Тёмный

AXMAD CALI CIGAAL HEESTA GOBAAD ERAYADA CABDULQAFAAR- MUUSE CAGOOLE 

GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@wardheer8222
@wardheer8222 2 года назад
heestaan waxaan aqaanay ayadoo kaban hal-weyne ah oo dagan uu saaranyahay lkn isla ayadiina waxaan ka helay #GEEDI_SHAAMBOW_STUDIO Waana tan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5ojYO4139AI.html waxaase la yaabay geedi shaambow heesaha uu soo galiyo iyo magacuu la baxay hhhh war geedi shaambow soo kii Jareerka ahaa maaha fankaan heesahaan malabka ah xagee ka soo uruurshaa?
@cabdishakourhagiosman
@cabdishakourhagiosman 3 года назад
Abwaanka heestan sameyey waa abdiqafar ciise cagoole, saaxiib muuse maaha thanks
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 года назад
Waaw hees aan mudo raadinaayey waaye oon meel kale ka waayey. Channel kana caawaa iigu horeysa. Mahadsanid Geedi Shaambow Studio
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 4 года назад
Waay waay garan maayo ruxaan gantaalaha jacaylkiyo soo marin gamuunkiyo
@cabdilaahiakhyaarta8390
@cabdilaahiakhyaarta8390 2 года назад
mhdsanid laakin geedi shambow waxaan waydiinayaaa heestii axmed cali cigaal ee ahayd ((waanada diidaye hadaan wanaag jirin waadaasha maqaniyo hays cunsiin waraabaha)) ayaan ubaahanahay
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 5 месяцев назад
laba cabdi qafaar ma jiraan cabdi qafaar ciise cagoole from USA abwaan weyn ahaa❤❤😎
@cabdishakour
@cabdishakour 4 года назад
Abwanka magaciisu waa abdiqafaar ciise cagoole.lasoco saaxiib
@aliabdiraxmaan9644
@aliabdiraxmaan9644 Год назад
Illahay ha u naxariisto abdiqafaar dhawaan buu dhintay reer galkacyo buu ahaa waxuu sameyay heeso dhawr ah oo ay kamidtahay heesta galayr ee uu qaado abdulqadir yusuf bagaag
@anabmohamed344
@anabmohamed344 3 года назад
Heesta magaceeda wuu khaldantey waa geeridii abwaanka ta kale qoraalka qaarbaa khaldan
@abwaansharmaarkejaamac9451
@abwaansharmaarkejaamac9451 3 года назад
Aad iyo aad qoraalka Wuu qalday
@abdihussein2930
@abdihussein2930 4 года назад
#1
@engineerluqman480
@engineerluqman480 4 года назад
Waa haben jimco ah sacaduna thy 12:34 AM waxan kusuganhy dalka kenya waxana udabaldegaya #Eidul adha sxb aad baa umxd snthy
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 4 года назад
Adaa mudan sxb
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 4 года назад
Waad mahad santihiin Geedi shaambow studio
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 4 года назад
Adaa mudan sxb
@hassanosman9894
@hassanosman9894 4 года назад
Aad iyo aad u mahadsantahy
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 4 года назад
Adaa mudan wll
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 3 года назад
Mahadsanid ustaad Balse Hal kaa waa sida an Gibilkeyga Caashaqa Marna Kama Go’aayee Iska hubi Ustaadoow ereyada Heesaha noocaan ah waxaa la yiraahdaa Gurbis ama Siib- Waxaa aad U sameeyay C/Kariim Faatax Qaarey ( Jiir ) Heesahan oo kale Abwaanku Wux uu furssd u helayaa Aaraah qiimo badan ama meel uu wax ugu sheego dadka Balse hada waxay ku leeyihiin laba page iyo koores keliya Tan waa kii hore
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 3 года назад
Mahadsanid mudane
@qarandoonjama9449
@qarandoonjama9449 8 месяцев назад
Godka iyo xabaashii waaye
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 4 года назад
Iska sax heesta magaceeda, lama dhaho Gobaad ee waxaa ladhahaa geeridii abwaanka
@alisaid2008
@alisaid2008 Год назад
Mirihii c.qafaar ciise cagoole laxankii iyo codkii a.c.cigaal
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Год назад
Aad iyo aad, mudane ali siciid nin weyn oo fanka wax badan ka og
@faysalfarax2050
@faysalfarax2050 2 года назад
waa hees xasuus mudan
@faisalomar4104
@faisalomar4104 4 года назад
Geedishamboow waad mahad san tahay wall ma haysaa heestii hadii aan gacalooy dadka iyo wadnaha ee Cigaal?
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 3 года назад
Haddii’aanan Gacalooy Garkiyo Wadnahiyo Guudkaagan Subag Marinee Xilashadii Gayaankaan Kalgaceyl Ma Guuraan Qurux Lagu Galadayee Guule Haysku keen Simo
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 3 года назад
Waad dedaashay. Ilaa imika hal error baan arkayaa. Iyo Xabaashii halkaa aad ka dhigtay waxay sax ku tahay “god ka iyo xabaashii”
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 3 года назад
Mahadsanid sxb
Далее
Hal'abuur Tuke iyo waayihii halganka iyo fanka.
1:06:01
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
Просмотров 19 млн
DAAN BARI ADOO YAAL || XASAN AADAN SAMATAR
15:22
Просмотров 299 тыс.
Aan damaq jacayl dad is raba warkood kaa daadajee
6:29
AXMED CALI CIGAAL - HEESTII HARGEYSA
6:51
Просмотров 1,9 млн
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Axmad Cali Cigaal Doqon Nabigii Muusaa with Lyrics
9:03
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
Просмотров 19 млн