Тёмный

Sheekadii Waasuge Waran Side Iyo Warsame Oo Dhameestiran Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha Qarni Joog 

QARNI JOOG TV
Подписаться 96 тыс.
Просмотров 210 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 авг 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 198   
@hudafuture1330
@hudafuture1330 5 месяцев назад
Ma idinku jiraa qof yaqaana macalin Ahmed yaasiin abdirahman Ahmed (ahmed yaasiin dool) hadii aad taqaano igu salaam waa macalinkii maadada somaliga ii dhigayay dugsiga sare waligayna ma arkin macalin ka dhaqan yaqaansan ka sharax wanaagsan kana akhlaaq badnaa wlhi waan jeclaa berigii uu ii dhigi jiray ❤ 2012-2014. Dugsiga sare noradin A hargeisa . Sheekadan ayaana i xasuusisay macalinkaas ,waa qofka i jeclaysiiyay afka somaliga ilaa maanta oo aan joogo waqooyiga America oo af somaliba aanan wax ku baran mudo 7 sano ah ilaa hada macalinkaas maskaxdayda kama bixin . ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha u dheereeyo ❤
@zaytum
@zaytum 2 года назад
Mansha. Alaah ilaahow ku sii cimri dheer iyo cibaado suuban amin. Mahadsanid qarni joog 🙏🌹🥰💓👍🙏🌹🥰💓👍
@amranshire9890
@amranshire9890 2 года назад
L lol poo 💩 poo
@liibaancumar3014
@liibaancumar3014 2 года назад
Alahayow caafimad iyo cimri dheer iyo cibaao suuban ayaan kaaga baryay axmad faarax idaajaa
@abdinaasirabdisamediise5331
@abdinaasirabdisamediise5331 2 года назад
Axmed faarax cali idaa-jaa waa shaqsiga kaliya ee nooleeyay hiddaha iyo dhaqanka soomalida illaahay haka abaal marriyo abwaanka.
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Год назад
Iloohoow qof wanagsan safar kayga Canada aan isla galnaah Iloohoow kugu ma adkah aamiin aamiin
@cabdiqadircilmifaarax
@cabdiqadircilmifaarax 11 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdiqadircilmifaarax
@cabdiqadircilmifaarax 11 месяцев назад
33:30 33:30 33:30 33:30 33:30
@hudafuture1330
@hudafuture1330 5 месяцев назад
😂😂😂😂
@AliAli-lp1fo
@AliAli-lp1fo 5 месяцев назад
​@@cabdiqadircilmifaaraxxgzmp Jimmy
@xafsanimo8302
@xafsanimo8302 Год назад
Sheeko qurux iyo xiiso badan waaye. Micnaha iyo nuxurka ku jirana waa mid wayn. Labada dhaqan ee Warsame iyo Waasuge waa mid ka turjumaya dhaqan wanaaga soomaalida. Waa ka heley
@huraale9443
@huraale9443 2 года назад
Idaajaa Cimriga Allah Hakuu Dheereeyo
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 года назад
Axmed faarax cali alle cimriga caafimadka iyo caqligaba haku barakeeyo abwaan Buug iyo qalin baan uso qaatay inan waxyabo faa'ida ka qorto sheekadan uu qoray alle ha uraxmadee mid kamida aabbayaashii afka somaliga (KADARE)
@ZakariaINur
@ZakariaINur 2 года назад
Eebe ha u naxariisto... Qoraa Sare Kadare. Eebe caafimaad ha siiyo Idaajaa.
@Maxamedmarayare
@Maxamedmarayare 2 года назад
Wali madhagaysanin sheekadan waasuge balse waxaan intabadan dhagaystay barnaamijyada idaajaa oo runtii aad iisoo jiita cimriga allaha udheereeyo abwaanka sheekadanna waan dhagaysan haduu alle idmo
@mommaymuun8745
@mommaymuun8745 2 года назад
Adeer keey Axmed Allah Haku Xafido
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 2 года назад
Waa sheeko xiis bdn runti. Mahadsanid qarni joog
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
Share No Dhaha
@istarcusman9471
@istarcusman9471 2 года назад
Igu Haley
@mahadow1
@mahadow1 2 года назад
Dhaan-Raac waa ciyaal yoo-yoo inkaaran😂
@charmarkearreh6350
@charmarkearreh6350 2 года назад
50:53 maah maah "Dad ma ceeb la'yahay la ma yidhaah dee, ma cayntaa baa la yidhaah .
@charmarkearreh6350
@charmarkearreh6350 2 года назад
51:25 Is qadaris qoys kuma dagaalo
@ARDAYSAME
@ARDAYSAME Месяц назад
micnaheed mida kale ii micnee 5ta illahey 5 uga dhigin midka u danbeeya 53;20
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 2 года назад
Masha.allaah tabaaraklaah 💖💖❤️💖
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 года назад
Maasha alah👍👍👍alah yaa rahma dr xusen sh ahmed kadare
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Год назад
Dhaan raac macawista hada magalada kudhex maroh waxaah la imoodin xamdi from Canada
@mahermohamud1239
@mahermohamud1239 2 года назад
m.a mahadsanid qarni joog idaajaana abaalka uu afka soomaaliga ugalay alaa ka amaal siiyo nin soomaalida meel ugajira wiiye
@najmoabdi7006
@najmoabdi7006 2 года назад
Idaajaa waan aqaan waa abtigey mashallah
@waayotegay2895
@waayotegay2895 2 года назад
Waan Ba Sugaayay
@doorbin24295
@doorbin24295 2 года назад
Horay Usoco Sxb
@samirostudio372
@samirostudio372 2 года назад
Mahadsanid Wll
@roodaomar340
@roodaomar340 2 года назад
Walaal ado mahadsan waa qarnige sheekadani se welia noolyhy warsame
@saxansaxomusic3698
@saxansaxomusic3698 2 года назад
Waad Mahadsantahay Maadaama Aad Noo Soo Dhameestirtay
@mohamedabdulahi9850
@mohamedabdulahi9850 2 года назад
Maashaa Allaaah, dhaqanka waasuge iyo warsame aad baan baan ula dhacay, runtii wax weyn baa nooga faaiideysay, runtii dareen iyo qiiro ayey nagelisay sheekadu..
@eng.mohamedali4922
@eng.mohamedali4922 2 года назад
Wa sheeko xiise leh xaqiiq wan dhamaystay😎
@ilzyx5912
@ilzyx5912 9 месяцев назад
Waa sheko aad umacaan waxaa fiicnanlahayd in English lagu qoro si ay caruuraha qurbaha ku dhashay ee dhaqankeena ubartaan ❤❤❤❤❤
@ZakariaINur
@ZakariaINur 2 года назад
Waxaa sheekadaan qoray ama lahaa Dr. Xuseen Sh. Axmed Kadare, waxaana la yiraa Waasuge iyo Warsame(socdaalkii 30-ka maalmood). Qarni jiro adigoo mahadsan, sheeg cidda leh sheekada ama qortay, sida aad u sheegtay cidda akhrinaysa ama tebinaysa.
@sademali
@sademali 2 года назад
Qoraaga markasta waxaaba sheegaya idaajaa oo leh “ waa qalinkii sheikh ahmed kadare”
@mahadow1
@mahadow1 2 года назад
Dhaan raac dhaqanka waalidkood Dhasha ka leexataan dhahnaa
@maxamedtawane5517
@maxamedtawane5517 2 года назад
Masha Allah. Axmed Idajaa waxuu aftahannimada ku darsaday cilmiga qootada dheer uu uleeyahay hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
@mysalah06
@mysalah06 2 года назад
He only knows his Somali.
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 5 месяцев назад
1:07:07 Waa dhibka ilaa iyo hada. Taagan. Doowladii Baa Odayada Kaxda kala hadlaya, ineey xiraan, Dhiigyacabkaan, ooeey soo dhiibaan. Odayadiina, Sarciga balan iyo Wada-hadal ka gali arinta.
@ismailbare6085
@ismailbare6085 2 года назад
Very intresting
@aniso8807
@aniso8807 2 года назад
Mahadsanid walal qarni joog❤️💕
@caziiz5307
@caziiz5307 2 года назад
Our legend mr idajaa
@BashiirSalad
@BashiirSalad 2 года назад
Zxp cabdisalaan Qarni Joog Kunjeer Mahadsanid
@farahfaruur1274
@farahfaruur1274 2 года назад
Hard times make strong people and you people make strong people and governments. If those strong people and governments do not do justice, they will be destroyed and the small ones who did justice will be destroyed. KEEP
@bestleader8294
@bestleader8294 9 месяцев назад
Dhaan raacow wari ku dhaaf
@maxamedmustaf9891
@maxamedmustaf9891 Год назад
Anih waxa qosol igu dilooyo warsame odeyga uu beerta kula kulmey oo asigoo lahadlaayo gabadha ku maqnaa😂😂 balo ku ciyaadhay reer magaalow kkk
@charmarkearreh6350
@charmarkearreh6350 2 года назад
Odhaah Murtiyeed: Ilaahow Shan waad uuntee maxaad shan uga dhigin 1. Geesi waad uuntee maxaad bir uga dhigin, 2. Fule waad uuntee maxaad baalal ugu yeelin, 3. Deeqsi waad uuntee maxaaad maal-qab uga dhigin, 4. Bakhayl waad uuntee maxaad summad ugu yeelin. 5. Basari na waad uuntee e maxaad koor ugu xidhin. Waa amuur uunka Alle e, akhriso bal dhugo boogga "Socdaalkii 30kii maalmood - Waasuge iyo Warsame" Dr. XUSEEEN SH. AXMED KADDARE A.H.N
@zakifilipiin
@zakifilipiin 2 года назад
Sxb number 5 basari maxa loola jeda
@shamsofarasle8198
@shamsofarasle8198 2 года назад
@@zakifilipiin areebo, baali ama basari kuli waa isku macne
@zakifilipiin
@zakifilipiin 2 года назад
@@shamsofarasle8198 mahdsantahy walshy😍🙏
@madiinaumumohamed1749
@madiinaumumohamed1749 2 года назад
Sheekoyinka nosoo gaa gaabiya mahadsnadiin
@cabdilahicaarshe216
@cabdilahicaarshe216 2 года назад
Ax sxbtinimo ragaasaa lahaa isu hiloobayay
@farahfaruur1274
@farahfaruur1274 2 года назад
wakhtiga adagi waxaa uu keenaa ama uu dhalaa dad adag oo tayo leh dadkaas adagi waxay sameeyaan buksho adag iyo dal adag dhaqaale adar iyo caqiido diineed oo ad u xoogan dadkaas haday ilaalin wayaan cadaalada iyo xuquuqda caamka ah waxaa bilawda inay babaan oo ay badalaan dad intaas oo dhan illaliya bal eega tariikhdii aduunku soo maray tani waxaa loo bahan yahay inaad kal garato shalay iyo barito adigoo raacaya wixii la soomaray ama waxa ay diintu inoo sheegtay cadaalad falid iyo in xumaanta la iskadaayo xalaashana laqaato
@abdulkarimabubakar7005
@abdulkarimabubakar7005 2 года назад
Sheekadan oo qoran yaa ii soo diri karo
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
Pdf Asigo Ah Google Ka Raadi
@abdulkarimabubakar7005
@abdulkarimabubakar7005 2 года назад
@@Qarnijoog mahadsanid waa aan helay.
@youngkhalifa7093
@youngkhalifa7093 2 года назад
Ok I bbe
@elmimuhiyadiin7746
@elmimuhiyadiin7746 2 года назад
Dhaan-raac 😂😂😂!!
@diinmohamedofficial3585
@diinmohamedofficial3585 2 года назад
2022 ♥️
@munaali8830
@munaali8830 2 года назад
Manshaalaah
@MCkarin-op5nl
@MCkarin-op5nl 21 день назад
tnkis😮😊
@calidheere6691
@calidheere6691 2 месяца назад
Waaw
@user-mp5nc6ns2x
@user-mp5nc6ns2x 4 месяца назад
Sayad osman
@nuuraxmad7343
@nuuraxmad7343 2 года назад
Absugey
@sharmaakeaxmed738
@sharmaakeaxmed738 2 года назад
Waad kumahad.santehay suugaantaat
@alinoorahmednajji1955
@alinoorahmednajji1955 2 года назад
War ninkaan donqonsana oo dabalsana yahuuu.
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 2 года назад
Ciyaalka xaafada beerta loo diray
@user-vx1eh7uz5s
@user-vx1eh7uz5s 4 месяца назад
M,a❤
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 2 года назад
!!! Dhaan raac !!!! Waqtigan ayey sii bateen. Mahadanid sammi.shaqo wacan.
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
Sido Kale Sami
@abdifatahabdi6570
@abdifatahabdi6570 2 года назад
Yo
@irbocali2091
@irbocali2091 2 года назад
Ragaan maqlaa kuxusan
@abshirkucayilekucayile1989
@abshirkucayilekucayile1989 2 года назад
SSF
@abshirkucayilekucayile1989
@abshirkucayilekucayile1989 2 года назад
Wertay
@mohamedmohamud6654
@mohamedmohamud6654 2 года назад
Allah unaxriisto dr kadare
@user-oo3wc5is6k
@user-oo3wc5is6k 7 месяцев назад
E
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 2 года назад
Mahadsanid wll👌
@farxaanzaki6869
@farxaanzaki6869 2 года назад
Wakutaageerahoreyusoco
@ismailmohamud685
@ismailmohamud685 2 года назад
M
@sharmaakeaxmed738
@sharmaakeaxmed738 2 года назад
Acw wall aaaa
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
Wcs
@Hoogmawade
@Hoogmawade 7 месяцев назад
​@@Qarnijoog 18:16
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873 2 года назад
Axmed faarax idaajaa waa nin taariiq yahan ah laakiin waxaa cod ahaan noo badali doona wiilka yar kabtan ayuub waa isku cod fadlan kabtan ayuub barnaamijyadaan sii baro
@Isseabdikadir1
@Isseabdikadir1 2 года назад
Hhhhhh maxaa tiri
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 2 года назад
Isku qabiil miyaa tihiin
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873 2 года назад
@@abshirpepe4130 maya isku qabiil ma nihin labadaba igu qabiil ma ahan idaajaa iyo ayuu igu qabiil ma ahan ayagane isku qabiil ma ahan xumaan ha u qaadanin qoraalkii hore iyo kan hadda aan kuu soo qoray
@abdikadirabdi5059
@abdikadirabdi5059 2 года назад
Masha allah
Далее
SHEEKADII ADUUNYO KHATAL IDAAJAA
43:06
Просмотров 588 тыс.
Garsoorka Iyo Garnaqa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
31:15
TAARIIKHDII GARAAD WIIL WAAL - AXMED FAARAX CALI IDAAJAA
1:48:38
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 27.07.2024
20:09
Просмотров 2,3 тыс.