Heestan aniga xaaskayga ayay naga hadlaysa nimco allaha isu keen dayo ❤️
@husseinmah1957
@husseinmah1957 3 года назад
Mashallah sxbow alleh haa kuu nuriyo
@susuzan9499
@susuzan9499 2 года назад
@@marwa1000 aàaaaaaàaaaà
@munasalad4605
@munasalad4605 2 года назад
Ilaheey hakuu daayo boowe🥰
@khadarcabdi5081
@khadarcabdi5081 2 года назад
Aamin
@mumtazsh.mukhtaar2699
@mumtazsh.mukhtaar2699 11 месяцев назад
Allle ha isku kiin barakeYo❤❤❤🎉
@nima3696
@nima3696 4 года назад
Wa runti hees macaan viva nimco meelkaste ay joogto ...nimcoyinka i nolaada kkkkkkkk.👌👍👋🤲🤝🙏👸
@ahmedfahima3088
@ahmedfahima3088 Месяц назад
Fanaan Soomaaliyeed Awaleh Aden Daheey ❤ Djibouti
@ahmedeleyeh9878
@ahmedeleyeh9878 3 года назад
It is the name of my sweet mother. And I like it. So keep going forward our djiboutian legend 🇩🇯 🌍 .... Awaleh aden deheyeh "sasa na hata milele"....
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 2 года назад
Jacaylkayga Nimco Marwalba waan u heesaa heestan iyaduna si farxad badan iyadoo dhoolacadaynaysa oo waliba Quruxda wajigeeda aad yaabto ayay i dhagaysataa Alle ha ii daayo
@mohameddek-uu2jc
@mohameddek-uu2jc 7 месяцев назад
m.a
@nemcohizmael1218
@nemcohizmael1218 2 года назад
😂❤👸xaajigya mustaqblkow wad ku qasbnthy Inad heestan I qaado mlinkii saddex jeer adigo frxd la ooyaya
@yahyemohamed1951
@yahyemohamed1951 2 года назад
STILL I LOVE THIS SONG AND LISTING, I KNOW IT
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 года назад
oohin aa 😡🚫❌
@niciimacabdilaahi6183
@niciimacabdilaahi6183 Год назад
Dhooley😂
@nimcohego3303
@nimcohego3303 4 года назад
Waaaaaaw💖😊waba aniga ta lo hesay shugran caawale aden❤👏alle haku sharfo wllo😊❤👏❤💯
@saedqozta5386
@saedqozta5386 3 года назад
hablaha magaca nimco la dhaho waa dahab
@badriaosman9955
@badriaosman9955 4 года назад
Laxanka qeebta hore caadi maahan Waan ku heesta 🎸🎹 ❤
@jacoblomper8262
@jacoblomper8262 4 года назад
Coucou
@saidshinepro3143
@saidshinepro3143 3 года назад
Kula mid ban ahay
@hussein8401
@hussein8401 Год назад
Marka earphone ku dhageysaneysid lee wye 😂😂😂
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 4 года назад
Heestan Laxankeeda ayaa iGa iibiyay Inteeda uGu Horaysa Laxan aan inaba cadi aHyn 🖤🥀🌍🔥🌠🇮🇹💯
@burwaaqojaamac7515
@burwaaqojaamac7515 Год назад
Hobaley helay sidirkam wayo dhantahayi 🥰
@aaminagamadiid2693
@aaminagamadiid2693 4 года назад
Heestan wllkay mustfe ayaan hadayd uga dhigay oo gursadey maalin dhweyd uun gabdh nimco layidhaa❤isku waara wllo mcn
@cabdulaahimaxamed9004
@cabdulaahimaxamed9004 4 года назад
Manzha allah Aamina
@ilkacasemohamed2218
@ilkacasemohamed2218 3 года назад
Du
@ahmedmohamad1220
@ahmedmohamad1220 3 года назад
Naciimo noloshaydi aad baan kuu jeclahay noloshaydi maantaba dhib io wal wal iga dhamaa 😢😢😢 la aanta noloshu macaan iima leh
@amaalosmaan7221
@amaalosmaan7221 3 года назад
😢😭😢
@NimcoIsman-xv2er
@NimcoIsman-xv2er Год назад
Nolashydi 😢
@cabdilaahimuuse8197
@cabdilaahimuuse8197 3 года назад
Wll was bil Ramadan ee wllyal laki isara
@ridwaanaidedibrahim4222
@ridwaanaidedibrahim4222 4 года назад
Heestan Waxaabad Moodaa inay Aniga Iga Hadlayso Ilove You Nimco Shaafi Axmed Siciid Boos Liketa Ha Igala bakhaylina💖
@ridwaanaidedibrahim4222
@ridwaanaidedibrahim4222 4 года назад
Fanaan Aan Aad u taageero Heesihiisa
@abdulaahinuur4733
@abdulaahinuur4733 4 года назад
Aasaaaasjfbv
@munoabdirahnan9736
@munoabdirahnan9736 4 года назад
@@abdulaahinuur4733 t
@farhiyomohamed1498
@farhiyomohamed1498 3 года назад
@@ridwaanaidedibrahim4222 ⁰
@Hanad4802
@Hanad4802 2 года назад
Benlow sidee kaga hadle waxa rabtid bad no shege sow mahaaa😂😂😂
@salmanmed766
@salmanmed766 4 года назад
👍Awaleh aden vive nôtre chanteur hoorey uu sooco🔥👌🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@ayaanmahamed9704
@ayaanmahamed9704 3 года назад
16 /11/2020 Monday malin qali💯
@tablikhpoi6152
@tablikhpoi6152 4 года назад
Samirkaygii dheeraa Gu ma dhalay Farxadaan dhuursugi Jirey sow ma dhicin 🌹💗❤
@dirisleabdi6660
@dirisleabdi6660 2 года назад
Guul ma dhalay wyye
@amiraobsiyeh2875
@amiraobsiyeh2875 4 года назад
Cawale my hometown boy 🇩🇯🇩🇯🥰🥰
@zmahdiabyen9799
@zmahdiabyen9799 3 года назад
😮
@Msskavya9139
@Msskavya9139 2 года назад
@@zmahdiabyen9799 đďď
@Msskavya9139
@Msskavya9139 2 года назад
@@zmahdiabyen9799 ďďdsdd
@jazzyabdi1299
@jazzyabdi1299 3 года назад
Awale legend my boy 🇩🇯❤️
@masterka34official60
@masterka34official60 4 года назад
Nimco deeq cumar Ahmed allah yaxfidak qali allah ha ika daayo
@Kaluuum123
@Kaluuum123 4 года назад
Boqoraka codka Awaleh Adan💯💯💯💯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 number one Al-Fananan To my country Djibouti caday
@suhayb09
@suhayb09 18 дней назад
25 years on the top.
@mahaddaacad9444
@mahaddaacad9444 4 года назад
Hees Shidan Legend 👏
@gpo5691
@gpo5691 3 года назад
CAwaaLE Aadan INuu LegeNd yahay inTa U aqooNzaN Iz MuuJiYa PaL tEam CawAaLe AadaN♥️
@nemomohammedtalozame1548
@nemomohammedtalozame1548 3 года назад
Thank you so much Wllky awale adam
@Bbemom458
@Bbemom458 4 года назад
Legend 👍anon heestada dhagaysan hubaa inay tahay wx lahubo
@mustafejakuu7766
@mustafejakuu7766 4 месяца назад
Nimco abdulqadir mahamed allh ya xafid adunkeygii🌏🫂❤️
@somalilandermidnimo3980
@somalilandermidnimo3980 3 года назад
Best songerka soomalida Awale cidii kuma gaadho wacad ale wad ka horaysaa fanaaniinta kale
@Ctrzla777
@Ctrzla777 4 года назад
I love cawaale adan axyaa fanaan waxakale beena jiroojoga 💋❤💋
@khalidblodh2433
@khalidblodh2433 3 года назад
Saw dhaaya u roon woow awale aadan axyaa fanaan legend 💯❤🌍✅
@habonali7881
@habonali7881 3 года назад
Awaleh Aden le seul et unique chanteur dont je tjr été fan de lui horeey uu sooco❤❤💞
@queenhodan2608
@queenhodan2608 Год назад
@soviaahmed9894
@soviaahmed9894 4 года назад
Fanaanka fananinta ugu jecelhy aawale adam 🥰🥰😍😍
@mounamoussa465
@mounamoussa465 4 года назад
Machallah notre chanteur awaleh Aden jtm bcp
@nimonor5520
@nimonor5520 3 года назад
Mshlh My Name Nimco 😍Legend Awale👌👌👌💯😘
@saadaliaden
@saadaliaden 3 года назад
Axxxxxxxx ya cawaleee lion of the lion wlle wlhi blhi tlhi addd ayaan kujeclahy Allah yacizakum
@hibobaane9271
@hibobaane9271 4 года назад
Mashalah heestani cadi maha walalkay cawaale adan well come back ilahay haa ku dhawor amin yarabi cadoowgana ilahay jabiyo walalkay hore usoco ku leyahay👍👍👍👍❤❤❤❤
@asmamustaphejibriil6152
@asmamustaphejibriil6152 3 года назад
The one nd only Somali singer awale aden💯❤
@MaxamedNur-ct8zd
@MaxamedNur-ct8zd 10 месяцев назад
Hi pretty you're right his on top all the time with great hitz
@ShuhaybyuonisMahamoud
@ShuhaybyuonisMahamoud 10 месяцев назад
Scl
@ShuhaybyuonisMahamoud
@ShuhaybyuonisMahamoud 10 месяцев назад
Scl
@nimconadayusuf4089
@nimconadayusuf4089 2 месяца назад
🎉😂​@@MaxamedNur-ct8zd
@essadinadem1496
@essadinadem1496 21 день назад
@@ShuhaybyuonisMahamoud
@medsaid357
@medsaid357 2 года назад
waaw tres belle chanson avec la plus belle voix de awaleh aden le premier a tt ce qui chante en somali bravo saxiib d enfance
@zeinabali7909
@zeinabali7909 3 года назад
Légende waxba lagama kaban karoo wlhi 👏👏👏👏👏👏❤
@asmahaybe3866
@asmahaybe3866 Год назад
Nimco haybe xuseen walshy ❤❤❤farxd kunolow wl 🎉melkstod jogto❤
@naimamohamed9306
@naimamohamed9306 4 года назад
Heesta kale iyo laab ujeclaye 🤩💗💗💗💗
@queensiyaa7381
@queensiyaa7381 2 года назад
Igu soo dhagoo ii soo dhawow Dhudhumada gacmaha aan is dhafsanee Labadena dhaban isu dhereriyo Dhantiyo ciyar Farxad igula dhel Geesiyoow ala kudhameyey sharaf Xajigeyga mustaqbalka Heesta iqaadi leheed aan kuqadaa miya hada markaa sheko aba ikentee Dhantiyo ciyaar farxad igula dheel kulaha Hee inan dhanto barto maka horeysoo sewaye xaji 🙈
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 Год назад
Aniga ku baraya
@oumuoumumucad7452
@oumuoumumucad7452 4 года назад
Masha Allh Boqorkayga 💋❤🇩🇯✌
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 9 месяцев назад
Wah waah.❤😊
@adanashraf841
@adanashraf841 4 года назад
Caska filmis iyo cawale Aden nolo fankaba ayihesa wadi inadro
@abdijama3340
@abdijama3340 4 года назад
MR. Cawale Superman ⭐️🌍 best singer ever
@jowletest1207
@jowletest1207 3 года назад
Woow heesti aduunka 💋❤💥💯
@AsmaMohamed-u7z
@AsmaMohamed-u7z 5 месяцев назад
Dhexyar wa ani😂😢
@nasraosmanwarsame5998
@nasraosmanwarsame5998 4 года назад
Maalin way ii dhamaan guushan dhawri jiray insha allah allow igu sin farxada aan dhursugayo
@hanuushbahdoon6917
@hanuushbahdoon6917 4 года назад
Loading way iidhamaan incha allah
@Level1Studio
@Level1Studio 4 года назад
nice song awale
@jafarmohamed1782
@jafarmohamed1782 4 года назад
cawalee aadan waa fanan ka kaliyee eee hadda soamalidu ku fanto
@abtidonomar5516
@abtidonomar5516 4 года назад
ALFANAN Awale Adan Deheye HABALYO HABALYO HABALYO and CASKA FILMS FROM Dire Dawa ETHIOPIA ........ dhaxyarey ALAH ku dhameeyey sharaf
@hamdamuse6573
@hamdamuse6573 2 года назад
Mantaba walwal iyo dhib iga dhamaa dhankastaba farxadi way i dhantahay ayaamo murugadeda watay wan so dhaafay alx allah aya mahadas leh🤲
@roodaahmed7079
@roodaahmed7079 10 месяцев назад
Waxan cawa isla caweynay jecaylkayga an iyadu I jeclayn ani caawa hpeen igu qaaliya Ilahay hku dayo mcn zuhuur❤
@deeqoballe2857
@deeqoballe2857 4 года назад
Wow............... NIMCO 👸🔥🥰 Boqordeydâ Aan aduNKa U jÇlhy 👸❤️💉 DhaxyareY AllH KU dhameYy ShaRF💯🌹😓 NimCO LiKe 🥰👍👍🤴
@hamdaaden778
@hamdaaden778 4 года назад
Ř., , . ...
@user-ju4nw8gm6o
@user-ju4nw8gm6o 5 месяцев назад
dhaban iyo quruxna wad udhalatee👯‍♀️ dhexyaray allaa kudhameeyay qurux💎❤ Nimcoy😢😢😮
@abdirazakdebryune1888
@abdirazakdebryune1888 4 года назад
Awaleh 👏👏💪
@hannaalii6111
@hannaalii6111 4 года назад
YAA salaaM Awaalle. 😍❤🙏
@fali9372
@fali9372 4 года назад
My Fanaan awale i nolow Hees magacayga wali sugaya iyo inaad yurub nagu imada i nolow My Legende 😍😍😍
@qaybishanhablod8103
@qaybishanhablod8103 4 года назад
Masha Allah cawale Adan Allah ku xafido amin ya ❤👏😘
@pifataahezmilhmebaadil7578
@pifataahezmilhmebaadil7578 4 года назад
Manzha Allah wll Awale aadan
@ilyasranbo7578
@ilyasranbo7578 4 года назад
Machall allah Awaleh Aden ❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@gouledmoussa3133
@gouledmoussa3133 4 года назад
Awaleh Aden our best fanaan noolow sxb
@jeccym8715
@jeccym8715 2 года назад
As a kenyan who understands zero language, I looooooooove this song 😁💜💜
@abdiaziizabdisalaan7257
@abdiaziizabdisalaan7257 Год назад
Yyyhu
@qalinleabdi259
@qalinleabdi259 Год назад
is somali language the songs man talking the love
@thecatonacouch9371
@thecatonacouch9371 4 года назад
Boprkayga fanka you just amazing 😉 👌🤩🌹🌼🌻🍇🍀🙏🙏🙏🌼🇬🇧🌸🌺
@AsmaAden-gu4ml
@AsmaAden-gu4ml 7 месяцев назад
Légende on the legends ❤ Awaleh aden deheyeh😊❤❤
@sulekhafarahhussein3347
@sulekhafarahhussein3347 2 года назад
Manataba dhiibiyo wallal iga dhama dhankasba farxdi way ii dhanaty
@nimcomohamed4292
@nimcomohamed4292 Год назад
Awele adan Thanks ❤
@heegoofficial4802
@heegoofficial4802 3 года назад
2021 heesta wn iska jecllhy awalle inan kula kulmo waan rajayn tagero lanber one
@AliAydarouzy_69
@AliAydarouzy_69 4 года назад
Fananiin SomaLi Ninka Khaazeen AaminzanaHay
@11masmas
@11masmas 4 года назад
21-02-2020 to my nimcadayda Nimco-Nuura
@maryanmoha6233
@maryanmoha6233 Год назад
Maantaba dhib iyo welwel iga dhamaa dhankastaba farxadi way iidhanthy❤❤❤
@FahmayussufFahmayussuf
@FahmayussufFahmayussuf 2 года назад
Ayyy hes hes daftay 💗❣💯
@jafarmohamed1782
@jafarmohamed1782 4 года назад
horaw uu soco cawale adan
@ibrahimabdiibrahim9547
@ibrahimabdiibrahim9547 4 года назад
Cawaale waan ku wataa
@Sabit_Dire
@Sabit_Dire 4 года назад
(ISSO DHAWOW) Wooooooow nice song 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@Hanad4802
@Hanad4802 2 года назад
The big legend cawa adan heesta music cadi maha wlhi wxkleee
@saidegueh8040
@saidegueh8040 4 года назад
Nice heart touching song .amaan tii ugu macaaney
@asmadawakhiye3008
@asmadawakhiye3008 3 года назад
2/12/2020 ayn dawanayaa wn soo dhakhsady waliba
@abdiahmed9579
@abdiahmed9579 3 года назад
Anilee kula fiirsanaya
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Год назад
Walashey Nimco❤
@sundussaafi1363
@sundussaafi1363 4 года назад
Tnks cawale♥️♥️♥️🙏🙏🙏♥️♥️❤
@bushramaxamed3959
@bushramaxamed3959 4 года назад
Woow masha Allah
@adanmahameth6642
@adanmahameth6642 2 года назад
Mzha allah xazkeyga nimco 😘😘😍🥰💋
@iqlasubeid707
@iqlasubeid707 2 года назад
The one and only fanan awale adan deheye my allah blessed u 🥰❤✌
@abdirizaksaedofficial7223
@abdirizaksaedofficial7223 4 года назад
one big love cawaale and CASKA FILMS
@cawilshaakir1269
@cawilshaakir1269 4 года назад
Waaaaaaaaaw sxb frere cool bonjour
@khaalidahmed4234
@khaalidahmed4234 2 года назад
Soo dhaaya uroon ima dhixin ❤
@shaficikhaliif5925
@shaficikhaliif5925 4 года назад
Wow alfnana awale namadali sxb dal walba qof aya caan u ahay ku hay halkan vidio ahan inuga dhig legend cod mcn aya tahay somali English isku dar iyo faransis
@anshaxabwaansomaliyeed1742
@anshaxabwaansomaliyeed1742 4 года назад
Ax yaa hees soo dhayaha uu roon imaa dhiixiin
@Maxadhacaychannel
@Maxadhacaychannel 6 месяцев назад
Jay lane 🎉
@zakitube9367
@zakitube9367 4 года назад
Asc caska films
@salahmoha4888
@salahmoha4888 2 года назад
Legendary since 2005 Caawaale Aadan Diheeye.
@nimcaluula4642
@nimcaluula4642 4 года назад
Waw wamageyga waad ku mahdsan tahy fanan aan tagero nolow intee nolal jirto
@shugrihassan8592
@shugrihassan8592 4 года назад
Cawale aadan waxaa tahay fanaan aan taagero laakiin hees shugri ah baan kaa sugayaa
@jowletest1207
@jowletest1207 3 года назад
Oo wllo wxn nahy isku macag waliba shugri Hassan aya ley dhaha ana
@haldhadumar9141
@haldhadumar9141 4 года назад
Hambalyo kunjeeer cawale nd miss xiis
@OMAARKA
@OMAARKA 3 года назад
(Nimco ) magacas isaga ahi qiimo gaar ahbuu ii leyahay aniga ❤️♥️
@OMAARKA
@OMAARKA 2 года назад
Hal sano ka hor ayaan faalladaa sare bixiyay, caawa ayaan dib ugusoo laabtay, heestan waan jeclahy, magaca kujira aawadii, Waxay kamid tahay xasuusihii maguuranka ahaa, nimco heestan iyadaa ibartay, inta ay linkiga heesta whats appka iigusoo dirtay ayay waxay iisoo raacisay, (,xbbi heestani waa heestii aan arooskeena kaga ciyaari lahayn hadii calaf aynu isku leenahay) sanad kadib caawa makala warqabno oo isma xidhiidhino, waayo aduun iyo duruufo nakala kexeeyay awgood
@sabahmataan5261
@sabahmataan5261 Год назад
what a song ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥
@SadakMohamedHassan
@SadakMohamedHassan 11 месяцев назад
Naima hees igu weyn❤😢
@NasteexoYuusuf-t4s
@NasteexoYuusuf-t4s 7 месяцев назад
hees mcn❤
@lucasfasgesoffical8883
@lucasfasgesoffical8883 3 года назад
Waw heesta laxankedo oo jira
@adamyounis4449
@adamyounis4449 4 года назад
Midhuhu waa top, laxankaa daciif ah.
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 4 года назад
Heesta pA waxa soo saaray waa Laxanka wL
@niniabdi6675
@niniabdi6675 4 года назад
Wawwoo😍😍😍💋
Далее