Тёмный

Bad Mareenkii Soomaaliyeed Ee Ismaaciil Nuur Faruur Buur Iyo Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa 

QARNI JOOG TV
Подписаться 96 тыс.
Просмотров 67 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 янв 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 64   
@johnnytruth974
@johnnytruth974 3 года назад
Ismaaciil Nuur Faruur buur ilaahay naxariistii Jano haka waraabiyo aamiin Nin ilmaxaal ah oo dhaqan leh oo diin leh oo xikmad leh oo Soomaali Dhalad ah oo Ciidagale ah, waa reer kamida reeraha dhaqanka hidaha iyo afka Soomaalida ku dhaata ee haya ilaahay hadaayo iyaga iyo dhamaan qabiilada Soomaaliyeed ee dhaqankii weli xeeriya aamiin.
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 3 месяца назад
Ilaahay ha u nxrsto abwan Ismacil nin dhawrsonbu aha
@mohamudnur8607
@mohamudnur8607 2 года назад
Sawrku Waa Cumar Carte Qaalib ,
@abdullweli-geesood21
@abdullweli-geesood21 3 года назад
War soo gali shekadii macalin ahmed wadaadki dugsiga qur'aanka✅✅❤
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Insha Allah
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 года назад
Waa wax si yar u khaldami kara lahaanshaha maansooyinkii hore u jiray intaan kaydka qorista afsoomaaligu bilaabmay. Khalad kumana lihid. Sideedaba maansadu hadday afkaaga ka soo baxdo ma lihid ee ummaddaa leh. Suugaanta waa hanti ummadeed markaa inaanay lumin ayaa ka muhiimsan in la khaldo qofka curiyay. Ka xil iyo eed li'id.
@husseinhirsi6700
@husseinhirsi6700 2 года назад
Qq help 1qqllqa
@faafumofaadumo9047
@faafumofaadumo9047 3 года назад
MASHA ALLAH
@guleedciise4497
@guleedciise4497 3 года назад
🎈Nuurow Miraaqada aduun meel aan xala joogay 🎈Miyigaan ubaxay ee Saftiyo mallimada qaatay
@jimcaaleabdi9222
@jimcaaleabdi9222 3 года назад
Abwaan Ismacil nuur faruur buur waa ninka soo saaray maahmaahda "faduulow maxaa berbera kugeeyey=oo markii hore ahayd faruurow maxaa berbera ku geeyey,.
@Abdifatahmohamed-wl6pc
@Abdifatahmohamed-wl6pc Год назад
Ilaahay Naxariistii Jano haka waraabiyo Abwaan Ismaciil Nuur Faruur buur oo ahaa Nin Diin iyo Dhaqankaba ku adag Waa Nin Cidagale Cabdi Ciise ah oo Reer warfaa ah
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 8 месяцев назад
Waar isku xishoo cid walba ha sheeganinee.
@Haleeleelin
@Haleeleelin Месяц назад
​@@AncientPharaohhee oo yuu ahaa marka
@qaliabdullahi889
@qaliabdullahi889 3 года назад
Manshaa Allah, I loved wallahi
@khaliifnuurxuseen6882
@khaliifnuurxuseen6882 3 года назад
Maan shaa alaah
@GALANGOOLI
@GALANGOOLI 3 года назад
😁 Anigoo ciradu boosh itahay 😅Baaster(wacal) dhali maayo 😃 Barkin iyo firaash aann dhigan 🤣Boor ka kicin maayo 😎Niman iiga baahnayn caruur 😁Boqole siin maayo 🤔Biri yoolka khayrkaan latagin 😷Maantay bi in maayo . Ax yaa ereyo iyo waano 😍
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Dad Waa Dadkii Here Walee Hada Tik Tok Ayaan Ku Fac Noqonay
@omard7649
@omard7649 3 года назад
Wuxuu ahaa adoon eebe dhowray
@khadarahmed7993
@khadarahmed7993 3 года назад
walee waan qaaday intaa
@yuusufyuusuf2577
@yuusufyuusuf2577 3 года назад
Lp
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 года назад
nunseses fariidankhadraaaaay laygu farxoo waxbadan lajecel ahay jeertaan family kusoo biiray. aqoonlaawe xalaaal la ii qaatay bariir iyo sanado lay raadinaayey. ooridiis bahyartan.
@chafiali447
@chafiali447 2 года назад
Waa ciidagale cabdi ciise reer warfaa
@larsmartinjohanssonjohanss115
Waa soomaali.
@Haleeleelin
@Haleeleelin Месяц назад
Ma ismaaciil baad sheegaysaa wllo
@suaadabdi9105
@suaadabdi9105 3 года назад
Imika sinadii iyo kufsigii wax iska caadiya bay la noqotay Soomaali..Uf waa dhaqan xumo soo korodhay..ILAAHAY dadkeena ha ka badbaadsho xumaanta
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Haa Allah Haso Hanuuniyo
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 8 месяцев назад
Wallaahi waxaanu ognahay in NGO’s Ay lacag ku bixiyaan.
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 3 года назад
Masha Allah wallee dad waa kuwii hore.
@myusuf9551
@myusuf9551 3 года назад
Manshaallah
@abdirahmananshax471
@abdirahmananshax471 2 года назад
Alle haku naxariisto
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Xamarwadajir..nonirthmelbour..
@munasaryare6655
@munasaryare6655 3 года назад
Mahadsanid wll❤
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 3 года назад
Adeer macan halkaas ka sii haay
@husseinroble6750
@husseinroble6750 3 года назад
Dadkii hore dhaqankooda keli bay u ahaayeen maantana dadku wu muquurtay.
@husseencagta7448
@husseencagta7448 3 года назад
adoon ahaan ayey ku shaqeyn jireen.
@maxamedismaaciilxasan5000
@maxamedismaaciilxasan5000 3 года назад
Gabagaa waxa lahaa c/laahi muuse
@faizaali6146
@faizaali6146 3 года назад
Ad Bad U Mahadantahay
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Layla joogaa lajeceltan naagta yar bahyartan.5👋
@cabdiraxmaan9818
@cabdiraxmaan9818 3 года назад
Baddaha
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 года назад
alxamdulilah.asww.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Jkhayraaaaaa baa laygu dhahay waa qofna. IyaIya.waiyaakum.
@jimcaaleabdi9222
@jimcaaleabdi9222 3 года назад
Waxa gabayada uu tiriyey ee ugu caansan kamid ah "Taban taabaday laba gacmood tamar kuyeeshaan
@cabdifataaxmaxamed5163
@cabdifataaxmaxamed5163 3 года назад
bisinka ina somaliyeedoo lagu bireeyaaye, Ma banayn shareecadu hablaha inaynu boobnaaye, bilicdoodu wa qaadigood ula badheedhaye wa dhayman hadal msha Allh
@adanduale9075
@adanduale9075 3 года назад
Waxaad ka hadashaa oo keli ah habayaasha daarood balse kama hadashid Kuwait kala
@user-ft7ug6po8g
@user-ft7ug6po8g 2 года назад
daaroodba ma ahayn ninkani, wuxuu ahaa nin ciidagale oo reer warfaa cabdi ah
@abucubayr8517
@abucubayr8517 3 года назад
Wll waxaan ku su aalay xagee ayaa barnaamijyadaa ka heshaa sawta maaha meel walba Aan ka dayay ee aan waayay ma canjalado ayay ku duubanyihiin
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 года назад
layhiloobaan waxbadan lajeceltan gabadha khadraaaaaaay.yarta
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 года назад
waa cidnaqofna.
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 года назад
Sawirka cumar carte qaalib maxaad u saaraysaa ma aqoon daray kaa tahay misse ninkan laga hadlaayo ayaabad umalaynaysaa
@hoodahabby6032
@hoodahabby6032 3 года назад
Thanks 😊 🙏
@masraxafuran1029
@masraxafuran1029 3 года назад
Tollow Soomaali miyaa laga waayey nin Idaajaa u Dhigma? !!! Suugaanta Idaajaa
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 года назад
Ma jiroba illaahey amarkii
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 года назад
Hada looma baahna o wali idaajaa wu shaqeeyaa cimrigiisa allaha dheereeyo laakiin markuu howl gab noqdo ama dhinto weeye marka badalkiisa laga jeeqaaqayo somaliweyn
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Iyada 5 khadraaay bahyartan danbe.iiyad waatan. Sacabsacab. Fariidan naago waxbadan iga waawaynaa baan ka fariidsanahay hadadan ciyaar waa galabe cayne.caynbacayn.yarta qofta
@farxaanmaxamed5509
@farxaanmaxamed5509 Год назад
don't
Далее
Как вам наш дуэт?❤️
00:37
Просмотров 235 тыс.
ТРОЛЛИНГ СКАМЕРА СТАНДОФФ 2
00:59
Garsoorka Iyo Garnaqa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
31:15
CABDI IIDAAN FAARAX || GABYAA CABQARI AH.
6:42
Просмотров 20 тыс.