Horaa loo yiri quud aan jirin qoryo u guro Somaali lookuma tala galin in ay horumar gaaraan waxa qura ay yaqaaniin waa qabiil iyo in ay isdilaan Illaahay ha soo hadeeyo dhamaantood
HADA SOO KUMA CADAANIN SHEIKH HADALKII AAN KU DHAHAAYEY SHALAY EE AHAA ARINKAAN KA DHACDAY NAIROBI HAA KU FUDUDAANIN LAGA YAABA IN SOMALI KU LUG LAHAAN KARTO MARKII NAIROBI WAX KA DHACAANBA KICINTAAN DADWEEYNE AA SAMEEYNEEYSO ISKA DAA
horta waxaaa ika su,aaal ah kheyraad aan shidaaal eheyn ma heysano miyaaa waa tan kaliyah ee la yaabanahy wax ugu yaraan 10 sano oo shaqo ah u baahan baa waxaan ka dooranay kheyraadka bada ka buuxo kaliyah u baahan la soo bixid ayadoo aan cid kale loo yeeran aaway beerihii aniga sida aan wax u fahmy waxaan rabnaa wax la dhaho jiif oo jaq 😆😆😆😆 baaahida waxaa looga baxaa waa shaqo iyo howl karnimo
Sheekhow ma jirto wax baaris ah horaa loo baaray caalamka ayaa lagu qaldaa ceelka ayaa la qodi rabaa taas la soco dhanka dhulka xitaa waxaa ku qoran 710 af ahaan oil waa wax diyaarsan horaa loo diyaariyay wlhi