Тёмный

AYAAN BILAN NINKEEDA CARAB OO CALYA KADHARJINAYA CUNUGOODA!!! DHAQAN XUMO BADANAA!! 

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Подписаться 57 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 120   
@Anfa-99
@Anfa-99 8 месяцев назад
Maasha Allaah Naciimo waad ku mahadsantahay inaad aayadaha quraanka noogu aqriday codkaaga macaan Allaahu mubarik❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 месяцев назад
Umu Amina aad ayaad u mahadsan-tahay!
@samiracabdalla7514
@samiracabdalla7514 8 месяцев назад
abaayo waad mahadsantahey quran ka ❤iyo Hanbalyada
@zamzamfarah393
@zamzamfarah393 8 месяцев назад
Asc subxanalah ninkan waa aabe aduukanka ayaa laga dawanayaa dhaqanxumo walid ilmihiisa dhaqanxumo baraya
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 8 месяцев назад
Ma sha Allah niciimo howsha ad hayso Allah ku fududeyo tan mid laga aamusi karo ma ahan
@khadhragabow2822
@khadhragabow2822 8 месяцев назад
اختي الغالية الله يذكرك بالخير ❤
@sulekam1806
@sulekam1806 8 месяцев назад
Asc abayo subxanalah waa labo labo waxay sameeyaan family kaan waa yaab
@Bile24335
@Bile24335 8 месяцев назад
Masha Allah walashey Allah ha,idin xafido adiga iyo family da
@farhiyoyusuf4888
@farhiyoyusuf4888 8 месяцев назад
Uff wallahi xataa majeclii koob aan ku cabeyy inaa ku siiyo hadaa ku siiyana waa inaa dhaqo koobkaas i ciyaalka iyo qofka weeyn isku neef maahaa Waxaa laga yaabaa inaa Afkaagu Bakteeriyo qabto Ilkahaaga aadan ujeedinn please Iska illaaliya ciyaalka
@Hodan_1333
@Hodan_1333 8 месяцев назад
Subxanalaah san maxaweye ninka cunuga cafimad uma ahan afka cunada lagusinayo 🤔🤔🤔🤔🤔
@Xawa_A
@Xawa_A 8 месяцев назад
😂 😂 cinwaanga video aad baan ugu qosolay. Waa dad yaab leh kuwaani waa mar ay isku caday ku cadaydaan oo iyagu jirmis isku gudbiyaan haddana ilmihii yaraa baa ka baxsan la’ yahuuu!
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 8 месяцев назад
Caafimaadka canuga saameynta eey ku yeelaneyso ma oga ayaan filaaa waalidkaan ,waa muhiim waalidiintu in ay caafimaadka wax ka bartaan, runtaa u sheegtay❤
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 8 месяцев назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 8 месяцев назад
MashaAllah abayo mcn codkaga aaaaad ayuu u macan badan yahay qeybta Quran aqriska MashaAllah guleeyso sharafeey 😊😊
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 месяцев назад
Mahadsanid walaal Mandeq guuleeyso!
@hodanibrahim6515
@hodanibrahim6515 8 месяцев назад
miisaka xasanada allaaha koo saaro quran aa nogo dul aqrisa
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 месяцев назад
Aamiin, mahadsanid Hodan!
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 8 месяцев назад
Mahadsanid naciina habo punduland tagtayoo talaabsatey alxamdulillah ninkan aqas labo labo iga keney uf waxi isaga iyo baagtisa samenayen aa ilmahi lagu saneynoya 🐖🐖🐖kan wax ma dhamo San u dhaqmayo uf uf uuuuuuuf
@inaabdullaahi7009
@inaabdullaahi7009 8 месяцев назад
Dhaqan xumaa kan cunuga afka afka u gelinaya inuu ilmeheda kale ka haleyo maysan uga cabsaneen taas waa kukadsomey ninkan naa intad nin ka daba walan ilmahaga ilasho
@fardowsawarsame1739
@fardowsawarsame1739 8 месяцев назад
ABAYO QEYR ALAHA SIIYO WAX WAX KU SIIYO WAX BADAN BAD ARAGTAA BALSE TALO KU SIIYA WAX YAR BAD ARAGTA WAA AYAAN DARO IN WAALID UU ILMIHIISA WAXAAS KU SAMEYO WAA SHARAF DARO IYO DHAQAN XUMO AAD U BAAHSAN BAL FIIRI WAXEY UMADA UGA DHIGAYAN WAX FIICAN INTA CAQLIGA XUN BAA KAGA DAYAN DOONO EE TALADADA KII KU WAANO QAATO ALAHA KA DHIGO AMIIN
@nebula271
@nebula271 8 месяцев назад
Wax walba wad arki intad nooshahay matag ayaa iqabtay jacaylku sidaa maha hadu u arkay isagu
@hannahani192
@hannahani192 8 месяцев назад
Dhaqan xumo ayay caado kadhigteen, alaha soohadeeyo😮
@naimaahmed423
@naimaahmed423 8 месяцев назад
Masha Allah Illahay ha kaa abaal mariyo❤
@maryanmacalin4595
@maryanmacalin4595 8 месяцев назад
Asc macalin naciimo manta igama duceysan lablabo badanaa ku waan waaliid fiican maahan allaayadiik
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 месяцев назад
Waxaasaa lagu dhahaa haka hadlin kawaran hee??
@hannahani192
@hannahani192 8 месяцев назад
Waa atag cadiya igu soo istagay allow nuinahas i gargaar
@silverloola726
@silverloola726 8 месяцев назад
That is nasty
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 8 месяцев назад
Waxa dalkena dumina waa dadka noocana an akhlaaqda leheyn kuwanokala xafisyada kufadhiya bilaa caqliga markasey qabyaalad iyo dhaqanxumo umadi dhexwadan
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 8 месяцев назад
Masha Allaah SCW, shukran waalidiin- taada Allah ha u naxariisto Aamiin, ayagaa kugu soo dadaaley jizadooda janatul fardoos Al calaa Allah ha ka dhigo Aamiin, shukran!
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 месяцев назад
Aamiin shukran walaasheey Amina!
@aaminoxuseen9335
@aaminoxuseen9335 8 месяцев назад
Bentadama axn mcnto 🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 8 месяцев назад
Subxaanallaah walaahi kuwaan dad ka dhaqan xun waa ii dhimanyihiin anshax xumo iyo aqlaaq darro ayey isku darsadeen waxaanba usii naxaa ilmaha kale ee uusan asiga dhalin.
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 месяцев назад
Haa, walaahi!
@umacabdirasakfarax-si5id
@umacabdirasakfarax-si5id 8 месяцев назад
Waa wax laga yaqyaqsodo tano kale abaayo niciimo alle hakula garabgalo xaqa ad ka hadleysid
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 месяцев назад
Aaamiin shukran walaal!
@Saynabmaxamed-iw1le
@Saynabmaxamed-iw1le 8 месяцев назад
Asc wakusalaamay naciimo habo labarkaag xageekahalaa
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 месяцев назад
Waxaad kaheleeysaa CHANNELKA ADIGA IS AHAAW!
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 8 месяцев назад
Masha Allah shukran, jizakallaah qeer ajir Allah ha kaa siiyo diini iyo maadi waan kaa faiidney, mahadsanid
@Sahan12341
@Sahan12341 8 месяцев назад
Masha Allah. Naciima Allaha ku barakeeyo sifiican ayaad ubaratay. Tajwiija allaha kuu siyaadiyo. 👍
@ummuyusuf3706
@ummuyusuf3706 8 месяцев назад
Jazaki Allah khair
@jumanaabukar1069
@jumanaabukar1069 8 месяцев назад
Mashaa allah abasyo illahey haku xafido adiga iyo owladada inshallah❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 месяцев назад
Aamiin shukran!
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 8 месяцев назад
Allaahyibaarik fiiki nacimooy liibaan ku nooloow adduunka iyo AAKHIRO
@qajo9403
@qajo9403 8 месяцев назад
Hadoo qurbo yurup misi north America jooga lahaan ninka cunuga afkiisa cuntada ku ruugay ku siinyo inaa cunuga laga qaado ba assigana la xiri lahaa walhi ufffff ninka waba jahil cunuga cuntada walo shiida bagtiraya bo siina
@sahraabdi8364
@sahraabdi8364 8 месяцев назад
Scw scw scw scw jazakumullahi khayr wllo don’t listen anybody else because you right continues your idea ❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 месяцев назад
Mahadsanid walaal!
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y 8 месяцев назад
Masha allah abaayo ilaaheey haku xafido ❤❤❤❤
@Marymaabdi4444
@Marymaabdi4444 8 месяцев назад
Subxanallah akh akh kuwana bagteriyo cunugaan Alle ha sahlo soomaali marba walee
@qajo9403
@qajo9403 8 месяцев назад
Waba ka shigiya ninkaan illmahada kale behind the curtain maxoo ku samaya talow subbhanallah subbhanallah dhaqan xumo waya
@ShukriAbdiRashid-n6z
@ShukriAbdiRashid-n6z 8 месяцев назад
Yaab wlhi fiyuska qufkasta raadinaa rafaad ayee gu qabaan dadka wax usheekeysid i amaankili ayee gudheheen ayakaa dhalay naciimo maad iska dhaaftid bari waad dhimi gartaa dadka ineey gudhib sadaan mafiicno wlhi dadka wax ushekeysiid maxukumi kardid
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 8 месяцев назад
Masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr xbbti
@Ayaan344
@Ayaan344 8 месяцев назад
Nin kaan iyo naagtanbo waa labo dhabo dhabo doqonimadoodu wey ka muuqataa dad waa weyno Afartan jiro ah oo ka doqonsan markin waligay waxad warid unoqotan baa qasaray
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 8 месяцев назад
Subxanallah walal walahay caloosha I xanuuntay markan arkay ninkan wuxu samaynayo indhaha waan ku hayn kariwayey innaa lilahi waa innaa ilahay raajacuun ilahay dadkan xaqa hatuso walal nimco sharafey waxay ahayd qofkan iyo madaxweynaha in aad labo video u kala samayso hambalyo Hambalyo mudane madaxweyne said Abdulahi deni
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 месяцев назад
Kaltun walaal weey isku soo tooseen, sidaas ayay ku kulmeen inaan hal muuqaal kasoo sameeyo!
@najmoaxmed6124
@najmoaxmed6124 8 месяцев назад
Naciimay ani waxanba kulalaboodey sawiraka aaso saarty ninka wajigiisa
@nadifoaliafrah9436
@nadifoaliafrah9436 8 месяцев назад
Sawirka afkisa kaliyaa ku matagi garay aqas kuwan waa jahil aan waxba ka gareynin din aqlaq iyo cafimaad
@laylayare5405
@laylayare5405 8 месяцев назад
Masha Allah sister ur doing great job keep going abaayo 👍🏾😘
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 8 месяцев назад
Wcs walshey naima Masha allhhh Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh ❤waa sax howl badan ay talo subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh
@ZahraYussuf-q9q
@ZahraYussuf-q9q 8 месяцев назад
Walal Afkan maxnugusosartewan labalabode
@yasminmaxamed5504
@yasminmaxamed5504 8 месяцев назад
War dadkaan nimcadaa uga darta bal ninkaas arag uf waxaasaa rabi aabe kadhigay
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 8 месяцев назад
Hambalyo reer punland walalaheena somaliyeet
@FartunDuale-x7j
@FartunDuale-x7j 8 месяцев назад
Subxaanalaah😢😢😢😢😢😢
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 8 месяцев назад
Wallaal naciimo aduun intaad Joogto wax walba aqas waaye
@sahroguure-kh1xz
@sahroguure-kh1xz 8 месяцев назад
Qas maxaa waye waxuu sinayo
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 месяцев назад
CUNTO UU RUUGAY CALAALIYAY AYUU USOO MATAGAA NUUNAHA!
@safiyoali3131
@safiyoali3131 8 месяцев назад
Jazakalaah khayr.wakak wanaga aad hayso
@munaroobleh5426
@munaroobleh5426 8 месяцев назад
Mashalla ❤❤❤❤❤
@Ruuneey15
@Ruuneey15 8 месяцев назад
Ninka maxaa ka siya🤮🤮🤮
@falisa576
@falisa576 8 месяцев назад
Asaguna naagtii u furay bu istusinayaa Ayaduna niki furay Bay is tusaysaa. Wa xooda o dhami wa iska tiiri Wa reer lalabo ah
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 8 месяцев назад
Naima abaayo waxaan inla soo qaato maba ah waa qashin iyo ceeb
@munajeylanihassan1500
@munajeylanihassan1500 8 месяцев назад
Asc nacimo yoh and yaq wlh ma aqaani waxa kaqaldan dadkaan
@Dr.AminaHaajiMukhtar
@Dr.AminaHaajiMukhtar 8 месяцев назад
maashaa allaah
@salmanmahad5947
@salmanmahad5947 8 месяцев назад
subxaanalaah xishoodkawaa iimaankabarkii
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 8 месяцев назад
Al xaq. Masha Allah Quran nul kariim.
@shamsanoorsabe-lu6lu
@shamsanoorsabe-lu6lu 8 месяцев назад
Masha Allaah Masha Allaah ❤❤❤
@fartunosman3503
@fartunosman3503 8 месяцев назад
Hami iyo hamuun waa loo qabaa waa run
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 8 месяцев назад
Ilmah yari wabay iska sartay
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 8 месяцев назад
Subxanallah
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 8 месяцев назад
Masha Allaah Tabarakalaah Wllo
@nura8724
@nura8724 8 месяцев назад
Salalahu calayhi wasalim 💟
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 8 месяцев назад
Sub xaa nallah 🤢
@aminayasin102
@aminayasin102 8 месяцев назад
May maya😂😂😂😂❤❤
@fartunosman3503
@fartunosman3503 8 месяцев назад
Illaahow noo daji
@اسمهانمحمود-د4ك
@اسمهانمحمود-د4ك 8 месяцев назад
Subxaana alaah
@NimcoMuse-yv6hn
@NimcoMuse-yv6hn 8 месяцев назад
Akhaas wiiswiis
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 8 месяцев назад
Maashaah allaah
@aminayasin102
@aminayasin102 8 месяцев назад
Yahuu😢😢😢😢😢
@aminayasin102
@aminayasin102 8 месяцев назад
Yahuu😢😢😢😢😢
@fartunosman3503
@fartunosman3503 8 месяцев назад
Maansha Allaah
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 8 месяцев назад
Inshaah allaah
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 8 месяцев назад
Subxaana,llaah
@fadumohassan7608
@fadumohassan7608 8 месяцев назад
Disgusting😫😫😫
@NimcoMuse-yv6hn
@NimcoMuse-yv6hn 8 месяцев назад
Sax waayaan
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 8 месяцев назад
Scw scw scw scw
@shukri846
@shukri846 8 месяцев назад
Sax
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 8 месяцев назад
Sax
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 8 месяцев назад
Wcs wrb
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 8 месяцев назад
Wcs wrb
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 8 месяцев назад
M.a❤
@sahraabdi8364
@sahraabdi8364 8 месяцев назад
Asc
@Bunny-the-bun
@Bunny-the-bun 8 месяцев назад
ما شاء الله ❤❤❤
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 8 месяцев назад
Ajar Allaha kaa siiyo abaayo Naciimo
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 месяцев назад
Luul walaal mahadsanid!
@MamaYusuf-s7x
@MamaYusuf-s7x 8 месяцев назад
Mjashallh qurankuu waaitaabtay jzk Qaayr rerkasnaa ilhaay hasohadeyo dhaqaanka hautosiiyo Aamin ❤❤
@User_19567
@User_19567 8 месяцев назад
Uf wasaq wasaq dhaley Subxanallah
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 8 месяцев назад
Kolay naagtas ninkeda way dhiman yihin mashixan kolayba dhaqam xumada way isku raceen
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj 8 месяцев назад
Allah hanoo ka dhaafo runta waad u sheegtay waad u naseexaysa walaalahaa janatul fardowsa abaalkaada ha dhigo
@canabomar2250
@canabomar2250 8 месяцев назад
Uf uf subxaana lah waxaan ilaahey umada haka qabto maskaxiyan ma fiyoobo haduu sidaas u dhaqmaayo aawey ayadii
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 8 месяцев назад
Waxan wax la fir San karo ma ahan cilmi lan aya haysato gacmihii alla siyey aaway
@User_19567
@User_19567 8 месяцев назад
Halaga qaado wax jiran waye labaduba wa ximar iyo baqar
@ابوصابرالجيلاني
@ابوصابرالجيلاني 8 месяцев назад
Uff malafiirsan kro wasaqsaan
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 8 месяцев назад
Wa yaab wa Hoyadii iyo aabahii
@Hoyadey
@Hoyadey 8 месяцев назад
Caaaceey laaxowla😢
@fathiamakelifeeasier
@fathiamakelifeeasier 8 месяцев назад
Cidaan dhaqan xumaa
Далее
Катаю тележки  🛒
08:48
Просмотров 534 тыс.
Witch changes monster hair color 👻🤣 #shorts
00:51
RİYADEEDA PARİS NOLOSHA SOMALİ 🥺
15:42
Просмотров 28 тыс.
Top U.S. & World Headlines - September 25, 2024
10:41
Просмотров 169 тыс.
DEG DEG WAATANAA JAWAABTAADA!
36:31
Просмотров 14 тыс.
Катаю тележки  🛒
08:48
Просмотров 534 тыс.