Тёмный

Baasto lasagna oo aad u macaan wad ka helesan 

shukri masala
Подписаться 493 тыс.
Просмотров 80 тыс.
50% 1

Shukri masala

Развлечения

Опубликовано:

 

20 апр 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 236   
@AdnaHenna
@AdnaHenna 4 года назад
Maasha allah 👌😘
@hassanabdullahihassan6735
@hassanabdullahihassan6735 4 года назад
Manta waa inan xaskayga ukariya alabtas Insh Allah thanks abayo
@dunxx2140
@dunxx2140 4 года назад
MaashA allah shukri illahey ha ku xafido mar walbo waa ilaawaa qof walbo oo daawado waxaan dhihi lahaaa MaashA allah soo qora inta sòo qortana shukran maxaa yeelay waad ogtihiin MaashA allah in ey aad u wanaagsan tahay asxaabta badanaaa waa so qoraan MaashA allah illahey ramadaanka caafimaad hanagu gaarsiiyo inta cibaado uga faaiideysato allah nagu daro abaayo caafimaad kaaga illahey haku taam yeelo
@abdulnaserabdulkadir1379
@abdulnaserabdulkadir1379 4 года назад
Masha Allah my hpo mcn Allah haku BARAKEEYO gacantaada Aduunyo iyo Aakhiro Nuur ilxun kuma arakto
@aazadamshiek
@aazadamshiek 4 года назад
ماشاء الله ...جزاك الله حبيبتي شكرى.. تسلم ايدك
@onlineeabukar8054
@onlineeabukar8054 4 года назад
GOD bless u!!.i have learnt much from u and may ALLAH GRANTBU JANNAH
@ramlainthekitchen6009
@ramlainthekitchen6009 4 года назад
Jazakallah Khair Xabibty Cafimad kucun
@cismaanxasan5156
@cismaanxasan5156 4 года назад
Masha Allah Habo shukrii Alle haku barakeeyoo Aakhiroo iyo iftiin kabaa Allah haka Abal mariyoo sidad dadkaa ugu faaidanaysoo
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 4 года назад
Mashallah very sweet siz thanks for shareing
@sharifocadey9292
@sharifocadey9292 4 года назад
Mashaa allah tabarakallah beautiful abayo
@tasteappetite8941
@tasteappetite8941 4 года назад
Masha allah walshe lasagne oo kala xeran so yummy 😋
@najmaomarchannel
@najmaomarchannel 4 года назад
Wcs walashey masha Allah jasakalaahu qeyr 😋
@muhaahmed2120
@muhaahmed2120 4 года назад
Masha allh baho
@aminaomar6306
@aminaomar6306 4 года назад
Mashallh tabarakallh abaay shhkriyeey gacantaada allow kuu barakeey xabiibti
@farhiaali5107
@farhiaali5107 4 года назад
Maasha alaah Abaayo mahadsanid sidaa cunada fiicnaan noolaqeybsatey Jasaakalaah
@malyunahmed1408
@malyunahmed1408 4 года назад
masha allah tabaaraka llah rabi gacanta haku barakeyo aadan uga helay sida wanaagsan ee ad usamaysay qaali caafimad ku cuna dhamasn familla dhan
@luleolo5188
@luleolo5188 4 года назад
Wow...soooooo sweet...I love it
@caziizahassan4867
@caziizahassan4867 4 года назад
Masha Allah So dhawaaw xbbti shukri masla abayo qali hore u soco
@ibadohusseinamir4735
@ibadohusseinamir4735 4 года назад
Masha allah qurux abyo gacantada allaha ku barakeeyo anagane wanka fa iidnay mhdsnid
@raqiyai5706
@raqiyai5706 6 месяцев назад
Mashallaah tabarakallaah wll allaah gacantada ha kuu barakeyo ❤❤❤❤
@haninora533
@haninora533 4 года назад
Mashallaah Tabaarakallaah Allaha ku xafido 1,2,3 💖😘Rabadaan kariiiiiiiiiiiiiim🎉🎉🎉❤️🌺✨
@fowziamohamedomarjimcaale9914
@fowziamohamedomarjimcaale9914 4 года назад
mahadsanid qaali jasaakalah khier
@mariaabdijabar6157
@mariaabdijabar6157 4 года назад
Masha Allah mama shukri alle haku xafido aduun iyo aakhiro Gacantada alle hakuu barakeeyo 💓❤
@safiaabdi3661
@safiaabdi3661 4 года назад
Masha Allah my dear sister keep going my favourite channel, waan jeclahay channel kaagi abayoo, Allah kubarakeeyo 💞💞💞💞🥰
@maryanruunmaryanruun614
@maryanruunmaryanruun614 4 года назад
Mnshllh abyo Allah hakuxafido❤❤❤
@anifaschannel3861
@anifaschannel3861 4 года назад
Masha Allah allaha allaha gacmaha kubarakeeyo 😍
@maryanruunofficial8464
@maryanruunofficial8464 4 года назад
Maasha allaha xbbti allaha ku barakeeyo adiga iyo family gaaga 🤲🤲🤲❤❤❤❤⭐🌙⭐🌙👍👍👍
@safiyaabdi7107
@safiyaabdi7107 4 года назад
Mashallah Ilahay Ha ku Barakeeyo Gacantada
@gobaadmaxamuud3517
@gobaadmaxamuud3517 2 года назад
Masha Allah alle gacanta ha ku barakeeyo
@hamdiqail2740
@hamdiqail2740 4 года назад
Mashallah Allahuma baarik abayo
@baanabakaribaanabakaari7455
@baanabakaribaanabakaari7455 2 года назад
Masha allah
@sahraomar4400
@sahraomar4400 2 года назад
Mansha allaah wllo mahansani
@sahraaden5262
@sahraaden5262 4 года назад
Masha Allah habo Allah ku barakeeyo
@Safkahagiinternationalbusiness
@Safkahagiinternationalbusiness 4 года назад
Masha allah shukri masala
@araweelochannel873
@araweelochannel873 4 года назад
Masha allah shukri mhdsnid qli 👍
@fartuunali3935
@fartuunali3935 4 года назад
Maasha allaha caafimaad ku cuna sis👍👍👍👍
@samisami9862
@samisami9862 4 года назад
masha allh mama gcnta allha ku barakeyo
@asiaomar6875
@asiaomar6875 4 года назад
Masha allah mcnto alle haku xafido Jazakallahul kheyr abaayo
@nasraxussen3138
@nasraxussen3138 4 года назад
Masha Allah abyo illahey gacantaada haku barakeeyo
@princessluula2684
@princessluula2684 4 года назад
M.a habo illah gacanta haku barakeyo keep going ❤❤💗👑🥰
@safiyoahmedabdi1815
@safiyoahmedabdi1815 4 года назад
Mashallah
@yaasmiinCali
@yaasmiinCali 4 года назад
Masha Allah abayo 👌👌
@abdinur8631
@abdinur8631 3 года назад
Maashlh
@ubaxsimn8092
@ubaxsimn8092 4 года назад
Masha Allah abayo macanto Allah kubarakeyo
@sahranuura946
@sahranuura946 4 года назад
Maansha Alaah, Lasagna looks Yummy and Juicy.
@maryumacooking2793
@maryumacooking2793 4 года назад
wcs mashaa allaah caleek allaah hakuxafido
@sacdiahassan619
@sacdiahassan619 4 года назад
Jasakallh qeyr abyo shugri wan kaga mahad Celina sida wangsan ee nogu faideyso
@youarefeelinghungry6421
@youarefeelinghungry6421 4 года назад
Masha allah gacantada alla haku barakeyo
@saborinadow1425
@saborinadow1425 4 года назад
Masha allah❤🔥
@simankeynaan5579
@simankeynaan5579 3 года назад
Jizaa ka Allah kheyr walaasheey macaan waan iska cafiyay dadkii aan cuqdada u qabay ajarkeeda adigaa iska leh thanks
@hnasriinahmed8586
@hnasriinahmed8586 4 года назад
Masha Allaah abaayo
@fadumocabdallah9333
@fadumocabdallah9333 4 года назад
Masha allh
@aaminomalay3472
@aaminomalay3472 4 года назад
Masha Allah Allah ku xafido qaali dumar
@zamzammoha6572
@zamzammoha6572 4 года назад
Jizakallahu kheyr xabibti allaha ku xifdiyo
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 4 года назад
Masha allaah hooyo shugri masala allaha ku xafido
@daganaki6136
@daganaki6136 4 года назад
Thank you so much abayo hormar wacan
@aishajama5525
@aishajama5525 4 года назад
Maasha Allah xbbti ilaahay ha ku xifdiyo
@suadnazma9091
@suadnazma9091 4 года назад
Mnshlh tan casho express waye tnk habo mcn ilhy gacantada haku barakeyo
@jawahircali267
@jawahircali267 4 года назад
Masha alaah gacanta allah ku barakeyo abaayo mcn
@luulmohamoud4457
@luulmohamoud4457 4 года назад
Masha allh hoyo shugri wad mahad santhy waxkas wadnagu dhira gilasaa hormar wcn wan dhawnahy
@nasteexomacalin8533
@nasteexomacalin8533 4 года назад
Masha allah gacanta allah ku barakeyo keep going ♥️♥️♥️♥️♥️♥️😋🙄😁
@fatmaosman8439
@fatmaosman8439 4 года назад
Mash Allah abayo looking yummy ❤🔥❤
@hindaqaali921
@hindaqaali921 4 года назад
Masha Allah tabarkallah
@summayaschannel9436
@summayaschannel9436 4 года назад
Mashallah tabarakallah
@rbelver932
@rbelver932 4 года назад
wlasheyda Keeep Going Cilmiga Ad gabdhaha somaliyed Ad ugu Fa'ideynosid Koley Aniga Sida loo cuno aya Aqaanaa ee ma aqano sida loo Kariyo.
@hoodochannel180
@hoodochannel180 4 года назад
alla cayil jecliyaa iyo siduu iga rooro Kakaka mansha Allah walahay waanka helay insha malinbaan isku caasuumi doono 👏👏👏👏😘😘😘🥰😘
@hamidaabdi7065
@hamidaabdi7065 4 года назад
Masha Allah 😋😋😋😋😋
@hiwoismacil4264
@hiwoismacil4264 4 года назад
Masha allaah gacanta allaha ku barakeyo
@nimcoabshirmaxamuud570
@nimcoabshirmaxamuud570 3 года назад
Mashalh wll mahad snid
@dahabarooble2844
@dahabarooble2844 4 года назад
Maasha Allah tabaaraka Allah qurux
@zamzamahmed4492
@zamzamahmed4492 2 года назад
Masha Allah tabarakalah ilahay ha ku xafido 👏 wllo
@munezachannel14
@munezachannel14 4 года назад
Masha allah cadi ma ahan bil cafiya qali
@familykids5126
@familykids5126 4 года назад
Abaayo shugri mahadsanid gacantada allahahakuubarakeeyo
@hodankhasim9394
@hodankhasim9394 4 года назад
Msh aalh abyo ilhy gacnta ha ku barkeyo
@ayaandhalaalcooking8985
@ayaandhalaalcooking8985 4 года назад
Masha alah xabibti horey usoco pinka igu cazuum habo
@umasihaam693
@umasihaam693 4 года назад
Wow mash allah ilahay ha ku xifdiyo mcnto
@Anushka-sh6mu
@Anushka-sh6mu 4 года назад
Macalimada cuntada masha allah wallahi ad iyo ad aya kaga helay lkn isma fahmeno sbbto ah aniga somaliyo ayan joga wx yabaha badana ad isticmasho somaliyo lagama helo qarkod tan kle waxyabaha ad ku sameneyso makenada kukarka hos kaleh fornada wax yabaha ad ku sameneyso inad ishegto ayan jclan laha hdi si kle losamekaro wx walbo ad fornadas ku sameneyso wayo wxyabahas odhan wa jeclahay Ina sameyo ona barto mida kle wxn jclan laha wx yabaha badana laga isticmalo somaliyo inad wx yabaha ad sosameneyso ku sosameyso please wa iga codsi 🙈🙊🙊👍👌masha allah isha bini adamka illahay haka hayo 🤚👏
@hafsahassan8731
@hafsahassan8731 4 года назад
Masha Allah 🙏
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Wcs mama shukri masha Allah tabrikllha 👌👌shuran Allah haku barakeyo Aamiin Yaa rabi ❤❤❤❤❤❤
@filsaninafarhaan955
@filsaninafarhaan955 4 года назад
Masha allh macalimadeena
@faatumahassannur108
@faatumahassannur108 4 года назад
Masha Allah Allaha ku xafido
@maaidamyself1214
@maaidamyself1214 4 года назад
Maasha allah
@farxiyoxassan3196
@farxiyoxassan3196 4 года назад
Masha allha abayo allha ku xafido ❤❤💔💔💔💔💔❤💖 abayo inten kala so xiriira waxn ku weya dina alab ayn ka rabya
@UmSafwanKitchen
@UmSafwanKitchen 4 года назад
Masha allaah😋😋😋😋👌
@khadromohammed6874
@khadromohammed6874 4 года назад
Shugri qaaliyey sharafey adbn uga helay illahay haku barakeyo wan sameynaya xbbti qaali
@shuskitchen5404
@shuskitchen5404 4 года назад
Mnsh allah caadi ma ahn keep going Cafmd kucuna
@fardusindhaaarechannel6877
@fardusindhaaarechannel6877 3 года назад
maasha alaah
@hamadihamadi3494
@hamadihamadi3494 4 года назад
Masha allah alloow kubaragey shukri cadey
@kowtharhassan536
@kowtharhassan536 4 года назад
Shukran habo ❤
@qoysqurxoon7997
@qoysqurxoon7997 4 года назад
Mashallah walashey ilahay haku xifdiyo
@onmanechannel8290
@onmanechannel8290 4 года назад
Mashaallh abayo
@umumanaal6581
@umumanaal6581 4 года назад
Wad mahadsantahay abyo waxa tahay qof an wax badan ka faaiiday allha ku sharfo
@ubahlifestyle4396
@ubahlifestyle4396 4 года назад
Maansha Allah abayo 👌🥰
@ayaandeqa5604
@ayaandeqa5604 4 года назад
Manshallah waladheen jizakallahu qeer
@sacdiyojubad2955
@sacdiyojubad2955 4 года назад
Maasha'llh
@anuoficialpage3983
@anuoficialpage3983 4 года назад
Masha llah allah kubarakeyo gacantada habo horay usoco
@nicmayusuf3802
@nicmayusuf3802 4 года назад
Mnshllh alle ha ku barakeyo gacantada wlo
@suheymaofficial4567
@suheymaofficial4567 4 года назад
Masha Allah walashey wanka helay
@maryanmacalin4323
@maryanmacalin4323 4 года назад
Mash allah abyo wan kag mahad celinayay isad ad macalin igu noqatay abyo
@user-mo3pl9tb4r
@user-mo3pl9tb4r 4 года назад
Mnsha allh allh ku brakeyo gcnta hapo❣️🌺
Далее
Baasto Al Foorno Fudud By Qamar Bint Amiir 👑
14:43
Просмотров 100 тыс.
lasagna
8:16
Просмотров 14 млн
🤯 #funny
00:20
Просмотров 2 млн
Malintii 13aad ee sonka iyo afurka aan sameyaay...
15:28
LASAGNA/LAZANYA (quick and easy)
5:23
Просмотров 6 млн
Basto lisanyo sifudud loosamey
8:41
Просмотров 2,7 тыс.
Попалась за конфету 🍭🙃
0:20
Просмотров 1,2 млн
Попалась за конфету 🍭🙃
0:20
Просмотров 1,2 млн
Дед и новая машина😁
1:00
Просмотров 4,6 млн
Поймал редкий кадр🤨
0:22
Просмотров 1,6 млн
Будни в пекарне. Часть 2
0:59
Просмотров 3,6 млн