Тёмный

AX AX SORRY JOOQLE EHELKIISII AAWAY? WAR NINKA SIDAN UDHAAMA😭 

Quruxda Qoyska2
Подписаться 371 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 80   
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 4 месяца назад
Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirs chat.whatsapp.com/GAarFmx8Z5y5PdNFc2QrEI
@AhmedMiguil-is1xl
@AhmedMiguil-is1xl 4 месяца назад
Fanka in lagala hadlo qof buka dambi miyaa ?
@fadumamaxamed2535
@fadumamaxamed2535 4 месяца назад
Absolutely waa qalad wixii Raxmaanku kasoo hadeeyey in layiraahdo isagoo kaban sita buu imabayaa
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 4 месяца назад
Waa runtaa wll ilaaheey xaqa hatuso.
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 4 месяца назад
may aakhiro xasuusiyaan iyo camal fiican denbi dhaaf inay ale uga baryaan isaga iyo anagaba alow noo gargaar oo noo naxariiso aduun iyo aakhiroba aaamiiin aaamiiin aaamiin aaamiin aaamiin
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 4 месяца назад
Iney u duceeyan ayaa loo baahnay wax wanaagsanna ugu sheekeyan allow nagadhig kuwii wanaaga iskula dardaarmo walalkeena caafimad qab sii
@husseinwiilkaalicade9484
@husseinwiilkaalicade9484 4 месяца назад
Sax run ahaanti waan kugu taageersa nahay mida kale hadii qofka qaaraan ama dhaqalo inlagu caawiyo larabo shacabka inloo soo gudbiyo hadii ehelkiisa hadee ku filan yihiin inla booqdo lana quraan saaro waa caadi lkn duubitaan muhiim ma ahan waayo qofka marka laduubayo awoodna ulaheen xaraakaad badan inuu sameeyo ma jeclo oo wuu dhibsanayaa
@fadumafaduma796
@fadumafaduma796 4 месяца назад
سبحان الله
@sdfgdfty1179
@sdfgdfty1179 4 месяца назад
اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين أخي الصومالي اكثر و الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم
@user-iq7ke8nb9s
@user-iq7ke8nb9s 4 месяца назад
barakallahu wllo cabdillahi macalin
@nasroegal7289
@nasroegal7289 4 месяца назад
Amiin. Amiin
@falisa576
@falisa576 4 месяца назад
Waxa larabay inay u duceeyaan Akhiro xasuusiyaan aduunkan in lagawada tagayaayo u sheegaan Cid baaqi ku ahanaysa inaysan jirin. Ma ahayn inay ladul tagaan heeso iyo Riwayado wada samayn jirnay dhinicii Sharta bay xasuusiyeen subxanallaah Allaha caafiyo jooqle haday u dhiman Tahay inu lugihisa dib ugu istaago Alle xagiisa waxba kama ahan wax Walbana wa kan awooda
@fauziaabdi5255
@fauziaabdi5255 4 месяца назад
Walaalkeen Allah Subxaanahu Wa Tacaala ha caafiyo
@samatarhassanabdillah2400
@samatarhassanabdillah2400 4 месяца назад
Runta weyi wll >> wa iin Allah lagu xidho ,faan iyo qadhmun lolama imado
@sucaadcali1069
@sucaadcali1069 4 месяца назад
Maa run xaga towbada ayaa loo wada inay qaatumadiisii tahay ayaaa Laga yaabaa ilaahow qaatumada noo wanaaji
@user-vy7kw4wi2y
@user-vy7kw4wi2y 4 месяца назад
Aamiin aamiin
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 4 месяца назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@wiilosaeed6159
@wiilosaeed6159 4 месяца назад
Wcs walaahi waarun
@zamzam5255
@zamzam5255 4 месяца назад
ILLAAHEEY HAA CAAFIIYO DAABII DHAAF ILLAAHEEY HAA UGU BADAALO ❤❤❤
@user-gn8gb6zw4j
@user-gn8gb6zw4j 4 месяца назад
Aduunyadan waa laga socdaaye warhooy ninkan jiran uduceeya haduu caafimaadana kuwaaniya inuu ilaah ulaabto iskana dhaafo fanka iyo kabanka waa ficil shaydaan
@jawahirmohamed8147
@jawahirmohamed8147 4 месяца назад
Aamiin Aamiin yaarabii
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 4 месяца назад
Aamiin yaa Rabbi calamiin
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 4 месяца назад
Toobadkeen intay odhanlayd ayay ugubaaqaysaa fankii iyo qudhunkii inaalilaaah waaba ruuxweyne maxaawaalay
@hamdiahmed5216
@hamdiahmed5216 4 месяца назад
Waa nin dhowsano xanuunsanaa welina munkar ayuu ladaba taagan yahay meeshuu dhihilaahaa xanuunka dambi dhaaf alaha kaaga dhigo oo aaqiro xusuusin lahaa subxaanalaah
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 4 месяца назад
صح كلامك صحيح . الله يهديهم
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 4 месяца назад
Waarun absolutely 👍
@filmsstudio-oc5nz
@filmsstudio-oc5nz 4 месяца назад
Akhiro ilowen kuwas subxanallah
@marwoqaasim1516
@marwoqaasim1516 4 месяца назад
Scw scw scw scw
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 4 месяца назад
Ale ha u naxariisto aamiin yaa rapi
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 4 месяца назад
SALLALLAHU alayhi wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fauziaabdi5255
@fauziaabdi5255 4 месяца назад
Waa runtaa walaal, Allahumma Amiin Yaa Rabbii
@fowzia1abdullahihaji156
@fowzia1abdullahihaji156 4 месяца назад
Amiin
@hanadomar879
@hanadomar879 4 месяца назад
Allah ha caafiyo
@user-fj2rr8rq1e
@user-fj2rr8rq1e 4 месяца назад
👍
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 3 месяца назад
ANIGUBA AAD BAAN UGA XUMAADAY SOOMAALIDU WAA DAD AAN AQOONIN MUNKARKU INAAN LA SII DABA GALIN LAAKIIN WAA KUWAAS KU FAANAYA XUMAANTII , ILAAHAAY HA U DAMBI DHAAFO MAAMO HIBO IYO NINKANA ILAAHAAY HAKA CAFIYO XUMAANTA AY XUSUUSINAYAAN .
@warsamemohamud3355
@warsamemohamud3355 4 месяца назад
Waad ku saxantahay
@nastedave9842
@nastedave9842 4 месяца назад
Wlh waa runtaa waxay ku hadlayaan wax ay dad waaweyn ku hadlaan ma aha
@sahroxasan9647
@sahroxasan9647 4 месяца назад
Ilaahey hacaafiyo
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 4 месяца назад
Warban Nacaska Day maxad weyedey Wax kaloo aad ku hadashid Fanaan Wuu ahaa Maxaa kaagalay Allah Cafiya adoomahisa
@user-pz1mp6gj6n
@user-pz1mp6gj6n 4 месяца назад
Waa runtaa walaal lakin fanaan Somali iyagae intaa ayey isku sheegaan,Waa aqoontood.
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 4 месяца назад
Scw scw scw
@sosomax5931
@sosomax5931 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@sagaliina3403
@sagaliina3403 4 месяца назад
waar heedhee labada qof soo booqday waa labo qof oo qaran ah, waana caadi hadii wax la soo xasuusiyo, agga. si qalad wax u fahantay jaale
@mahdiabdisalam9527
@mahdiabdisalam9527 4 месяца назад
Alaha caafiyo
@user-mj9kh8vi6b
@user-mj9kh8vi6b 4 месяца назад
Waa naseexo qeema badan
@mohamedabdulkadir2600
@mohamedabdulkadir2600 4 месяца назад
ilahow kunaxariso walashey qaliya 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mohamedabdulkadir2600
@mohamedabdulkadir2600 4 месяца назад
Aamin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@faysalfaysal7122
@faysalfaysal7122 4 месяца назад
Xaqiiq Allaah kumaceliyo fanka
@ubahsaeed6257
@ubahsaeed6257 4 месяца назад
Maxaa ku jira way soo booqden qof walba niyadisa waxay thy ayaa lo qabanaya aniga wanag uun bay ila eegtahy ilahy caafimad sarecana ha siiyo insha allah
@fadumafaduma796
@fadumafaduma796 4 месяца назад
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@bulohus8548
@bulohus8548 4 месяца назад
Naag uu Qabey baa saas u gashay - Baan maqlay , inay Niman ku dalbatay !!! Sheekhaal baa dishay - Baan maqlay ! Allaahu Aclam !!!
@nastedave9842
@nastedave9842 4 месяца назад
Bismillah
@bulohus8548
@bulohus8548 4 месяца назад
10 yr Ayuu Como ku Jirey baan u Malayn ?
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b 4 месяца назад
Jaahilkeenaa iska badan Allaha dadkeena wanaajiyo
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 4 месяца назад
Qofka xanuunsanaya dadka so booqda ama ehelkiisa ha ahaadan ama asxaabtiisi ha ahaadan diinteena aya ina fartey lkn adiga wa laga wanaagsana sidan ad u dhigtey
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 4 месяца назад
WAR NINYAHOW WAAD WAALATAYE ISKU XISHO QOF WEYN BAAD TAHAYE DADKA BUSINESS KOODA UGA BAX IRSAAQAD HAKA RAADSANE
@user-mj9kh8vi6b
@user-mj9kh8vi6b 4 месяца назад
Ninkan runtiswaye maxakarabta
@user-mj9kh8vi6b
@user-mj9kh8vi6b 4 месяца назад
Qofka xanuunsan maalhatimo xumo larabta wll
@queenaisha5616
@queenaisha5616 4 месяца назад
Scw❤
@mohamedabdulkadir2600
@mohamedabdulkadir2600 4 месяца назад
Alx🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@nimconalka215
@nimconalka215 4 месяца назад
Asc walalhey waxan ahay hooyo heysto carur agoon ah cidna igum garabtagn kirada guriga leyga rab waxn cunto ugu karsato uma heysto waxad awodin igu cawiya ilahey dardis igu cawinayo 🥺
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 4 месяца назад
Adiga markaad xanuunsato kaliya miyaad cabsataa
@deeqahussein1261
@deeqahussein1261 4 месяца назад
War calooshay u adkayna yaan. Aduu intan mawaxad karadinaysa
@user-gj9rg9ex3l
@user-gj9rg9ex3l 4 месяца назад
Doqon baa tahay wlhi waliba badow ah runta dadka ha ku nicin waxay ka tahay wanaag yaa qaxba
@omerhassan3041
@omerhassan3041 4 месяца назад
Nin yohow caadi iska dhig adigoon dhanka xun aadin! fanaanada hore waxay ka waramaysaa waa taariikh oo iyada xasuusta waxay ka wada in walaalkan jiran ay ankee xasuustiisa iyo maskaxdiusu ay soo hagaagayso oo uu soo raysanayo.
@suadahmed9126
@suadahmed9126 4 месяца назад
Aniga ma arko waxa xun aad sheegaysasn
@fadumamaxamed2535
@fadumamaxamed2535 4 месяца назад
SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤
@hassanhussein272
@hassanhussein272 4 месяца назад
Futada qoyska adigu sheeko xumidaa ma wax kalaad sheegtaad weyday kkkk
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 4 месяца назад
War nin yahaw iska aamus waxaad sheegaysaa !!????
@suadahmed9126
@suadahmed9126 4 месяца назад
Hibo nuura maxay ku khaldantahay s as niga ma arko qalad.
@hagiohaji7937
@hagiohaji7937 4 месяца назад
Wax wanaagsan ayaad u sheegtay, dacwo ayaad u tahay kuwa kale ee dhageysanaayo
@suadahmed9126
@suadahmed9126 4 месяца назад
Niyadaa I’m loo dhisay hadii la yiri fanaanimada ku noqonee.
@nasroruunraxo786
@nasroruunraxo786 4 месяца назад
Away ilmo shire😢😢
@Nuurah951
@Nuurah951 4 месяца назад
Ilma shire way la joogaan.
@user-fh8pr8eb6y
@user-fh8pr8eb6y 4 месяца назад
Aamus. Qasiisyahaw. Waano lagaamarabo
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 4 месяца назад
War adiga waxad tahay WAHABI, Fanaanka waxad u maleysaa in Ahlu Naar yihin,Iska aamus jaahilyahoow.Qofka in niyada loo dhiso waa waajib
@warsamemohamud3355
@warsamemohamud3355 4 месяца назад
Waad ku saxantahay
Далее
Dr RADDII MARYAN OO ARIN LAMA FILAANA NOO SHEEGTAY🌹
14:13
DUCO IDINKA RABNA MANTA  WAXA NAGA XANUNSAN😥
8:53
Просмотров 15 тыс.