Тёмный

Bal Fiiri Sidey u fakarayaan: Xitaa Wadada Salaaxudiin wey nagu yar tahay | Hadalka Yaab Cajiib ah | 

MARACADDE SHOW
Подписаться 648 тыс.
Просмотров 57 тыс.
50% 1

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 100   
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 9 дней назад
Alaha dhibatada hakadul qaado musliminta dhaman amin
@fiidowmrk
@fiidowmrk 9 дней назад
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please like ❤️
@user-tz1pn1ys3c
@user-tz1pn1ys3c 9 дней назад
صل الله علیه وسلم 💕
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 9 дней назад
Reer qasa alah ayaa umaqan guuul xm insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@omarosman7143
@omarosman7143 9 дней назад
Yuhuuda illaaahoow jabi
@Maxamuudcabdi-s4c
@Maxamuudcabdi-s4c 9 дней назад
Rer QAZA waa dad go dosan oo hubkasto loo adeegsatay ilahaddana yahudo maguulesan insha allah wee guulesanan ❤
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 9 дней назад
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤
@Libaxacharaf
@Libaxacharaf 9 дней назад
Sxb maracadde anigo Fikirgeyka waxan Dhageera Generalka Wayoo Dowladha Caalamko Caagonsayaxay waa Reer Galbed iyo Caadowga Muslimkha
@Khumayni-bl6gu
@Khumayni-bl6gu 9 дней назад
42 sano ayuu hogaam9nayey Alla geesisanaayee Alle ha unaxariisto mucammaru alqaddaafi ❤❤❤😢
@MaslaxsheekhIbrahim-rx9mz
@MaslaxsheekhIbrahim-rx9mz 9 дней назад
Gaza allaah dhibka haka qaado
@ahmedomer3363
@ahmedomer3363 9 дней назад
Asc wll naggu qaaliya maxamed ciise marracadde sallaan, waar yaa yuhuud aamini kara waayo dad asal ahaan ilaahay ,iyo ambiyadda sida quraan ka ilaahay innooggu sheegay.xamaas guul😢🎉❤
@adanhashi4917
@adanhashi4917 9 дней назад
Ree Qaza Wey guuleysan doonaan. Guusha wey danbeyza Jabka Israel iyo Marenkanka ku bishaareysan Doona. Dhawaaan inshallah
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 9 дней назад
Ilaahay falastiniyinta iyo musliminta Laga gardaranyahay guul warta sii Cadawgodana jabi ya rabi aamiin
@fiidowmrk
@fiidowmrk 9 дней назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@Boqorejr10
@Boqorejr10 9 дней назад
Maracadde fadlan ha ino so gudbin waxa ay gumaystuhu sii sheegayan tusale ahan mesha ayan werarayna aaga ayan qabsaneyna i.w.m 🙏😭😭😭😭
@AbdiwaliAxmed-ju3pg
@AbdiwaliAxmed-ju3pg 9 дней назад
illaahay ha jabiyo maraykan iyo yuhuud eebe weyne ha burburiyo Allaahu Akbar
@SacadaCaynan
@SacadaCaynan 9 дней назад
Reeqaza alaaha ayaa umaaqan ❤❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤
@sooyaanherbal
@sooyaanherbal 9 дней назад
Allah jabiyo yahuuda iyo gaalada galbeedka
@nimcanabdi9437
@nimcanabdi9437 9 дней назад
Asc maracade warkagu waraga ega warkii manta lagasugayay habenki ayu sogalaya
@abubkarcabduqaadir8861
@abubkarcabduqaadir8861 9 дней назад
coming soon 700 insha Allah ustaat 🇸🇴
@SadaxleBoy
@SadaxleBoy 9 дней назад
Alla ku barakeeyo walaal
@SadaxleBoy
@SadaxleBoy 9 дней назад
Maracadde guulaso baro
@LibanIsmail-co1gp
@LibanIsmail-co1gp 9 дней назад
First comment plz give me a thumbs up ☺️
@sooyaanherbal
@sooyaanherbal 9 дней назад
Allah ugargaaro walaalaheena
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 9 дней назад
بسم الله الرحمن الرحيم اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم بسم الله ماشاء الله تبارك محمد عيسى شكرا جزاك الله خير
@HaanoHaano
@HaanoHaano 9 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤ allaah haku barkiiyo mr cade
@Shxusen55
@Shxusen55 9 дней назад
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍
@ahmedmohamednorbisik.4758
@ahmedmohamednorbisik.4758 9 дней назад
Waad kumadsantahy Soo gudbinta wararka xaqiiqada ah aad Soo tebineyso Goor welba.
@nasrocabdi5956
@nasrocabdi5956 7 дней назад
guul falastiin Insha Allah
@user-rb8vh5fe7x
@user-rb8vh5fe7x 9 дней назад
Maracade ❤
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 9 дней назад
Horta yuhuudu ma is ogtahay in iuaga meeshaan lagu beeray iuadoo reer yurubkii ay iskaa soo buriueen😊
@cilmiaxmed8273
@cilmiaxmed8273 9 дней назад
Calayhi salaatu wa salaam
@maxamedmaxamud223
@maxamedmaxamud223 9 дней назад
Thanks 🙏🏽
@AbdirahmanHaji-l7c
@AbdirahmanHaji-l7c 9 дней назад
Waa xaalda khatar aha oo soo food saartay guud ahaan dalk libiya labada dhan ba
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 9 дней назад
Liibiya waxay dhismaysaa markay ogaato in reer galbeedku burburiyeen.
@AbdihafidMohamed-b4b
@AbdihafidMohamed-b4b 9 дней назад
Qofki ubahan in carurtisa O jogan America 🇺🇸 ama UK 🇬🇧 in quranka karimka hab online sodawaw
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 9 дней назад
Wlhi wayab xafter wuxu heysta warshdihi kuwa kalna mamlki qabiillda yaa umaqan
@abdihakinsalaad0
@abdihakinsalaad0 9 дней назад
Sxbky maracade video inta laga hela
@BadriIsmaciil-s5x
@BadriIsmaciil-s5x 9 дней назад
Guul qasa
@CaliMaxamedseed
@CaliMaxamedseed 8 дней назад
Illaahi muslimiinta bogooda burcad ha isku mariyo
@SuleymanAdancilmiaxmed
@SuleymanAdancilmiaxmed 8 дней назад
Aryahee
@AxmedNurCabdixasan
@AxmedNurCabdixasan 9 дней назад
Manshallh
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 9 дней назад
❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 9 дней назад
❤ صلي الله عليه وسلم❤❤
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 9 дней назад
Qaza ilaahay Ayuunba Umaqan😢liibiyaanku Haysku Madhanaan Xaasidiintu Lacagta Soomalida Ayey isku dagalayaan
@AxmedNurCabdixasan
@AxmedNurCabdixasan 9 дней назад
Yalh ilahyow garab sii
@kamdageyare633
@kamdageyare633 9 дней назад
First view
@LaftagarenAbdiazize
@LaftagarenAbdiazize 9 дней назад
😢😢😢😢💔💔
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 9 дней назад
yuhud ma aha dhibku waa maraykan rabi ha ciqaabo baydhan iyo xukumadisa alaha jabiyo maraykan aamin yarabi yuhud mar hore ayaa meel la saarilahaa oo la burburin laha ma iyaga iska leh gasa dadki lahaa ayaa dagan dawlad in ay noqdan ayaa la rabaa rer falastin insha alaah kufarta maraykan iyo yuhud ilen waa kufar ilaahayna ma aaminsana gaaladan ee u shega in ilaahay aduunka leeyahay wax lalehna uusan jirin ilaa isaga moye. gasana uu ilaahay ogyahay iyo masjid alaqsa awodna ale oo kaliya ayaa leh ilaahay waxa uu yiri si kasto dad loo laayo rer falastina amaba alaqsa yuhud u rabashto marnaba in ay qabsadan uma suurobayso kufarta yuhuda iyo maraykanka daba socda ee benta iyo khayanada ku tageraya alaah subxanahu watacaala ayaa og arka kana hadlay in aysan kufartan qabsanayn gasa iyo al aqsa in ay xorobina ay tahay hadalki alaah subxanahu wa tacaala hadalka alena wuu socon waana run wax badali karana ma jirto hadaba maraykanka xiiqay ee murtadinta ah iyo yuhudan dabasocota ha loo shego in aan rer falastin la baabiin karin gasa iyo alaqsana aysan qabsan karin oo laga xaarantinimeeyay kufaar oo dhan marnaba aysan suurobay in yuhud daganato gasa iyo alaqsa midna oo ay xorobi rabina uu ku dhartay in uu halaagi dono baabiin dono yuhud. ha loo shego ha la fahnsiyo benta ay aaminsanyihin in uu diiday ogolayna rabiga boqorka ah ee konka leh wax lalehna uusan jirin ha daalina ku dhaha intad u gaysaten rer falastin ee dhib ah in ka badan oo ka ciqaab badan oo cid maraynkarta aysan jirin ale moye ayuu rabigu idin ciqaabi oo idin halagi wuuna ku dhartay alaah in uu ciqaabi dono maraykana ma hilin karo waxna lagama badali dono insha alaahna waa la joga xiligi uu ilaahay. kuwa xadgudbay uu ciqaabi lahaa. ha loo shego maraykan yuhud way ogtahay arinkaas
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 9 дней назад
Maraykanku waa ka wada dagaalka Gaza hubaynayaa yuhuuda ku difaacaya golayaasha caalimga ah
@MukhtaarmaxamedCismaan
@MukhtaarmaxamedCismaan 9 дней назад
Is haysiga iyo qabsanaanta dawlaha islaamka qaarkood waxaa ka danbeeya reegalbeedka islaamka alaha is jeclaysiiyo
@MousaharbiMohamed
@MousaharbiMohamed 9 дней назад
Moussa harbi mahamed
@AbdillahiProf
@AbdillahiProf 9 дней назад
Walaa ku awye
@AbdiMalikRidwanMuhumed
@AbdiMalikRidwanMuhumed 9 дней назад
@ibrahimethio2314
@ibrahimethio2314 9 дней назад
Nin shaqaysanaya ayaan ku hasamayna xayissis iyo baliyo baas. Ayu lacag ka samenaya
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 8 дней назад
Liibiya turki maxey u qabten haddii qeyradka gacanta u so gelin dowladda
@user-lj7sz6bg5q
@user-lj7sz6bg5q 9 дней назад
Maracadow sual baan kuweydiinayaa oo ( macquul gal miyaa in soomaliya iyo itoobiyo dagaal uu kaqarxo ? Inkastoo badanaa arimha siyaasadda saaid baa ufalaqeedaa
@AadanmaxamadAadann-t9d
@AadanmaxamadAadann-t9d 9 дней назад
Shisheeyaha hadal faraha lambada dhinac heshiis koodu wuu fududyahay
@CabdulaahiMaxamuud-lo4si
@CabdulaahiMaxamuud-lo4si 9 дней назад
Wadamada bariga dhexe o la safan cidda leyneysa falastiin, iyagana waa nimanka shulugyada waaweyn iyana waxa socdaa waxa weeye sidii iyaga loo qabsan lahaa
@BalqiisaMuuse
@BalqiisaMuuse 9 дней назад
Turkey-gu wuu Ku saxsan yahay inuu shiidaalka dalka libiya Ka hor istaago gaalada ISA soo bahaystay
@bashkaamiin514
@bashkaamiin514 9 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-fi4te8mr9x
@user-fi4te8mr9x 9 дней назад
Thanks
@siciidcilmi-d3x
@siciidcilmi-d3x 9 дней назад
Ayagaa lawaayidona israaiiliyiinta nisha alla falatiina waay. Guulaysanasa ilaahay amarkii
@user-nf4fo2ig6b
@user-nf4fo2ig6b 8 дней назад
🎉🎉🎉🎉
@CabdirashiidcaliShiikh
@CabdirashiidcaliShiikh 9 дней назад
Scw scw scw scw scw scw
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 9 дней назад
Dagaal faayaa majiro carabtii waxa kaysta munaafiqiin geerida ka baqaysa
@RASHKAMAN-v6d
@RASHKAMAN-v6d 9 дней назад
❤❤❤
@maxamedraabi-yz1bx
@maxamedraabi-yz1bx 9 дней назад
somalida.maxa.u diday.inay.dhulkoda.dhistan.intay.masayda.iyo.gafur.culusta.iyo.washaysiga.dhulka.u.dhisayan.una.qur.xinayan.waligay.waxaa.so.kale.ma.maqal.ma.arag
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 9 дней назад
Wxd modaa carabtu iny hada Baraarugen markay xeedho Iyo fandhaali kala dheceen? Intii walalahood lagu hor Qalanayeyna Wy dawanayeen?
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 9 дней назад
Hey Baan urajeynayaa maadaama ay muslinsheegtaa
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 9 дней назад
Scw scw scw nnkh
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 8 дней назад
Seyf qadafi awey qeyb ma ka yahay arimaha dalkiisa siyasadda mase
@xassanmacalim4779
@xassanmacalim4779 9 дней назад
Asc ninkaan john biden wau dhintey ayeey leeyihiin waa laqarinayaa warkasi maxaa kajiraa
@omerhassan3041
@omerhassan3041 9 дней назад
Wakaa caqliga carbeed ee sabankani.
@meymunahmed9896
@meymunahmed9896 9 дней назад
Ileen saliida qaaliga kanoqotay somali waa arinaha liibiya 😂😂😂
@kaafiyamohamed8548
@kaafiyamohamed8548 9 дней назад
Gargaar ka ilahey Wu dhawyahay
@AbdurahmanAden-rv9ox
@AbdurahmanAden-rv9ox 9 дней назад
Kk usa so malehen Russia 🇷🇺 hubki ka dhamaday 😂😂🎉
@MXuurahe
@MXuurahe 9 дней назад
warxabadi lasorida haku dhecado qofla heyo madhihikaran miya
@YusufeyBadhicade
@YusufeyBadhicade 9 дней назад
Guul Palestine ❤
@mahaddeis6011
@mahaddeis6011 9 дней назад
Israil ma,aha waxa dhibka wada lkn waa mamulada kajira urdun iyo Masar
@jaamacmaxamed1401
@jaamacmaxamed1401 9 дней назад
Yaahu ma dowlada caruurta iyo dumarka laynaysa yaan walid dhib waxas xata caruurta ayan ka yeelan
@DaladaSamawada
@DaladaSamawada 9 дней назад
chanelkaaga copygaa ku batay sxp matkaa sxp caalamad gaara usamee chanelkaaga sxp
@yuniscabdirihman1211
@yuniscabdirihman1211 9 дней назад
Yunis 99
@csalaamcsamaed
@csalaamcsamaed 9 дней назад
Allah akbar😅😅😅😅
@Mesutm.hange603
@Mesutm.hange603 9 дней назад
Gen.khalif al xafter hadduu damco inuu ladagaalo dawlada waxaa dhalanaya in midkood guulaysto ama in la Isla barbar dhaco waxaana wanaagsan midkood inuu guulaysto haddii kale dagaalada ayaa sii daba dheeraanaya haddiise midkoaod uu gyulaysto kaasaa waddanka si nabada u xukumaya
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 9 дней назад
Wanaagsan
@ibraahinmacalin6156
@ibraahinmacalin6156 9 дней назад
waxba kamasoo naasa cado waa riwaayad
@ismaanjamal55
@ismaanjamal55 9 дней назад
Illahba og siduu xalkoda noqon doono waxanse alla ugu baryeena inuu qulubtoda isu furo dagal sokeyana alla magiliyo dalkena somaliyana allah nohagajiyo
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 9 дней назад
Yuhuuda dagaalka inuu istaago ma rabaan qorshe ayey hore u diyaarsadeen
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 9 дней назад
Kuguma filna e sosoco sahnuni caano ayaad kacabidontaa dhulka falastiine laakin nimankan xagjirkahi weykafiicanyihin kuwan qunyar socodka iyo mareykan waayo warcadbey shegaan omunaafaqad maleh libaaxa aamusan ayakaxun kanciya guul falastiin insha alaah
@JabaneRomatic
@JabaneRomatic 9 дней назад
Guul i a xamaas
@HanadDayax-qo5kl
@HanadDayax-qo5kl 9 дней назад
Nacalad ba kutala yahuda
@abdiaziizkhalif907
@abdiaziizkhalif907 9 дней назад
Hadaa dhagaysateen ama aad akhriseen Qisadda TATAARKA waxaad fahmaysaan xaaladda hadda uu islaamku ku suganyahay Taariikhda iyada uunbaa soo laalaabata Qisadaas markaan dhagaysanaayay waxaan la yaabanaa islaamkii oo weerar lagu yahay oo hadana iyagii dhexdooda isa sii laynaya aysanba indho u lahayn gaaladaan shisheeye ee ku soo socda Bal u fiirso Qaza ayaa dagaal ka socda halkii islaamka uu u hiilin lahaa waad aragtaan hadda Libya iyada ayaa qoorta isugu jirta Somaaliyana haba sheegin Qabiil ayaa lagu imtixaanay in Social Medai ha la wareegaan.
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 9 дней назад
Hey Baan urajeynayaa maadaama ay muslinsheegtaa
Далее