Тёмный

AXMED BUDUL | XALAASHI CEELBUUR | DHAANTADI XIDDIGTA TIKTOK ''SHUUSHU ABDALLA'' | MUSIC VIDEO 2022 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 431 тыс.
50% 1

SHUGRIYEEY XUL DUMAR OO XARRIIR AH IYO
XILKASNIMO MIDKUU XAAKIM SIIYAYA
XIDDIG CEELBUUR KU DHALATAY OO XISHOOD MIIDHAN AH ..
XARUURTI GOBTA IYO XAMAR BAAD KA TIMID
-----------------------
BOQORKA DEEGAANKA AXMED BUDUL OO DHAANTO CAJIIB AH
KU SHARFAY BOQORADDA TIKTOK
SHUGRI CABDALLA OO KU SHAACBAXDAY SHUUSHU
XALAASHII CELBUUR IYO WAXAA TAHAY....
EREYADA.LAXANKA & CODKA : AXMED BUDUL
DIRECTED BY : SHAKIIB YARE
ABDUASKARITUBE
-------------------------------------------------
Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
/ abdiaskaritube
Twitter : / abdiaskaritube​
Instagram: / abdiaskaritube
TikTok : / abdiaskaritubbe
Email: abdiaskaritube@gmail.com
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 238   
@abdirahmaanaliomar5243
@abdirahmaanaliomar5243 2 года назад
Dadka reer ceelbuur is muujiya 🥰
@aaishoumar2915
@aaishoumar2915 Год назад
Xaadir ☝❤🩸
@shuushuuabdala
@shuushuuabdala 2 года назад
Thanks Walalkey🥰🥰
@fartunaden9708
@fartunaden9708 2 года назад
Shushuu abdala abyo wan kuwata qali
@abdikaficafo7276
@abdikaficafo7276 2 года назад
Shuushu adigoo nin dheer wadanin ha ka soo bixin jigjiga goobtu dumarka weey soo dhaweysaa
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn 2 года назад
Abaayo soodhawoow
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn 2 года назад
Wa uqalanta wax walba oo aduunka yaala gabadh somali ah magaadhan
@ahmedabukark4727
@ahmedabukark4727 2 года назад
celbuur dhiiga
@abdiazizugaazka6525
@abdiazizugaazka6525 2 года назад
Gob Gob dhashay Walaalaha Reer D.D.S dhan Reer Jigjiga iyo Ogaadeen 💙 from Xamar iyo Ceelbur . Mahadsanid Alfanaan Axmed budul🎤🙏 -Shuushu Abdalla👸🥰
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 2 года назад
Dhashii ceelbuur +rer jigjiga dad qalbi wanagsan
@s.o.6544
@s.o.6544 2 года назад
Reer Ceelbuur from Karanle Ethiopia asalkooda.!!!
@abdiazizugaazka6525
@abdiazizugaazka6525 2 года назад
@@s.o.6544 walaalahen ina adeer Karanlenimo🩸🤞
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 года назад
Axmed budul waa wiil dir ogaadeen Masha taa lasoco ogaadeen way wada leeyihiin dds
@kingmahid1567
@kingmahid1567 2 года назад
Waw thank rer dds from Xamar ❤️ ceel buur ma dhigeyga hawiye nimo murusade nimo 🥰
@aaishoumar2915
@aaishoumar2915 Год назад
Ina ader 🥰
@uptownmay9042
@uptownmay9042 2 года назад
Shushu Boqorada Styleka iyo Asturnanta, Ahmed Boqorka Daqanka iyo Dhantada 🔥from Southeast to Northwest
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 2 года назад
Daarodka saxda ee goptaa waa ogaadeen io dhulbahante qudhaa whll dad nazab ah dun xariira ugukalay gopanimo io soomali jaceyl ismuuJiyah from Ogadeen🇬🇲❤✌
@sacdiyogalmudug2324
@sacdiyogalmudug2324 2 года назад
Qurux dumar alle ha ku dhwro rer ayeyday ana wa so socda ma iso dhawaynaysan rer ogadenia dad gob ah
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 года назад
Quruxda. Gabari leedahay Waa Asturnaanta.shushu. Waligaa. Saas Ahaaw in sha Allaah Gobtii jig jiga ayey u tagtey. Waa dhaqankooda.soo dhoweyn.soomaalinimo. noolaada
@nadiifmaxamed1209
@nadiifmaxamed1209 2 года назад
Shuushuu waa run inta uu ku tilmaamay boqorka dhaqanka iyo hidaha soomalida mr axmed budul♡
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 2 года назад
Masha allah gob iyo nasab re jigjiga gabadhena si qurux badan ba uso dhaweysen 🥰
@adnaaahmed8510
@adnaaahmed8510 2 года назад
Hayey shuushuu 💃💃💃🙋🙋🙋kabax dirgax 🤸 war ani xita ina barta raba dirgax yaa ibarayo☝️🙈
@abwaanmowliid1469
@abwaanmowliid1469 2 года назад
Bar xada iskeen
@adnaaahmed8510
@adnaaahmed8510 2 года назад
@@abwaanmowliid1469 Alla huno 🥺😂
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 2 года назад
Nasab ka la sheego waa Ogaden 🥰💫 Daarood ka la sheego waa dhulbante iyo Ogaden iyo baabah yaa igu raacsan 🥰🤣
@abdirizackamin5799
@abdirizackamin5799 2 года назад
Aniga maxaa nooga reeybi hh
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 2 года назад
@@abdirizackamin5799 adigu kuwee tahay warsangeli mise jidwaaq mise MJ
@abdirizackamin5799
@abdirizackamin5799 2 года назад
@@ahmedjr7902 mr mataqaana
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 2 года назад
@@abdirizackamin5799 sug bol bro aan soo waydiiye dadka marexan daarood ba ma ahe maad isku kaaya qasbaysan bro ?
@abdirizackamin5799
@abdirizackamin5799 2 года назад
@@ahmedjr7902 bro labadas kaliya ma aha curadka darood wa marexan sade darood baa la dhaha
@Faarax2002
@Faarax2002 2 года назад
Shushuu Abdalla Wlc To Sharafti ogadenia, Wlc to Jigjiga cadeey Wlc to Dhaantoland Wlc to Hablaha dhedherland Wlc to wiilasha dhedherland Wlc to hida iyo dhaqan, so dhawees wanaagsan Wlc to Gob lagaa jecelyahay. Cis iyo sharaf reer JigJiga🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Mostafjoy
@Mostafjoy 2 года назад
Reer Jig Jiga Shuushuu waad u hagar baxdeen Waa Dhaqanka lagu yaqaano Somali Nagabadan Somalinimada
@najiibhassan
@najiibhassan 2 года назад
Dhabadha Amanta way u qalanta from Jigjiga ❤️🥰🙌
@qumanali7900
@qumanali7900 2 года назад
Maasha Allah inantan yari waxay ina tustay in soomaali nimadii ay weli nooshay oo dadku is jecel yahay. Shukri shuushuu habo allaha ku xifdiyo meelaad aad joogtaba.
@deeqbeebe1047
@deeqbeebe1047 2 года назад
Gob gob dhazhaY wllaheena D D S Soo dhwyn qiimo bdan Allah idiin barakeeyo wllaheena boqorka codka dhntada Axmed budul cimri dheer io cfimad suupan 🤲❤🥰🥰❤ from somalia🇸🇴🇸🇴
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 2 года назад
Ogaden soo taan hawiyow idin sheegnay in aay gob gobi dhashay tahay from habargidir
@darishore814
@darishore814 2 года назад
Axmed budul xamar dhoor mar dhaantooyin macan ayuu uso qaaday nin culus madaxa noo saaran thy hada nhy Reer Muqdisho one love walaalaha DDS
@GALOOL.
@GALOOL. 2 года назад
SHUUSHUU ABDALA WAALOO HAGAR BAXAY M.A KEEP GOING A.BUDUL
@Cadegudevlogs
@Cadegudevlogs 2 года назад
Waaw. Shuushuu cabdale intaa iyo inka badanba waad u qalanntaa
@brokemillionaire1500
@brokemillionaire1500 2 года назад
D5 respect our beautiful girls regardless their tribe 😍
@shukri1395
@shukri1395 2 года назад
nice song 👌 from my favorite singer Ahmed Budul.. waa nin gob ah oo jecel gabdhihiisa somalaliyeed!!!
@marianabokar7809
@marianabokar7809 2 года назад
Maansha allah heer jigjiga hadaanahay ciyaal xamar waxaan idin leenahay thanks 🙏
@mohamednurismail8339
@mohamednurismail8339 2 года назад
Best dhaanto Boqorada Tiktok Shuushuu Abdalla ❤️ thanks reer jigjiga & al fanaan Axmed Budul 👏
@bashiirabdulle5775
@bashiirabdulle5775 2 года назад
Axsan dhaanto dhamaan reer ogaadiniya waan idin salaamay waanu idin jecelhy xiisa badan cadaado my home
@MudaneLyrics
@MudaneLyrics 2 года назад
Shuushuu Abdalla 👸 xariirtii Dumar iyo Xamar Bay katimi 💖
@xadiyacabdi7378
@xadiyacabdi7378 2 года назад
Ogadenia
@badarhashi5388
@badarhashi5388 2 года назад
Ogadeni somaliyed bey u dhaxeysaa Hala hogaado Somali mesha somalinimo kudanbeyso Jigjiga caasimada aan lakala laheyn weyaan ogada
@aayanaayan6338
@aayanaayan6338 2 года назад
@@badarhashi5388 wallahi waa run!!! SOMALIA HA NOOLAATO
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 2 года назад
Ogaadeen gob🇬🇲❤
@user-ez1fk6lm3c
@user-ez1fk6lm3c 2 года назад
wow waa soo dhaweyn boqran runtii alfanaan axmed budul mahadsanid sxb
@hamdiabdalla9058
@hamdiabdalla9058 2 года назад
Mashallah inaadeertay ♥️♥️ hees qurux badan baa laguu qaaday
@iqdhiblaaweofficiall2733
@iqdhiblaaweofficiall2733 2 года назад
Legend ahmed budul iyo rer DDS wad u hagar baxden shushu dad gob ah aya tihiin ❤️❤️❤️
@zubeirabdirahman3650
@zubeirabdirahman3650 2 года назад
Kusodawow huno Casimada dalka Ogadenia Jigjiga 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 года назад
Masha alh reer jigjiga inay gob yihiin horay u aqaaney best dhaanto Ahmed budul and shuushuu the Queen 👸 ♥ 🙌
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 2 года назад
Maasha allaha Ahmed budul.fanaan somaaliyeed.
@zainabkhalif6683
@zainabkhalif6683 2 года назад
Shu shu familkeda aya qayb dagan jigjiga 🎉🎉🎉❤
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 Год назад
Karanle daris tihiin❤
@gablax
@gablax 2 года назад
Waaw mansha Allah my pple GOB AYAD TIHIIN SIDA QURUXDA BADAN AAD U SOO DHAWEYSEEN SHUSHU THAT MEANS WHE ARE ONE PPLE ONE NATION GOD BLESS YOU ALL ILAHEYNA HANAGA QABTO DADKA XANUUNSAN EE QABIILKA DILEEYEY INSHA ALLAH WAAN USOO WADA JEEDNA INAN ISKA QABANO INTA XUN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ceeshcabdirashiid5404
@ceeshcabdirashiid5404 2 года назад
Jah🥰welcom to jigjiga cadey Sister ❤
@fardoisonoradday1896
@fardoisonoradday1896 2 года назад
Wow 😱 Nasab rer jigjiga❤️❤️💯
@kaligeedtaliso5576
@kaligeedtaliso5576 2 года назад
Xafadii madiina xariirtee diyey my home🖤👸👋
@mustaphehooshoow7408
@mustaphehooshoow7408 2 года назад
Hargesa gob xalaala xushmo iyo karaamo, we love you from Mogadishu. ❤
@zubeirabdirahman3650
@zubeirabdirahman3650 2 года назад
Sodaweyti wa Jigjige Ma hargesa lajecled huno🔥
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 2 года назад
Saax waa jigjiga cadeey From kismaayo jubland
@MohamedAhmed-im7cx
@MohamedAhmed-im7cx 2 года назад
Lkn reer hargeisa kamay hadhin way la socdaan azxptii hargeisa sida dayax
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 года назад
Waryaa mustaf 😆😆👋 ma ii jeeda
@mustaphehooshoow7408
@mustaphehooshoow7408 2 года назад
@@niyaalshilall5914 ree Jigjiga xataa uma jeedo kawaran Hargeiza lee amaanteeda iga bexee cajiib ma taqaan sababta tiiyey😂😂😂❤
@mahamedahmedmuhumed2953
@mahamedahmedmuhumed2953 2 года назад
Our legend ahmed budul from degehbour one like
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 года назад
Wow amazing
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn 2 года назад
Yes dhagax buur
@zuhaipwayeel
@zuhaipwayeel 2 года назад
Shakiiib Ahmed best cameroman in jigjiga 🫡💯💯💯💯💯💯💯💯
@titanic139
@titanic139 2 года назад
Shushu Abdalla welcome Our city jigjga
@xaajibaleenfanax6426
@xaajibaleenfanax6426 2 года назад
Axmed budul amaan from shuushuu Abdale form murusade💪🙏🙏💞💗
@Mooiokk
@Mooiokk 2 года назад
Viva shushu abdala gabdh udhalatay dayniile iyo ceelbur
@getto10
@getto10 2 года назад
Masha allah waa inan qalbiyada dadka hantiday waa gabadh wngsan
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 2 года назад
ayy axmed budul ❤
@shukridool3903
@shukridool3903 2 года назад
Laakiin kooxyar oo Hawiye sheegata oo wax garad ka kii Hawiye na Iska qaban waayeen baa Xamar ka dhigey Xaruntii Gunta.😭😭😭😭
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 2 года назад
Shushu habo allaha ku xafido.aamin yaa rabi ❤️
@abdalleofficial.
@abdalleofficial. 2 года назад
M.a reer d d s i waxaa tihiin gob gobi dhashay walaalayaa waad kumahadsantihiin sida aad usoo dhaweyseen gabedhaa reer muqdisho thanks walaalayaal🙏
@aaishoumar2915
@aaishoumar2915 Год назад
Ayyyyy thanks abwaan axmed budul Ismail 🥰 from ceel buur &xamar I.a Malin uun waan rejenaa ina jigjiga tago on kula kulmo 🥰🙏
@A.A.E93
@A.A.E93 2 года назад
Shuushuu Abdalla gabar aan ku faano boqorada Hawiye guuleyso abayo.
@mohamedaden7313
@mohamedaden7313 2 года назад
🤎m.a geenyada madow 🧕🏾🥺 MHD saníd Axmed Budul 🔥
@ahmedabdilahi3162
@ahmedabdilahi3162 2 года назад
Shushuu waanwataaaa legenad wllhi iyo axmedba boqorkah dhantada
@hawoahmed1701
@hawoahmed1701 2 года назад
Maasha allaha guulaysta
@khadarabdullahihaji7127
@khadarabdullahihaji7127 2 года назад
Wa UU qalantaaa ♥️♥️
@abdiaziizgeedi6608
@abdiaziizgeedi6608 2 года назад
Xafadii Madiiina ayey kaso jeda Queen
@anisaqueen7496
@anisaqueen7496 2 года назад
Woow rer jigjig
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 2 года назад
Woooow shuushuu waa gabadh aad u daggen masha allah 🍃🍃🍃🍃🍃🌹🌹🌹🌹🌹😍😍😍
@shaaficimacalincabdulaahi4435
@shaaficimacalincabdulaahi4435 2 года назад
Ogaadeen dhab ah bay noqotay
@juninho898
@juninho898 2 года назад
Asc axmed budul waxaan ahay gabar reer galmudug ah waxaan leeyahay reer jigjigow madaxa baad no saran tihiin waxaan leyahay Axmed please come to muqdisho
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn 2 года назад
Abaayo we love dadka aan ku gartay madaxa noo saran thin
@farxiyocllaahimaxamedcismaan
Shuu shuu apdalla washy mcn allaha ii kaa xafido
@faisamire5622
@faisamire5622 2 года назад
Masha allah
@asmamohamed7416
@asmamohamed7416 2 года назад
Marsha allh waa Gaapdh shaarf lehe
@leylanur3645
@leylanur3645 2 года назад
Mashaa Allaah Tabaarakalaah guul guul guul iyo gobanimo Somaliya cadowgeeda hajabo hajabo hajabo hajabo hajabo 🇸🇴♥️🇸🇴🌹🇸🇴♥️🇸🇴🌹🇸🇴🇸🇴♥️🌹🇸🇴♥️🇸🇴🌹🇸🇴♥️🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴♥️🇸🇴
@RAHUL.17543
@RAHUL.17543 2 года назад
Ciid Mubarak qofwalbo sibo Abdi askari tip toyob
@mohamedabdi6906
@mohamedabdi6906 2 года назад
Gob gob dhalay Ogadenka jijiga waa dad fiican boqorada asturnada
@mohammedawil4750
@mohammedawil4750 2 года назад
Op op eshcsla dhanto shushu abdale way ka dhisen
@mahamedahmedmuhumed2953
@mahamedahmedmuhumed2953 2 года назад
Welcome our sister gacmo furan kusoo dhawoow
@yaxyecade8683
@yaxyecade8683 2 года назад
Hadaan Nahay Ree D,D,S Somalinimada kama faano e Waan Ku Faanaa Thanks Ree Somalia
@qadarrooble3919
@qadarrooble3919 2 года назад
Walaalaha dds gobgobi dhashay beesha ceel buur
@aminajama3384
@aminajama3384 2 года назад
Mansha alh waa run
@doogmedia2345
@doogmedia2345 Год назад
Gob haddaad maqasho waa reer DDS si qurux badan ayay u soo dhoweeyeen boqoradeen Mahadsanid abwaan al fanaan axmed budul ❤❤❤😊
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Год назад
Walaalaha Soomaali Galbeed waa dad Nasab ah, Walaahi waxaa nahay dad nasiib badan Waayo wixi aad ogeed oo Soomaalidu soo martay, weli dad wanaagsan oo qalbi fiican oo Soomaali xalaal ah ayaa noo nool. Illaahoow wadankeena noo deji Aamiin. Illaahoow Soomaali Galbeed ka dhig Dowlad madax banaan sidi Jamhuuriyadda Jabuuti Aamiin from London
@onkodhilaac3516
@onkodhilaac3516 2 года назад
SHUKRI INTAA IYO IN KA ADANBA WAY NAGU LEEDAHAY WA GABADANADII O NA SO BOOQATAY SHARAF IYO XURMO AANU U HAYNO MAR WALBA
@farxiyoalijamac4945
@farxiyoalijamac4945 2 года назад
M.a abdi askari keep going bro
@abdimedia8954
@abdimedia8954 2 года назад
Wale gobanimo darood ayaa lagu yimadaa la kala tag oradse maha masha allah darood wixii jecel love sara
@wiilwaal7114
@wiilwaal7114 2 года назад
Daarod Hawiye Dir Wax kastod sheegto Somali Mel omadhaafeyno abowe we are one we are somali
@mohameddekboss5461
@mohameddekboss5461 2 года назад
Yartu waa uqalantaa intaan iyo kasiibadan Waxay kudhalatay baladkii barwaaqada ceelbuur
@aronmooy3939
@aronmooy3939 2 года назад
xaruntii gobtiyo xamar baad ka timit❤️🔥
@abdifatahahmed1659
@abdifatahahmed1659 2 года назад
M.a cajiib
@sahrakiin2438
@sahrakiin2438 2 года назад
From clbuur mahad sanid axmad budul
@daacad3109
@daacad3109 2 года назад
Shuushuuuu abdala .....legendry ayaad tahay
@sacdiyoaxmed7857
@sacdiyoaxmed7857 2 года назад
Woow shukari cabdualle ilove you abaayodey macn
@raxmacabdiraxmanfarax6549
@raxmacabdiraxmanfarax6549 2 года назад
Mansha Allah shuushu keeb goyin❤👸
@farmaajo3225
@farmaajo3225 2 года назад
My home ceelbuur
@abdullahikasai6220
@abdullahikasai6220 2 года назад
xidigti tiktokeyyyyyyyy......
@shukrimohamud4189
@shukrimohamud4189 2 года назад
Waxii reer xmar shukri ladho isoo raaca anga iska leh dhantadane 🤣🤣
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 7 месяцев назад
D5 RESPECT GAAR AGAAN OG form curadkii hawiye murusade❤ amaalkaa waa gudeeynaa in.a noogaalaya reer DDSI xamar kaalaya sidii madaxda idiin soo dhoweeyneeynaa in.a
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 2 года назад
Shuushuu WELCOME to d.d.s
@olkoomarabdi6765
@olkoomarabdi6765 2 года назад
Amiin
@omarjaja9883
@omarjaja9883 2 года назад
Heesti qaranka xmr waa gob
@queenmunera8415
@queenmunera8415 Год назад
Jah !😥 dhaantadan mid ka macaan ma arag❤
@axmedzaha8843
@axmedzaha8843 2 года назад
Dhaanto axmed budul
@faatumaibrahim4473
@faatumaibrahim4473 2 года назад
Waaaw ciyaal madiina
@qadancige8063
@qadancige8063 2 года назад
Maashaa allah mcnto
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 Год назад
Mashallah thanks ☺️ ish calaa hees
@khadaralihussein7444
@khadaralihussein7444 2 года назад
Soo dhawow dhemantee xamar katimiday
@JIm-bi1ve
@JIm-bi1ve 2 года назад
Aaaa budul ❤️🙏❤️🙏
@sheymaaquruxsheymaa4413
@sheymaaquruxsheymaa4413 2 года назад
Xafadeyda madiina🥰🥰
Далее
Dhaanto Cusub Jigjiga Jarar Huunooy
5:37
Просмотров 458 тыс.
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33
Dhaanto Cusub Abwaan Jaango Muuqaal Qurux Badan
6:54
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 401 тыс.
Axmed Budul FIIQ Dhaanto
6:27
Просмотров 2,1 млн
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33