Тёмный
No video :(

babajey oo runta ushegey mahamed buskut sixun u baxdiley munira qaladka lo sareya 

CAJIIB TV
Подписаться 37 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

#Subscribe #Like_iisaar_Codsi
Walaal Channelkaan Waxaad Kala Socon Doontaan Barnaamijyo idiin Cajab Geliya Lasocod Wanaagsan

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 59   
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel Месяц назад
0:12 Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr Месяц назад
Maxamed buskut qof fican waaye wllhi aabbe wanaagsan baad thy hore usoco
@abdijama1984
@abdijama1984 Месяц назад
Mahamed buskut waa aabe fiican wallahi nin lacaanaayooo aamusay good joob❤❤❤❤❤
@abdijama1984
@abdijama1984 Месяц назад
Mahamed asoo gawar xaaran la jiifomala sooqarxin bidaarta waa caadi ninwalabo ayaa leh caay m ahan❤❤❤❤
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf Месяц назад
Bidaar Ceeb Maaha. Maxaad Heysan
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Месяц назад
Burukada danbi waaye
@shamsocali3492
@shamsocali3492 Месяц назад
Buruko ma eheen tintiisa uu u ku so laabay​@@NaimaMohamedAli-k6k
@abdijama1984
@abdijama1984 Месяц назад
Buskut asigaa gaardaran naag nin gaal lanooleed aroosey oo ay ilamo udhshay oo billsharci ku dhashay siduu uhaweestey naag nin gaal lanool iam sorry buskut❤❤❤❤❤
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Месяц назад
Oo waliba ku darso caruurti gaalka cidlo kaga soo tagtay . Kan imika ay raadinayso muxu dheer yahay kuwi horee
@fatxaahmed1854
@fatxaahmed1854 Месяц назад
Kkkkkkl
@fardosamumin9376
@fardosamumin9376 Месяц назад
Nin rag ah ceeeb ma leh ,Buskut ha la daayo
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 Месяц назад
Buskud camirada haka roorin ada dadka ku bashali jirte 😂
@fardosamumin9376
@fardosamumin9376 Месяц назад
😂😂😂😂 ma nooli😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 subhanallah Deeq salaan sare habo macaan
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 Месяц назад
Aqas adunka baba jey u nacay balaqada wali kasi hadle inta amusi lahed kan kale oo qosla codka xun naga amus 😂😂
@yasminadan9519
@yasminadan9519 Месяц назад
isku xishooda
@user-is6xk9sh5f
@user-is6xk9sh5f Месяц назад
Akhis waxani hada ragbey isku shegayan xita fahmi mayan oka dhicimayan wacade meshan wax fiyow maso galan waa dad kinin wada qaata
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Месяц назад
Hada miya ogaane inee kaniini qaatan Somalida qurbaha joogto inta badan maskixiyaan waa dad wada xanuunsan nolasha kadhacay wada cabtoy strees haayo kaniini aye kuwada socdaan inta badan 😷😷😷😛😛😛
@shamsocali3492
@shamsocali3492 Месяц назад
Waa xan walalkaa wuxuu rabin hadaa tiraa waa xan hadaa run ka shegeysid xitaa
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 Месяц назад
Laakiin hurdo waynidaa subxaanallaahiye maxaa kugu dhacay
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Месяц назад
3 geme ayu ciyaaray odiga wuu daalay sidaan filaayo wuu kadhacay kadib aya laga faidestay😷😷😷😛😛😛
@user-ry3fy8wh8l
@user-ry3fy8wh8l Месяц назад
Waxaad u eg tihiin niman waaweyn oo islaam sheeganayo oo haddana iska dhigayo rag masuul ah oo aabayaaloow la dhahayo marka waxaas aad ka sheekaynaysaa wax rag waaweyn ku hadlo maahee wax fiican ka hadla ama iska aamusa
@yasminadan9519
@yasminadan9519 Месяц назад
jees jana magalo
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 Месяц назад
Ummadda tuu ku sameeynjiray un baa lagusameeyey😂😂😂
@user-fj7sb2un6n
@user-fj7sb2un6n Месяц назад
Waryaada wiilka iskadaya waruntiis qofka kula nool leykama illalin karo. Saas ayu islamka xuquuq zowjeynka loadkeyay lonayiri dhar ayey isku yihiin.
@Tyger23ihhv
@Tyger23ihhv Месяц назад
Baaba wacal waye😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fosfarah9634
@fosfarah9634 Месяц назад
War babajey yab ayuleyahay kulaha dabel majirto
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Месяц назад
Bidaar waxweyn kadhigayaan waar naga aamusa
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Месяц назад
Wax ceeba wiilkan malaha xaqiiqdii
@batulahussein797
@batulahussein797 Месяц назад
Waxaan layaabey goorme bidar leysku cayo
@yasminadan9519
@yasminadan9519 Месяц назад
cayda joji
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
Somaliyeey wiilkaan maxamed budkud ogaada wu qalbi fiican yahay
@hazemzeid
@hazemzeid Месяц назад
Buskut bidaar 😂😂 shame on u
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 Месяц назад
Astaqfururah Alah waan fuuray Baaba jey umadeena ma ahin wallahi very funny guy
@farhiyaabdirahman5146
@farhiyaabdirahman5146 Месяц назад
Saaxiibtiis u Hiloiya
@XaliimoMaxamed-bw9ye
@XaliimoMaxamed-bw9ye Месяц назад
😅😅😅😅😅😅😂😂
@mariammahamed4016
@mariammahamed4016 Месяц назад
Viva Mahamed buskut
@farhiyaabdirahman5146
@farhiyaabdirahman5146 Месяц назад
Saaxiibtiis u hiiliya
@fosfarah9634
@fosfarah9634 Месяц назад
Kkkkk hadi bidar magasha
@user-zk4gy2cx2w
@user-zk4gy2cx2w Месяц назад
Nin maan xuuun baa tihiin wiil kaa dhaafa
@aishamohamed5469
@aishamohamed5469 Месяц назад
ee buruko qaxaaraan
@user-qv4qb6vk1k
@user-qv4qb6vk1k Месяц назад
😂😂😂😂😂😂
@kadraibrahim4036
@kadraibrahim4036 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Месяц назад
Baba Jeey shuunkiisa la keenay 😆😆😆😆
@ahmedosman701
@ahmedosman701 Месяц назад
😀😀😀😀😀😀😀
@sacdiyoahmed287
@sacdiyoahmed287 Месяц назад
Kkkk
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b Месяц назад
Bidaar lagaso qarxiyay
@yasminadan9519
@yasminadan9519 Месяц назад
ka joojiya cayda
@user-le3gf3jh3b
@user-le3gf3jh3b Месяц назад
War ragaan sidaa dumarka u shakaynayo
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Месяц назад
Tinta turkey baa loo heley dhib maleh
@yasminadan9519
@yasminadan9519 Месяц назад
maxa ka helaysan cayda
@sifiamaryamsalim5077
@sifiamaryamsalim5077 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Месяц назад
😂
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
Saa uwoslaayey neefta igu dhagtay alla baba jeeya Maxamed batra shadi munira baas bay u noqotay kkkkkkk Miskiin maxamed buskud reer WAQOYI mad eeye maxaa ku geeyay kkkkkkkkk Anigaa ah walhy reer waqoyi waxba maqariyaan kkkk
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂
@umradwan4080
@umradwan4080 Месяц назад
😂😂😂😂😂
Далее
Triple Protein Sandwich
00:32
Просмотров 4,6 млн
MUNIIRA SWEDEN TIMID SI EEY BUSKUT & MAHIR U DACWEYSO
18:02