Тёмный

Axmed Mooge Liibaan 🔥Iyo Heesta "WACNEYDE ADO" ( NUGUL ) 

WAAYO WAAYIHII WACNAA
Подписаться 209 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

🌟Laxanka Nugul
A/U Cabdillaahi Qarshe AHN
Codka : U/ Axmed Mooge Liibaan AHN 1978
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 месяцев назад
Erayada Ustaad Cabdilaahi Qarshe AHN Laxanka Ustaad Ahmed M Liibaan AHN Luuqda Ustaad Ahmed M Liibaan AHUN
@abdiqadirsuleiman4133
@abdiqadirsuleiman4133 2 года назад
Subxaankee laxanka Nugul qiiro adanaa oo qalbiga taaban ogaa. Caawa saacad iyo dheeraad baan heestaan qudha dhagaysanayaa, walina kama bogan oo xiisuhu iskama kay dhimin. Axmedoow jannada gal. Ilaahay naxariis badan ha ugu deeqo❤
@hawoabdulahi8458
@hawoabdulahi8458 Год назад
Aamiin yaa Allaah.
@araleabdi56
@araleabdi56 Год назад
Erayadan barkhad cas inuu leeyahay ayaan u malaynaya waayo erayga ah Waxad weleftoon wedkaa helin ka waantoibay waa war loonoqoy. Waa sufantisi somaliduna aad ugu maahmaahdo
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 года назад
😀😃😃 dadaal!! Garaacaha cuudku lakin maanka iyo maskaxdu tebe!! AUN XUDEYDI!!DHUULLE! GOOBE! M MOOGE👏👏
@hassanmataan1665
@hassanmataan1665 4 года назад
Alla walalo waan raadinayay nugul axmed mooge:AUN Alalah u naxariisto qarshe qurumihi fanka
@araleabdi56
@araleabdi56 10 месяцев назад
Waayaha dunidaba nin wayda iyo wanag nin qaba walala.
@cabdixakiimcareefe1835
@cabdixakiimcareefe1835 4 года назад
alle ha unaxariisto axmed mooge fanan antaageero ayu ayaa
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 3 месяца назад
Waayo waayo ❤
@falagameera5577
@falagameera5577 4 года назад
Wacnaydee adoo war iga qaato I waydiiya waayahan qabo
@haniahmed3481
@haniahmed3481 3 года назад
Ilaahay ha u naxariistee markan nin waalan ba la moodaa sawirka miyuu xanuunsanaa tolow
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 года назад
Xaalad adag inow ku jiray ama matalaayay ba suurta gal ah waali Kuma maqal fanankaan naxariistii Jano allaha ka waraabsho asi iyo walalkii iyo dhamaan muslimiinta
@khamisohalafo4820
@khamisohalafo4820 4 года назад
AUN AXMED MOOGE.LIIBAAN
@kabanle1211
@kabanle1211 4 года назад
Laxamada kale ee qaado waxaa ka mid ah Ciil Dabeecad Subcis Riftoon
@Arbemusicpro
@Arbemusicpro 4 года назад
Hoobal somaliyeed
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 года назад
Erayadii ismaaciil cagaf Laxanka cabdilaahi qarshe
@socdaalyare.5557
@socdaalyare.5557 4 года назад
Axmad Mooge liibaan Rabbi ha kuu naxariisto. 😢
@MohamedHussein-gz1jp
@MohamedHussein-gz1jp 3 года назад
HEESTA MIDHAHEDA WAXA SAMEYEY HORANA UGU LUQEYEY YUSUF QODBAN OO KA MID AHA WALAALADA HARGAYSA AMA KABA CADI ILAHAY HA U WADA NAXARISTO AMIN
@odaymediachannel
@odaymediachannel 2 года назад
Erayadii Ismaaciil cagaf, laxankii qarshe luuqda original kuluc, taariikhda ha khaldin
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 года назад
Allow ku naxariiso
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 года назад
Qaraam : Nugul Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Aun Luuqda : Axmed Mooge Liibaan Aun ................................................................... Tubeec oo qaadaya Laxankan Nugul halkaan ka dhagayso ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-pMZXPW--MQI.html
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 года назад
Axmed wuxuu ahaa Alle haw naxariistee fannaaniinta sida xarragada leh u heesa marka laga yimaado cod macaanida. Lkn sxb musawir si fiican loo arki karo waad heli kartay wll.
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 года назад
AUN ILma mooge
@Arbemusicpro
@Arbemusicpro 4 года назад
Bulshada somaliyeed waxan ku waanina lahaa inay ilaashadaan hidaha iyo dhaqankoda Suugaaneed
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
Cajiiib cod iyo kaban macaan❣❣ Ma Saalax qaasim ba kabanka?
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 года назад
Gacantiiu macruufka aheyd ninkii kabanka suulasha kutumi jiray AWEYS GOOBE
@shaaficiburush281
@shaaficiburush281 4 года назад
Bets m.Mooge nugul
@alihaji1200
@alihaji1200 4 года назад
Axmed mooge Liibaan
@abdiali7666
@abdiali7666 4 года назад
Codmacaana
@aminamohamed6121
@aminamohamed6121 4 года назад
Alayaa cisag
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 года назад
chanalka waan saaray waxow mudnaa SUBC SXB WANA KUDHIIRI GALINA HORAY USOCO DAWANKANA WAA FURTAY
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 года назад
laxankii nugul c.laaahi qarshe ayaa lahaa laxanka cajiibuu ahaa meeqa ila maqasho codka dameerka 2:38😁🤣
@somalimusicport
@somalimusicport 4 года назад
Dhego fiiqanidaaa kkkkkk
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 года назад
Kkkkkk saaxiib hada ka dib noo dhegeyso dhego nugulow tan baan ku oran!!!🤛🤛🤛🤛
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
Walahi waan qoslay war niyow MashaAllah dhagahaaga🥺😂😂
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 года назад
@@Ehel_Caashaq1 Sxb doon ayaan saaraa wabiga niil habiin jawi dagan ayey ahed dameerka codkiisa waan maqlaayay cajiib ayuu ahaa waqtigu
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
@@cosoblecade7668 Haa saaxib si wanaagsan baa loo maqli hadane😂😂
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 года назад
Sawirkaani ma berigii uu fanaanku jiradaa AHN Axmed mooge.
@haniahmed3481
@haniahmed3481 3 года назад
Ma Mar buu jiraday
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 года назад
LA YEEN! WAAR BAL ISKA SOO WARRAN?! XAGEY KU MAREYDA?!!
@abokormaxamad7939
@abokormaxamad7939 4 года назад
Ha
@asii9942
@asii9942 4 года назад
❤️
@u.j7332
@u.j7332 4 года назад
Sawirka aad video ga galisay ka saar oo mid kale ku bedel Waad helaysaa sawiro kale oo ahmed mooge ah
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 года назад
Sxb kanaa asal ah waayo marka heesti calaacal tahay sawirka duruufta jawiga daawadaha waa sii maceeyaa aragtideyda
Далее
TAWAAWAC || Shamso Cumar Axmed|| HD +Lyrics
7:59
Просмотров 468 тыс.
Ahmed Mooge iyo heestii Yaa Nuuralcayn
5:32
Просмотров 1 млн
Laxanka Nugul - Hibo Maxamed Hudoon Hibo Nuura
8:29
AXMAD MOOGE DHALINYARO WITH LYRICS KABAN ORIGINAL
10:54
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
Просмотров 1,1 млн
HEESTII. MUXUU soowataa  ahmed mooge iyo dararamle.
9:23
Mudantii Haweenkay
9:58
Просмотров 22 тыс.
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12